Arooskii ugu Quruxda badnaa ee aan ka Qaybgalo waligay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 08. 2021
  • Aadbaad u mahdsantihiin dhamantiin inta channel keena ku xiran iyo inta nagusoo xirmidoontaba alle ha idin xifdiyo ❤️
    My Facebook Page
    m. Qays-Qayser-10...
    My instagram page
    instagram.com/?hl=en

Komentáře • 2,4K

  • @QaysQeyser.
    @QaysQeyser.  Před 2 lety +2448

    Waligay intaan noolaa aroos ka qiimo badan kama qaybgalin, aynu u ducayno caruuska iyo caruusada in alle isku barakeeyo ♥️👰

    • @axmeddaahir2005
      @axmeddaahir2005 Před 2 lety +10

      Ameen

    • @Sadiqyaree
      @Sadiqyaree Před 2 lety +10

      Pro badhan kaalay..❤️🤟

    • @maxamedcarabcabdilaahi150
      @maxamedcarabcabdilaahi150 Před 2 lety +15

      Aroos-yada waxaan ugu jeclahay Arooska miyiga ee dhaqankeena ka turjumaya markaan daawanayana waxaan is arkaa anigoo murqaan awadii ka dhex heesaya 🤣. Hadda hal hees ma aqaano.
      Alle ha isku barakeeyo Qoyskaas dhismay,. Qays Qayser Guulayso wll waad na dalxiisisaa anagoon socone

    • @munaali6041
      @munaali6041 Před 2 lety +3

      Wooow arooos quruux badaan buuu ahaaaa

    • @rashiid187
      @rashiid187 Před 2 lety +6

      Was looking forward your next video bro. Fadlan buurto Gaxanlibaax soo duub..

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet Před 2 lety +1036

    🖤

    • @husseinahmed8108
      @husseinahmed8108 Před 2 lety +10

      War diinta islamka miyaad ku raadi neysa Like? Alle kabaq oo isku xishow

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 Před 2 lety +1

      Like waan saaray laakiin diintan aad ku tuugsaneysaan iska daaya ileyn meesh quran iyo xadiith toona maad keenine

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 Před 2 lety +2

      @@husseinahmed8108 kuwa u saraya lasii yabanahay diinta Islam ka iyo like maxa iska galay wa yaab

    • @ayaansheekh6962
      @ayaansheekh6962 Před rokem

      😂😂😂😂😂

  • @Nasiiba
    @Nasiiba Před 21 dnem +4

    Reerkan xusuus baad ka reebtay Rabbi haysku barakeeyee iyaga iyo faracooda danbaba halkan bay ka dheehan doonan xusuustodas masha Allah🎉❤😅

  • @user-uc1xp2kn6d
    @user-uc1xp2kn6d Před 2 lety +43

    Wow Somali brothers beautiful people with beautiful culture. Well done my friend.

  • @shuayb8pack
    @shuayb8pack Před 2 lety +914

    Baadiyaha goob aan ku guursado isii calaamadi sxb 😂

  • @axmeth_4907
    @axmeth_4907 Před 2 lety +417

    Intii ila Aragtay quruxda Wadankena iyo Sida aynan u ogayn ismuujiya 🥰👍👍

    • @FarhanAli-wm9yp
      @FarhanAli-wm9yp Před 2 lety +7

      Ma intii ilaragtay quruxda wadankena iyo sida aynan u ogayn ismuujiya

    • @user-vh9eo2mv2d
      @user-vh9eo2mv2d Před 2 lety +8

      Wadan keena Somalia allaha Nabad Nooga dhigo

    • @kingtv9589
      @kingtv9589 Před 2 lety +23

      Somaliland 🥰

    • @upsidesalam2870
      @upsidesalam2870 Před 2 lety +13

      @@user-vh9eo2mv2d somalia halke la idha meshu wa somaliland

    • @user-vh9eo2mv2d
      @user-vh9eo2mv2d Před 2 lety +4

      @@upsidesalam2870 qoraalka ku laabo wadan ayuu dhahay

  • @asmaismail6975
    @asmaismail6975 Před rokem +2

    qays ayaa meesha ugu agtarsan kabaneeya reer magaalka qays waan kuwataa wllky cabdi raxmaan cabdi wali oo kumagac dheer qays qaysar

