CASUUMADA WARABAHA JIGJIGA TO HARAR ( FACE TO FACE WITH A HYENA )

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Thanks asxaabta Sharafta leh 🙏🏾
    la'aantiin madaxaa na xanuuni 😂.
    sharaf ayay inoo tahay in aanu asxaab idinla noqono waanad ku mahadsan tihiin sidaad mar walbo noo garab taagan tihiin
    ayto azonto
    / ​
    Abdala jamaal
    / abdalajamaall
    khalid ck .
    / kalid__ck .
  • Zábava

Komentáře • 1,3K

  • @khalid-abdi
    @khalid-abdi Před 3 lety +704

    Intii la odhan lahaa isagoo arkayuu waraabe cunay bahalka wan iska fogeeyay 😂😂😂😂

  • @sahalmahamud2704
    @sahalmahamud2704 Před 3 lety +11

    😭😭😭😭😂😂😂😂😂😂😂mashll wllhi video aad u quruxbadan ayuu ahaaa hadana funny ahna. Waan ku salamay abdallow iyo asxabta aadka uquxda badnayeen 💜💜🇸🇴

  • @adnaanmahad2473
    @adnaanmahad2473 Před 3 lety +271

    JIGJIGA INTA KA HESHAY LIKE DHACA 😅😅😅

  • @inaabdinasir
    @inaabdinasir Před 3 lety +17

    jigjiga cadey Dalkaygii hooyo ❤💙💚

  • @hamdiseadfarah521
    @hamdiseadfarah521 Před 3 lety +283

    ABDALOW CK IYO DIRISLE KULANKA KUBADA EE HARGAYSA KA DHICI DOONAH WAA LAGU SOO DALBADEE IS DIYAARI 😂😂😂INSHALLAH WACDARO HAKA DHACDO MALINTA HARGAYSA😂😂

    • @ziciidali7883
      @ziciidali7883 Před 3 lety +6

      UPDATE BA TAHY NIO 😂

    • @hamdiseadfarah521
      @hamdiseadfarah521 Před 3 lety

      @@ziciidali7883 iga xishood😂😂😂😂😂

    • @ismailupdeirazhid153
      @ismailupdeirazhid153 Před 3 lety +2

      @@hamdiseadfarah521 wllo vedioga wuu dheeryahay qaybtee buu dhahayaa❤

    • @daadahiye5927
      @daadahiye5927 Před 3 lety +1

      @@ismailupdeirazhid153 qayba u danbaysa ayay ahyd waan filayaa inaad daawatay

    • @Dheeman09079
      @Dheeman09079 Před 3 lety

      Cabdalle turkigu aday wllo 🥰♥️

  • @nozyakuza5745
    @nozyakuza5745 Před rokem +5

    wlhi khaalid ck wuu iga qosliyay runtii abdallow zxp ninkaasi waa comedy wuxuunbaa ku yidhi wakaa waraabuhu sanka kaa goostay 😂😂😂

  • @ayaanjaamac1710
    @ayaanjaamac1710 Před 3 lety +145

    2:06 hargeisabaa waa saas haddeer roob subaxii bilaabmaya shuux ah ilaa galabkii da'aya lkn mnta cadceed noso baxdeyba alx

    • @aziamohamuud9283
      @aziamohamuud9283 Před 3 lety +2

      Burco waasaas saakuunbuu roob daay

    • @cazkahman6814
      @cazkahman6814 Před 3 lety

      Cawaan

    • @drhd1043
      @drhd1043 Před 3 lety +3

      Boorama waa sidaas lkn 12 malmood cadceed ma jirto malintii ciida ayay soo baxday intii kale waa daruur iyo jawi dagan

    • @malabey197
      @malabey197 Před 3 lety

      Roobka wan jeclahay Wlhi

    • @drhd1043
      @drhd1043 Před 3 lety +1

      @@malabey197 boorama kaalay wad ka dhargiyee

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan Před 3 lety +8

    Jigjiga waxa igu danbaysay 20/9 2008 waxan kadaganen xafada warabo salan ama sero andhi 01 viva rer jigjiga ❤️❤️❤️

