Sheeg wax subaxdii 4ta Adin Ku Socda, Duhurkiina 2 Adin Ku Socda, Galabtiina 3 Adin ku Socda.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 06. 2023
  • #SU'AALAHA MADAALE IYO ANZAL

Komentáře • 19

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou Před 3 měsíci +1

    Hablaheenii xishoodkiibaa lalumay bal inanta eeg ragga ku dhex jirta ee mskrafoonka la ordaysa een xishoonaynba adeerxishood oo ragga ajaanibka ah kadhex kac

  • @amalabdullahi151
    @amalabdullahi151 Před rokem +7

    Waa qofka ibna Adamka marka uu yar yahay afrta adin ayuu kusoconayaa lawada gacmood iyo lawa lugood marka uu weynaado lawada lugood halka marka uu duqoowo uu kusocdo lawada lugood iyo bakoorad

  • @nicmatullah439
    @nicmatullah439 Před rokem +2

    ninkaan Ilaahey amarkis wa Iska taageeraa

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve Před měsícem

    Madaale waa xikmad miidhan ninkan

  • @ahmedhassen8251
    @ahmedhassen8251 Před 10 měsíci

    Anzal madaale maqaaxidaada wuu kala kiciyaa adna ganacsigiisa waad u suuq gaysaa .
    Madale funny man.

  • @user-ev1ik7jv5v
    @user-ev1ik7jv5v Před 8 měsíci

    Hhhhhh

  • @jokshtv
    @jokshtv Před 10 měsíci

    Madale is back

  • @aminaali5816
    @aminaali5816 Před 10 měsíci

    Calanba kuwaasi maleh sawaaxilibay kabaa uleefleefaan faaraxa iyo

  • @mustafa5516
    @mustafa5516 Před rokem

    Anzal

  • @mshamso5872
    @mshamso5872 Před 11 měsíci

    Madale nin lo xiisay 😂❤

  • @osmanmohamed6451
    @osmanmohamed6451 Před rokem +1

    Madale nin weyn baa so noqday

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 Před rokem

    Calankii dagaalka gala aaaaa istaaqfurulaah kakakakakakak

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 Před 5 měsíci

    Kkkkkkkkk

  • @daadirmedia8308
    @daadirmedia8308 Před rokem

    😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Před rokem +1

    Qolo Maa tahay 🤣🤣 an calankaaga ku siiyee.
    Runtii hadalkaan waa xigmad e ciyar ma aha, Somaaliyeey iska tuura Calan qabiil iyo qabyalad

  • @naylieee6736
    @naylieee6736 Před rokem

    Kii maakhir aweey

  • @daadirmedia8308
    @daadirmedia8308 Před rokem

    Dogodi😂😂😂😂😂😂

  • @naylieee6736
    @naylieee6736 Před rokem

    Mamulku gobolku waa qabiiyl weeye