  • @muusesiciidmulaax5767
    @muusesiciidmulaax5767 Před 2 lety +9

    Waxaan ku faraxsanahay in aan ka soo jeedo gobolka Sanaag. Dad wanaagsan oo dun leh soodhowynta iyo martisoorka ku wanaagsan. Ex Wasiir Ilhaan baan arka oo baabuurka sheelaraynaysa. Thank you Qaysar indeed you are talented man. Keep going.

  • @au2262
    @au2262 Před 2 lety +110

    Walaahi qays qayser muqaalo tayo leh moyane wax kale la ugu ma imaado. Mashallah dadaal badan baa ka dambeeya muqaal quruxdan leh ee aad iyo aad bad ugu mahadsantahay. Sending love and support from Djibouti 🇩🇯

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar Před 2 lety +387

    Beautiful. MashaAllah. Well done 👍

  • @dahirfarhan4610
    @dahirfarhan4610 Před 10 měsíci +9

    1M views another level qeys Qeyser 🥰❤

  • @thomasmuller5434
    @thomasmuller5434 Před 11 měsíci +3

    Walee waa aroos ilaahay iyo umadiisuba ka raali yihiin , bal inanta sida loo asturay ufiirso xataa timeheda meel kama muuqdan ,
    Allaha barakeeyo intay noolyihin markay toodu timadana awlaad u ducaysa alleha ha wafajiyo

  • @u.j7332
    @u.j7332 Před 2 lety +160

    Qays barnamijyada quruxda badan ee aad noo soo gudbiso waan kaaga mahdcelinaya
    Thank u so much
    Salaan sare from 🇳🇴

  • @abdiaziizali33
    @abdiaziizali33 Před 2 lety +78

    Majiro muuqaal uu Qays soo galiyey, oo aanan daawanin, you are the BEST Brother 🙌

  • @Suweyda771
    @Suweyda771 Před 2 lety +11

    Wiilkan aad ayaan ujecelahay barnaamijyadiisa horay usoco walal qaysar 1m oo like ayaad uqalantaa 👏👏🙏🏽🥰

  • @huseinrajab2911
    @huseinrajab2911 Před 2 lety +36

    Mashallah...I'm very happy to see our young stars wedding in our Islamic and traditional way. ONE LOVE BROTHER AND SISTER. Gurigiinu guri nagi.

    • @farduusaxmed8329
      @farduusaxmed8329 Před 2 lety

      G, 👨‍❤️‍👨👨‍❤️‍👨👨‍❤️‍👨

  • @hamsaali7938
    @hamsaali7938 Před 2 lety +103

    Qays qayser has already said "i am just a simply guy , who leads a simple life" well done prother 👏

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 Před 2 lety +6

    Intay raga qaar you tube ufrtan inay dadka ku xantaan ooy ku aflagadeyaan adigu qaysow dalxiis iyo inaad dalka wax naga barto ayad ku racaystaa mashallah wallo

  • @Yonis5
    @Yonis5 Před 2 lety +13

    Qays runtii waa channel-ka aan ugu jecelahay. Aad ayaad u mahadsantahay bro.
    The way you present/ed and what you always display is actually the best. What you brought to us is absolutely a knowledge. What the amazing guy are you! Many thanks mr. Abdirahman(Qays)

  • @Shacni.
    @Shacni. Před 2 lety +3

    New subscriber from Cumar inshaar

  • @zekeriamohamed5502
    @zekeriamohamed5502 Před 2 lety +134

    Qays zxb u always improve our culture u can’t imagine how happy I feel when ever I watch ur videos it really made my day this last video I wish u the best for ur career to wards wat u doing

  • @almas8915
    @almas8915 Před 2 lety +17

    Raag miyi nin calool leh kuma jiro healthy people mansha Allah ❤❤❤

  • @acacius9903
    @acacius9903 Před 2 lety +6

    The hills in the background and the beautiful people. MaashAllah.

