Maxaa Dhacaayo hadii aad cunto Hilib Doofaar ? | Ninkaan Maxaa Ku Dhacay ?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • ximmada ka dambayso xarimida hlibka doofaarka , maxaa jirkaada ku dhacaayo markaad cunto hilib doofaar
    ninkaan waxaa lagu mabacaabaa sebestian ferrat jilaa caalami maksiikaan ah , 41 sano jir ah
    ninkaan wuxuu aad u jeclaa hilibka doofaarka ,sida ay soomaalidu shaaha cadayska ah u jeceshahay : oodkaca iyo canjeerada aan u jeclahay : hadaba ninkaan wuu geeriyooday
    hadii aad baarto sababto uu u dhintay dhamaan warbaahinta waxay leedahay wxuuu u dhintay hilibka doofaarka saamayntiisa .
    Aan kula wadaago marka 1aad xaqaaiq ku saabsan doofaarka alkhinziir
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 467

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +211

    Hilibka doofaarku inu xaaraan yahay, inta og ismujiya dhalinyaro 🙏❤

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 Před 2 lety +3

      Wllo mcn subscribee isar alle Haku xifdiye

    • @xman_edit
      @xman_edit Před 2 lety +2

      Sxp Qof Walba.Oo iimaan Leh Wuu Ogyahy❤️Alle Hanaga Fogeyo Wixii La Nahiyey Oodhan🤲🏿👑

    • @mohaxikam4452
      @mohaxikam4452 Před 2 lety

      From tiktok miyaa

  • @apdiqanideeq6735
    @apdiqanideeq6735 Před 2 lety +126

    Waligey 30 like ma gaarine bal i gaarsiiya dhalinyaro😂🙏 waadna salaaman tihiin dhamaantiin nabigana aynu ku salino scw scw🙏❤

  • @abdihakimadem3099
    @abdihakimadem3099 Před 2 lety +295

    محمد بن عبد الله بن عبد المطلب 💙

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +90

    Dunida masoo marin qof la mid ah nebi Muhammad Scw ❤

  • @dianaandromams4049
    @dianaandromams4049 Před 2 lety +28

    Ayadoo qof walba si u mashquulsan yahay hadan waxaa jiro qof wanaagsan oo aqrinaayo qoraalkeyga Hal Mar igula Sali xabiibkeena muxamad scw

  • @wllsahim6692
    @wllsahim6692 Před 2 lety +92

    الحمد لله على نعمة الإسلام ١🔥🤲❤️‍🔥

  • @khadarmaxamed7613
    @khadarmaxamed7613 Před 2 lety +98

    الحمد لله على نعمة الإسلام والايمان
    أستاذ عمر إنشار حفظه الله ورعاه

  • @abdisamedmeletar7395
    @abdisamedmeletar7395 Před 2 lety +48

    The world has never seen and will never see a better person nabi mahamed scw

  • @fatmamohommed8279
    @fatmamohommed8279 Před 2 lety +53

    الحمد لله علي نعمة الإسلام 🤲🙏😘😘انا افتخر بديني كتير كتير كتير ❤❤اللهم ثبت قلوبنا علي دينك 🤲🙏آميين يارب العالمين 🤲🤲

  • @mrjohn9152
    @mrjohn9152 Před 2 lety +65

    subhannalah ilahay doofar iyo xaaran caloshena ma galiyo 🤲🤲

  • @araabooy4079
    @araabooy4079 Před 2 lety +46

    The best person Ever,the best knowledgeable And the most shine All Allah created is prophet mohamed Scw

  • @bowbowle2002
    @bowbowle2002 Před 2 lety +25

    ninkaan 2019 ayuu dhintay waa sida uu sheegayo wikipedia, muuqaalada noocana soo badi ustaad. mahadsanid.