  • @hankoriyechanal6844
    @hankoriyechanal6844 Před 3 lety +152

    Hhh khalid ck intii ku qosa shay
    Markuu warabuhu imid like 👍
    Isku mujiya Alle hayni sharfee

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane Před 2 lety +17

    7:14 diyaarad da' yar kulahaa🙈😂😂
    Wan idin salaamay ree jigjiga

  • @ilaysonlineflims8203
    @ilaysonlineflims8203 Před 3 lety +54

    Wlhi Wan qosLey Khalid Ck🤣🤣🤣🤣🤣

  • @zubeirmaher3293
    @zubeirmaher3293 Před 3 lety +33

    The only CZcamsrs I support. Keep going guys. I really appreciate your work....Be blessed brothers.....Big love from Kenya

  • @MooganeAdvertising11
    @MooganeAdvertising11 Před 3 lety +37

    Anaa u horeeyee maanta like iga dhergiya sxpayaal

  • @nasramohamed986
    @nasramohamed986 Před 3 lety +30

    Alla manooli🤣9:09 warbal hanoogu yeedhine noo kaadi kuye Nu meeshaba mansi jogene gaadhigan ku boodi lahaa😂😂ma waraaba lay tusa balayo ku casuntay😁axuu axuuu🐆🐆

  • @ayaanjaamac1710
    @ayaanjaamac1710 Před 3 lety +36

    10:00 wadnaha igo'ee iga aamus😂😂😂

  • @mohamedabdieidan4900
    @mohamedabdieidan4900 Před 3 lety +42

    Waa diyaarad da,yar kulaha 😂 naga cilmi badan ogaaden❤️

  • @IDK-rs9ks
    @IDK-rs9ks Před 3 lety +27

    Jijiga Janno 🖤🥶🙌🏽

  • @ahmeddaahirxaaji8134
    @ahmeddaahirxaaji8134 Před 3 lety +19

    thanks bro abdala for you sharing us jigjiga janno🔥🔥🔥🔥🔥🙏

  • @asmaalihashi2319
    @asmaalihashi2319 Před 3 lety +74

    Volg qurxbadan ugu kaly wllky abdle jamal

  • @hamza_sancho
    @hamza_sancho Před 3 lety +20

    Abdalla jamal and qays qeyser my favourite CZcamsrs👏

  • @napiilraiz8366
    @napiilraiz8366 Před 3 lety +10

    Caydaruuz azonto ayaan ogyn inuu lipaax dhirbaaxay abdale jamaalna waraabe afka wax ku siiyey
    2 legends IGA dheh

  • @HargeisaHD
    @HargeisaHD Před 3 lety +32

    " Waa diyaarad da'a yar....Qurux bay lasoo kacaysaa..HHHH"

    • @basmanoura1258
      @basmanoura1258 Před 3 lety +6

      Qoralkaga markan arkay waan yaapana imika uun gaadhay qaypta🤣🤣ogaaden ku waa funny 🤣🤣

    • @updirahmanmohamed4298
      @updirahmanmohamed4298 Před 3 lety +2

      @@basmanoura1258 wardee dadka hlkn dgn oo dhan ma wda ogaadeenbaa soomaali oodhan baa wda dagane

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 Před 3 lety

      Wuu kaftamayaa. Lol

  • @abdimaalikayshka2432
    @abdimaalikayshka2432 Před 3 lety +75

    Abdale Maftuux Cadceed Sooqabo Pls Zxb Nin Wayn Oohad Lay baa Ahee bro

  • @guledfarah8610
    @guledfarah8610 Před 3 lety +7

    Jigjiga janno u xiisay dhulkaygii. Allow noo siyaadi nimcada iyo barwaaqada. 💐❤

  • @Ibroz.editor
    @Ibroz.editor Před 3 lety +24

    Abdala jamaal legend in the youtube🥰

  • @liepanabdi4988
    @liepanabdi4988 Před 3 lety +42

    From jig-jiga cadeey❤❤❤😘😍ree jigjiga is muujiya😜

  • @hibaaqdaahir6789
    @hibaaqdaahir6789 Před 3 lety +39

    ANaguna maqaxida inanta aynu lenahy hargysa glbed iyo beri 😂😂😂😂

  • @hodanabdi559
    @hodanabdi559 Před 3 lety +28

    Jigjiga xunduntaudu xaruntay talaay I miss my home sweet jigjig caday 🥰♥️💋😘. Waxan idinka so salamayaa dhaman ree jigjiga USA 🇺🇸 👋