  • @amiirasaid4311
    @amiirasaid4311 Před 2 lety +6

    Maasha Allah Allahabarakeeyo reerka cusub tolaay somaliyey naagaha iscayayaba 500,000 bad gaarsiisane wiilka kor haloo qaado👊👊👊

  • @amuurahqalib8858
    @amuurahqalib8858 Před 2 lety +127

    Qays Qayser legend 👏🏻✨

    • @essacamir6791
      @essacamir6791 Před 2 lety +2

      War ninkii cabdisamad ee rer ceel afweyn waxan islahaa wuu islaba rogiye lkn cabdiraxman ayaa ba ka watey

    • @sharmaboy7104
      @sharmaboy7104 Před 2 lety +1

      😆😆😆🤩🤩🤩💗💗😂😂😂😂😘🤗🤗🤣🤣

  • @yoha2023
    @yoha2023 Před 2 lety +51

    LIVING LEGEND QAYSKA FULL RESPECKT BRO 👌👍👏

  • @najibh477
    @najibh477 Před 2 lety +2

    MashaAllah the quality, the content and everything kaalay iska arag

  • @samaanabdiqani4775
    @samaanabdiqani4775 Před 2 lety +1

    Wlh waa badiyihii oo barwaaqa ah inshalaah waan iin imaan

  • @radwamahamed8795
    @radwamahamed8795 Před 2 lety +42

    🤣🤣🤣 masha allh sii fcn bad u ciyarten😁 waxn jeclahy sidad dadka durba aad u la qabsatiid ee aad u dhaxgashiid keep going hno qli❤❤

  • @saadowarsame2390
    @saadowarsame2390 Před 2 lety +40

    Thank you so much for sharing this with us. We have the best culture.

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Před 2 lety +2

    Mnsha allah aroos xaladiisa wata alle ha barakeeyo.

  • @zubairtube1605
    @zubairtube1605 Před 2 lety +6

    Masha Allah Madal quruxbadan iyo muuqaal quruxbadan #Qaysqayser Keep up the good work 🙌

  • @israjamal5615
    @israjamal5615 Před 2 lety +10

    arooskayga duhur baan ka dhigan waa amarkayga maansha allaha😂❤️👈

  • @munirkh
    @munirkh Před 2 lety +29

    Maanshalaah waa aroos qurux badan oo dad dhalinyaro ah ay reer cusub soo dhisteen, iga gudooma ducadii rasuulka NNKH, baarakalaahu laka wa baraka caleyka wa jamaca beynahumaa fil kheyr. Amiiiin

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 2 lety +7

    Masha Allah baraka Allah. You're all Wonderful team. 👏 👏 👏 love you all brothers , sons. Beautiful wedding very stunning wow!!

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 Před 6 měsíci +1

    Kheyr iyo barako insha Allah. Aroos wacan. Aaamiin

  • @guleidrooble123
    @guleidrooble123 Před 2 lety +35

    Qays, Mash’Allah this was a good video gave me real insight on my culture. See you soon. 👍🏼

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 Před 2 lety +9

    Aroos Mii aadbn ugu xiiso qabaa😞💕😍 mashallah tabarakallaah allaha haysku barakeeyo qoyskaas cusub

  • @Mohameddhegayare
    @Mohameddhegayare Před 2 lety +1

    Messhu ma sanaag baa mazha allah hambalyo isku wara waa dad dhalinyara masha allah

  • @zeinabfarah1669
    @zeinabfarah1669 Před 2 lety +4

    Best Somali youtuber. Much love from Garissa.

