Xogta Masar Jabuuti & Somalia oo go,an ka gaaraya Kiiska bada, Turkiga & Qatar oo Muuse biixi u dha

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Komentáře • 28

  • @user-tu6qp4zt1v
    @user-tu6qp4zt1v Před 22 dny +7

    Dowlada soomaliya waa iney ka.digtownatada dagarta etobiya shacabka soomaaliyed waa iney sharafkooda ilaashadan qaranimada ummada soomaaliyed

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před 22 dny +4

    IMARAAD SIDIISABA WA CADOWAL MUSLIMIIN.

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 Před 22 dny +1

    Waa Ok haku wareejiyaano saldhig yada iyo hubkaba waxaa lagu xasuuqi doonaa Bayraktar tb2 iyo Bayraktar tb3

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k Před 22 dny +3

    Madaxweyne xasan, waa in uu la fariisan abiy, sababta oo ah nin shaarkaga kugu heysta oo ku leh cad ii jar side lola hadla meesha hadal kama furna

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa Před 22 dny +2

    Jabuuti waa qiyaano oo u maleegeyso.soomaaliya waa iney ka fiirsataa dowlada soomaalli

  • @dahirjama8359
    @dahirjama8359 Před 22 dny +1

    Darwiish

  • @HARGEYSA24-h8o
    @HARGEYSA24-h8o Před 22 dny +1

    🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l Před 22 dny

    SOOMALİYA turkigâ. hadey kaharto waa udhamaane masar İYO jabuuti iska ilaaliya turkiga naato kujirta xoog ayay leeyihiin turkiga raaca 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️

  • @MedIbrahimidrissIbrahim

    xasan sheekh wuxu uu keney masar inu Turkiga 🇹🇷 kaasaro dalka taa iga qora

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l Před 22 dny

    Jabuuti iyo ABİYA waxay rabaan indilaan madax weynaha SOOMALYA masar maxay jabuuti uleedahay gal adiga.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l Před 22 dny

    Bada soomaliya iibmaha fadhi dambe majiro xasan shiikh fariso iska dhig madax wene dabakaya gade matihid sharafkaaga ilaali🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️🙏❤️

  • @MuhamadSharif-li6nl
    @MuhamadSharif-li6nl Před 22 dny +3

    Shawaabka wa somaliya

  • @MuhamadSharif-li6nl
    @MuhamadSharif-li6nl Před 22 dny +1

    Somaliya iyo itobiya maxa kadhaxeya haltako dhulkena maqadan karto muuse biixi wa maamul gowaled waaye awood umalaha masar iyo imaraadka jabuti iyo qadar maxaaka quseya somaliya kulli watuug itobiya haddi awood ayledahay hasoqado weerar wa isnaqana maxay tahay wada hadalka kadhaxeya

  • @musseroble3199
    @musseroble3199 Před 22 dny

    sidaynu isku cunaynay ayaa maanta badeenii in laynagu qansaday

  • @adenismacil6351
    @adenismacil6351 Před 21 dnem

    Imaraadku waa wakiil yuhuuda iyo engelska
    Imaraadku waa cadawga dawladaha muslimiinta ah oo dhan imaraadku madoonayaan in dawlad muslim ah in ay dabad noqoto

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui Před 22 dny

    Ithiopia ciidankega jooga muqdisho, ha iska baxaan dalkeena. Turkigu inu qabiixin heeshiiskaan

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 Před 22 dny

    Itopia waxey wataa cadkaanoow ama kucinay ama kuciideey

  • @qaaliMohamed-d8q
    @qaaliMohamed-d8q Před 11 dny

    Muusa biixi waaba labar baryaa miyaa cidaas awalba qancinta bar baryaha ayaa lumisay

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 Před 22 dny

    Waxba kama jiraan M. Hassan Sheikh lagama yaabo in uu lafariisto Abiy! Turkey iyo Masarna waxaa ka dhaxeeyo arimo waa weyn

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 Před 22 dny

    Wadahadalka Itoopia marabno ee ciidankooda gudaha dalka kabuuxo iyo soomaalida qaar cadawga garab siiyo haleeska ilaalsho

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb Před 22 dny

    Geele,xasan iyo muuse biixi iyo abiy so fiican bay cayaarta badda ay u kala iibsanayaan u wadaan.
    Masar waa been inay imaanayso

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 Před 22 dny

    Jabuuti waxay wadaa in gobolada waqooyi afti laga qaado

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 Před 22 dny

    SHEEKO DAAROOD KKKK

  • @ismailjama3411
    @ismailjama3411 Před 22 dny

    Faan waynaa

  • @omanisman5797
    @omanisman5797 Před 22 dny

    Dadka beenta kadaa kudaafad yahay

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu Před 22 dny

    Somalia oo dunidu ogaatay inaan weligeed aanay helin aqoonsi bal se ay xaday aqoonsigii Somaliland 26 jun 1960 . Somali-italiano in la ictiraafaana way adkaanaysaa boqolka sannadood ee soo socda masaakiin way la go'day intay Hargeysa xasdayeen kkkkkkkk