KADISKA ANZAL TV IYO MARKALE MA DAALE OO DHAR IBINAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • KADISKA ANZAL TV IYO MARKALE MA DAALE OO DHAR IBINAY • KADISKA ANZAL TV IYO M... • KADISKA ANZAL TV IYO M...

Komentáře • 98

  • @elmiabdalle89
    @elmiabdalle89 Před 3 lety +36

    Abaayo ninkaan ha iska deeyn hadaa
    Single tahay waa wiil qalbi wanagsan 💯💯

  • @abdiazizmohamed723
    @abdiazizmohamed723 Před 3 lety +22

    inta ila aragto in ay anzal iyo madaale iskuwacayihin like

  • @muniirhassan622
    @muniirhassan622 Před 3 lety +13

    Ninka QayBahaa RiWaaYaDaHa ku soo DaRa Zis ninku talentuu leeyee🔥🔥🔥

  • @ahmedshakir8615
    @ahmedshakir8615 Před 3 lety +9

    ANZAL ninkaan maad ku qabsato inta igu raacsan love iisara

  • @haymishsheikhahmed3453
    @haymishsheikhahmed3453 Před 3 lety +6

    War ninka madaaala wan Iska jeclahay Illah amarkii 🥰🖐️🇸🇴❤️

  • @axmedbarre6872
    @axmedbarre6872 Před 3 lety +7

    Anzaley abyo mcn madaale wareysi noogu ballami maalin uun
    Waa ninka kaliya ee aan xiiseeyo runtii😅

  • @mohahussein6568
    @mohahussein6568 Před 3 lety +4

    Anzal waa ku mahadsanthy wxa aad ka gadatay maalin hore commenti kugu shegay inaa ka qaraabo kiisho madale wxa uu wado thank you waxgarad

  • @mubaarighassan2725
    @mubaarighassan2725 Před 3 lety +4

    Anzal iyo madaale way isku so baxayaan 👍

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud3396 Před 3 lety +5

    🤣🤣🤣🤣 noo so baadi video ma daaalo waa qosol miiran

  • @abdallawacane2126
    @abdallawacane2126 Před 3 lety +4

    Anzal he actually pure heart

  • @mursalabdifarah4540
    @mursalabdifarah4540 Před 3 lety +6

    Madaale waa nin adag Anzal waxay karaadinaysay inay ogaato dooqiisa, lkn waa nin ganacsigiisa oo kaliya ujeeda

  • @abdihassan4785
    @abdihassan4785 Před 3 lety +2

    madaale.waan waynay xaguu.aaday.waa funny ninkan.😁😁

  • @shariifakrami4622
    @shariifakrami4622 Před 3 lety +2

    Anzal thanks 👍 wayo wxa racdey coment malin hore oo aha nin kaliye su al le hawedinine hee wax kago

  • @abdiwalihaji5954
    @abdiwalihaji5954 Před 3 lety +2

    Asc wll ansel
    Waxan rabaa in aan kula sooxidhidho

  • @abdifatahodey6794
    @abdifatahodey6794 Před 3 lety +1

    Ninkan waan ku siinay Sababtoo ah mar walba wuu kaa qosliyaa adna ma dhaaftid

  • @omarw5124
    @omarw5124 Před 3 lety +1

    Wuu lahadlay ayadana way fahantay wlh😂😂
    Mudutuusha midda taaganay sonoqo markale yacni goob xagaan ka gedisan ayadana wah fahantay👍👍👍👊🏼👊🏼👊🏼

  • @faadumoqalbi9420
    @faadumoqalbi9420 Před 3 lety +4

    Wllhy ninkan waa wax kale😂😂😂

  • @mohaibra7601
    @mohaibra7601 Před 3 lety +1

    . Madaale wa qof funny qalbi nadif ah

  • @farhanaden6690
    @farhanaden6690 Před 3 lety +3

    ninkan legend waaye wareysi ku casuum

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 Před 3 lety +2

    ninka channelka shaqo kasiiya😂😂

  • @ibrahimabdullahi7617
    @ibrahimabdullahi7617 Před 3 lety +1

    Wa ilmihii Nabi Aden

  • @abdishukrisafi4636
    @abdishukrisafi4636 Před 3 lety

    Madaale & anzal keep going

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou Před 5 měsíci

    Waa hablo bilaa xishood ah

  • @isse83
    @isse83 Před 3 lety +6

    Libaax madaale si wanaagsan ayaad yeeshay hadad ka iinsatay

  • @xildhibaanMideeye
    @xildhibaanMideeye Před 3 lety +4

    Aduu ku doortay oo dhag taag ah

    • @xildhibaanMideeye
      @xildhibaanMideeye Před 3 lety +1

      Dhagtaag ayuu qaaday waana waa adiga

    • @somaliqueen3346
      @somaliqueen3346 Před 3 lety

      Goormu qaatay 4taba madoorani buu yiri dhag taag, af taag, gacantaag iyo lug taag