  • @halimamohamed8583
    @halimamohamed8583 Před 3 lety +28

    War hda harar tageteen ninkii aidrous ahay bal itusa waan u xiisaye🥰💋💋🙏🙏

    • @arafaadsahardiid2241
      @arafaadsahardiid2241 Před 3 lety +1

      SOMALIDU WXY TIDHAAHDA RAG WAA KUWII AAN QUUD KU HESHIIN
      WXYNU OGNAHY IN YOU TUBE KA LACAG LAGA ZAMEEYO MARKAA LAPADOODU WAY KU HESHIIN WAAYEEN DADKA QAAR KALA KAXEEYEYNA WEY JIRAAN

    • @halimamohamed8583
      @halimamohamed8583 Před 3 lety +4

      @@arafaadsahardiid2241 Wllkey ine saas jirto uma maleynayo aidrous wa nin doof rabo sida dremay oo reerkisa adisa baba isku racen dhanka wanagsan ka fiiri marka kasto🥰🙏🙏

  • @ayaanbadan9301
    @ayaanbadan9301 Před 3 lety +10

    Waa diyaarad dhalinyaraha kuye kuwan diyarada hargeisa cidlada iska taal duhur waan ka kireyn karaa🤣🤣🤣🤣

    • @ilhanali8397
      @ilhanali8397 Před 3 lety +1

      Kaalay naga kiree wakaasee 😂😂😂 bal in aan ka’aqli xunahayna

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 Před 3 lety +49

    07:03 Hhhhh ogaadeenkii asalka ahaa 😂😂

  • @abwaancarris5426
    @abwaancarris5426 Před 3 lety +12

    Kkkkkk wlhi Abdale Jamaal Waa Geesi Geesi Dhalay Laandheere intaan Arkayay asagaa iigu Geesisanaa kkkk

  • @Xaamudcosmatics
    @Xaamudcosmatics Před 3 lety +10

    Waa diyaar da'ayar kulaha wllhi kal iyo laab u qoslay ahpaapi🔥

  • @kingmuhanad6746
    @kingmuhanad6746 Před 3 lety +6

    Jigjiga🇬🇲 iyo🇬 hargiysa❤ 💚 dada isdhalay wan wandin wataa keeb gaing wll abdala caydarus ankla ankala ma arko zxb

    • @IDK-rs9ks
      @IDK-rs9ks Před 3 lety +1

      Haha 😹 Reer Hargysa Iyo re jijiga iskuma fiicna

    • @kingmuhanad6746
      @kingmuhanad6746 Před 3 lety +1

      @@IDK-rs9ks lbadaba waligy matagin lakin waxan maqlay iny isku dhaw yahiin wllo😀

    • @kingmuhanad6746
      @kingmuhanad6746 Před 3 lety +1

      @@IDK-rs9ks qabil kalama hadlin bababa😀😀

    • @IDK-rs9ks
      @IDK-rs9ks Před 3 lety +1

      @@kingmuhanad6746 haha oo Yaakalod jeeda Hadaadan dadka jedin

  • @yahyeabdi9311
    @yahyeabdi9311 Před 5 měsíci +7

    still watching 2024

  • @Cawociise4891
    @Cawociise4891 Před 3 lety +5

    Onther level wlhi way iga hysaa lkn sida khaalid ck bn la midah hy😂😂😂keep going brothers 🥰🥰from hargaysa

  • @clqanimustafe7926
    @clqanimustafe7926 Před 3 lety +18

    Team Abdalla Jamal io Aidarous Azonto💯🤙

  • @ahmedcabdirisaaq6539
    @ahmedcabdirisaaq6539 Před 3 lety +20

    Funny wllhi diyaarad da' yar kulaha. Ogaadeen waa ogaadeenuun wlhi.
    Idin salamaya cagdheeray from iidoor.🤣🤣🤣