  • @kaifaden5886
    @kaifaden5886 Před 2 lety +12

    Ilaahey swt xikmad ayaa ku jirta sababta naloo kaga xaaramtinimeyey dofarka & xayawano kle ilaahey xikmad badane ka weyn ma jiro 🤲

  • @user-zf3lv2mw1v
    @user-zf3lv2mw1v Před 2 lety +22

    الحمد لله على نعمة الإسلام الله يجزيك بالخير يا اخي الكريم 😇😍💯

  • @ugaas-
    @ugaas- Před 2 lety +15

    Hooyo wilkeda gursanaysa subhanallah 🙆🏻 Alihi muslim iga dhigay mahad u sugan tahay Allhamdulillah kunjeer Allhamdulillah allhamdulillah

    • @A...A09888
      @A...A09888 Před 2 lety

      Wadamada gaalada waxaas wax ka daran waxba kma aha waa dad aan damiir lahyn
      Doofaarka ayaa laga dhaxlaa damiir la aan wax iska cadiya kula muuqan in hoyada io ... wax ka radiso hadaad doofarka cunto
      Alhamdulilah ilahy muslim naga dhigy

  • @buqaaricawil123buqaari7
    @buqaaricawil123buqaari7 Před 2 lety +7

    Dunida Masoo marin qof lamid ah prophet muhamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🤲❤❤❤🤲❤

  • @raaliyocadeey5605
    @raaliyocadeey5605 Před 2 lety +17

    Subaxanallah ilahay aya mahad leh oo naga rabay hilibka dofarka🥺🤲

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Před 2 lety +9

    Nabi maxamad Waa Macalinkii
    Aduunka Loosoo diray Scw💚💚💚

  • @cabdikaafi8566
    @cabdikaafi8566 Před 2 lety +10

    Alhamdullahi Allahi dad Muslim naga dhigay ayaa mahada iska leh 🤲

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Před 2 lety +17

    Shay Kastoo diinteenu Xaaramaysay Xikmad ay U xaaramysay Baa Ku Jira Taasoo ah Mid Dan U ah Aadamaha Oo dhan!!🧐
    Alla Maahad Leh Iimaanka Na siiyay❤️🥰

  • @wllrcbigboy1079
    @wllrcbigboy1079 Před 2 lety +14

    dhiiro geliye qaas ah baad ii tahay wll mcn vedioga dhalan yaradda lagu dhiiro gelinaayo inoo soo badi wllkey iga weyn salaaman🖐️

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano Před 2 lety +7

    آلهم اني اسالك علمانافعا ورزقا ظيبا وعملا متقبلا 🥰

  • @mohamoudaarshe6813
    @mohamoudaarshe6813 Před 2 lety +11

    الحمد لله على نعمة الاسلام❤❤

  • @abshiralfa4611
    @abshiralfa4611 Před 2 lety +5

    Ilaahay ayaa ku mahadsan oo ummad Muslim ah inaga dhigay

  • @afrahafrah6226
    @afrahafrah6226 Před 2 lety +13

    الحمدلله على نعمة الإسلام والإيمان والصحة والعافية والسلامة

  • @laylayare5405
    @laylayare5405 Před 2 lety +6

    Subhanallah Rabi baa mahad iskalah for ☪️ Islam

  • @easyfood4143
    @easyfood4143 Před 2 lety +5

    Allaah wixii noofiican ayuu na amray wixii nooxune wuu nagareebay ilaahoow adaa ma ahdleh

  • @MusseAbdi19
    @MusseAbdi19 Před 2 lety +9

    WAAN KULA SOCONAA OGAANSHO ,MHDSNID🥰😍

  • @user-pv2cr6pg9x
    @user-pv2cr6pg9x Před 2 lety +7

    شكرا استاذي

  • @Abdisalam_32
    @Abdisalam_32 Před 2 lety +11

    الحمد لله على نعمة الإسلام 🤲

  • @mohamkofficial950
    @mohamkofficial950 Před 2 lety +7

    Alxamdulilah Allah yaa mahad usug naatay oo inaga dhigay Muslim ☪️

  • @cadnancali4675
    @cadnancali4675 Před 2 lety +14

    40 min and 1.3 like
    Waxaay muujinee in lagu jecelyahy
    Horay usoco ustaad cumar inshaar