  • @abdirahmanfaisal807
    @abdirahmanfaisal807 Před 2 lety +14

    Masha allah wllo abaal ayanu kaaga hayna sida fiican ee aad noogu soo gudbisid video aad u tayo sareeya isla markaana ah muuqaalo aanad ku cajisayn
    Kun jeer mahdsanid wllo🙏

  • @faysaabdi1797
    @faysaabdi1797 Před 2 lety +10

    Mansha Allah Wlhi 3 or 4 times ilaa aan daawado kama xiiso dhigo muqaladad qays qaysar keep going brother

  • @maprukadeeqa7956
    @maprukadeeqa7956 Před 2 lety +7

    The most beautiful video I have ever watched 😍💕💕thanks qays iyo teamkiisa

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 Před 2 lety +11

    From ogaansho❤ keep goin bro 🎤

  • @Ghaimand
    @Ghaimand Před 2 lety +8

    Mashallah Tabarak Allah.
    Bless you all

  • @Future-Billionaire.
    @Future-Billionaire. Před 2 lety +18

    heesta Cawaale uu so dul saaray way ku haboontay arooskan- legend

  • @quenqadra2788
    @quenqadra2788 Před 2 lety +1

    Woow masha allah our Qeys thank you
    This video is so amazing
    U make my naight

  • @farahaadan5187
    @farahaadan5187 Před 2 lety

    Masha'allah qays qeyser aad bad u mahadsan thy

  • @MohamedMohamed-kj6rv
    @MohamedMohamed-kj6rv Před 2 lety +17

    Yes, continue shooting this kind of Aroos. Brother.

  • @ahmetapdulle8151
    @ahmetapdulle8151 Před 2 lety +4

    Qays qayser walaal Adigana Alle Haku Maamuuso❤💯

  • @yuusuffarah3065
    @yuusuffarah3065 Před 2 lety +1

    Mesha allah arooyada ugu qiimaha badan waa kuwa miiga

  • @kadraali9180
    @kadraali9180 Před 2 lety +1

    masha allah qeys waxaad nala wadaagta mar walba wax indhaha u roon thank you

  • @user-gh9dx9bs4x
    @user-gh9dx9bs4x Před 2 lety +24

    ما شاء الله تبارك الله بارك الله لكم وبارك عليكم وجمع بينكم بالخير شكرا جزيلا لقيس اتمنى لك انت واصحابك التقدم والازدهار ان شاء الله

  • @janabarkhad3657
    @janabarkhad3657 Před 2 lety +15

    My favorite wedding 🎵🎶 I my home town Sanaag.

  • @saxarlajama6499
    @saxarlajama6499 Před rokem +6

    Maasha Allah, arooska iyo aroosada Allaha isku barakeeyo ,beautiful wedding, wax badan baynu dhaqankeena ka arkeenaa oonan horay u arag thank you for sharing this with us its the best

  • @munamohammad5464
    @munamohammad5464 Před 2 lety +3

    In love with ur vlogs

  • @alimire9291
    @alimire9291 Před 2 lety +7

    Horumar wanagsan zxp insha alah waxn sugnaba waa
    200k iyo wax kabdn👍✅

  • @asiyoomar3802
    @asiyoomar3802 Před 2 lety +31

    Absolutely loved this video 💋❤️🥰
    Big love for qeys and his friend thanks for the wonderful video’s qardho idinka soo salamayaa ✋🏾

  • @samsamjama144
    @samsamjama144 Před 2 lety +8

    Thanks for sharing this beautiful wedding 🌹

  • @purplerose8007
    @purplerose8007 Před 2 lety +4

    ما شاء الله اللهم بارك

  • @rahmaabdi9270
    @rahmaabdi9270 Před 2 lety +41

    ماشاءالله كتير حلو عنجد أدي بتمني انا أكون جزء عرس في بدّي أو احضر بس ان شاءلله رح هحضر يوم من أيام آد ما عرسي في بدّي 😁 بارك الله لكم وبارك عليك وجمع بينكم في الخير آو بالخير للعرسين
    وشكر لك قيس

