kadiska anzal tv sheeg hoyo iyo abo isku dhalay 9 carurah o is arkiin full

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 07. 2021
  • #madaale#
    #anzaltv#
    #kadiska#

Komentáře • 65

  • @adamDooll
    @adamDooll Před 3 lety +33

    inta madaale dartii usogashay isoo raaca✔️

  • @munaxasan7262
    @munaxasan7262 Před 3 lety +3

    Wilka rumayga wata AMA cadayga walahi wa funny 🤣🤣🥰👍

  • @jnrhassan4629
    @jnrhassan4629 Před 3 lety

    Allaa anzal berka ayaa idilaacay San madale ufirsanaye . mashAllah.ninkan madale waqti kasto oo wax Soo dubeysid hore u kaxey fadlan .

  • @asalamsky3546
    @asalamsky3546 Před 3 lety +2

    Anzal iyi madaale waa idin wataa😊😊😊

  • @abukarmadobe321
    @abukarmadobe321 Před 3 lety +5

    RAG RAG DHALAY LAH JADAADA KU CAANO MAAL AF MAAYGA💯

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 Před 3 lety

    Ana kasayo kuwas iga sojawab wa hoyo indha lac iyo abo indha lac waye isma arki karan shagadoda waygabsanyan o silogbto way yagana masha alh

  • @mahdihararo7958
    @mahdihararo7958 Před 3 lety +1

    Madaale tu es vraiment génial frère félicitations

  • @mohamedosmaan597
    @mohamedosmaan597 Před 3 lety +3

    2doodaba waa indhoolayaal Ninka iyo naagtaba Kolka iyagoon is arag ayeey 9caruur ah dhaleen

  • @hassanmahamud3850
    @hassanmahamud3850 Před rokem +1

    2baduba waa indhoolayaal.😂😂😊

  • @user-um8lx8hu6q
    @user-um8lx8hu6q Před 4 měsíci

    Waajawaabta

  • @fuadhussein3750
    @fuadhussein3750 Před 3 lety +3

    Madaale nin qalbi wnaagsan🥰🤣

  • @abdifatahhilowle1222
    @abdifatahhilowle1222 Před 9 měsíci

    Lawadaba waa camolo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdisamediamail2262
    @abdisamediamail2262 Před 3 lety +1

    Kkķkkķķkkk wllshay anzal su aalaha aan lagajawaabin dhamaadka barnaamijka ku sheega

  • @user-cr3sy2jj5i
    @user-cr3sy2jj5i Před 2 lety +1

    Qosol badnaa ninkan

  • @qarashofficial6915
    @qarashofficial6915 Před 3 lety

    Jawaabta oo sx ah waa indhoolle yall anzall

  • @sakariyehassanarab8447

    Waa dad indho laana

  • @abdirahmaanfaarah4559
    @abdirahmaanfaarah4559 Před 3 lety

    Waa idha layihiin

  • @xasanaxmed9845
    @xasanaxmed9845 Před rokem

    WAA AMOOLE

  • @Abdiqadir9
    @Abdiqadir9 Před 3 lety

    5:17 biyahay isku dirayeen 🤣🤣🤣 🤣🤣🤣🤣🤣 7:05 waa dadki hore qumana🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wlhi somali max'ed waa wax kale 🤣🙏
    7

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 Před 3 lety +1

    Waa Laiga Jebsibay kulaha kkk

  • @jamaacyaarenuur4685
    @jamaacyaarenuur4685 Před 2 lety +1

    Hhhhhhhhhhhhhh

  • @ashraf9958
    @ashraf9958 Před 3 lety

    Hhhhhh waaa la iga jeebsibay kulaha war madaale waa qosol miidhan

  • @ilyaasaliahmed9011
    @ilyaasaliahmed9011 Před 3 lety +2

    Anzal waxan rabaa inaad kusameyso madaale prank.

  • @mamulediiriye8005
    @mamulediiriye8005 Před 3 lety

    Hayeey

  • @user-um8lx8hu6q
    @user-um8lx8hu6q Před 4 měsíci

    Waalagu abuuray

  • @user-sq8nv7lx5n
    @user-sq8nv7lx5n Před 3 lety

    Indhaha ayeey layeheeen

  • @abdihassen3234
    @abdihassen3234 Před 3 lety

    Hii

  • @abdiazizsalah912
    @abdiazizsalah912 Před rokem

    Mid baa indho la

  • @hanadabdi6147
    @hanadabdi6147 Před 3 lety

    Waa indholaya

  • @mohazakiofficial5978
    @mohazakiofficial5978 Před 3 lety

    Wllaha somaliyed Halmar hala isoboqdo

  • @cqadirdahir7994
    @cqadirdahir7994 Před 3 lety

    Labada qofba way indhalayihiin sasay waxiskaga dhaleen😅😅😅😅😅

  • @Boss_Altitudes
    @Boss_Altitudes Před rokem

    Hooyo & Aabe 9 cunug isku dhalay aanan weli is arkin.
    Jwbta1 waa 2dooda waa indho la'yahiin ama waa camoolo.
    Jwbta2 waa ama kadib marka ay 9 cunug isku dhaleen weyn dhinteen saas ayaan umaleenayaa.

