Towxiidka ku dhag Shirkiga iyo Wadaadxume iska ilaali Sh Xassaan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 31. 01. 2021

Komentáře • 49

  • @qaasimmohamed6146
    @qaasimmohamed6146 Před 3 lety +7

    Sheekhagoow sherkh Hassan siduu Ilaahy kuu sugy Allaha nagu sugo. waan kaa faaidny cilmigaaga.

    • @abdulweliahmed8832
      @abdulweliahmed8832 Před 3 lety

      Aamiin wll ilaahay sheekha hanoo barakeeyo Ummadana haku anfaco, Anagana ilaahay hanawaafajiyo xaqa marwalba

  • @ishwaaqahmed5566
    @ishwaaqahmed5566 Před 3 lety +4

    Masha Allah alle nagu anfac oo nagadhig ku wii qaato waanadan iyo hadal kaan wnggsan
    شيخ حسان حسين💚💚💚

  • @mohamedadow7783
    @mohamedadow7783 Před 3 lety +2

    Baaraka ALLAHU fiika wa nafacanaa bi cilmika wa razaqaka min xaythu laa taxtasib

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 Před 3 lety +2

    MashaAllah MashaAllah,
    Baraka Allahu fiyk Sheekh Xassaan,
    Ilaahay haku barakeeyo Ummadana haku anfaco

  • @bashirmahmud9536
    @bashirmahmud9536 Před 3 lety +3

    Allaha noo xifdiyo sheikha Abaalkiisa ma gudi karnee

  • @al-irshaadmedia7098
    @al-irshaadmedia7098 Před 3 lety +6

    Caalim Daggan,Daacad ah isku Kalsoon Dareen Diineed iyo Danqasho Umadeed Leh Dalab Aduun iyo Daaro Ganacsi Daneyn Waxsoo Saar Xer iyo Waxbaris Kaga Mashquulay Warwareeg iyo Wadamo Socod Sheekh Leh Hal-Dariiq oo Loogu Soo Hagaago Kuna Sugan Waxey Wahaabiyo Badan Katanaazuleen
    Sidoo Kale Fatwadiisu Waa Fatwo Leh Fulin Afkiisa Oraahda Kasoo Baxda Waxaa Durbadii Hirgalin Wiilal Fara-dhuuban oo Utaagan Hirgalinta Manhajka Saxda ah.

  • @al-irshaadmedia7098
    @al-irshaadmedia7098 Před 3 lety +4

    Allow Hanaga Dilin Allow Hanaga Jiifin
    Allow Hanaga Leexin Allow Hanaga Aamusin
    Allow Hana-Seejin Caqiidadiisa Suuban
    Allow Noo Haay,Noo Barakee,Allow Noo Waasici Cimrigiisa Allow Waan Fiirsannaa Allow indhaha Ha'innaga Tirin.
    Allow Badbaadadiisa Waa Badbaadada Malaayiinta Kuxiran Allow Nawada Badbaadi.🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @isxaaqcali7288
      @isxaaqcali7288 Před 3 lety

      Aamiin aamiin wallo alle adna ha ku barakeeyo

  • @sacdiyaintaqeyrkajecelwall4156

    Masha Allah Barakallh Jasakallhu qeyraa Allla Haku Xifdiyo Sheikhunaa Abuu Salmaan

  • @mahamedabdirahman8488
    @mahamedabdirahman8488 Před 3 lety +1

    Ilaahey haku sharfo sheekhanaa

  • @al-irshaadmedia7098
    @al-irshaadmedia7098 Před 3 lety +1

    اللهم إجعلنا للحق ظاهرين وللباطل قاهرين وعلى نعمائك شاكرين🤲🤲

  • @cabdulahidubad2018
    @cabdulahidubad2018 Před 3 lety +1

    Allah kuxifdiyo shekhow

  • @raidal-dacwa7969
    @raidal-dacwa7969 Před 3 lety +3

    بارك الله فيكم

  • @MaxamedMuslim-6
    @MaxamedMuslim-6 Před 3 lety

    Mashallah
    Mashallah
    Mashallah
    Sh Xasaan Hussein Allah ha xafiso

  • @roobleadan6469
    @roobleadan6469 Před 3 lety +1

    Mnsha allh xaqiiq

  • @abdullahimahamed1988
    @abdullahimahamed1988 Před 3 lety

    Allaha kudowr sheikh Hassan.