  • @abdifatahali4984
    @abdifatahali4984 Před 2 lety +2

    walaal cumar noosoosaar barnaamijyo kusaabsan taarikhda dowlada cusmaaniyiinta, xukunkii mamaaliikta iyo iskudaygii boortaqiiska kulabixirabeen qabriga nabi muxammad naxariis iyo nabadgalyo korkiisa haa ahaatee

  • @araabooy4079
    @araabooy4079 Před 2 lety +3

    The best person Ever the best knowledgeable and the most Shine All allah created Is prophet mohamed Scw💯💓

  • @fathi480
    @fathi480 Před 2 lety +3

    Wadaku mahdsantay muqalda waxa kordhisiga ee sogudisida mr ogansho thanks,bro

  • @abdifatahdayibabdirahman4987

    الحمد لله والشكر لله
    أنا من أرض الصومال

  • @yameniboy9606
    @yameniboy9606 Před 2 lety +11

    Horo usoco walal ❤

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Před 2 lety +1

    OGAANSHO 🎤✔️👍
    Mr Omar inshar mahadsanid Wall 🎤🤳✔️

  • @mohametthassannoor2
    @mohametthassannoor2 Před 2 lety +12

    قوله تعالى: (فَإِنَّهُ رِجْسٌ) صدق الله العظيم، أي أن لحم الخنزير نجس، وهو ضار ومؤذٍ.
    الحمد لله على كل حال ✊

    • @dayibyare2035
      @dayibyare2035 Před 2 lety

      Wllo mcn subscribee isar alle Haku xifdiye

  • @Som_Foods
    @Som_Foods Před 2 lety +4

    mahadsanid ustaad masha allah alle hakaa raaali noqdo

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Před 2 lety +4

    Legend sare OMAR INSHAAR❤🙏

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 Před 2 lety

    Alxamdulilaah, Alxamdulilaah,Alxamdulilaah alle aya muslim naga dhigay. Jizaaka laah habaryer

  • @xamsetoni7352
    @xamsetoni7352 Před 2 lety +2

    Yaaa ustaad ilhay ha kubarakeyo❤💛💚

  • @blessingchanne1866
    @blessingchanne1866 Před 2 lety +1

    Dofar iyo dameer ka somali ahaan wa xolaha laisku cayoo

  • @abdulrashiidhassan2215
    @abdulrashiidhassan2215 Před 2 lety +3

    Alhamdullilah muslimnimada waa deeq allah na siiyay ❤

  • @Team27shorts
    @Team27shorts Před 2 lety +3

    Alx ilaah naga dhigey muslim🤲

  • @mohamedabas4477
    @mohamedabas4477 Před 2 lety +2

    Ogaansho wàn u xiisnay wll muuqaaladii hore sida hawada sare ,juqraafi,iyo taariiqda

  • @gutalehashi8860
    @gutalehashi8860 Před 2 lety

    Mahadsanid Ustaad Cumar Iinshaar. Alxamdullaahi Calaa Nicmatul Islaam.

  • @springbutterfly_914
    @springbutterfly_914 Před 2 lety +7

    الحمد لله على النعمه الإسلام 🖤

  • @footballview3282
    @footballview3282 Před 2 lety +6

    Ilaahay haku xifdiyo walaal

  • @sakariyemahbuub6001
    @sakariyemahbuub6001 Před 2 lety +5

    Keep going

  • @abdirahmanadamsiad442
    @abdirahmanadamsiad442 Před 2 lety +1

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
    أخونا و معلمنا عمر إنشار .

  • @monaabdullah7350
    @monaabdullah7350 Před 2 lety +1

    ﴿إِنَّ اللهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا﴾
    «اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ»🍃💚❤💚❤💚

  • @suhaibalimohamed8190
    @suhaibalimohamed8190 Před 2 lety +2

    Maashaa allah ustad omar inshar

  • @ayaanmaxamuudbare7873
    @ayaanmaxamuudbare7873 Před 2 lety

    لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
    Wiil aad dhashay guurso, waa danyuusnimo Aad iyo Aad u xun, Subxanallah
    الحمد لله على نعمة الإسلام

  • @shako_y22
    @shako_y22 Před 2 lety +9

    GOOD AND PROFIT INFORMATION 🤩

  • @abdirahmanabduqadir4115
    @abdirahmanabduqadir4115 Před 2 lety +5

    الحمدلله على نعمة الاسلام

  • @NSalah2006
    @NSalah2006 Před 2 lety +1

    Alxmdu LiLaahi waLaahi, shugran yaa Rabbi.

