Deg Deg Abiy Ahmed Oo U Wacay Muuse Biixi, Kenya Oo La Safatay Somalia, Guusha Villa Somalia

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

Komentáře • 70

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim Před 26 dny +1

    ilahayow naga nabad gali cudurkan amine

  • @sdfgdfty1179
    @sdfgdfty1179 Před 26 dny +2

    WAA.IN.LAGU..XUKUMA..DALDALAAD..MUUSA.BIIXI..WAA..KHAAIN. ALWADAN..AR.XAN.DARAN

    • @user-eo2hz5qe9v
      @user-eo2hz5qe9v Před 26 dny

      Waa khaayin kulaha maxaat ka qaban karta. Waa geesi dadkiisa iyo dalkiisa horu Mar u wada tasad ka xun tahay yurur😮😮😮

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh Před 26 dny

      FAQASH IBNA AFWEYNE
      LACNAD BAA KU TAAL FAQASH IYO AABAHEEDBA…

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 Před 26 dny +1

    Kkkk qofkaan waalan ee abbey Ahmed ah ( maxaa ka qaldan?), ma bad ay Itoobiya leedahay ayaa soomaaliya heysaa?

  • @XasanAden-ss9mt
    @XasanAden-ss9mt Před 26 dny +16

    Guuul somaliland

    • @dyunsi986
      @dyunsi986 Před 26 dny +4

      Hooyada siilked ba guul ah

    • @CabdulaahiCali-wy8bw
      @CabdulaahiCali-wy8bw Před 26 dny +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @MoudDara
      @MoudDara Před 26 dny

      Kkkkk ana inii aqonsani Éthiopie caydhii

  • @saafi1302
    @saafi1302 Před 26 dny +1

    Booska bada turki loo dhiibay masar baa uga habooneyd waayo cabsi cabsi buu dareemi lahaa

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc Před 25 dny

    Manta hadi illahau idha walle inad fartayada eedi

  • @user-eo7br4hv1o
    @user-eo7br4hv1o Před 26 dny +1

    Muuse fircoon xishood maadka sugaysaa Allahaka qabto umada god ku dhac meesha uqabsaday😅😅😅

  • @MalyuunAhmed-p6j
    @MalyuunAhmed-p6j Před 24 dny

    🎉❤❤

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 Před 26 dny +1

    Kkk farmaajo iyo shiikh shariif haka hadleen ( 2da cadow ee Hada ay soomaaliya is hayaan waa 1- shabaab 2- Itoobiya ), mowqifkooda ha cadeeyeen, farmaajo dad la dilay iyo dad la xabadeeyey kama hadli karo.

  • @mohamedmohamud5118
    @mohamedmohamud5118 Před 26 dny +1

    Farmajo ayaa kadanbeeya dhalinyarada?farmaajo waa illaabay madaxdii uu rabay inuu qaarajiyo.

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf Před 26 dny +2

    Beenaale ciilqabe ciilqabe dhalay hush Hooyadaa usheeg cunsuri qabyaaladii oo qof ah alle ku cadaab munaafaq garac ah.????

  • @theonlyman1405
    @theonlyman1405 Před 25 dny

    Kenya way ka cabsata Ethiopian Kenya wa dad folayo ah

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Před 26 dny

    Dadka somali boba itobi wana ka awod badanahay

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io Před 26 dny

    WAA NASIIB DARO IN MUUSE DALBOOLE FARTA LOOGU YEERO ASAGIINA BII-BIIB KU DHACO. ORADOO LAFTGANAA HAKU SOO HUWIDEE DABADEEDNA ADOO WAX LAGAA SAXIIXDAY KUSOO GURYO NOQO HARGEISA OO XARAASH GEBIGEEDA.

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc Před 25 dny

    ❤😭

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy Před 26 dny

    Abi doesn’t not recognize international boundaries. Therefore, Ethiopia will disintegrate. Abiy is not the first crazy African leader 😂😂😂😂😂😂😂

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Před 26 dny

    Dirirdhabe wajeer u dulqadanay wa somali

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale Před 26 dny

    Balgardaradan eegdhulkayagan iyobiyahayagan anagaale ninkaaniwaxqabsada hadiilawaayay afkaanujabin waanalarkidoonaa

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx Před 26 dny +1

    Inagaa meeshaas is dhignay in wadankeena moqdo meel bahalo galeeyn ah waa in la soo xiraa m.juudaan ama la weeraraa hargisa si Loo soo qabto . Juudaan iyo kooxdiisa