    • @mustafahmed7864
      @mustafahmed7864 Před 2 lety +1

      ايش نتعرس في ذلك المكان 😁

    • @madopeabdi5410
      @madopeabdi5410 Před 2 lety +1

      Maxad Arbi ka qori kufaaan afkaga hno 😏😒

    • @M73432
      @M73432 Před 2 lety

      نعمله سوا

  • @zuhaibilkacase6695
    @zuhaibilkacase6695 Před 2 lety +10

    Qays qayser the best CZcamsr in somaliland I support ... i swear Allah every vedio that you was inter your CZcams channel I watched.....❤❤ Alow ku barakee

  • @squeen8526
    @squeen8526 Před 2 lety

    Arooska baadiyaha waba qurux wlhi amaa baadiye aadan qays camer man ka noqda mashaAllah barakow rerka cusub

  • @deenahspace7754
    @deenahspace7754 Před 2 lety +1

    Beautiful culture masha allah ♥

  • @xadayeduzayewalalki8355
    @xadayeduzayewalalki8355 Před 2 lety +15

    One of the greatest qays-qaysar
    I look forward to meeting you one day❤🙌🏾

  • @ilaysmedia2434
    @ilaysmedia2434 Před 2 lety +4

    Masha Allah waa muuqaal iyo aroos qurux badan thanks bro qeys 🥰

  • @cabdalemaxamed5096
    @cabdalemaxamed5096 Před 2 lety +4

    This wedding is beautiful wedding .
    Qays Qayzar keep going pro.

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před 2 lety +1

    Mashallah amazing program

  • @ayaanabdi8737
    @ayaanabdi8737 Před 2 lety +6

    Mashallah beautiful place to have wedding❤️❤️❤️❤️❤️

  • @missmaryan6727
    @missmaryan6727 Před 2 lety +16

    Maryan markan maqlay Anaba Isku moday Caruusada 🤣🤣 Allah isku barakeyo❤

  • @kowtharhajiabdi1657
    @kowtharhajiabdi1657 Před 2 lety +3

    Ala Somali 🇸🇴 daqankoda waa maguran ilahow miid Naga dhiig rabiyow raxmanow

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 Před 2 lety

    Masha alla dhalintan wax badan ayay somali dhaxalka ugu daren hadi somali baadha lays yidha CZcams wax badano ay galiyen oo qurxan ayay dadku ka helayaan

  • @abdihakimyusuf6567
    @abdihakimyusuf6567 Před 2 lety +30

    I used to play it 5 years ago at the village.

  • @marwaabdi5706
    @marwaabdi5706 Před 2 lety +3

    Maasha Allah Tabarakallaah so beautiful 😍

  • @user-mt2ce1ge7e
    @user-mt2ce1ge7e Před 2 lety +4

    ماشاءالله. حلو
    الف الف الف مبرووووووك الله يهنيهم

  • @zakariamaxamuud2158
    @zakariamaxamuud2158 Před 2 lety +2

    Beautiful weeding Masha Allah

  • @aasiyasaeed9517
    @aasiyasaeed9517 Před 2 lety +18

    Masha allah🥰

  • @khadraawale9320
    @khadraawale9320 Před 2 lety +13

    You are having such a fun day!! Love it!♥️ Keep bringing!!!

  • @deeqaluul2009
    @deeqaluul2009 Před 2 lety +1

    Walaahi waan ku farxay arooskan. Allah ha barakeeyo. Mahadsanid adiga iyo dhamantiin ba. Aad baan uga helaa muqaaladaada.

