Gudoomiye Cirro''Axmed Madoobe Iyo Saciid Deni Ayaa Sabab U Ahaa Doorashadu Inay Daahdo''

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • This video is about Gudoomiye Cirro''Axmed Madoobe Iyo Saciid Deni Ayaa Sabab U Ahaa Doorashadu Inay Daahdo''

Komentáře • 33

  • @Kaaraamardhatv
    @Kaaraamardhatv  Před měsícem +3

    Walaalaha Dhammaan Nagu Taxan Waad Ku Mahadsantihiin Sidaad Noogu Taxantihiin, waxaan diyaar unahay marwalba inaan ka shaqeyno wixii aad jeceshihiin, sidookale hadaad daneynaysaan inaan barnaamijyadeenna ku casuunno dad gaar waad nala wadaagikartaan, codsiyadiinnu Waa Noo Muhiim Soodhawaada Asxaabta Qiimaha Iyo Sharafta Leh.
    Mahadsanidiin.
    Contact Us:+254725013717

  • @MohamedHaji-vo5eh
    @MohamedHaji-vo5eh Před měsícem +5

    When faramajo was collecting people with knowledge, experience and smartest minds. Xasaan sheikh was searching who can loot for him

  • @user-dy1wd2bw5i
    @user-dy1wd2bw5i Před měsícem +2

    Mashaa allaah cinroo allah ha barakeyo waa nin daacad ah lakiin somaliya qof daacad ah marabaan ee waa dad musuqa diley

  • @CiidYusuf
    @CiidYusuf Před měsícem +4

    Cirro waa nin waxbadan somalida tusay

  • @MY-Geedi
    @MY-Geedi Před měsícem +3

    Aad baad ugu mahafsanrahay dhaxalkaa wanaagsan ee umada u qortay.

  • @OmarMohamed-mz1bb
    @OmarMohamed-mz1bb Před měsícem +2

    waa mahasan yahay hudoomiye cirro, Waa loo baahan yahay in siyaasigu wax ka qoro inta uu siyaasadda ku dhex jiro iftiimiyana wixii dhaliil ah wixii qaldamay,wixii la saxay iyo waxa loo baahan yahay in dib laga saxo.waa fikir wanaagsan oo horumar lagu gaadhi karo.

  • @mohamudahmed5353
    @mohamudahmed5353 Před měsícem +2

    Cirro is very nice I like your idea

  • @garada6921
    @garada6921 Před měsícem +1

    QORAAGA BUUGA WAA SOO DHAWAY NAYAA RUN TII WAAYO MA ARAG MANA MAQAL MANA JIRIN QOF AH MASUUL OO MASULIYAD WAYN DALKA USOO QAB TAY SIDA GUDOONKA DOORA SHOOYINKA EE QARANKA SOOMALI YED OO WIXII UU KALA KUL MO SHAQADII UU DALKA USOO QAB TAY IYO WIXII UU ARKAY BUUGAANA WAA SOO DHAWAY NAYAA WAANA KU FARAX SANAHAY IN UU NASOO GAARO OO NALOO SHEEGO MEESHA LAGA HELI KARO THANKES MR QORAA CIRO

  • @mohamudahmed5353
    @mohamudahmed5353 Před měsícem +1

    MD Hassan sh guul iyo gobanimo

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Před měsícem +2

    In uu qoro wey fiican tahey , qorahani waxa uu eeg yahey nin waxa jirey qoraaya waxaaaney galin doonaa taariikhada

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Před měsícem +2

    Ilkecase Xageebaad laga helyaa buuga

  • @findheofficial621
    @findheofficial621 Před měsícem +2

    Cajiib lugtay hayaan dalka

  • @caateeyemedia2193
    @caateeyemedia2193 Před měsícem +1

    2r

  • @AbdirahmanAbdulahiFarah
    @AbdirahmanAbdulahiFarah Před měsícem

    Bugga pdf ma u helaynaaa walal

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Před měsícem +1

    Welkom 🤗 Ilkecase

  • @ogademabsame1515
    @ogademabsame1515 Před měsícem

    Xildhibaanadii Garbahaarey ka waran

  • @cabdifitaxcalisanbuur
    @cabdifitaxcalisanbuur Před měsícem

    Book intee ka helaa

  • @adandayib1659
    @adandayib1659 Před měsícem

    Gudiga Ka Yimid jubaland Waxey iska Ilaalineyen Ina farmajo Wayo Dagalba Kala dhexeyey iyo muranbadan ✅✅✅✅

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 Před měsícem

    😂😂😂WAR UMADA HA SIRINA DALKINA FHISTA SOMALIA YEEY 🇸🇴 WAA TUUGO QALIN SHUBATO KUKUNYO IYO WAHABI QAWARIJ ALSHABAB XISBU SHEYDAN YAAN LIDIN SIRIN😂😂😂

  • @adanabdullahi2108
    @adanabdullahi2108 Před měsícem

    Ciiro ur not honest just be honest of ur self just yesterday President Dani people they voted what ur trying to tell us complaining our leaders nonsense

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 Před měsícem

    Kan wax aan been iyo kidbi aheyn ma sheegayo

    • @TruthNeverHurt462
      @TruthNeverHurt462 Před měsícem

      Cadeeyn keen mise aderka ayaad cadaabta ugaleeysa itaqilah

    • @yusufahmed5759
      @yusufahmed5759 Před měsícem

      @@TruthNeverHurt462 Waloow aanan adeerka fahmin laakiin ruuxa soomaaliga ee baaliqa ah ee xiskiisa joogo cadeyn uma baahna

    • @massiysomalimohamed2027
      @massiysomalimohamed2027 Před měsícem

      QABYALAD AYAA KAA HADALSIINEESO. QABYALADA WAA CUDUR WAALAN

    • @yusufahmed5759
      @yusufahmed5759 Před měsícem

      @@massiysomalimohamed2027 Walee ineey kaa dhax qeylineyso qabyaalad waa cadahay saa oo kiyaale kale maba qabtid,kan aad qabyaalada ku difaaceyso amaan habeen kaa xigaa

  • @abdulazizd
    @abdulazizd Před měsícem

    Abaha ku was beenaale

    • @AbdulDelta1
      @AbdulDelta1 Před měsícem +1

      Armaad adigu beenaale tahay ? Waxaana taas astaan u ah xurmad darrada aad u muujisay waalidiinta (aabaha gudoomiyaha).