    • @baxzan687
      @baxzan687 Před 3 lety

      Garac😂😂😂😂

    • @ahmedcabdirisaaq6539
      @ahmedcabdirisaaq6539 Před 3 lety

      @@baxzan687 maxad igu caayaysaa inader.😁👋

    • @baxzan687
      @baxzan687 Před 3 lety

      @@ahmedcabdirisaaq6539 kuma caayin hno

    • @ahmedcabdirisaaq6539
      @ahmedcabdirisaaq6539 Před 3 lety

      @@baxzan687 hada aaman miya garac
      Mise iidoor ba tat

    • @baxzan687
      @baxzan687 Před 3 lety +2

      @@ahmedcabdirisaaq6539
      Waar waa erey yarooo kululeyn ah e shaydaanka naar😂

  • @nassirhassanvlogs9062
    @nassirhassanvlogs9062 Před 3 lety +22

    Sayidka barakyzan plz zoo qabo hadaad nin wayn thy

  • @dhamacvlogs1873
    @dhamacvlogs1873 Před 3 lety +25

    ogadeenku wa beer casad goortasay buudhigii ka kiraynayaan wa diyaarad qurux lasoo koraysa kulahaa😂😂😂

    • @mohamedcasanyo2998
      @mohamedcasanyo2998 Před 3 lety

      War Nagah Dhamow Ninku Ukaftamayah Agah Wa Ilbaxneh Hadhee Wx Layska kireeyo Majiree 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @naciimanuura3265
      @naciimanuura3265 Před 3 lety

      😂😂

  • @zenazargon1904
    @zenazargon1904 Před 3 lety +33

    3:02 hhhhhh hargeisana maqaxida inanta ayaa ka jirta

    • @Abdirahman_ToTal
      @Abdirahman_ToTal Před 3 lety +4

      yes

    • @jamaczergio4256
      @jamaczergio4256 Před 3 lety +1

      Kaantaroolka galbeedka

    • @hajibarut9920
      @hajibarut9920 Před 3 lety

      Hargeisa iyo Bar-Bara Dhexdooda ayay ku taala Maqaaxida inantu ..

    • @mudanhussien5003
      @mudanhussien5003 Před 3 lety +4

      @@hajibarut9920 galbeedka hargaysay kutaala kantaroolka abaarso

    • @hajibarut9920
      @hajibarut9920 Před 3 lety +1

      @@mudanhussien5003 Walaal Barigana mid baa ku taal____ oo aan anigu indhahyga ku arkay kuuna huba... Galbeed ka taa ku taa ma arkin, laakiin way dhici karta bari iyo galbeed ba labaduba inay jiri karaan

  • @cabdiladiifcali5459
    @cabdiladiifcali5459 Před 3 lety +11

    Walaalaheen somaliland😁🇸🇴🥰❤💚🤍

  • @habon_abdi_ali3071
    @habon_abdi_ali3071 Před 3 lety +3

    jigjiga wn idinki so dhawaynaynade welcome Vlog qurux badan jigjiga vlogyo queux badan ugu kalay🥰❣❤

  • @Shamsa74
    @Shamsa74 Před 3 lety +2

    Inamadayadii hore u socda khaalid waadna ceebaysay wallo

  • @crahmanhazan5175
    @crahmanhazan5175 Před 3 lety +18

    Khaalid Geesisana
    Warabaha gabigisiba
    Wuu tuurre

  • @wiz-akjr8793
    @wiz-akjr8793 Před 3 lety +3

    Wlhi video 📹inaba cadi maha Super star 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂🔥✌🏾🦁👌
    Abdalla jamaal keep going 💪🏿👏

  • @abdirizakdahir7806
    @abdirizakdahir7806 Před 3 lety +7

    Abdalla Jamaal sxb Waxaa Tahay Inanka Kaliya Ee Vlog giisu Yahay Mid Wax Ku Ool Ah Oo Dhiira Galin Mudan Keep On Bro💯

  • @dalxisvlog6458
    @dalxisvlog6458 Před 3 lety +4

    Quruxbay lasoo kacdaye 😂
    Waa diyaarad da’yare 🤣
    Ck firxadkiisa 😀
    Intasa ku qoslay ani 😂😂😂

