Wadada Halaaga | Muuqaalo U Gaar ah Ogaansho | Tahriibka Maraykanka Dhinaca K.ameerika .

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 959

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 Před 2 lety +309

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @WaayaAragAcademy
    @WaayaAragAcademy Před 2 lety +75

    Allahu akbar Tahriibku waa dhibaato jirta waxaan allah uga baryaa dhalin yarada inuu ka jeediyo, waa dhibaato in bdn soo jiitameysay intii dhimatayna allaha unaxariisto.

  • @bashiirsalaad7709
    @bashiirsalaad7709 Před 2 lety +160

    Saaka mar aan la sheekeystay asxaab waxaan go'aansaday inaan lugta furo oo tahriibo lkn 2 saac kadib muuqaalka cumar Inshaar ayaa iisoo dhacay marka aan daawadana xog buuxda ayaan ka helay haliska wadadaas ku gadaaman umana socdo Insha allaah walaalkeen cumar Inshaar mahadsanid

    • @zuxufizekeriyexuseen8261
      @zuxufizekeriyexuseen8261 Před 2 lety +34

      Go.aan yeelo sxb iminka hadii aad muuqaal kale daawatona waxa laga yaabaa inaad muqaalkaas raacdo

    • @fathimamohammedxusen5839
      @fathimamohammedxusen5839 Před 2 lety +6

      Aamin dhulkaaga tahribka wa dhibaato miiran gaajo xadgudub hoog qoomama maalin and habeen fakir dhibaato dhamaanen kutaala marka risk marto hdane wadamo badan kudiidayo ine ku aqbalan sharci iyo deganaasho kama helesid qaxooti rafaad socod dhibaato badan cabsi hdi lagu qabto dawarsiga runta daremesa iyo dhulkaaga hooyo ushalaaynesa iska daaya tahribka ma wanaagsana

    • @Huduhassan5862
      @Huduhassan5862 Před 2 lety +2

      Waad saxsantay kajoog

    • @purhaanxbf8496
      @purhaanxbf8496 Před 2 lety +8

      Go'aanka keesinimo ayuu u baahan yahy

    • @maryamamohamed7407
      @maryamamohamed7407 Před 2 lety +1

      @@zuxufizekeriyexuseen8261 kkkkkk

  • @Undermine23
    @Undermine23 Před 2 lety +106

    Aniga ayaa maray 2015-kii bro Darién Gap ayaa la dhahaa bro Wlh waxaan indhaheyga ku arkay qof qalfoof noqday oo bil kahor Meesha kudhintay waa inta u dhaxeysa Colombia iyo Panama 5 maalmood iyo shan Habeen ayaan kujirnay 6 qof ayaanu eheen . Alhamdulilah Ilaahey waa uu naga soo bad baadiyay

    • @nasraabdalla5399
      @nasraabdalla5399 Před 2 lety +3

      Hadda intay joogta walaal yaa rabe ilaahay ha xifdiyo dhalinyarada Somalida

    • @Undermine23
      @Undermine23 Před 2 lety

      @@nasraabdalla5399 america walaal

    • @abdiomar489
      @abdiomar489 Před 2 lety

      Hada America ayaad joogtaa ee ma tahay America sidii aad filaneesay waa sidee xaalkeeda???
      Waxaan hubaa in America ee dhibteeda leedahay oo markaad tagtud sharci la.aan iyo guryo la.aan iyo shaqo raadis intaba kuu bilaabaneeso
      Weliba sarcigu uu Nasiib yahay
      Shaqooyinkuna eey adagyihiin
      Guryaha ee qaali yihiin side lagu helana eey adagtahay
      Tan ugu daran oo intaas oo dhan kasii daran waa ...DUMARKA SOMALIDA ama guurkii oo kaa xumaanaayo Naagihii oo kugu Tumanaayo kuguna Kibraayo ..Iyadaa kuu talineeso sideey rabto ayeey yeeleysaa waadna ka cabsaneesaa ....Duli iyo Gumeysi ayaad kula Noolaaneesaa iyo in eey kugu Daneesato oo shilinkii aad shaqeesato eey kaa qaadato iyada
      Faaidada qurbaha waxaa Kun jeer ka badan Qasaaraha uu leeyahay Naf ahaan iyo Ruux ahaanba kuusoo gaareyso

    • @zakichannel2275
      @zakichannel2275 Před 2 lety +4

      Walaal hal suaal
      Dalke kugu horeyay aad diyarad ku tagto Latin America

    • @Undermine23
      @Undermine23 Před 2 lety

      @@zakichannel2275 Brazil bro

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar9612 Před 2 lety +67

    One of the best documentaries ever watched in your channel Omar.
    I real enjoy watching it walaal.

  • @tialeytagi6412
    @tialeytagi6412 Před 2 lety +38

    Cumar walaale saxibkey wadadaa ku jiro insha allah aan u duceyno iyo inta somalida in ale u sakhiro

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 Před 2 lety +28

    Labada caruur ILAAH badbaadayaa ku mahadsan iyo labada qof ee is xilqaamay.
    Kuwaas waalidiin maaha waa xxaqiiq inta noloshooda ka dhiman waxay ku noqondoontaa uur kutaalo.xanuun badan.

  • @hamzamaxamed1596
    @hamzamaxamed1596 Před 2 lety +12

    Wlhi caawa dhan waxaan dajinaynay aniyo wiil saaxibo Aan nahay sidii aan wadadan usoo mari lahayn aanan ku gaadhi lahayn mar uun maraykan
    Lkn markan daawaday muuqaalkan waxan goaan saday inaan nafsadayda aanan halaagin oo aan halkayga ku cibaadaysto illahayna ku baryo waad mahadsan tahay ustaad alle khayr haka siiyo sida aad wallalahaga soomaaliyeed aad u garab taagan tahay🙏
    Alle haku sharfo

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 Před 2 lety +136

    Waa Jimcihii ugu damneeyey Sandka Hijriga ah oo berri waa 1.1.1444.
    Yaa Kareem Naxriis badan Iyo Danbi Dhaaf Yaa Allah, Farxado Iyo wanaag nagu arsaaq ♥️💜🤍 . Saliga xabiibka aynu badini maanta oo Jumce.