    • @abokaraadan2506
      @abokaraadan2506 Před 26 dny

      Hhhhhhh taas baa la leeyahay ha is raacdo haye aadba soo xidhide ma ku dhacdaa aadba weerartide awood ma u leedahay adigii baa itoobiya ku ilaalinaysaa filad somaliya bay ilaaliyaane xasan bay ilaliyaane hashu qodaxda may iska saaraysaa mise way isku sii fogaynaysaa waa su aal marna aan isku biirno marna aan idin soo weraro bal is qabadsii adigu

    • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
      @AbdikaadirMahamud-mf5yx Před 26 dny

      @@abokaraadan2506 waad arki mardhow in orom baahan waqooyiga somalia ka cararo ma orom baad magan gashay SSC baad iska Celin weyday awdalna waa soo socotashacab baad xasuuqay tasna waa dagano kuu taal been been iyo dulmi wataa hargaisa dhalinyaradii ku bah dilan siyaad barre intuu ku taray wali iska tarin waa ceeb beentu

    • @hodmanxuseenofficial4450
      @hodmanxuseenofficial4450 Před 26 dny

      Horta somalieyey labadaa jeerba waad qashifan tihiin marka kowad dalkina aad ledihin dawlad somaliyeed ayaan nahay ayabad nabadkadhigi ladihiin midaa kale adunka Laguma araag dal wagi baryaba burbur iyo dagal kasocdo leeh dalnabada ayaan xoog ku haysaneyna
      Somaliland waa dalnabad aha buxiyeyna shuruud walbo dawlad madax banan ku noqon laheed
      awood hadaad shegeysana wataan shaley hadhcaad kaga sarey dalkaga xuduud iyo xaad anaad sodhafikarina kugu sameyey .manta miyad wax iga qadikarta ano .ciidan bari iyo bad iyo hub nocwalba iyo awood lacaged oo igu filanba leh 😂
      Waad riyonaysaa wlhi talo waxaa iga ah inaad dalkaga
      kasarto amison oo hooyada iyo walashaba iskumara asc🤚

    • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
      @AbdikaadirMahamud-mf5yx Před 26 dny

      @@abokaraadan2506 waan aqaanaa iidoor badan oo London degan oo reer koonfur u helay sharci kuwaas hal maalin igu qaadan meyso in aan sharciga ka qaado koonfur baad cadow ku yihiin sharci waad ku haysataan hadalka dib talaabo baan qaado karnaa haddii wadan caadi u hadlin iidooroow iska jira

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 Před 26 dny

    Badda Somaliland Abiy MA qaadan Karo. Xoog a Somaliland kaga a qaadan Karo.

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 Před 26 dny

    Kani waa beenaalaha ugu wayn wuxu ku hadlayaa waxaan jirin

  • @Ahmedlbrahlm-s6l
    @Ahmedlbrahlm-s6l Před 25 dny

    What you have done for us and regards the deposit deposit deposit 🤪 🙃

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 Před 26 dny

    Somaliland is not easy 😂😂😂

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 Před 26 dny

    Lacag reerkiisu dubadaha ay ugu noolaadan buy ku Nadals Aya bada iyo dhulkiisa

  • @RamlaAbdiguray-u4s
    @RamlaAbdiguray-u4s Před 26 dny

  • @1962yusuf
    @1962yusuf Před 26 dny

    Garaad tv, waa wada-been ee wakhti ha-ku-lumin.

  • @fatumaahmed4718
    @fatumaahmed4718 Před 26 dny

    Muse down😂😂

  • @user-hv6wg5ge6x
    @user-hv6wg5ge6x Před 26 dny

    Hadii laguu yeedho ood ragto hada illaahay kuma soo celiyo.aaamiiin aaamiiin aaamiiin 11:56 Wa'ayo waad na bahdishay oo masiirkii umada soomaali iyo somaliland

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 Před 26 dny

    Graad tv yaa maanta kaa wanaagsan.. Masar inaysan wanaag kulla rabin waad aragtaa falastiin ayey wax u tari lahayd oo xad la leh.. Oo yuhuudi xoog ku qaadanayso

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale Před 26 dny

    Waarwaxalayiisheegay inuusancaafimaadqabin kaninainuunacaafimaadqabin baalasheegaywaayaab

