Video není dostupné.
Omlouváme se.

Wararkii u Danbeeyey Xukuumada Biixi oo Ururka Kaah Ku Eedeysay Inuu Abiib Wato oo Cali Xaamud Diray

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024

Komentáře • 51

  • @seed3966
    @seed3966 Před měsícem +6

    Asc taar tv allaah hanoo gargaaro somalina mid hakadhigo 🤲🤲🤲

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 Před měsícem +2

    illaahaw Jabi Cadawga Somaliland, ilaahaw Midee Quluubta Dadkayga Somaliland, Guul Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland.

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Před měsícem +3

    Kkkkkkkk taar thanks halkaa kaga hay cambaareyn baarlamaanka iyo wixii guracanba

  • @seed3966
    @seed3966 Před měsícem +6

    Hubkaas gootarobaanka ah ee lacaktii dowlad kusheega lagu soo iibiyey lacaktii soomaaliyeed 😎waa guul shacabka wadaniyiinta ah allaah siiyey ✅✅✅

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před měsícem +3

    Ooyaaye xaqiiqatan xildhibaan laguma sheegi karo dadkaba wixuu uhaystaa xoolo

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před měsícem +2

    Kulmiyihii hore kuwii ku soo fashilmay ina xaashi waa ninkii hawada somaliland faqashta muqdisho ka iibiyey

  • @hashim4226
    @hashim4226 Před měsícem +2

    Maxamuud Xaashi waa nin karti leh laakiin waxuu ku hadlaa wax kasta si u maqlo CODKIISA xataa hadii uu hadalkiisu dhaawacayo difaaca dhulka qaranka iyo hantidiisa.

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 Před měsícem +1

    Kan Xinif baa xisbigii kulmiyena baabibi,iyey hadal xumadiisa

  • @mohamedxasan9368
    @mohamedxasan9368 Před měsícem +1

    Umadey xil dhibaan yihiin ayaa yaable

  • @Sikiriyecabdiaadan
    @Sikiriyecabdiaadan Před měsícem +1

    Waar ciyalada Melaha ka soo hadlaya dheg haw Malaysian lipax❤

  • @seed3966
    @seed3966 Před měsícem +1

    Kkkkk fara toon ciroole ceeboobey dheh m

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz Před měsícem

    𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐱𝐚 𝐥𝐚𝐚𝐬 𝐤𝐚𝐠𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐡𝐮𝐮𝐛 𝐤𝐚𝐚😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @user-kj7lt5jl9b
    @user-kj7lt5jl9b Před měsícem

    Somaliland maxaa ladhahaa

  • @Asalcabdalsaciid
    @Asalcabdalsaciid Před měsícem

    Maxamed A.Diriroow. aad baan kuugu xidhanahay wararkaaga lakiin XAASHI oo cididwaalba garanayso markaad iibkeento xisihii warkaa iga luma wlhi

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy Před měsícem

    Keniya bilaayaa ka uugaamaysa

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před měsícem

    MAXAMUUUD XAASHI TUUUG DHAQALIHII DSLKA LIQAY MAXA U HADHUU DHICI DHAQALE SL UGU HADHAY M XAASHI MEEEE

  • @user-jy6rb4tx4x
    @user-jy6rb4tx4x Před měsícem

    Kulmiyi hii horena la Barry kulmiyeha dabana Larry oo kul miyihii hore wasiiro tuug ah oo xama u adeega kulmiyaha dabe mu jaahidiin xalaal ah oo daCada ilaahy ha daayo aamiiiin

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před měsícem

    Xildhibano.badani wlhi waalagu qasaray Wlee

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s Před měsícem

    Adigu maxamudow maxad ahayd markad kulmiye ahayd maanta miyad ika dhigaysaa mid cusub oo bilaa ceeb ah

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Před měsícem

    Aqas waryaa Adaa maryo calasa afkaaga hayso oo saani wax usheeg

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před měsícem

    CALI XAAMUD HAW TAHO TOLKII. MAXAMED ABIIBNA 5SANO HALA XIDHO.. AXMED KHALIIF IYO KHAYRAYSO

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Před měsícem

    Ma Ina Xaashi baa hadlaya, Aduunyooy xaalkaa be'

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 Před měsícem

    TAAR TV WAAD BAYDHAY MARKAAD TAB IYO HAWA LIQE TAAGEERTAY

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s Před měsícem

    Inaas oo sanadood bad kulmiye ahayde maxad habar jeclo iyo bari u qabatay waxba

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s Před měsícem

    Iminkana idoorta lagaa yeeli mayo nin seexday oo soo toosay waa isagii uun means you are noticing maxamudow