  • @nawalubdi8704
    @nawalubdi8704 Před 3 lety +17

    ala herar anon tagin oo aan rer abtigey so arkin ilahow ha idilin😢😢 from muqdisho 🤍

  • @muneirch0ma268
    @muneirch0ma268 Před 3 lety +4

    QURUHPAY LAZOO KACYZA WAA DIYAARAD DA YAR 😂 OG ORIGINAL

  • @ayaanmahametttmahamuutt9502

    DirisLe abdi ❤king cK Coming soon FroM Hargyza isMuuJiYa LabadeYdii team💪🏽🍀❤😇🤴🏻

  • @zhulthanabdifitax2612
    @zhulthanabdifitax2612 Před 3 lety +1

    Nio abdala Jamal Shaha cadayska ah LGA ma so Gaari Hda kohor BA xasusta ADI Io dabacasar ad so qadateen tarmuus cadesa NIN halkan oo liicaato la dhoho yaab Alle ukenay WA rumaysan wayay wlhi, Wlhi legend BA WA Ku wata 👏

  • @abdikadirfarey
    @abdikadirfarey Před 3 lety +4

    Waa diyaarad da'yar ku lahaa waa ninkaa waa qosol miiran bilaahi.

  • @ugbaadcabdilahi5272
    @ugbaadcabdilahi5272 Před 3 lety +1

    Cabdalle jamall nin kaliya ee ugu wanagsan dadka baraha bulshad kashaqta waayo wax fiican ayad so ban dhigaysaa

  • @updikhaalikducoqabeh
    @updikhaalikducoqabeh Před 3 lety +8

    2 hour ka hor baan ka imid wlhi jigjiga miss you🥺💔

  • @khalidibrahimabdi827
    @khalidibrahimabdi827 Před 3 lety +5

    From jigjiga city keep going bro

  • @wardiabdi5116
    @wardiabdi5116 Před 3 lety +15

    Wlhi waan qoslay 😂😂😂 ax
    Jigjiga Miss my Home 🥺🥺

  • @ikranmohamed964
    @ikranmohamed964 Před 3 lety +6

    Mashallah jigjiga bilicdeeda wa loo bogay. Cabdallow waraaba kugu neefsaday 😂😂😂

  • @beensawiabdi
    @beensawiabdi Před 3 lety +8

    Ogaden Wa in Daron laga kireya 😂😂😂kafatan waye

    • @daud667
      @daud667 Před 3 lety

      Hhhh nagamaadan xidhooon ninyohow

    • @IDK-rs9ks
      @IDK-rs9ks Před 3 lety

      drone Xata sida looqoro mataqnid mrkasa dad Caayi xoolo

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 Před 3 lety

      @@daud667 Bajaaj bay markab ahaan kaaga kiraynayaan, immika raga wuu ilbaxay. 😂

  • @barkhadzaki1286
    @barkhadzaki1286 Před 3 lety +1

    cabdala jamaalaw walaalaw waraabe maad afka wax ku siisay sxb kabtaada lama gashan karo sxb youtubka keliya aan dalkayga ka wato sxb from caasimadii aan nagaga tagtay

  • @asiye717
    @asiye717 Před 3 lety +8

    Waa diyarad Da,yare
    Qurux be laso kacaysa😂😂

  • @marialove2208
    @marialove2208 Před 3 lety +1

    Waaa diyaarad dayar qurux bay lasoo kacaysaa aar reer jig jiga umadeena maaha😂😂😂

  • @jnrhassan4629
    @jnrhassan4629 Před 3 lety +3

    Allaa saxib berka ayaa idilaacay San u qoslaye .keep going brother MashAllah....