    • @Maaida9
      @Maaida9 Před 2 lety +3

      Sanad wanagsan allaha nooga dhigo aamiiin

    • @adoontiiallah6682
      @adoontiiallah6682 Před 2 lety +1

      اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آله إبراهيم إنك حميد مجيد ❤

    • @iptizamupthiqani
      @iptizamupthiqani Před 2 lety +1

      Alle zanad khyr leh haynoga dhigo 🤲 man ogan lahyn hdanad adigu no zhegin

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 Před 2 lety +1

      Sabadka cusub qeyrkiisa ilaah ha isoo gaarsiiyo shartiisana ilaah ayaan ka magan galay Amiin barwaaqo ayaa helaya beri wixii ka bilowda Inshaalaah

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 2 lety

      Allahu akbar

  • @hamdi7738
    @hamdi7738 Před 2 lety +5

    Meelkasta aad joogto risiqii ilaahay kuu qoray waad helee fadlan ha tahriibin 🥲

  • @SANDUUQA_QISOOYINKA
    @SANDUUQA_QISOOYINKA Před 2 lety +25

    Waa socdaa hadii alle kuu idmahayo 🤣☝🏼

    • @Dailyrecaps45
      @Dailyrecaps45 Před 2 lety +2

      Legendow ma tashatay😅😂

    • @xamsetoni7352
      @xamsetoni7352 Před 2 lety +2

      Sxb ma is racna

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 2 lety

      Dabada aya laga wasaya zhp iska ilali
      Dadkii baxay aya sir ahaan iigu sheegay ee lasoco 😂
      Anigu uma socdi adi hada diyar tahay saliid sii gado
      Si'aan American ka madow dabada kuu qarxin 😂
      Only advice

    • @SANDUUQA_QISOOYINKA
      @SANDUUQA_QISOOYINKA Před 2 lety +3

      @@Suhayb1_4 nin futo ka sheekaynaya hadaad aragto waa khaniis, awoowe marka khaniisiinta lama hadlo aniguye, reply ga iiga bax fadlan raga ma wasee😂

    • @siciidjava4216
      @siciidjava4216 Před rokem

      Sxb pasport somali miya kuaxasaa aan is waraysano

  • @abdi622
    @abdi622 Před 2 lety +171

    Ur channel is innovative, modern and creative. I really enjoy watching your videos brother, keep up the good work! 🙏 ❤🙌

    • @im7somali
      @im7somali Před 2 lety +13

      Af Somali ku si aan kaaga faa'ideysanno wll

    • @mohaakram2780
      @mohaakram2780 Před 2 lety +14

      Wllo luqadada somaliga ku hadal iyada sharaf ku ah ♥

    • @abdi622
      @abdi622 Před 2 lety +4

      Haye wllo

    • @suheipharir533
      @suheipharir533 Před 2 lety +12

      wad so qaldantay kuwaan laga dagalamaynay ayad ku jirta meshan somali aya loga hadlaa

    • @abdi622
      @abdi622 Před 2 lety +6

      @@suheipharir533 zhp raali iga ahaada soomaali baan wanaan ku faanaa afkayga hooyo

  • @captaintime7319
    @captaintime7319 Před 2 lety +11

    HAL mar igula Sali xabiibkeena muxammad scw ❤️🤲❤️

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 Před 2 lety +6

    Sanad wacan oo wangsan, dhaman shacubta muslimka, iyo soomalida my dadkeygii, Alle ha inoo danbi dhaafo, cimri dharer iyo caafimad iyo cibaado suban 🌹🥰

  • @ahmedsaleebaanali6496
    @ahmedsaleebaanali6496 Před 2 lety +13

    Omar inshaar salaama wax badan ayaa ku xirnaa chanel ka ogaansho more than 3 years, Inshallah waana ku sii xirnaan doonaa,
    Hal talo baan qabaa inaan kula wadaago masuul horta dadka soomaaliyeed siiba dhalinyarta waqtigaan joogta ha moodin sxb dad caamo ah ama wax badan fahansanayn tabintaada barnaamijyada hal mid baan ka dareemay inta badan dadka waxaad u aragtaa dad aan waxba aqoon wax badan fahansanayn caamo u badan oo aad indhaha rabto jnaad u furto,
    Laakiin sidaa maaha dad badan baa jira oo si wayn wax u fahansan.
    Adigoo ixtiraamaya caqliyadooda iyo waaya aragnimadaada barnaamijyadaada la wadaag waa iga talo,
    Tan labaad safaradaan tahriibta ah ee dhalinyarada ogow dadkaan wax safraan eyagoo og wax ka kulmayaan waxaa wadaana waa daruuf aad dareemi karto, salaama

  • @libanmohamed857
    @libanmohamed857 Před 2 lety +9

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    استاذ عمر
    ماشاء الله تبارك الله .برامجك المفيدة ا
    تمني لك بالتوفيق و النجاح دائما
    الله يحفظك ويخليك ويطول عمرك و يكثر امثالك

  • @asmaraden6779
    @asmaraden6779 Před 2 lety +5

    Kanaalka ogaansho waxtarkii bulshada
    Fikir qaldan baad iga saartay
    Ilaahay khayr haku siiyo

  • @NajiibDarwish
    @NajiibDarwish Před 2 lety +23

    Walal Omer Inshaar waan ku salaamay, waxaan jeclhy dhanka waxbarashada in aad u leexato oo su aalo badan dhalinyarada waxbaranaysa ay is weydiiso jawab u raadiso, dabcan xatta waxay ku wareeran kulliyada baranayaan sida ay u dooran lahayeen, fahan badanna ka siiso kulliyadaha kala duwan ee jaamacada.
    Waxan rajeynaya in aad si deeply ah i fahmi doonto mhdsnid.🙏♥️

    • @khadarmaxamed8396
      @khadarmaxamed8396 Před 2 lety

      Arag tidayda arinka kusaabsan kuliyada waxay ku xidhan tahay qof kasta iyo khibradiisa

  • @shugrishire6600
    @shugrishire6600 Před 2 lety +26

    Waxaan jeclaystay wll inaad inoo samayso vedio aad kaga hadlayso jeclaysiinta dadka barashada diinta io sidoo kle faafinteeda inay tahay samankan aan joogo mida kliya ee aan ku guulaysan karno fadlan
    Waad mahadsnthy hno

  • @abdirahmanadamsiad442
    @abdirahmanadamsiad442 Před 2 lety +9

    جزاك الله خيرا أخونا عمر إنشار .
    Walahi waa wax laga xumaado in Dal shisheeye tagistiisa intaas oo dhibaato ah loo maro Ayadoo la hubin xitaa in la tagayo.
    MAREEKAN DADKIISA AYAA DHISTAY GAARSIIYAYNA HEERKAAS.
    HADDAN GACMAHA IS QABSANO RABBINA TALO SAARANO WAAN DHISANKARNAA DALKEENA
    ANAGOO U MARAYNO DHIBAATO KA YAR MIDA NAGA SOO GAARAYSO TAHRIIBKA.