  • @aishabarakalaafikummahadss1670

    Ma ogyahay maxamud xaashi inuu taageerayaal badan iska lumiyay

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 Před měsícem

    Sida unbad adiguba marnubaryijirtay marnubaaminjirtay odwaliba uboobijirtay

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před měsícem

    CALI XAAMUD TAG RER KAAGA DAYUUUS YOW

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před měsícem

    Dirirow weriyena waad sheeganeysaa haddana waxbaa iskagakaa khaldan

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před měsícem +1

    Sharcigu ha shaqayo barlaamanka somaliland shaqadoodi waa dayacan badankoogu marka sharciga dhaman ha la soo istaajiyo hal shaqsi muhiim maha kii yara xita ha lagu daro qal qof muhiim maha

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před měsícem

    xinif isaga maxaa walaay ee ka dhigay far dheeradaa ee isaguu ugu jawabaayaa cida walaba kaahana muxu ku haysta wa doqon loo adeegsado dadkiisa isagu maxaa wareeriyaay odaygaasi walahay waan la yaabaa kaaah buuba dabo dhigtay ma xishooda waxaa dhalinayarda baraha bulshada isaga cayaayan kaan xinif oo miiidhan

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před měsícem

    oo cali haamud intuu hayb sare ka hadlayo waxaa ka mudan kuu dhalay oo weliba baahibway uqaba haduu wax kutaraayo cali😮😮😮😮

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před měsícem

    waa run kulmiyee wataay biciide faradaha ku soo gelbiyeen faraskana siiyeen muuse hadana waakaas ganacsigoodii baabiyaay muuse boqorkii iyo garacsatadii GEn hj iyo iyo diyaradahii ay keensadenba waa joojiyaay xaqana mahaa kulmiye wadada ha ku qulqulo faiido malaha xin iyo xasarad buu laa tagan yahay siyasiyintii ka tagee xirsi iyo hashi iyo gaalaal ba ka socodee kuwan ku ahadhayna maha in dadkooda loo isticmaalo sida xinif xinif wuxuu noqday nacas naagtaatiisa habar awal washay niicda haya u nacamleeya tolkiisa lagu soo adeegsado miskiin sidiisaba muuse waxa uu reebataa inti h awal dhashay iyo intii nagaha ka qabay hj kale waa qubay ama iyaga ka tashaday waaba yaab dhdlkiiba wuxu u dhiibay dadkiisa iyo waxay dhaleen iyo wiixi nagah aka qbaay

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg Před měsícem

    Faraton dadkisibulajoga reerkagobanimadakucanbaxay oahereer shikh isaxcaq iyo dhulbqhane ohargaysa iyo magaloyinodhanjoga lakimadigauqaribbatatay cuqdadqaba adaisashegay

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 Před měsícem

    Waar heedhaha yaa inaga qabta qawsaaradan inoo dhex fadhiya golaha. Madaxwaynuhu Inuu iska daayo ayey ahayd kuwii hore

  • @user-kn4fh5gn5y
    @user-kn4fh5gn5y Před měsícem

    Laguma dhaco ina xabaalo qode

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz Před měsícem

    𝐱𝐢𝐢𝐧𝐢𝐟 𝐰𝐚𝐚 𝐧𝐢𝐧 𝐫𝐚𝐚𝐠𝐞𝐞𝐝 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐢𝐲 𝐠𝐨𝐨𝐛𝐨 𝐧𝐢𝐢𝐦𝐨 𝐫𝐮𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐮𝐬𝐡𝐞𝐞𝐠

  • @ubahyusuf1064
    @ubahyusuf1064 Před měsícem

    Maxamuud Xashi Is a thief 😮😮😮

  • @user-td1mq2yy3i
    @user-td1mq2yy3i Před měsícem

    Nnnnnn❤❤❤

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před měsícem

    Kkkkninkastaaba markuu wax ka doonaayo waa dawersadaa dadka ina xaashina kuwaas ayuu ka mid yahay kkkl aslimaydi malaa ina xaashi waxoogaa qarasha ayuu uga baahan yahay inleen qof baahina gob maahee

  • @ibrahimmahmoud8860
    @ibrahimmahmoud8860 Před měsícem

    Walee xinfoow adiga kala.eryay mala muusana inaad necebtahay maad iska cadaysatin muuse dadkad ku dirasa ee sidanu mahaa taagero. Dadkad ka eryasa inleen.xiniif caqli maleh

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Před měsícem +1

    Muuse markuu difaacii dalka dayacay kala danbayntii dawladnimadi faraha ayay ka baxday

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Před měsícem

      Kuwii maydkii ciidanka madaxa iskaga taagaa hadlaya

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Před měsícem

    Taar wa qabyalayste tuuga Ina xaashii ayuunbad no amanaysa hhhhhw wa ka yabay walahay