  • @zackahmett5456
    @zackahmett5456 Před 3 lety +1

    Run ahantii Mar walba oo am so galo yutube wan ad ii firsada dhaliin yaradan adka uu wajiga qorxon farxadana badnan Wllayal Adiinka iyo anaga Alle ha inagayelo kuwi aqiiro iyo adunba liibana only one love❤️💗

  • @nasriinabdi3964
    @nasriinabdi3964 Před 3 lety +4

    Abdale jamal Qosol iyo cabsi toona naguma hadhin best CZcamsr walhi ❤🤴

  • @radwamahamed8795
    @radwamahamed8795 Před 3 lety +8

    Waa diyarad daa yar qurux bay laso kacaysa 🤣🤣
    Iga amuus wadnahad i goaysaye🤣
    Ninka geesiga ee Afka cunto warabaha ku siyaay 🤜waxasa kasii gesisan kan kabigiisaba tuuray🤣🤣

    • @abibawale4976
      @abibawale4976 Před 3 lety +1

      Geesi afka waraabe ku siyeey kulha haduu afka goosto kwrn yaa uga soo reebi anigu meesha tegi mayo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
      Anigu waa tuuraya ayn la mid ahy

    • @najiibabtidoon7396
      @najiibabtidoon7396 Před 3 lety

      Waxa iga Qosliye midka leh wa Diyarad da yar iga cilmi badan

  • @nasrinharun2552
    @nasrinharun2552 Před 3 lety +9

    Waa DaiayrD Da Ayar kulaHa😋😹♥️

  • @muhiadinabdirashiid6062
    @muhiadinabdirashiid6062 Před 3 lety +1

    Nio zidiek ka reba barnaamijyada Kuma soo baxayo in yarna dadka kama qoslin karo ee Khalid ck ayanu wadana iyo Abdallah jamal

  • @relaxingstressmusic354
    @relaxingstressmusic354 Před 3 lety +5

    Jigjiga ku xisy my home land 😭😭😭

  • @khaletindhocade5951
    @khaletindhocade5951 Před 3 lety +7

    Waar ninka warapaha ka paqay yaan malagalada lasoo galin 😅😅

  • @pilanpoqoro697
    @pilanpoqoro697 Před 3 lety +8

    😅😅😅 waxad waraape aragtapa manta cunto afkaga maku ziizey Apdale jamaalow😊

  • @SalmaSahardiid
    @SalmaSahardiid Před 26 dny +1

    Walayal bilaa arin ban ahay is oo duceeya in an shaqo helo❤🎉

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 Před 3 lety +10

    Wlhy wan ku daacad qoslay khalid ck 😂

  • @hamzaanzaari6911
    @hamzaanzaari6911 Před 3 lety +3

    Wlhi wali na aqag video JIG-JIGA laga so duubo o kan ka qurxan🥰

  • @mohametqodax8520
    @mohametqodax8520 Před 3 lety +4

    Ogaadeenka diyaarada ka kiree wll😄😁

    • @mohamedcasanyo2998
      @mohamedcasanyo2998 Před 3 lety

      War Guska Nogah Fuuqa Ogaadeen Ilbaxnimo Kumagadhaneh Ninku ukaftamayah

  • @eng.awaizahmedadawe6505

    Maaha Allah Abdale Jamal iyo Caydo iyo asxaabta kle waxad tihiin dhalin talanted ah hada jecel dadkooda una soo bdndhiga muqalo professional ah Hore u socda asxaabeey.❣

  • @nisharashid
    @nisharashid Před 3 lety +8

    Jigjiga home sweet home✌❤❤

  • @ziozuuniahee7957
    @ziozuuniahee7957 Před 3 lety +8

    Abdalla jamal this was an amazing vlog keep it up bro

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys Před 3 lety +4

    Ck Suu Isaga Kala Tuuray Waraabaha Sidii Qofkii Buu Ukala Turay😅😅😅🤣🤣

  • @ubaxcali4659
    @ubaxcali4659 Před 3 lety

    Jamal ind waxaan jecleystay meelaha aan is laheeyn somalia ku taal oon waligeeyn arag aad u qurux badan baan arkay oo qays qayser soo dobay meelahaas noo soo dub ayagaa aad noo farxad galinayee walahi sida dadkenuu u bahanyihin iyo dalkeyna siduu dalxiiska ugu wacan yahay wali aduunka ma ku arkin dhul badan waan maree .. thanks ind waan idin jeclahay gumeeysta