  • @abdilaahipersia528
    @abdilaahipersia528 Před 2 lety +2

    Muuqaal aad u qurux badan well done sxb alleh ha barakeeyo qoyskaas cusub

  • @salmanmoha1061
    @salmanmoha1061 Před 2 lety +5

    Masha’allah aroos sharaftisa waa aroos kaan oo kale 🙏dhaqankena qurux badanaa 🥰

  • @ibrahimosman3492
    @ibrahimosman3492 Před 2 lety +4

    Mashallah barakallah walahi it’s beautiful allah Isku barakeeyo❤️❤️❤️

  • @farxaanzaki5588
    @farxaanzaki5588 Před 2 lety +2

    Waa kaa dhaqankii wanaagsanaa. Bal eeg culimada salliga ku galbinaysa qoyska cusub. Bal eeg ciyaaradhaqameedka. Bal eeg bilis xaawaleey siday u waddo alalaaska. Nolol aan qiyaali ahayn ahaa.

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Před rokem

    Masha Allah waa laba yaryar Allah ha isu barakeeyo

  • @naseemseed6459
    @naseemseed6459 Před 2 lety +4

    Omg the best wedding thank you pro 🥰❤️💍❣️

  • @nasab6929
    @nasab6929 Před 2 lety +3

    Machallah wa Aroos qurux badan Allaha isku Barakeyo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 2 lety +11

    The photos and the pictures are very beautiful. Professional photographer. Very artistic 👌

  • @kaltuumocabdikariim8860

    M.a wll Allah kuxifdiyo ❤️

  • @deckmohjama5959
    @deckmohjama5959 Před 2 lety +8

    Onther level 💯👌🔥👏💪Mcha allh

  • @alwanqaadi7197
    @alwanqaadi7197 Před 2 lety +15

    Dhaqanku waa qaali ,what a beautiful wedding 💑

  • @ugbadamaxamud817
    @ugbadamaxamud817 Před rokem +1

    Mzh alle aroos aan imaba cadi ahay
    Alle Arooska cuzub ha garab galo wiil iyo cano gabdhay iyo caano 👸🖤

  • @mariaaddey7191
    @mariaaddey7191 Před 2 lety +9

    ما شا الله باركالله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @Hosnitair3
    @Hosnitair3 Před 2 lety +6

    Wax badan ayaan ka faa iiday muuqaalkaan mahadsanid walal gulayso❤🙏🏽

  • @Omersdad_.
    @Omersdad_. Před 2 lety +2

    Walaahi ad baan u qoslay , ula dhacay aad iyo aad bad u mahadsantahay shb ❤

  • @filimkooban
    @filimkooban Před 2 lety +4

    Best youtuber I ever seen. Man your videos make people watch you more...awesome
    Keep going brother 🙏

  • @asmakayse9403
    @asmakayse9403 Před 2 lety +3

    Wlhy dhaqankeenii hore in LA xuso mudan yeey

  • @iamapdiphatah1076
    @iamapdiphatah1076 Před 2 lety +6

    Aroos miyiga Galbeedka ayaa ka qurux badan kana balaadhan ka Bariga 💚🤍❤🙄

    • @fadumoshugri6245
      @fadumoshugri6245 Před 2 lety +2

      Ciyaarta Bari luma gaadho ee soo warayso dadka waaweyn 1 waa reer Bari anigoo reer Galbeedaa ku leh

    • @iamapdiphatah1076
      @iamapdiphatah1076 Před 2 lety +1

      @@fadumoshugri6245 Anigoo reer bari ah ayaa ku leh waala inaga ciyaar fiican yahy

    • @asadroox2823
      @asadroox2823 Před 2 lety +1

      @@iamapdiphatah1076 cuqdada iska saar pro

    • @user-sh6il7qi1i
      @user-sh6il7qi1i Před 10 dny

      Waa​@@iamapdiphatah1076

  • @dekasaid4022
    @dekasaid4022 Před 2 lety

    Masha Allah mabruuk Allah ha baariko

  • @barnimooyan5182
    @barnimooyan5182 Před 2 lety +1

    Maasha Allah haambalyo aroos ducadii nabiga qulubta idinka akhriyaay scw 🌌🎆🌅🎇🎇🥳🥳🥳

  • @fahimahjibril747
    @fahimahjibril747 Před 2 lety +6

    Love this so much!! Keep up the good work ❤️!