  • @miskyfaqid9252
    @miskyfaqid9252 Před 3 lety +1

    Waa ilamah Nabi Aden CS

  • @yousufalifarah2378
    @yousufalifarah2378 Před rokem

    Kkkk mahadsanid madale

  • @abdirahmanfarah7418
    @abdirahmanfarah7418 Před 3 lety +4

    War ninkaaas balanso maalin kasto ee su,aalo weeedii hhhhhhhhh

  • @aqbaarchannel5449
    @aqbaarchannel5449 Před 3 lety

    Ninkan CZcams haloo furo dhibta kasaar wll sidaan hakuu fiirsan talent ayuu lee yhy

  • @qarashofficial6915
    @qarashofficial6915 Před 3 lety +1

    Waa iilma nabi aadam

  • @suhaibduco4496
    @suhaibduco4496 Před 3 lety +1

    Inader anzaley hadad single tahay madaale ku dhagso legend weeyan

  • @nuuradiincabdillaahi
    @nuuradiincabdillaahi Před rokem

    Ilma Nabi aadan

  • @mustafali2584
    @mustafali2584 Před 3 lety

    M.a sharafay keep going

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou Před 5 měsíci

    Hablihii soomaalidu waa bilaa xishood

  • @ahmedromanio
    @ahmedromanio Před 3 lety +2

    Raga dhahayo anzal ma ku qansatid madaale wa mxy 😂

  • @maxamedjamac3547
    @maxamedjamac3547 Před 3 lety +1

    Maanshla nin culus la jaan ma daale ansal qordheer ninka hala shaqasiyo waa nin talnti leh marsato ad so qabto waa naga qosoliya kkkkkkk hore soco

  • @ahmedsaacidhassan4254
    @ahmedsaacidhassan4254 Před 3 lety +1

    War ninkan talent buu lee yahaye shaqo siiya

  • @reactions1434
    @reactions1434 Před 3 lety

    Ninkani talent leeyhy wlhi ee ruwayadaha ku soo dara

    • @c.karimbulhan7580
      @c.karimbulhan7580 Před 3 lety

      Anzal walal codsi madale waan ka helna sheekadisa😁😁walal markasto noogu soodar barnamijka mhadsanid

  • @abdiazizkuli8755
    @abdiazizkuli8755 Před 3 lety

    Madale he’s really Fanny asago caano gadaya oga busses kii wu bedeley miya qosol miran this guy mashallah

  • @adoontiialle3162
    @adoontiialle3162 Před 3 lety +1

    Dadka aan asalkooda awoowe lahayn waxaan u maleyn aadamaha waayo nabi aadam cs malahayn aabe ilmihiisa awoowe u noqda👍

  • @khalidyarankadanood2590
    @khalidyarankadanood2590 Před 3 lety +1

    Ninkaan Talent ayuu Leyahay Ha Iska dhaafin🙏
    Sidkle Wuu Qalbi Wanagsan_yahay💪🙏

  • @suhaybabdillah782
    @suhaybabdillah782 Před 3 lety +1

    Madaale in caawiyo rabaa fadlan meel aan kala xidhiidho isoo sheeg anzal

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 Před 3 lety

    Hhhhhh madaale waa qosol miiran illhey ganacsigiisa haw barakeeyo

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Před 3 lety +4

    Inta maddalle darti u dawata video yowda like sara❤👏

  • @mohadeeq9833
    @mohadeeq9833 Před 3 lety

    Anzal iyo timbad one love

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 Před 3 lety +3

    Madaale wa nin adag dookhisa wu diiday

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou Před 5 měsíci

    Xishoodkii ayaa hablihii ka lumay

  • @abdikanadi6831
    @abdikanadi6831 Před 3 lety +1

    Hargaysa kaa sugaynaa sis

  • @muktaarbantu2683
    @muktaarbantu2683 Před 3 lety

    wllhi madaale waa nin rageed shaqo uun buu u k
    jeedaa naag naag uga ma cado waase nin rer shaqaa oo fataale ah

  • @rayanabdirashid884
    @rayanabdirashid884 Před 3 lety +1

    Ninkan noo sobadi

  • @suhaibky775
    @suhaibky775 Před 3 lety +2

    Xagee jawabta kahelna

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 Před 3 lety +1

    CHANNELKAAGA. MARKASTA OO AAN SOO GALO. MADAALE AYAAN KA EEGA. 😁😁

  • @abdirizaknormohamed4794
    @abdirizaknormohamed4794 Před 3 lety +1

    Ninkaan caadi .ma ahan runtii taalanti leeyahay

  • @qadaaryareyare7022
    @qadaaryareyare7022 Před 3 lety

    Madale cadi maha😂😂😂😂😂✌

  • @farahyusuf9517
    @farahyusuf9517 Před 3 lety

    Waa ilmo nabi aadam awoowe malaha

  • @mohamedgaiyte2808
    @mohamedgaiyte2808 Před 3 lety

    Naagta yaa wariye ka dhigay... qalad badan bay gashay.

