MUQAAWAMADA QASA OO MAR KALE GALABTA & CAAWA WEERARO CULUS QAADAY + WARAR KALE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 07. 2024
  • MUQAAWAMADA QASA OO MAR KALE GALABTA & CAAWA WEERARO CULUS QAADAY + WARAR KALE
    SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
  • Zábava

Komentáře • 43

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  Před 14 dny +12

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

    • @KiikosJM
      @KiikosJM Před 14 dny +1

      Diyaar waaye sxb!

    • @HussenKamil-cs4vb
      @HussenKamil-cs4vb Před 9 dny

      Hdudfxydfcvftdsxbhhffjuuiiujgfhftjhftggbvsryuiiiiiiygtyyytttyyy😂uhuujiijiiii😂❤😅heryuiituooi888iitee3tyujfu🥰🤪iuuuiiuurrrtt❤🎉

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Před 14 dny +5

    Allaahu.Akbar.allaahu.Akbar
    Guul.falastiin..insha.allahu

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Před 14 dny +1

    Iiraan waa dawladaha ugu horeeya xaga gantaalada iyo diyaaradaha duuliyaha lahayn

  • @user-dg3jo1dq9n
    @user-dg3jo1dq9n Před 14 dny +1

    Aamiin yaa alaah ilahay ha guuleeyo falastiin

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c Před 14 dny +1

    Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda guul allha garsiiyo

  • @FareySaid
    @FareySaid Před 14 dny +1

    Goormiu fjsmasna dagaalka GAZA❤❤❤❤❤😂

  • @CabdiwalikhaliifCali
    @CabdiwalikhaliifCali Před 14 dny +1

    Saraakiisha xisbulaah ma kaamiro ayaa ugu xidhan israa iil

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 Před 14 dny +1

    Asc.mawliid. xaaji. Iyo.maxamed.cade. HBN

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 Před 14 dny +1

    😂Kkkkk maxamed ciyaalkii hore imisa jeer ayaa washamsi lagugu qaaday waan idin slm akhyaarta اللهم انصر الاسلام المستضعفين في كل أنحاء العالم امين يارب العالمين

  • @owsedguresuul8794
    @owsedguresuul8794 Před 14 dny +1

    Saaxibkeey waan idin bogaadinayaa shaqada aad inoo haysaan

  • @mahmedbarkele1273
    @mahmedbarkele1273 Před 14 dny +1

    Allaahu Akbar

  • @abdulkadirahmed3301
    @abdulkadirahmed3301 Před 14 dny +1

    Viva hbn❤❤❤

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Před 14 dny +1

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @maxamedcalicusmaan8141

    Jab iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro

  • @fadumocawil5258
    @fadumocawil5258 Před 14 dny +1

    Illaahoow u hiili falastim

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam Před 14 dny +6

    Ilaahey ha guuleeyo Falastiin, Gumeystahane Ilaahey ha jabiyo

  • @sharmarkecisman729
    @sharmarkecisman729 Před 14 dny +1

    First one m.h and m.m. wn idin slaamay

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 Před 14 dny +2

    Sahnuuniyadu cadawga ah ee isa soo bahaystay. Waxay wadan lama odhan karo waxay ladagamayan xamaas. Ee waxay beegsanayan. Shacabka inay xasuqan. ... beegsadan cusbitalada. Iyo xeryaha qaxootiga. .. .. raga ladagalamaya. . Dagal way isaga celin kari wayen ..cadawgaa illaahay ha babiyo. Awooda rabi ayaa lehe aamin

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e Před 13 dny

    Maraykanka iyo israaiil nag nag allaha haka dhigo aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e Před 13 dny

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @Vonaark28
    @Vonaark28 Před 14 dny +1

    My friend, Himars waa artillery system ee maha anti aircraft.

  • @user-dg3jo1dq9n
    @user-dg3jo1dq9n Před 14 dny +1

    Ha iloobina like walalayaal 😂

  • @user-xz7ew2sj5q
    @user-xz7ew2sj5q Před 14 dny +2

    Mowliidoow Sxb mohamed m cade marka uu kula joogo waa asal, dartiis u dhageesta barnaamishka uu ku jiro, sababtuna……..

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před 14 dny +1

    Waat iloowday mowlidoow shaqo ayaan kasoo baznaa waxaat iloowday waqtiga aat tabisay iyo bishii iyo mali ta fadlan noosheeg

  • @user-wz2od4tr7t
    @user-wz2od4tr7t Před 14 dny +1

    Aadban idin salmay mawlid iyo khabiir sare maxud cade

  • @user-ne4mj3kn6c
    @user-ne4mj3kn6c Před 14 dny +1

    ❤❤❤✌✌✌💯💯💯

  • @abdimali5445
    @abdimali5445 Před 14 dny +1

    Wad mahadsanitihin wan lasocona warkii ilaa sagaal biloood

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he Před 14 dny +1

    ♥️🇵🇸🇵🇸🔻🔻🔻🇵🇸🇵🇸♥️

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 Před 14 dny

    HBN

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt Před 14 dny

    Asc

  • @abdirahmanmoalim5562
    @abdirahmanmoalim5562 Před 13 dny

    Nin kasta oo madax ah oo iiraani ama xisbullaahi waxow ku xukuman yahay dil maxaa yeelay waxa ow wataa cellphone GPS ku xiran yahay

  • @rooraayecalimurjaan377

    Maalin iyo haberm aa la diqeeyaa cosbilaallo iyo rayad, maxey ukrain dheertahay Falastin?

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge Před 14 dny

    Wadshadal mayz hadhaheen.illaa rykabsxfo habacdo.umaladòocyadu

  • @cabdiwaduud8467
    @cabdiwaduud8467 Před 14 dny

    🤣🤣🤣🤣Mowliid oo aan duqaayn SHEEGAYN Ayaan Waayey Cabsi usa Miyaa Wax kale Miyaa jira?
    War hataa Hal Maakin hoos gali Sheeg guusha falastiin

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 Před 14 dny

    Falastine Golaysda insha Allah 😢❤

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Před 14 dny

    Dagaalka ka socda Ukraine Maaha ruushka iyo Ukraine waxa is dagaalaya lkn waa nato iyo ruushka

  • @HASSANAMARE_MC
    @HASSANAMARE_MC Před 14 dny

    😂maraykanka waxa uuwadaa waa dhaan dabagaale 😂 siyasad ameerikaan

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa Před 14 dny

    ❤wcs ❤xisbulahi +xutiyinta +xamas =.eran ...........

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před 14 dny

    Mareykan ka dhaqaala ahaa iyo militari ahaan iyo hubka casriga ah waa loga adkadey
    Siyasiyan na waloo ga adkdey keliya booto iyo hanjabaad buu kutiirsan yahay mareykan manta wuxuu la mid yahay ushii nabi suleyman aa marku aboorki dhamestey la ogaadey

  • @muhuboise751
    @muhuboise751 Před 14 dny

    Away itbitaalka falistiin

  • @CumarCalinur
    @CumarCalinur Před 14 dny

    nagadaa odeygaan beenloowgaa