Alla meeshaa ku goysay lee jah wax yar dib u celi aa ka dhacday hubin darteed miskiin ilbir waa loo hoos galiyay haa adeer aaa woo dag dagay lkn waa nin karmeed siwanaagsan oo sameeyay ma ewel oo inkiri lahaay aftahan iga dheh hadane heli og jawaabti ka horeysay xataa cajiib soo isku furdaamiyay
Masha Allah
Mansha alah waxad tahay macalinka bugagta somalidii horey ay qoreen waliba si cajiib uga turjunta hore usoco
Hore usoco zxp❤🎉
Qeybta 4 la so dhacso plz ❤🙏🙏
waa mahadsanthy saxb guulayso
❤ Libax maxadsanid so Dadagi
Mahadsanid walal qaybta 4aab soo tuudh
Thanks wllshey qali
Lkn waad igu rajisey qeybtan
Mashallah sxp 1m oo follow iyo in ka badan ayaad u qalanta
Mahadsanid
Qbta 4 lasoo carar adoo mhdsan wll❤
Alla meeshaa ku goysay lee jah wax yar dib u celi aa ka dhacday hubin darteed miskiin ilbir waa loo hoos galiyay haa adeer aaa woo dag dagay lkn waa nin karmeed siwanaagsan oo sameeyay ma ewel oo inkiri lahaay aftahan iga dheh hadane heli og jawaabti ka horeysay xataa cajiib soo isku furdaamiyay
thanks sxb lkn waa soo yareysay ee soo dhaadhere .
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏
Thanks PweH Lkn Ha soo daahin plz la soo dheere🫶🏼❤️
❤
Qarni joog. Waxbdan baaa noo haysaa
Mahadsanid sxb
M.a❤❤❤❤❤
Mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤❤❤
mahadsanid wll Qarnijoog🌹
kuso nakhso qaybta xigta fadlan🙏
Aad,ayeey noo cajaa,ibgelisay sootabintaada waadna ku mahadsantahay❤❤❤❤❤
Vedioga dheere zxpow ado mahadsan
Kusoco dee😮😮😮
Qaybta xigta lasoo dhaqso wllo
Thanks walal❤
❤❤❤❤❤❤
Hadal LA fahmikara Sidaan oo kale baa la donayaa
Daqii qidaha so dhere😢
Thanks wll
Welcome
Ilbiir❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤
zxp sheekada adigo soo gaba gabayna ayey go'adaye daqiiqadaha iga soo dheere
Qalad Ba Jira
@@QarniJoog102 dabcan waan dareemay shekadii oo meel macan ii maraysa iga go'aday
Qarni joog guleyso inbadan sxb wa kula socona
Seegaro Waa Ku Jeeda Bro
sxbow sheekadii maana faay noosoo diyaari adoo mahadsan
Insha Allah
Soon😢🎉
War sxbow mxa mesha ogu jartay 😢😢
Qalda Dhacay Intas Wa Ka Dhera
Maxaa usokala jarty hee😢
Meel xun baa ku jartee 😂
Keep going Walaal somali youtebers 1 ayaad u qalanta lkn soomali wax wax tarayo ma taqaano
Mahadsanid
❤
❤❤❤❤❤❤