  • @bahjacabdullahiali1636
    @bahjacabdullahiali1636 Před 2 lety +5

    Teania solium gooryaanka ladhaha laga qaada hilibka doofaarka waa gooryaan aad uhalis badan class ahaana cestoda goryamada ladhahuu katirsanyahay
    mahadsanid wll cumar

  • @sabrinababy4926
    @sabrinababy4926 Před 2 lety +3

    Alxamdullih Allah aya mhd iska lah

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575

    Doofaarka noocaas ah akhaska ah kawaran hadii uu kasii khasiisanyahay "Taariku Salaadka", Walaal Salaadaha aan ilaalino ilaahayna ku mahadino islaamnimada uu nasiiyay.

  • @sh.Nuradin602
    @sh.Nuradin602 Před 2 lety +1

    بارك الله

  • @hafsawasiro7284
    @hafsawasiro7284 Před 2 lety +1

    Subxanallah
    Aamdulilah ilaahba mahadleh naga dhigey muslim❤

  • @giirgiirofficial3915
    @giirgiirofficial3915 Před 2 lety +4

    Mahadsanit 😍

  • @user-pv5uc2ly5l
    @user-pv5uc2ly5l Před rokem

    Anaga somali baa nhy maxaa yelay anga soo saarnay sida lo naqdo geela ariga lo.da marka alx anga❤❤❤❤❤❤

  • @Ahmedkafi998
    @Ahmedkafi998 Před 2 lety +1

    Xaqaaiq maahee waa xaqaa'iq.
    Mahadsanid.

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 Před 2 lety +1

    Alxamdulillaah, allihii muslimka naga dhigay ayaa mahadsan

  • @mustafemuuse7254
    @mustafemuuse7254 Před 2 lety +2

    I support you thanks our teacher

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 Před 2 lety

    Mashallah macalin cumar alaha nooka xifdiyo jzkalaahu qeyral jazaa

  • @SurprisedBlueMackerel-xc4gs
    @SurprisedBlueMackerel-xc4gs Před 5 měsíci

    ماشاء الله عمر إنشار سنساعك بنشر الخير إن شاءالله

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Před 2 lety +5

    Dofaarka waa noole rabi usoo diray inuu wasaqda kadhameeyo malaha🥺

  • @aaminasalah806
    @aaminasalah806 Před 2 lety +2

    Mahadsanid ustaad Omar inshar❣🙏

    • @iftiinkanaal7493
      @iftiinkanaal7493 Před 2 lety

      Drs haye cinwaanka adigaa noosoo diyaariyay miyaa saan baan qiyaasayaa

  • @hamzemahamoud2021
    @hamzemahamoud2021 Před 2 lety +3

    Salam cumar haben wacan

  • @cuntokariyecadced864
    @cuntokariyecadced864 Před 2 lety +4

    Waxa jeceshay ilaah haku sahlo wll janalkayga supiscripe isaar sharafkorkaga ha ahaato hamigaga rabi hakurumeyo🙏🏾🙏🏾🙏🏾❤❤❤❤

  • @Abby2003-m8f
    @Abby2003-m8f Před 2 lety +2

    Wxaa Ka hadashaa arimaha KU sabsan GYMKA io PROTEIN NADA

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 Před 2 lety +7

    الحمدلله على نعمة الإسلام

  • @unknownperson3532
    @unknownperson3532 Před 2 lety +2

    Ilahow mahad adaa iska leh naga dhigay muslim

  • @saadoali4444
    @saadoali4444 Před 2 lety +2

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před 2 lety +2

    Al Xamdulillah Alla ku mahad leh inoo shegey

  • @salahudinahmed5052
    @salahudinahmed5052 Před 2 lety +1

    Asalka Quraanka iyo sunada Nabiga scw ayaaba ahba ineysan xarimin wax waxtar leh nolosha aadanaha wax waliba oo ilaahey xarimay means waxaa laga wadaa nolosha iyo caafimadka uma Roona tusaale :khamriga sababto loo xarimay waxay tahay nolosha aadanaha uma wanaagsana waxay leedahy cuduro badan sida : Cancer, stress, neurological problems iwm .
    Allah ayaa mahad leh naga dhigay dad Islam ah kadibna Rasuulkii iyo nabigii nasoo gaarsiiyay diintaan iyo walidiinta iyo macaliminta nagu dadaalay
    Farintan hadad aragto ku sali Nabiga scw.