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Před 26 dny

    soomaaliyana wey kaala dagaalameysaa aydaa dhiiga dadkeedu rakhiis yahay abiyow waad fududahay ee soomaaliya waxey noqotey baaquligii nabigeenu sheegey eeuu yiri waxaad noqon doontaan cuno baaquli ku jira oo aduunkoodhan ayaa iskukiin dagaalaya muslinkow soomaaliya ayey noqotey muslinkiibaa ku jira kuwa hunguriyeeyey soomaaliya oo dagaalka ku jira dal baoow yaa ku leh

  • @NasroOsman-p4d
    @NasroOsman-p4d Před 26 dny

    War waa yaabdhusadi qalocata madaxweynihi moyaa

  • @user-jg6hl3ke4f
    @user-jg6hl3ke4f Před 26 dny

    Tuugo weye

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale Před 26 dny

    Waarhadaan caafimaadqabinbaaileeniskukeenhaystaooinakalaiibsanayaxanuunkaasiwaaiboolaitoobiyaankaawata

  • @abdullabdul8785
    @abdullabdul8785 Před 26 dny

    Kan dowlada somaliya qabiiil hawiya ku sheegaay markii horiba wadanka waxba kuma laheen ethopia raggii 2006 wadanka ka difacaay ayaa hadana ka difacaa adiga iyo aderkaga ethopia tageera oo diidaay inuu xeero qusuliyada ethopia xabbad ayaa futada ladiinka gilinaaa ajnabi ku dhalaaay maxaaa dhahaaa dulli

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 Před 26 dny

    kkkkkk farmajo keewaye kiinadili jiray oo ciidankii dalka dadka ineydifa caan dhalin yarada haloo vurmado kuwii uleynjiray slomaha caqliga yaan.leyska.cayin.nimkan.waxanun.sanyahay warkisa hanala boriman

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Před 26 dny

    aad buu u fududyahay xasana wuu daahsan yahay oo amaro bada oo lasoo siiyey ayuu raba inu dhakhso u fulyo muusow waxey itoobiya kuu balan qaadey inaad xasan wax ka siisid ayaa fiicnaa abiyow waxuu ku yiri xasan inaan kas gado waxba kama qabo aniga ii imaaw xasan waa daahay waxyaalo badan ayuu rabaa inuu fuliyo waatan uu masar udhacay oo dhakhso u saxiixay iney soomaaliya imaato 20 kun oo askar ah keensado

  • @user-hv6wg5ge6x
    @user-hv6wg5ge6x Před 26 dny

    Muusaw madax wayne hana bahdilin oo somaliland iyo umada somaliyeed oo dhan ha bahdilin haduu dan leeyahay yuuna kuu yeedhine waxaad tidhaa adigu kaalay adaa baahane

  • @hodmanxuseenofficial4450

    Dadkaan buuqayow idhageta shaley miyeyna anigo ak47 sitaa kasarin somaliland xuduud iyo xaadna kusamen manta ano haysta awood dawlad nimo ciidan iyo huba haysta miyaad igu hajabi karta halagu duulo🤔 nio mid an kusiye amison hooyada iyo walasha ka xoree dalkagana nabad kadhigo kadiib ilaso hadal 🤚😂😂😂