  • @xogaogaalmedia377
    @xogaogaalmedia377 Před 2 lety +5

    Waa Jimce Kusali Xabiibkena muhamed sallalahu calayhi wasalim ☺

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Před 2 lety +4

    Ilaahoow ninkaan caruurtas adku ku badbaadisey ilaahoow muslim ka dhig ilaahoow nimankaan labadaa jano ugu bisharay أللهم امين يارب العالمين

  • @SG-GALLARY
    @SG-GALLARY Před 2 lety +12

    Wada kale noosheeg oo aan maraykan kutagi karno zxb qof walba intu dhargo ayuu ku leeyahay ha dhaqaqin meeshaada joog
    Sidi inaad GEED tahay!!
    Ileen waa ogtahay dalkeeni xaalada uu kusuganyahay
    👍Waxa nasugaysa inn nafteena amaan iyo horumarin dhanka dakhliga gaarsiino
    👍Waxa nasugaya Walid ay khasab nagu tahay inn daryeelno
    Caqli MA noqonayso soomalia iska dhexfadhi xata Hadi aan shaqaysato aano qabiil ba kabaqysaa
    Muhiim weeye tagitaanka maraykanka
    🇺🇸🇺🇸🇺🇸💖

    • @ahmedseidhassan5147
      @ahmedseidhassan5147 Před 2 lety +2

      Haa wlhi dhibkaas halka maraysid waxaa ka xun somaliya kunoolow noloshu waa tijaabo wr nio maka baxnaa🤣🤣

    • @hamseali5147
      @hamseali5147 Před 2 lety +2

      Si layaqaan ayad u garnaqsatay zxp anigu hada waxan qorshaynayaa inaan wadada afka ugalayo sababtoo ah ma iimuuqato Somalia nolol iyo rajo toona oo la dhawro naftayda oo kaliya ayaan la tashtay waxana isoo baxday mustaqabal seeg ama naftaada khatar gali
      Rabi laba talaba tii roon ha ina waafajiyo

    • @abdallaabdalla1615
      @abdallaabdalla1615 Před 2 lety

      Run badanidaa sxb

    • @empireshow1
      @empireshow1 Před 2 lety

      @@ahmedseidhassan5147 waar ka baxno Somalia wlhi shaqo laan stres ayaa baa una dilaye

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 2 lety

      Dabada aya laga wasaya zhp iska ilali
      Dadkii baxay aya sir ahaan iigu sheegay ee lasoco 😂
      Anigu uma socdi adi hada diyar tahay saliid sii gado
      Si'aan American ka madow dabada kuu qarxin 😂
      Only advice

  • @cabdulaahifaysal6279
    @cabdulaahifaysal6279 Před 2 lety +12

    wll hal mar aan ku salino nabigeena mohamed scw

  • @yunisbashir8541
    @yunisbashir8541 Před 2 lety +4

    Thanks macalim omaar ugu danbeen codsigayga waad ii tix gelisay madaama aan kaa codsaday in aad kasoo hadashid tahriibka

  • @alimahad8381
    @alimahad8381 Před 2 lety +22

    700K is Coming Ogaansho In The belading😎🦁

  • @abdibasidadem8473
    @abdibasidadem8473 Před 2 lety +10

    Jamaal yogol waa aniga walaalkay isaga u yar ayuu naga tagay mrka halkee kala xidhiidhi karaa plz ii soo sheeg wll omar

    • @bashiirmaxamed684
      @bashiirmaxamed684 Před 2 lety +1

      Wllo video ad iska duubtey baraha bulshada dhig sxb mrkas ayd ninkan lahadli krta

  • @alinoorahmed575
    @alinoorahmed575 Před 2 lety +1

    Qofkii ugu fiicnaa uguna kheyrka badnaa uguna naxariista badnaa waa nabigeena muxamed scw

  • @abdulbasidabdullahi1914
    @abdulbasidabdullahi1914 Před 2 lety +9

    albaabka jaxiimada hada maqasho howsha ma fududo
    allah u maciino inta ku jirta hada iyo kuwa kusii socda.

  • @elcozovic8667
    @elcozovic8667 Před 2 lety

    iLaaa iyo malintii Aan barty OGaansho iyo ilaa hada mar qudha kama xiiso jabin wallahi waxbadna ka faidey ♥️♥️🥰🥺

  • @ikranfarah6086
    @ikranfarah6086 Před 2 lety +18

    Dhalinyarow ka baxa wadanka wax xun maaha, inaan raadsanaa nabad iyo mustaqbal ifayana wax xun maaha, I know in wadankeenu asagu wax dhiso u baahanyahay oo uusan mustaqbalkeena dhisi karin inta maanta wadanka wax u qabatayna yihiin qurbo joog tahriib haku galaan ama si ka fudude marka sidaa darteet maaha halista intaa la eg inaan nafteena galino.
    Kabaxa wadan hadaad awoodaan oo raadsada nolol lkn haku raadinina wadada nuucaasa mareekan bis noloshu ma taalo ee naftaan waa ammaano waana nala weydiine hadaad nolol raadsaneysaan u raadsada melaad awoodaan kun iyo kow jeerna ka fikira caqabad nuuca aad meshaas kala kulmi kareysaan.
    Mar kobaadna raadi wado walba oo aad tahriib uga fursan karto sida inaad dhan waliba ka eegto fursad ku furan karta noloshaadana wax ka badali karta wayoo tahriibku waa naftaadood ku qamareysid se waan ogahay in qofka dhalinyarada ah uu ku fikirayo tahriib maalin dhowr iyo labatan jeer markuu waayo dal maskax ahaan iyo jir ahaanba aan daryeelen naftana uusanba ku aamini karin dhaqaalo xumana ugu sii darsanto.
    Almuhim noloshan iyadaaba iska gaabane aynu kun jeer iska eegno wadada aan mareyno aduun intaad ka daba ordeysidna ha illaawin wixii kownkaan laguu keenay.
    Wabillahi towfiiq asc