  • @suheip312
    @suheip312 Před 2 lety +1

    صلو علي حبيبنا محمد صلي الله عليه وسلم🥰

  • @geeddheere5985
    @geeddheere5985 Před 2 lety +1

    Ustaad omer aadban ku salaamaya

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před 2 lety +2

    الحمد لله رب العالمين
    الحمد لله على نعمة الإسلام

  • @canabmuxumed2723
    @canabmuxumed2723 Před 2 lety +2

    CuMar iisHaar legend✨❣️😊

  • @zubeyrabdi1
    @zubeyrabdi1 Před 2 lety +1

    Iga farxi isoo booqo ilaahey baan ku xasuusin thank you💙❤

  • @zuhuura6219
    @zuhuura6219 Před 2 lety

    Alhamdulilah Allah aya ku mahad san madama aan muslim nahay 🤲☪️🥰

  • @zackayoub86
    @zackayoub86 Před 2 lety +1

    تصدق ألله العطيم،وصدق الرسول عليه الصلاة والسلام..

  • @raxmonuur7163
    @raxmonuur7163 Před 2 lety +1

    AL XAMDU LIL LAAH

  • @saynab7503
    @saynab7503 Před rokem

    Maxay hore ugu dhiman layihiin qatara haaso dhan waa qadar rabi

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla Před 2 lety +2

    Alx calaa nimcatul islam 🙏❤️(🐪🐑🐄🦈🐓)

  • @maftuuxcali353
    @maftuuxcali353 Před 2 lety

    Xaqiq wxn ka faa,iday channelka wax badan wxn kugu tilmaami kara macalin wax bad na bartay wxd nagu biirisay wax badan alle haka abal mariyo wllo aad ban ku salamaya omar aqoon gara shakhsiyana iskuma lihin lkn wxa ika baray waa aqoontada alle ku siiyey alle haku barakeeyo

  • @kadarciise7259
    @kadarciise7259 Před 2 lety +1

    Walal jasaa kalaahu khayran;) lkn ayadaha nooo sharax wayo dad aan fahmayn micnaha ayaaa jira aan ani ka mid ahay wanan ku tagera sida wax walba noo fahan siso MERCI:)

  • @suleemanaxmad4159
    @suleemanaxmad4159 Před 2 lety +1

    وعليكم سلآم

  • @iamsomali5529
    @iamsomali5529 Před 2 lety

    Markii ugu horeyse aan arko kanaalkan oo xayeyeeysiin sameynaya.

  • @clrashidcabdi9853
    @clrashidcabdi9853 Před 2 lety +1

    shukran wll

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 Před 2 lety +3

    Ilahay gi iga xanimay hilib dofar ayan umahad celina

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo Před 2 lety +1

    Ogaansho jecliyssa

  • @plmari3236
    @plmari3236 Před 2 lety +2

    Soomaaliyey best CZcamserkeena ee aan wax badan ka faaiidno .ma awoodi kari weydeen inaad 1m subscribe gaadhsiisaan idinkoo kuwa kalaba oo heesaha iyo waxa aan faaiidada lahayn soo dhiga aad subscribe badan u saartaan ee walaalkeen cumar oo aan wax badan laga faaiido muuqaaladiisa aan gaadhsiino subscribe badan

  • @hindicusub8996
    @hindicusub8996 Před 2 lety

    الحمد لله على نعمة الإسلام

  • @fathimamohammedxusen5839
    @fathimamohammedxusen5839 Před 2 lety +2

    ALHAMDULILAH Allah iga dhigey Muslim