  • @abdulahikeynan3515
    @abdulahikeynan3515 Před 3 lety

    Simaniqiyay mar wadeydeyiy hhhh war madali wa fani

  • @abdinasir5544
    @abdinasir5544 Před 3 lety +1

    Madaale wan wataaa

  • @hayemedia
    @hayemedia Před 3 lety +1

    Wilka fananada gududka wato cajab wayo wlhi

  • @khalidafcas934
    @khalidafcas934 Před 3 lety +1

    Wlhi barnaamijkaba ninkasan ka daawada

  • @mohamedadan1403
    @mohamedadan1403 Před 3 lety

    Anzal wllo madale wad aragtaa malinba melbee ku turtaa nolosha ee maad ku soo birisid nolosha CZcams ka oo afkisa woo ku xamalan karahe wad aragtahe somalina isgacan qabashada adbey ugu ficantahee ninkan soqabo

  • @abdirahmanfarah7418
    @abdirahmanfarah7418 Před 3 lety

    Fiiri Abayo views waa helee lkn vedioka kubiloow youtubeka meelakle ayaan ku arkaa ee xafido kabacdi youtubeka dhig soo share gareey mrksaaa si looka daawado toutube

    • @axmedxasan2126
      @axmedxasan2126 Před 3 lety

      𝑊𝑎𝑙ℎ𝑖 𝑤𝑎𝑎𝑟𝑢𝑛𝑡𝑎𝑎𝑎𝑎

  • @mukhtaarhussein82
    @mukhtaarhussein82 Před 3 lety

    Waa nin iga qosliyey madaale

  • @leylasalat9976
    @leylasalat9976 Před rokem

    Wan jcl ninkan

  • @abdullahimohamed4764
    @abdullahimohamed4764 Před 3 lety

    Ruuxa aaba leh awoowa lehen waa umada aduunka kunol waayo abohod waa adan lakin nabi adan aaba maleh

  • @mohamedjiinoow1540
    @mohamedjiinoow1540 Před 3 lety

    Wlhi nin wanagsan nobalami marjasto

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 Před 3 lety

    Waad ke heshay wiilka

  • @Abuuzakiyaa
    @Abuuzakiyaa Před 3 lety

    Waa umada su aashaan hadii aan iskudayo

  • @abdinasir5544
    @abdinasir5544 Před 3 lety

    Azal qlbi wng

  • @ahmetabdikarim
    @ahmetabdikarim Před 3 lety

    Ninkan Gnacsi bdnaaa asi Marba wax Bu ka Ganacsnyaaa

  • @rayanabdirashid884
    @rayanabdirashid884 Před 3 lety

    Kkkk hhhh kulaha adi mawadad tagn thy

  • @lailasanay6910
    @lailasanay6910 Před 3 lety

    Hhhhhhhhh

  • @RudwaanFarxaan
    @RudwaanFarxaan Před 5 měsíci

    Ttt

  • @deeqahassanali3122
    @deeqahassanali3122 Před 3 lety +1

    Anzal ninkaan waxa wareejiro soo qabo

  • @daadeheeye4175
    @daadeheeye4175 Před 3 lety

    Madaale hibo ayuu leeyahay halaga Faideeyo.

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 Před 3 lety

    Kkkkkkk wu iga qosliyay

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 Před 3 lety

    kkkkkk anzal

  • @mursalabdifarah4540
    @mursalabdifarah4540 Před 3 lety

    Ninyahaw cod ayaadba kudarsatay mansha allah

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 Před 3 lety

    BAAKIDEE KUGU RAAGEY KA REEB DEE MARKAAD ASAL LA HADLAYSID

  • @yasinsaney12
    @yasinsaney12 Před 3 lety

    M a

  • @maandeeq3826
    @maandeeq3826 Před 3 lety

    wlaee isbaaro wad dhigan madale 😀

  • @cabdirahmansaladkilwe155
    @cabdirahmansaladkilwe155 Před 3 lety +1

    sorry lama maqlo

  • @hamdiyar4204
    @hamdiyar4204 Před 3 lety

    Ninkaa funanada gududan waad isku so baxaysan ningaa Yutubka asgaa lee kalaa kiciyaa hhhh

  • @ugaaskaramo7555
    @ugaaskaramo7555 Před 3 lety

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Wariye_Deeq_doorale
    @Wariye_Deeq_doorale Před 3 lety +1

    This gay is comedy
    Ayey gaaladu dhahdaa

  • @wararkachelsea459
    @wararkachelsea459 Před 3 lety

    Nin loo xisey

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 Před 3 lety

    beeerka kkk

  • @daacadyare5800
    @daacadyare5800 Před 3 lety

    madaale wxkle waaye