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 Před 2 lety +17

    Asc walka walka jecel muraadkiina allaha Idin saqiro amiin yarp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin jimco wngsn

  • @bilkhayr2354
    @bilkhayr2354 Před 2 lety +9

    channel aan abaal badan uhaayo ogaansho ilhay xafido wll Cumar 🥰

  • @Waryapoi460
    @Waryapoi460 Před 2 lety +2

    1 saac ka hor waxaan go‘aansadey inaan baxo oo aan Lugta furo Lkn Illahay ayaa irsaaqada baxsha Meel uma socdo thnkz wll Cumar ❤️🙏

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Před 2 lety +12

    Codka 🎤 Jamaal Yogol✔️
    Sideed u aragtaa in adigoo dhalinyaro ah aad dhibkaan mareyso maxaad
    Umalayn inta JILICSAN😭😭
    Wiil ka so jeda Dalka Hayti 🎤✔️
    Anigii raga ahaa ayaa sidan ugu dhiban maxaad umalayn caruurta iyo Dumarka 😭😭
    Walahi wa xaqiiqa 👍 WARESI DHAXAL GAL U WADA AH DADBADAN✔️🎤

  • @mohamadaminomarmahad4216
    @mohamadaminomarmahad4216 Před 2 lety +1

    Wadadaan Bishii Ramadanka 2022 soo maray Alx alle wuu isoo nabad mariyey wadadaan qofkii hami leh wuu soo mari karaa Haduu alle talada saarto

  • @baylood.germany
    @baylood.germany Před 2 lety +10

    Bisha 9 aad ayaan jarmalka ka baxaya insha alh soo duceeya zhpyaal qof walba saacadisa ayuu dhimanaya

    • @adnanjanuzaj6725
      @adnanjanuzaj6725 Před 2 lety +1

      Sxb hada xagee jogta

    • @baylood.germany
      @baylood.germany Před 2 lety +1

      @@adnanjanuzaj6725 Germany sxb

    • @adnanjanuzaj6725
      @adnanjanuzaj6725 Před 2 lety +1

      @@baylood.germany sxb ani waxan joga Kenya maxa simiyaa anin so bixu ayaa ribaa

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 2 lety

      Dabada aya laga wasaya zhp iska ilali
      Dadkii baxay aya sir ahaan iigu sheegay ee laso 😂
      Anigu uma socdi adi hada diyar tahay saliid sii gado
      Si'aan American ka madow dabada kuu qarxin 😂
      Only advice

  • @fathima.iloveallah.3853
    @fathima.iloveallah.3853 Před 2 lety +15

    Walaahi very scary 😧 La ilaha illa Allah. Yaa Allah koleey hada wey soo bexeen protect them Yaa Allah and guide them Yaa Allah give them money and good health lovely home 🏡 so they can life Yaa Allah today is Friday accept May dua Yaa Allah Ameen 🤲

  • @mohametthassannoor2
    @mohametthassannoor2 Před 2 lety +20

    جمعة مباركة علينا وعليكم استاذ عمر ✊

  • @Khaire.10
    @Khaire.10 Před 2 lety +9

    Wadankeenii waxaan ku ognahey malahan marka laba goorleba waa ladhimanayaa ani ahaan waxaan rajeynayaa inaan tahriibo ama haduu ilahey ifududeeyo caadi udhoofo

    • @Khaire.10
      @Khaire.10 Před 2 lety +3

      @m wad aragtaa sey siyaasadeenu tahey markaasaa ku leedahey maad dalkaaga qurxisatid 2bo mid baatahey adu 1ow inaa tahey mid wadanka kadhoofey oo qurbaha kuraxeysanaya ama inuu siyaasi kudhaley oo xolaha masakinta kuraxeysaneysid⚔️

  • @mahamednuur4097
    @mahamednuur4097 Před 2 lety +8

    Brazil sidee ku tagi karaa waan rabaa inan wadadaa maro waayo wadankii meel xun ayuu marayaa afar caruura iyo hooyadood ii joogta wax waliba cirkaa ayey mareen noloshii ayaa adkaatay shaqadii ayaa qabyaalad gashay hadii aad ganacsi yar furato markay ku kala dhacdo ayaa dadkii mesha kaa kireeyey kaa saarayaan oo isla ganacsigagii ka furanayaN cumar inshaar dadkaa wadada u badheedhay waxay u adkaysan wayeen caruurtooda oo bilaa caano ah oo aduunkay hayeena waxba goynayn rag ciilkii cadaab ka dooray wxd igu caawisaan sida brazil lagu tagi karo please

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Před 2 lety +2

      Hda yurub jogto o travel Document haysato wadankan ayd kadage French Guiana lkn hda Somalia jogto iska ilaw

    • @amiira2736
      @amiira2736 Před rokem +1

      Illahay haku nabad geeyo wll hada inte joogta

    • @mahamednuur4097
      @mahamednuur4097 Před rokem +1

      @@amiira2736 brazil jogaa insha allh socodkayga waan sii wadayaa ama geeri aaakhiro ama guusha nololeed wlshayey

    • @mahamednuur4097
      @mahamednuur4097 Před rokem

      @@Akhyaar142 yaaku yidhi wx soomalia ka tagay wxnn jogaa brazil sxb halkaa iska hubso

    • @abdalla9814
      @abdalla9814 Před rokem

      ​@@mahamednuur4097 zxb ii waran hadaa u Soo socdaa eh iminka xagee maraysaa??