  • @hasandaahir309
    @hasandaahir309 Před 3 lety

    Allah ha barakeeyo sheikh xasaan

  • @khazali9381
    @khazali9381 Před 3 lety

    Masha allah shiikh xasaan jazakallah

  • @user-xr7kc4sl2j
    @user-xr7kc4sl2j Před 3 lety

    جزاك الله خيرا يا شيخ

  • @mohameddeck1076
    @mohameddeck1076 Před 3 lety

    Mashaa Allah sh sixigmat ah ayuogahatlee

  • @AtawxiidWasunnah
    @AtawxiidWasunnah Před 3 lety +9

    Hhhh Allaw Xifdi Oo ilaali

  • @nasruddiincambuulo914
    @nasruddiincambuulo914 Před 3 lety +1

    شيخ حسان حسين ءادم أبو سلمان حفظه الله ورعاه

  • @adamcabdi5024
    @adamcabdi5024 Před 3 lety +1

    Mashaa Allah

  • @cumarcusmaan420
    @cumarcusmaan420 Před 3 lety

    جزاه الله خيرا

  • @kkkoolkhalidpoul1435
    @kkkoolkhalidpoul1435 Před 3 lety +1

    Masha Allah

  • @user-zr5vk8vd5d
    @user-zr5vk8vd5d Před 3 lety +1

    Muxaadaradii cali wajiis meeday

  • @imamushafici209
    @imamushafici209 Před 3 lety

    Allahi akbar

  • @imamushafici209
    @imamushafici209 Před 3 lety

    Umul ayaa madax maga gali laha allow soo xifdi sheikh

  • @Alxamdullillaah
    @Alxamdullillaah Před 3 lety +2

    Masha allh eratga uu shiikhu yidhi gaal xuno bidde ah.kalmada bidde muxuu ka wadaa??

    • @kkkoolkhalidpoul1435
      @kkkoolkhalidpoul1435 Před 3 lety

      Afkaa kadafay sheekha saan isleeyahay allaha cafiyo qaldaad kiisa waa ruux daacad ah
      Aan laba wijiile aheyn kitaabka iyo sunada ayuu ka’adeegtaa

    • @Alxamdullillaah
      @Alxamdullillaah Před 3 lety

      @@kkkoolkhalidpoul1435 wllky shukrn lkin afku kama dafin ee waa kalmad somali ah
      Waanu ku saxan yahay bidde waxa loo yaqaana maydka qamuuska soomaliga marka dib loogu noqdo

    • @kkkoolkhalidpoul1435
      @kkkoolkhalidpoul1435 Před 3 lety

      Ooooh ok I didn’t know that way

    • @kkkoolkhalidpoul1435
      @kkkoolkhalidpoul1435 Před 3 lety

      Waan fahamy hada Masha allah thanks

    • @hargeeleugaaska2759
      @hargeeleugaaska2759 Před 3 lety

      Bidde midgaan weeyaan,
      Gaal xun o Bidde ah,
      Gaal xun o midgaan ah o kale weeyaan wll.
      Shukran

  • @amiinnasir6446
    @amiinnasir6446 Před 3 lety

    Wadaadku waa ka badbadiyaabad tidhaahdeen..waa beentiin.... kama badbadiyee wixii jiraan idiin sheegaa...
    Sheekh xassaan waa runlow... aad ha looga war hayo

  • @ahzalfural4850
    @ahzalfural4850 Před 3 lety

    Waabayntaa

  • @abumaryammuse5998
    @abumaryammuse5998 Před 3 lety

    Bide waa bakhayl doqona

  • @yassincumar1259
    @yassincumar1259 Před rokem

    Xasaam isaga jaahil ah ninka maansha alaah lehna maxad umalayn

  • @sabinadeem1457
    @sabinadeem1457 Před 3 lety +1

    Shekhu hadu wadada so koroya marki lo firiyo hadaladisi hore u dal dali jiray

    • @abdiazizmohamed5781
      @abdiazizmohamed5781 Před 2 lety

      Wax isbadalay maleh xaqa sheegitan kisa na waa wajib qof walbo saran iyo ku camal falkisa diintada marti haku noqon walal

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane Před 2 lety

    21:01 wadaadku uu ka badbadiyaa bad tiraahdeen, waa Beentiin.
    Kama Badbadiye wixii jiraan idin sheegaa😂😂😂

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Před 3 lety +1

    Isniinta 8 bisha Bye Bye Farmaajo, Reer Muqdisho Erya, Erya final, kama dambeys weeye. Idris waa laba wejiile , Munaafaq, Calool Weyn.