  • @RudwaanFarxaan
    @RudwaanFarxaan Před 4 měsíci

    Hhhhh

  • @midnimocade3386
    @midnimocade3386 Před 3 lety

    Madale wuu iga qoslisiiyaa dhab ahaantii

  • @abuukarxaamud8501
    @abuukarxaamud8501 Před 3 lety

    Hoyo ko aabo 9 caruura is ku dhalay waligoodna is arag ma indhoola yaal bey ahaayeen

  • @mohamedyosuf4117
    @mohamedyosuf4117 Před 3 lety

    So aalaha aad dadka waydisaan maad dibkasoosheegtaan ama nagadaysaan mise wax aan jirinbaad naway disaan

  • @cumarfaarax6428
    @cumarfaarax6428 Před 2 lety

    Way indha la yiihin

  • @nimcaanomar6244
    @nimcaanomar6244 Před 3 lety

    Adhi sualahadha jawabtodha xage lagela walalo wad weydisa lee

  • @somalidaanwalalkood400
    @somalidaanwalalkood400 Před 3 lety +1

    hooyo iyo abo labadodaba indhola weyaan

  • @ayaneycadey6575
    @ayaneycadey6575 Před 3 lety

    😂😂😂😂😂

  • @mukhtaarcadeekabacade7694

    AR gabadhaan waku daqraamay 2000$ dolar bansiinaya gabadha lanbarkeda qofkii ikeena wlhy bilhy tolhy waaan sinaya oo xaqiiq ah qofkii ikeena
    Indeer hada qoralkayga aragto waku jeclahay

  • @mmnuur1146
    @mmnuur1146 Před 3 lety

    Hooyada iyo aabaha

  • @WaasanOfficial
    @WaasanOfficial Před 3 lety

    Kkkkk

  • @adeskhandemovado2617
    @adeskhandemovado2617 Před 3 lety

    Hhhhh luqade ayukuxatlixay yarkan

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 Před 3 lety +4

    Adiga iyo maddaale sidaan ayaadba nin iyo marwadiisa ku tihiin, odayga caanihii waad kasoo ka xeeysay oo CZcams baad u furtay
    Arooskii uun baa dhimman,
    War aroosna wada gala kkkk

    • @hanadyare848
      @hanadyare848 Před 3 lety

      korkeeney maalin walba ku shaxayaan yaah😀😀😀

    • @muxamad8022
      @muxamad8022 Před 3 lety

      @@hanadyare848 waxiinna dhameysta ayaan leennahay inta aad maalin kaste na hortaagnaan laheydeen 🤣

  • @nimcanwaliali9878
    @nimcanwaliali9878 Před 3 lety

    Madaale waa cajiib wuuba iska cadayanaya 🤣🤣

  • @farhanwarsame378
    @farhanwarsame378 Před 3 lety

    War maxaa tiri yaa

  • @mmnuur1146
    @mmnuur1146 Před 3 lety

    Weey indha la'yihiin

  • @salima-b-z
    @salima-b-z Před 3 lety

    Taas suualo maahann

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 Před 3 lety +2

    kkkkkk xayraan wuxu ku cadayana kawaren live ka

  • @ishoadan9583
    @ishoadan9583 Před 3 lety

    Dumashi gay wadka raysee wlhi sifecan ayad yeshay teambad iyo nakhtan baa

  • @user-sq8nv7lx5n
    @user-sq8nv7lx5n Před 3 lety

    Labadaba indha ma qabaaan

  • @kiinniini8437
    @kiinniini8437 Před 3 lety

    labadaba waa indhoole

  • @zaafiofficial3658
    @zaafiofficial3658 Před 3 lety

    way indho la'yihiin labaduba Hadaan qiyaaso anu

  • @husseinsheikh6039
    @husseinsheikh6039 Před rokem

    gurigaa ku soo cayso adoo raali geel jirka baan la had layaa

  • @a.suldan6462
    @a.suldan6462 Před 3 lety

    Anzaleey xujo:
    Sadex nin iyo sadexdoodi naagood baa waxay rabeen inay wabi gooyaan. Waxaa la siiyay doon qaado laba ruux oo kaliya, lixda ruuxba way wadi karaan doonta. Ninkii naagtiisa ka tagaana waa laga sii kufsanayaa. Tusaale haduu ninku gadiga kale u talaabo oo naagtisa ka tago waa laga sii kufsanayaa. Bal dadkaas hala mariyo wabiga.😂

  • @caynaashe8541
    @caynaashe8541 Před 3 lety

    Somalidu nocyo badanA

  • @mahataden1142
    @mahataden1142 Před 3 lety

    watat aragala

  • @a.suldan6462
    @a.suldan6462 Před 3 lety

    Madaale siduu af-mayga ula yaabay waxaan soo xasuustay barigii igu horaysay ruux af-may ku hadlayo sidaan u yaabay. Maalin dhan baan meel aan u qaado wayay 😂