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 Před 2 lety +1

    Illahey halago rergalbedka galada yuhuda iyo waxi lamid oo Illahey ku casiyay Illahey hasoo hanoniyo intii uu uqadaray hanon intii kalena shartoda Illahey hanaga qabto aamiin yaa rabi 🤲 ♥

  • @HornAmiir
    @HornAmiir Před rokem +3

    Maxaa ciyaal igu raraya war waan soo soconaa cumar inshaaroow adigu nin qadar jooga ayad tahay oo ah wadan horumarsan ,anaga oo africa ku rafaadsan ayaad na waalaysaa😢

  • @bashir871
    @bashir871 Před 2 lety +2

    Ogaansho alle haku caraameyo wllo qli sidaan ku jecelahay alle haku jeclaado❣❣👏wax badan ayaad nolashayda dhiiri galin siisay wax ka dalee

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 Před 2 lety +10

    Keep going brother
    Happy islamic year ❤

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před 2 lety +1

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor

    • @dhagoole2025
      @dhagoole2025 Před 2 lety

      @@m.k.7788 dhib ma laha haddii uu ingiriisi amma carabi ku soo qoro walaal.

  • @AMENVOLCnA-jn3hl
    @AMENVOLCnA-jn3hl Před 10 měsíci

    Maha wadada HalaGa blse waa wadada Gusha ama dhimo aMa nlosha is Badal iYo horumar kaGaadh

  • @saedabdinssaer9191
    @saedabdinssaer9191 Před 2 lety +12

    Soomaalidu channelo aan faa,iido lahayn Bay 1M subscribe geeyaan magaranayo channel kaan qiimaha badan waxa ay u follow garayn waayeen horay usoco wll omar inshaar

  • @abdimohomed3860
    @abdimohomed3860 Před 2 lety

    Jamaal meesha ma school ayuu ka dhiga isba waa tahriib abti maahnaah ayaa aheed rag socdku waa u dawo hadii uu
    Wadku daayo🦁

    • @amiirabdalla1035
      @amiirabdalla1035 Před 2 lety

      Soo daa libaax Hdii Calaf ku leedahay Waa imaanaysa Usa 🇺🇸 Waa Dal fursad Wngsn Hdii Ilahay Nabad kugu keeno sharcina ka hesho

  • @MohamedOmar-nl2qn
    @MohamedOmar-nl2qn Před 2 lety +3

    Waxaa ugu badan ee dhalinyartaas raadinayaan waa aduunyo iyo maal. Hodantimada dhabta ma’ahan inuu qofka xoolo iyo maal badan haysto ee waa qalbiga iyo inuu Alle kuu barakeeyo waxa yar aad haysato. Wallahi hadaa caafimaad qabto waxaa quudatane aad halaysid majirto sabab aad isku biimayso. Niyad degan iyo jir caafimaad qaba iyo naf Alle ku xiran hadaa haysato hodanimo kuu dhiman majirto.

    • @HornAmiir
      @HornAmiir Před rokem

      Walaal waligeed ayay dhacaysay in bini aadamku guur guuro , waana wax soo jireen ah , dembina ma ahan in uu qofku nolol wanagsan raadsado.

  • @bashkaaden3735
    @bashkaaden3735 Před 2 lety +2

    Ilaahay baa mahadleh isoodhaafiyay 2014 iyadoo islasanadkaas aykudhinteen 7 tahriibayaal oo soomaali ubadan

  • @Hassan30003
    @Hassan30003 Před 2 lety +5

    Qofkii goal leh iska dhaafe 70,000km ee 1million KM waa lugeyn karaa.
    Hore u socda.

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 2 lety

      Dabada aya laga wasaya zhp iska ilali
      Dadkii baxay aya sir ahaan iigu sheegay ee lasoco 😂
      Anigu uma socdi adi hada diyar tahay saliid sii gado
      Si'aan American ka madow dabada kuu qarxin 😂
      Only advice

    • @drbakar1426
      @drbakar1426 Před 2 lety

      @@Suhayb1_4 hhhhh adi ya kushegay 🤔

    • @abdimalikali9993
      @abdimalikali9993 Před rokem

      Nabad gala'e haajira

  • @user-mo7hn6gn9f
    @user-mo7hn6gn9f Před 2 lety +2

    لا إله إلا الله محمد رسول الله 😥
    Allahayo muslimiinta qanaaco iyo iiman sii 😭🤲

  • @abdirisakisse4277
    @abdirisakisse4277 Před 2 lety +3

    Horta dahriibka wax fcn maahn lkn hadana qofka hdii uusan iska dhaafeen xiligaan la joogo wa marka oogu macquulsan oogu a fudud ee Latin America la maro lkn dumarka marnaba uma fududa lkn raga wa cadi xigaan la joogo waa qul qul Qofkii yurub u tahfiibi laha Latin America kaga fcn

  • @khadiijacabdiraxman1308

    Subxaanalaah Allaahu Akbar Alxamdulilah hadii dhoofku meel walba kaagalo waa nolol adag illaahay hayna badbaadiyo Aamiin shukran OGAANSHO

  • @ciiltira10
    @ciiltira10 Před 2 lety +4

    my favorite chanel ogaansho😊❤️

  • @khalidibrahimabdi827
    @khalidibrahimabdi827 Před 2 lety +1

    Wlhi wll cumar aad ugu faraxsanahay masuuliyada aad umada u hayso dhinca wacayi galinta, mahadsanid wlky❤️👑

  • @mohamedmukhtar3330
    @mohamedmukhtar3330 Před 2 lety +4

    Iso duceeya wllo wan ku guda jira inan hlka maro Waxn ahey wiil dhalinayara oo aWood leh iso duceeya wllyal🤲

    • @Huduhassan5862
      @Huduhassan5862 Před 2 lety

      Awooda Allah baale adadayg laguma waaree waxaan gugu ducayn inaad kajoogtid

  • @aweysmaaw5846
    @aweysmaaw5846 Před 2 lety +2

    Aniga in aanmaro wadadaan marawo wandankeyga ayaan illaah kubaryaa allaah arsagda bixiyo melwabo aad googto

  • @mckaafi7462
    @mckaafi7462 Před 2 lety +12

    Marka lafiiriyo wadadan aad ayay uga sahlantahay tan libiya dadka wadadaan maryaa 100% wa dad tahriib horay so maray oo Europe sharciyo ka haysta allh hano fududeeyo 🏃🏾‍♂️

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 2 lety +1

      Dabada aya laga wasaya zhp iska ilali
      Dadkii baxay aya sir ahaan iigu sheegay ee lasoco 😂
      Anigu uma socdi adi hada diyar tahay saliid sii gado
      Si'aan American ka madow dabada kuu qarxin 😂
      Only advice

  • @me.zaahid6250
    @me.zaahid6250 Před 2 lety +7

    Tahriibka waa waxa ugu badan ay ku halaagsameen umada somaliyeed marka laga soo tago dagaaladii sokeeye..waxaan rajeynayaa in dhalinyarada somaliyeed marka ay muuqaakan daawadan ay wax ka baran doonan dhibaatada tabriibka..