  • @saafi1302
    @saafi1302 Před 26 dny

    Muusana waa lasoo qaban lahaa

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh Před 26 dny

      MUDANE MADAXWEYNE MUJAHID MUSA BIXI CABDI XILDIID ROBLE MA HOOYADAA BAA SOO QABAN !!!!!!kkkkkk

  • @IltiredoualePort
    @IltiredoualePort Před 26 dny +1

    Président de kenya fél8citation

  • @zir_aminofficial9895
    @zir_aminofficial9895 Před 24 dny

    Dadka beenta ka daa nahaab ayaa tahaye

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex Před 26 dny +1

    Madaxda Soomaliya ma garanayo sideey u fikiraan
    Qof ku leeyahay dhulkaagi iyo badaadi baan doonayaa inaan qaato xoog ama xeelad
    Adigana oraneeysid
    Waxaan iskuwada imaaneeynaa wareega labaad ama sidaxaad ama afaraad
    Waxaan xasuustaa ninka layiraahdo koreneel indha cade ayuu warbaahiya ka sheegey idaacada ciida oo ka dhiman dhoor cisho inuu ku tukan doono salaada ciida magaalada Addis Ababa uu qabsan doono itoobiya
    Isla maalintii ku xigtey xabashida wexeey yimaadeen Muhdisho
    Iyagoo dunida u sheegey in dhulkooda weerar lagu yahay
    Soomaalida waxaa laga doonayey
    Markeey itoobiyaanka yiraahdeen bada Soomaaliya baan qaadaneeynaa
    In weerar lagu qaado beey aheeyd
    Dunida weey ogoshahay in la is difaaco inta lagu soo weerarin
    Inkastoo daruufta Soomaaliya ku qasbeeyso ineeysan weerar qaadi karin
    Iyadoo sidaa ah weey kaashan kartaa saaxiibayaalkeedi
    Madaxda Soomaaliya indhaha iyo aqliga ha furaan
    Itoobiya hadalkeedi wuu cad yahay
    ( waa inaan bad anugu leenahay waa inaan helnaa xeelad ama xoog)
    Mexeey yihiin shirarka loola yeelanaayo itoobiyaanka
    Ninkii naagtaada doonayo gabadhaadi ma lagu qancin karaa?
    Waa maya
    Itoobiya bada ay qaadato beey dooneeysaa!
    Bad la siyo ma loo hayaa? Jawaabta waa maya
    Meesha wax lagu daalo oo qarash safar ah iyo kulamo looma baahna

  • @WiloCusman-uv8ix
    @WiloCusman-uv8ix Před 26 dny

    Kenya 🇰🇪 good job 👏 👍 👌 🙌 💪

  • @user-eo7br4hv1o
    @user-eo7br4hv1o Před 26 dny

    Ceebloomadhinto muuse fircoon iyo Beeshiisa Habar awal caafiiid Allasiiyo

  • @user-eo7br4hv1o
    @user-eo7br4hv1o Před 26 dny

    Xasan dhiiqo halagudareero somali mawadikaro

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Před 26 dny

    Xasan gurguurte waa isaga cida dalka iyo bada iibshey waxba yuu qiiqa isku qarin welina wuxu kujiraa sidii uu itoobiya ugu wareejin lahaa bada soomaaliya

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 Před 26 dny

    Odaygu wuu waalan yahay lacag uu ku soo noqdo baa’ udaran wadanka wax Kama galin barina hargeysa buu gadan

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h Před 26 dny

    Beelow. Somaliya wafashilantay makey hawiye moriyaan madaxweyne lagadhigay. Waxa iskacelinkari maayaann afkabay wax kudilaan😂😂😂😂kkkkkkk wadanka lagaqabtaa

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu Před 26 dny

    xasan wuu dagdag sanyahay cidmwalba oo xoogaa siisa waxey rabaan ayuu u saxiixayaa adigaaba sadaxda dhinac naga jira soona wada galay ileen xuduud malihin maad wax u balan qaadid ha guu saxiixo hada masaari oo oo malyan iyo 200 ookun ah kowba 20 kun ayey lasoo galayaan kadibna sha1ooyin badan ayey uga abuurayaan shacabkooda waa dad baahan

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 Před 26 dny

    MUUSE BADIISA IYO DHULKIISA HAKU WALANINA
    ISAGAA UDHASHAY UDHIDIDEY UDHIDBEY CALANKA CITIRSFKANA KEENAY MIYAYDIN Cawryi 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-hv6wg5ge6x
    @user-hv6wg5ge6x Před 26 dny

    Waar hadaad dan leedahay adigu kaalay caasimada somaliland oo u kaalay xukuumada hargeysa

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 26 dny

    Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

    • @munayousuf8460
      @munayousuf8460 Před 26 dny

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @user-hv6wg5ge6x
      @user-hv6wg5ge6x Před 26 dny +1

      Guul ayaad iska odhanaysaa. Sida nunuu maamulo ayuu kolba u yeerayaa. Haduu abii wax doonayo muu u yimaado somaliland

    • @user-hv6wg5ge6x
      @user-hv6wg5ge6x Před 26 dny

      Haduu dan leeyahay ha yimaad. Sharaftii umada soomaaliyeed xabashi ayaad gacanta ugaliseen

    • @sdfgdfty1179
      @sdfgdfty1179 Před 26 dny

      ALA..MAKU.GUULEEYA..WAAYO.QAAIN.WADAN.BAATAHAY..DABADHILIF..AH.

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale Před 26 dny

    Balgardaradan eegdhulkayagan iyobiyahayagan anagaale ninkaaniwaxqabsada hadiilawaayay afkaanujabin waanalarkidoonaa