  • @samiamarwan2312
    @samiamarwan2312 Před 3 lety +4

    Hhhhhhh su utuuray waranaHa🤣🤣🤣mia wadan kayga ogadeenia ilaahay haydin barakeeyo

  • @hamdabiite9901
    @hamdabiite9901 Před 3 lety +1

    Hhhhhhh Aar bal u kaadi hanoogu yeedhine😂😂😂 Abdala Jamaal😂😂😂😂

  • @hamzejunior8515
    @hamzejunior8515 Před 3 lety +10

    Hhhhh war khaalid fulaynimadan maad daysid🤣🤣

  • @qadanabdiraxman4002
    @qadanabdiraxman4002 Před 2 lety +1

    geesigii abdala jamaal wllky guulayso

  • @yasmiinquruxofficial1188
    @yasmiinquruxofficial1188 Před 3 lety +3

    Masha Allah aadban oga heley quruxda jigjiga cad iyo harar durwageda

  • @mustaphamohamed770
    @mustaphamohamed770 Před 3 lety +1

    Kulahaa maxuu hoosta nooga soogalaya ma ciyaalba walahi waan qosalay raga adag waa ina salaamay dhamaantiin

  • @ahmedmohamud62
    @ahmedmohamud62 Před 3 lety +8

    7:20 ragaas wa og asal 🤣🤣🤣

  • @deeqomacalin9314
    @deeqomacalin9314 Před 3 lety +1

    Kkkk kkkkk waw wayahan hadal cajiba bad kusoo xireysaa wan kahelay

  • @amaliishacabdullahi1488
    @amaliishacabdullahi1488 Před 3 lety +7

    Geesiga weeyn abdalle jamal🙋‍♀️😍💯❤

  • @adontiallah5857
    @adontiallah5857 Před 3 lety

    Abdala nimanka wada washay huuno kulah quruxbay lasokacday walahi wan qoslay khalid ck fuulay bahalkiba wuu kalaturay warabahi ayaa yabayba 😀😀😀😀😀😀💖

  • @user-el5fh1fe5k
    @user-el5fh1fe5k Před 3 lety +6

    ጅቡን የገፈተረዉ በሳቅ ግድል ያረገኝ 😃😃😃😃😃😃

  • @haymishsheikhahmed3453

    Jigjigaaay dhulkeygaaye Dhul boqortooyada goobta Ethiopian qarqar galiyeen🥰🖐️🇸🇴💯✔️

  • @nouraaidid6567
    @nouraaidid6567 Před 3 lety +28

    Waar cabdale ck iyo dirisla inoo soo socde hargasadini soo camirta

  • @barwaaqobedriya3511
    @barwaaqobedriya3511 Před 3 lety +2

    Waar saan uqoslayey waa daalay😂😂😂😂 khaalid ck bahalkiiba wiituuray wlhi ani lkn hadaanbooskiisa kujirilahaa herer dambe afkayga masoomartee😃😃😃

  • @rahmaabdiessa4275
    @rahmaabdiessa4275 Před 3 lety +8

    😊abdale jamaal keeb going brrother 🥰mai fav youtuber itahy

  • @idilindhodeeraleey3412
    @idilindhodeeraleey3412 Před 3 lety +2

    Wadnahaa i go’ee iga aamu ayaaba iigu daran🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Adaa dhaamay kuwa kale☺️ uguna geesi’sanaaa😉

  • @miggimazim6440
    @miggimazim6440 Před 3 lety +5

    Wadnaha i go ee iga aamus 😂😂😂 abdale

  • @guudonqali5088
    @guudonqali5088 Před 3 lety +2

    Masha allah Abdale jamaal Geesiga wllkey alle haku xiftiyo 💋❤🌹💋🌹❤💪

  • @hanita7087
    @hanita7087 Před 3 lety +16

    11:35 brooooo I’m dead wallah 🤣Man said “nagadaaaa hooyadii wasaha”Hahaha it’s the way u throwed Hyena for me 😂🤣🤣

  • @sacadmuuse5890
    @sacadmuuse5890 Před 3 lety

    asontooy sxpkaa ck wuu ku amaanayay wuxuu lahaa waa laacib kubadeed 🦄