  • @yahyeabdirahmanofficial1868

    Allow wadanka noo hagaaji
    Wadankii shaqo la.aan ayaa ka jirto tahriibne waa dhibaato Africa allaaha ayaa umaqan

  • @anascabdi280
    @anascabdi280 Před 2 lety +3

    Intaad geeri ka cabsanayso guuli kaa dheer adeer mcne

  • @M.Suriyan
    @M.Suriyan Před 2 lety +3

    Waxaan joogaa meel travel agency an wlhi maalinkii tobanaan qof ayaa i waydiisa sida latin America lagu tagi karo ama visa yaasha dalalkaas lagu helo karo, tahriib allaanka magan galay.

  • @abdirizakomardahir8940
    @abdirizakomardahir8940 Před 2 lety +1

    John carlo wa ninka ugu fiican muqalasiinta

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 Před 2 lety +4

    Dad badan oo somali ah oo south Africa iyo Europe ka tagay ayaa u sii socda sanadkan
    !!!!!

  • @ayuubdiirshe3981
    @ayuubdiirshe3981 Před 2 lety +2

    Wlh bilhi magaca ale wax laku ciyaaro maahan vediokaan anoo geemaha banama ku dhex jiro oo militari banama nahayaan ayaa la iisodir wana dawaday wax yabo badan uu sherkin ayaa jiro 🥺 jangalka banama wlh iku soo orod mahan cunug 8 bilod jiro oo dheeqo laku dhex tuuray wlh anaa indhahega saray awod aan kusoqado mahayo 😪 wlh cadaaab ayaatalo gemaha banama lkn somali ayaan aqanaye been ayaa noshekee ayay kuleyihiin nin waliba calafkiisa ayuu cunayaa anagana nosoduceya waxyar ayaa noohary lkn aniga ahaan nasib waxan u yeeshay famliy kii ugu horeeyay oo somaliya oo jangalkan somaro ayaan lasocday alxm rafaad dheer kadib waa nabad qabnaaa alxm 🙏🙏😪😪🥺

    • @siciidqaasim2310
      @siciidqaasim2310 Před rokem

      @Ayuub Diirshe sxb hda intee joogtaa. Maraykan ma gashay

    • @abdalla9814
      @abdalla9814 Před rokem

      War zxb Maraykan ma gashay Bal Soo hadal

  • @DonOFLight
    @DonOFLight Před 2 lety +6

    Wow outstanding working your putting out on this channel. I’m looking forward to watching more of your videos Inshallah

  • @ciu.applynow
    @ciu.applynow Před 2 lety +1

    Darien gap ladhaha Colombia and Panama inta ukala dhaxeyso. Waa meel halas ah

  • @MohamedIbrahim-bu2lw
    @MohamedIbrahim-bu2lw Před 2 lety +9

    M.a never give up brother

  • @mohamedjunior1869
    @mohamedjunior1869 Před 2 lety +1

    Anigaa soomaray Wax dhibaato ah ilahay iguma tusin waxan loo dhibtoonina lama helo nothing comes easy bro
    Alxamdulilah

    • @abdalla9814
      @abdalla9814 Před rokem

      Zxb Brazil ilaa Maraykan waqtigu intee leeg kugu qaadatay ??

  • @cabdirisaqmohaabdi6559
    @cabdirisaqmohaabdi6559 Před 2 lety +6

    Dadna silicaas bay u maraan inay america tagaan dadna iyagoo dhawr iyo toban sano jooga bay san waxna xaqiijin

  • @Wacan_aziiiz99
    @Wacan_aziiiz99 Před 2 lety +5

    AnO oG IneY wixiii ilhaY ii qoraY Qof Kle iga qadan karaYn
    NaftaYda yree Amanada ah mana Saaas Oo dhan u haligi kara 😥💔

  • @suhaybxasan7725
    @suhaybxasan7725 Před 2 lety +9

    😭😭😭Fiicnaan lahaydaa inagoo dhulkeena khayraadka badan yaallo ka dhigna kuwa reer galbeedka oo kale ee jidadka logu dhamaaday si loo gaadho,wiil dhalinyaro ah ayaan ahay,wlhi noloshaydu waa meel wanaagsan oo dhexdhexad ah,sidaas oo ay tahay tahriibka waa necbahay anoo og xita inay macquul tahay in fursad uun la helo,

    • @zakariagoh6687
      @zakariagoh6687 Před 2 lety

      Dhulkee? Khayraadkee?

    • @suhaybxasan7725
      @suhaybxasan7725 Před 2 lety

      @@zakariagoh6687 wll keena,xitaa dhulalka carabta ee shidalka kaliya ku tiirsan uu ka khayraad badan yahay lkn dawlad soo saaraysa ama ka faaidaysanaysa ma jirto,aduunka bariga dhexe aya ugu khayraad badan iyo dhulalka kale ee islaamka lkn sidii loo baahnaa looma maamulo,keena somaliyeed xitaa ciidiisa ayaa caalmaku isku laynayaa oo dalalka qaar soo iibsadan ciid ay wax ku beeraan,lkn lacagtu maaha wax yaabaha lgu qiimeeyo khayraadka,bari way dhamaan kartaa ama way qiimo beeli kartaa

  • @islaw940
    @islaw940 Před 2 lety +1

    bari ayan meshas safar u ahay iso duceya🤲😰😰😰

  • @omaari155
    @omaari155 Před 2 lety +4

    Ragu waa kii socon jiray oo dhibta wajihi jiray safar halkaad joogto hadey kugu adkaato ha tahriibina dadkaad tiraah maxaa uhesaa? Adigo udagalamaya jihaad ugu jira naftaada inaad ka saarto dhibato iyo wadan wax raja ah ka jirin dhib inaad wajahdo rajo kaga muqato dhibta dabadeed inaad ubareerto ka guul garto iyo inaad ka guul gaari weesaba waa wax caadiya .

