Salaan Carabay Abaal-dhaca 3 Gabay oo waa wayn"Soojeedintii Abwaan Yusuf shaacir"

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • #Waddani_Soomaali_Tv#
    Salaan Carabay 3 Gabay oo waa wayn"Soojeedintii Abwaan Yusuf shaacir"Salaan Carabay 3 Gabay oo waa wayn"Soojeedintii Abwaan Yusuf shaacir"Salaan Carabay 3 Gabay oo waa wayn"Soojeedintii Abwaan Yusuf shaacir"Salaan Carabay 3 Gabay oo waa wayn"Soojeedintii Abwaan Yusuf shaacir"Salaan Carabay 3 Gabay oo waa wayn"Soojeedintii Abwaan Yusuf shaacir"

Komentáře • 30

  • @cumardayr7446
    @cumardayr7446 Před 2 lety +18

    maashaa allah abwan salan caraby ilahy ha u naxariisto nin u dhigma ma jiro cabdigahaydh iyo cali dhuux adan gorayo iyo qaman bulxan ayaa ii raaca raga aan taageero inkasto aan jeclahy uun gabayada duuban oo aan dhagaysto raga soo gudbiyana yusuf shacir iyo axmed kediya ayaa top ah

  • @salmanhaji7085
    @salmanhaji7085 Před 2 lety +15

    Gabayga ama sida Yuusuf Shaacir u tabi ama faraha ka qaad! Salaan Carrabeey nin ma’wi ah buu ahaa

  • @idalahow
    @idalahow Před rokem +14

    Mashallah from Kenya 🇰🇪 arimahaan hala bara caruurta ileen dhaqanki ayaa guuraaya

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Před 10 měsíci

      kenyatina maxaa noo keenay jaahiloow

    • @idalahow
      @idalahow Před 10 měsíci

      @@CarabShiikh maxaa tahay adigu?

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Před 10 měsíci

      @@idalahow anigu waxaan ahay nin somaliyed oo dhalad ah oo somalinadiisa ku faraxsan suugaantiisa iyo afkiisana jecel oo ilaashanaya lkn adoo somali ah inaad kenyati xuna sheegataa nasiib darro ah

    • @idalahow
      @idalahow Před 10 měsíci

      @@CarabShiikh Yaa Soomali ahayn marka

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh Před 10 měsíci

      @@idalahow maxaa adoo ilaahay somali kaa dhigay kugu jirabay inaad swhili xuna sheegatid qab yaridaa

  • @cqaniaden7315
    @cqaniaden7315 Před 2 lety +4

    Ilahay ha u naxariisto abwaan kii waynaa salaan carabay ❤️👑 yuusuf shaacir na caqliga iyo caafimad kaba ilahay ha u barakeeyo ❤️ kama daalo markuu gabayada salaan carabay tirinaayo 🥰

  • @drsharmaarke7013
    @drsharmaarke7013 Před 21 dnem +3

    Nin labaatan buuxsaday iyo aduun waan lagdamayaane
    Haddaan anigu loofari aqiin haatan lowlabaye
    Nin cirradu lamaanaha dhigtay oo laylyan baan ahaye
    Lixdan labiyo toban baan dul maray waan lahubaaye
    Lafta dhabar laxaadkay dabcay laafyihii gacanta
    Lubigeygu layl xalay ma ladin laaddadiyo taahe
    Waataa laleemada indhaha aragu liitaaye
    Hadii ay luguhu ciidamin jireen laaste oradkiiye

  • @salebanciise5123
    @salebanciise5123 Před 2 lety +10

    Liiq liiqad baan ahay Sidii lule Dabayleede Axyaa abwaan

  • @abdifatah8076
    @abdifatah8076 Před dnem

    Somaligu waa luuqad faseexo bdn ❤🥰

  • @DuulaneMoohamed-zg7fr
    @DuulaneMoohamed-zg7fr Před 11 dny

    Salaan carabay wiil dhulbahante ah

  • @DARWIISHICHANNEL
    @DARWIISHICHANNEL Před 3 měsíci +2

    sadexda Gabyba salaam wuxuu u tiriyey dhulbahante ,salaaan carabey Dhulbahantaa gabayga Baray Oo uu kusoo dhexkoray

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před rokem +4

    Xoolaha markay timid ninkaan xulayey geelayga
    Waxba yaanu xeerkay i marin xoolana i siine
    Xaashe nin libin kaa xistiyey xumihii waa yaab alle ha u naxariisto salaan carabay school ka sare ayaan ku dhigtay gabaygaa.

  • @Qiimochannel
    @Qiimochannel Před 5 měsíci

    Yuusuf shaacir allow barake, ragii gabyay ee cilmigan so boqraday. Allow u naxariiso

  • @mo.ziyaad6216
    @mo.ziyaad6216 Před 2 lety +3

    Idaaja gabayga wxu u tabiya sida ay dantisa ugu qumunayso

  • @aadanabdirhmn8388
    @aadanabdirhmn8388 Před 3 dny +1

    Boodada ma laasimo
    darmaan leeda fuul ihi
    Abwanku wxad moda inuu bawdada ma laasimo leeyahay mase aha

  • @Abaadir_ahmed
    @Abaadir_ahmed Před 2 měsíci +1

    Liiq liiqad Baan ahay Sidii Lule dabayleede

  • @SayidGuray-nk6tt
    @SayidGuray-nk6tt Před 5 měsíci

    Ale hakuu naxariisto

  • @guledwalqiye23
    @guledwalqiye23 Před rokem +2

    Murti cajib ah

  • @abdiasisahmedoday9476
    @abdiasisahmedoday9476 Před 3 měsíci

    Nin yaraan ku loofaray wuxu lumiyay raacdee😮😮😮😮

  • @guledwalqiye
    @guledwalqiye Před měsícem

    Adke

  • @MaxamadCqaabir
    @MaxamadCqaabir Před měsícem

    M.a

  • @Idmaa
    @Idmaa Před 2 měsíci

    Liibaan dhulbahantaa iga helay laalufse I moodye ,
    Talow Odaygu ma dhulbahantuu ka qabay .

    • @cumardayr7446
      @cumardayr7446 Před měsícem

      haa cawo dhooble ayuu qaboy oo taariikhda gabayada in badan ku jirta iyo weliba gabadh kaloo minyaro ahayd oo yana dhulbahantaa

  • @xusengk1445
    @xusengk1445 Před 2 lety +3

    Wwwwwww.m.a.alh.abwaan.salan.carabay.alhyaraxmuka.alh.yaraxmuka.alhyaraxmuka.yaarabi.yaarabi.yaarabi.♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