    • @Huduhassan5862
      @Huduhassan5862 Před 2 lety

      Nolol adagi majirto adaa isku adkeeyey dhul dadkii lahaa utashadeen ayuunbaad intay naftu kaa baxayso uroori mawaxaad joogtaa meel anad ku sujuudi karayn albaabada guushu Allah baa hayee dib isugu noqda

  • @abokorhajji4509
    @abokorhajji4509 Před 2 lety +1

    Wlhi waa xaqiiq hadalkaagu iyo xoogtaad ka hadashay waxaan garanayaa wiil soomali ah oo bishii hore ku dhintay meesha waa jaaxiimo yar meeshu

  • @najiibahmed2830
    @najiibahmed2830 Před 2 lety +3

    Wlhi 70 km waxa kaga dhex bixi kara wax yar hal maalin
    100 km ayaa geel u dhaaminayay
    Xey iisheege 70 km

  • @Mahaer10
    @Mahaer10 Před 2 lety +4

    Kuwa Asxaabteyda ah ka celin la'ahay inay galaan tahriibkan halista badan xitaa waan tusay dhibatada ka horeyso iyo muuqalo naxdin ah laga duubay balse wayi maqli layiihiin ee Allah U Sahlo safarkooda😓

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan Před 2 lety +13

    Marekan iyo europe waxee awooden ine wadamadooda kadhigaan dhulka fursadaha iyo shaqada dad badan ku hamiyaan inee aadaan ayagoo naftooda halis galinaayan, maxaa diide wadamada muslimiinta ine dhulkooda kheyraadka badan dhax ceegaago inee fursadahas kasamestaan si dadkooda ubadbaadiyaan waa ayaandarro

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi Před 2 lety +4

    1443 maca salama video gi udanbeyey ee aad so galisay sandkii 1443
    1444
    Maraykanka waa gaajo ka orod oo
    gaajo+stress+cunsuriyad...
    U orod

  • @khadarkeywiilkariyada6934

    Zxb wadadaas wan maraya ama waqti dheer ha igu qadato ama waqti gaban rag iyo rafaad ba wey wada dhasheen ama wan dhiman ama wan nolaan 🙏

    • @Abdirahman_03
      @Abdirahman_03 Před 2 lety

      Oo hada yaa kugu dhagan neh Orad bax

    • @khadarkeywiilkariyada6934
      @khadarkeywiilkariyada6934 Před 2 lety +1

      @@Abdirahman_03 wll cid igu dhagan maleh ee ducada igu kalmee plz wllka Ayan ahay 😢🙏

    • @Abdirahman_03
      @Abdirahman_03 Před 2 lety +1

      @@khadarkeywiilkariyada6934 inteh jogta Alle qof walba wuxu u qoray bu helaaaa

    • @khadarkeywiilkariyada6934
      @khadarkeywiilkariyada6934 Před 2 lety +2

      @@Abdirahman_03 zxb qali Kenya Ayan jooga hada waa ruun qof wlbo waxu alle uu qoray unbu heli 🙏😢

    • @ABEES-TV
      @ABEES-TV Před rokem

      @@khadarkeywiilkariyada6934 Bro Matagtay Hadda mise wali Wa Rajaynasa🖐

  • @nuradinsuleiman7950
    @nuradinsuleiman7950 Před 2 lety +32

    The real role model keep going 💪
    Sanad wanaagsan

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před 2 lety +1

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor

  • @ipcapital4747
    @ipcapital4747 Před 2 lety +5

    Jidkaas 2014 bn maray wxan qiyaasayaa in aan ahayn dufacadii 2aad sijdaas kaas maray 32 qof ahay wxan xasuusta 6 ayaa dumar ahayd lk dumar lama.oran karin kuwaas raga ayay ka sareeyan xaga adayga markii jidka aan kaydnta oo ilaa 100km ah mukhaliista wxay nagu amareeen in sida kabo kuu jooga lawyaha qofkasta waxa uu watay 2 doortay 1hal bil iyo 10days bn ku jirnay jaxiimadas ciladu waa meelaha kaynta oo xataa hawada way ku dhibaysa waan in aad kaftantaa oo wxan isku maaweelinay markii jidkaas maraynay qofKsta waxa uu yaqaana sida quraan sheeko heeso kaftan hdii aan qiyasi weeraradii nasoogaaray horta dhibka. Ugu badan ee ku soowajahaya waa labo bahalo sida masaas duulo abeesooyin lkn alxmdullhi cabsida ugu badan wxaad arkaysa maydad lafo noqday inta madaxa ayaad ka garanaysa in uu qofyahay

    • @hindiaqalbidoolar5214
      @hindiaqalbidoolar5214 Před 2 lety

      Subxanlllh Illhy ha iin ilaaliyo

    • @maizaali5012
      @maizaali5012 Před 2 lety

      Hanlaha mala kufsda tas imuhim ah🥺🥺

    • @bashiirmaxamed684
      @bashiirmaxamed684 Před 2 lety

      @@maizaali5012 ha

    • @exalonso320
      @exalonso320 Před rokem

      @@maizaali5012 Haa wll

    • @hibojamaosman5781
      @hibojamaosman5781 Před rokem

      @@maizaali5012 abyo xagee joogtaa anaa baxYa insha allh ilhybaa daadka kaafiyee wiilbaxan lahadlay waxuudhahay wax kufsiya kama jiraN lkn rafad kle unbaaaa yaL un

  • @amin_7khalaf
    @amin_7khalaf Před 2 lety +2

    Omar Wll xayisimaha Waan Araagna ee Hormari Sidaa aaD Waax uSoo Gudbinayso Todopadki 3 Vedio kadhiig Thanks

  • @umadamedia24
    @umadamedia24 Před 2 lety +13

    اللهم الرزقني كما تشاء

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 Před 2 lety +1

    WIILKAAS REE ANGOLA 🇦🇴 AYAAN ISLA AHEEN. 2022 BUU INAGATAGAY ABDIRAHMAN

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 Před 2 lety +25

    No risk No reward❤️

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Před 2 lety +5

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor

    • @axmedcade5195
      @axmedcade5195 Před 2 lety +1

      hhhhh sxb forex aa isoo xasuusisay

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 2 lety +1

      Dabada aya laga wasaya zhp iska ilali
      Dadkii baxay aya sir ahaan iigu sheegay ee lasoco 😂
      Anigu uma socdi adi hada diyar tahay saliid sii gado
      Si'aan American ka madow dabada kuu qarxin 😂
      Only advice

    • @zakariagoh6687
      @zakariagoh6687 Před 2 lety

      @@Suhayb1_4 qofkii la cunay waa la I cunay cidna kuma dhaho haduusan uga sheekayneen markaa qof uu markii hore isagu cuni jiray easy pussy.

    • @yasinmaacow1101
      @yasinmaacow1101 Před rokem

      @@Suhayb1_4 wlhi ma qaarbaa dabada laga cunay waliba qasab

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Před 2 lety +2

    Gabadh walshay ah baa dhex ku sii jirta ilaahoow ku nabad gali ,

  • @thelionking6550
    @thelionking6550 Před 2 lety +6

    Waxaan ahaay aabe dalkii hooyo nolal sare kuheesto China Iran Pakistan dartood dalki ugu sotagay madama ahay kalumesato waxa kaso tagay dalki hooyo 2012 safar dheer saxaraha garacid oon dal ugu danbe waxan imaday yurub 2013 5 habeen oo bad madow waxa ii bilowday nolasha adkeed 9 Sano kadib waxaan raba Ina kasii safro amercia wado kale oo halesteda leh waxaan sameyo ma aqaan wlhi 😥😥😥

    • @xamdixodey6515
      @xamdixodey6515 Před 2 lety +1

      İnshallah wll illahey marnaba haka qusan kuxirnaw waxaana samesa intaada ficil istiqaaro alle aya kudorayo go’aan saxa markasta alle talasaro asaa garabkaga

  • @xamdinafyar5822
    @xamdinafyar5822 Před rokem +2

    Jamal muxuu doonay asi yaab bdnaa War wllhi bllhi wan baxaaa I.a

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 Před 2 lety +3

    Aniganà waxaan soo xasuustey maalintà qiyaamaha oouu qofku ka’cararaayo kuwuu dhaley iyo kuwii dhaley Yowmul Casiir 😔

  • @abdimalikali9993
    @abdimalikali9993 Před rokem +1

    70km masaafo badan oo 5 cisho oo lug ah qaadan karta maaha lkn kolay meesha oo kaymo ah iyo dadka oo aan jidka aqoon u lahayn ayaa u sabab ah
    2 maalin socod ama maalin iyo badh kama badankarto sida caadiga ah 70km anigaa geel jire soo maray oo lugta wax ka aqaana

  • @mohamedabdirahmanismail6952

    Meshasa jafi rba qaraboy next comment marekanka idanka so qori i.a🖐️

  • @Dhoolayare1
    @Dhoolayare1 Před 2 lety +2

    Ilaahay hadoow iisuurta galiyo
    Waan mari doonaa insha allah
    Malaayiin ayaa marto sxb
    Hadoow allah kuu qoro inad kudhimato waa Qadar alla
    Hadaysan kuu qornen Waa alx
    Meeqa Kabadbaaday oo maanta Shaqo wngsan ku hysato mareykan ayagoo Noloshooda&Mida Familykodaba Dusha Saartay

    • @HornAmiir
      @HornAmiir Před rokem

      Wan kugu raacsanahay saaxiib , noloshana kama soo harto inaad khatar qaado, fulaynimo iyo qoomamo adiga oo ku noolaada waxa dhaanta adiga oo si raganimo leh u dhinta , ninkan omer insharna waa nin qadar jooga oo ah wadan horumarsan, halkan somaliya geeridaa dhaanta wlhi.

  • @abshirmaxamed6986
    @abshirmaxamed6986 Před 2 lety +3

    Mahadnimo umar inshaar War bixin ficn oo America ugu tahriibi karo ayaa isoo gudbisay 70kg waxba maahan 🤘waxaan rajayn 2023 inaa America tahriib ku galo 🖐

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před 2 lety

    wallhi cajiib waye illahow wadankeena noo hagaaji oo noo barakee oo na jeclaysii oo Nabad yeel yaa Rabi

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 Před 2 lety +5

    North America mar hore ayan u tahriibi lahaa lkn gabar ayan ahay anoo nin ah africa maba joogi laheyn qatarkasta waa u bareeri lahaa

    • @maizaali5012
      @maizaali5012 Před 2 lety +2

      Ano kle thy maskaxdeyda kujirta xaga inan maro latin america ee kufsi unba kacabsnahya gabar ban ahy

    • @wejdanaabdurahman5973
      @wejdanaabdurahman5973 Před 2 lety +2

      @@maizaali5012 dhib male sxb hadaa tahriib ku tagi weynay nin North America jogaa guurseynaa lol 😂 😂😂😂

    • @maizaali5012
      @maizaali5012 Před 2 lety +3

      @@wejdanaabdurahman5973haa wllhi no ducee bal 😂👋💙👑wlle meshan wance

    • @abdimalikali9993
      @abdimalikali9993 Před rokem

      Anigu dhaqaalihii aan ku bixilahaa ayaan isku toos toosinayaa way iga go'antahay maanta xitaa wiilal baa baxay

    • @amiira2736
      @amiira2736 Před rokem

      @@abdimalikali9993 wll intee joogta wilasha baxayna illahay ha nabad geeyo🤲🤲

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 Před 2 lety +1

    Walaahi ragaan asxaabteyda ayaa kamid ah waana dareemaa qatarta meesha ee allaha naga deeqo

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Před 2 lety +9

    Mar ayaan niyaystay lkn anigo yurub tahriib ku imid oo shaqo haysta miyaan tahriibi ayan dhahay wan tanasulay Alx thanks bro 🙏🙏🙏🙏😭😭😭😭😭

  • @cumaraxmed3107
    @cumaraxmed3107 Před 2 lety

    Thanks