TAARIIKHDA AFGOOYE - HISTORY OF AFGOOYE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024
  • History of Afgooye Town - the breadbasket of Somalia.
    Taariikhda Magaalada Afgooye - halbowlaha wax soo saarka Soomaaliya.
    Please help us make stories like this one, visit: www.dalsoor.com
    Fadlan naga taageer diyaarinta barnaamijyada sida kanoo kale, booqo: www.dalsoor.com

Komentáře • 124

  • @Xogaha181
    @Xogaha181 Před 7 lety +71

    Afgooye anaa dago
    Ree afgooye like ii saara

  • @aslammohamedaliomar
    @aslammohamedaliomar Před 2 lety +3

    Silcis Gorgaate Hawiye 🥰🥰🥰 Afgooye waa meel ey Nafta ku Qawowdo Alhamdulilah

  • @Hanadmataan
    @Hanadmataan Před 7 lety +12

    Labo goor ayaan tagay Afgooye Wlh Marka joogto oo aad hadba dhinac ka gasho beeraha waxaa dareemaysa in Somalida Ilahey uu siiyey qayraad aysan ku shukrin
    Marar badan waan booqan Afgooye

  • @irshaadabdalla8860
    @irshaadabdalla8860 Před 5 lety +9

    Afgooye magaalo gelledi guul Like iisara inta afgooye jecel😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @nurduube9182
    @nurduube9182 Před 7 lety +17

    Masha Allah aad Ayaan ufarxay wllh Reer afgooye I mean all Somali barwaaqo iyo nolol wacan Insha Allah

    • @ccasiiscali9879
      @ccasiiscali9879 Před 6 lety

      Geesi qamotey intana majokta

    • @muusecali9192
      @muusecali9192 Před 6 lety

      Geesi lipaax isbitaalka uugu weeyn afgooye ii sheeg magaciisa hadaad reer afgooye tahay

    • @nurduube9182
      @nurduube9182 Před 6 lety

      @@ccasiiscali9879 dalac jabshe ahaaa seee iyeeloosaaa

    • @qalbiaanwehelkedaheysan5677
      @qalbiaanwehelkedaheysan5677 Před 6 lety

      @@nurduube9182 masjidka weynaha oo kasoo horjeda hh

    • @nurduube9182
      @nurduube9182 Před 6 lety

      @@muusecali9192 libaax ma'igu heysataa afgooye markaad su'aal iga weydiineysid? Hhh

  • @ebrahimchannel8283
    @ebrahimchannel8283 Před 5 lety +7

    Dalsoor
    Waa channel utaagan
    Hormarinta bulshada

  • @glitchgangg2440
    @glitchgangg2440 Před 7 lety +11

    Dalsoor xaafuun iyo qandala next?❤️

  • @mohamedkhalif1686
    @mohamedkhalif1686 Před 6 lety +5

    THE 27 YEARS PEOPLE ARE FIGHTING AND THEY ARE STILL FARMING. well done reer afgoyee.

  • @bakar.colow99
    @bakar.colow99 Před 7 lety +7

    Masha alaah alow dhoor Afgooye
    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💚💚💚💚💚💚

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 3 lety +1

    Afgooyo masha allah wa magaala nabadeed

  • @abdirahmancajiib0
    @abdirahmancajiib0 Před 7 lety +4

    Dalsoor mar walba ugu imow duubis heer sara ah.👍👍👍

  • @habiiboabdalahussien
    @habiiboabdalahussien Před rokem

    Maasha Allah

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536

    Afgooye wax caan kutahay gelladi sultanate oo koonfur oo dhan katallin jirtay

  • @abdifatahroble9003
    @abdifatahroble9003 Před 7 lety +1

    afgooye waa magaalo xadaarad fog leh aadbd u mahadsantihin dalsoor waan idin taageersanahay waxad tihin warbahin xor ah

  • @ahmedhagi8534
    @ahmedhagi8534 Před 4 lety +6

    Afgooy Galadi iridda koraat, arad bihiso, awaar bihiso, agoon koris aarka arladda ahaa.

    • @najuuabbasa3418
      @najuuabbasa3418 Před 4 lety

      Galadi sixirole soo maahen

    • @abukarmohamed4173
      @abukarmohamed4173 Před 4 lety +1

      @@najuuabbasa3418 Subxanaallah qalbiga ka jiran tahay allaha ku cafiyo Aamin umad dhan See shirki iyo quraafad ugu xukume alle ka baq

    • @qalimohamed9053
      @qalimohamed9053 Před 3 lety +1

      @@najuuabbasa3418 sharamooto nayaa adiga yaka sixir badan dhiilo

  • @kkkoolkhalidpoul1435
    @kkkoolkhalidpoul1435 Před 3 lety

    I was born afgoye and afgoye is my heart I left my home town afgoye for 20 years ago and I can’t wait to go back very soon insha allah home sweet home

  • @mohamoudhaji3341
    @mohamoudhaji3341 Před 7 lety +1

    dalsoor waad mahadsantihiin

  • @draminarashid8466
    @draminarashid8466 Před 5 lety

    Waxan ka sugayna waa beled weyn iyo ceerigaabo. Thanks Dalsoor

  • @manaalabdullahi2709
    @manaalabdullahi2709 Před rokem +1

    Viva galade😘😘ismujiyah

  • @abdulbizo8611
    @abdulbizo8611 Před 6 lety +1

    Yh I have memorized

  • @jimcalejj8989
    @jimcalejj8989 Před 7 lety

    Masha allah *dalsor* wan idin ku dhira galinaya wanaga ad wadan
    Hore u socda

  • @somaliahanolato5505
    @somaliahanolato5505 Před 5 lety +1

    Waa runtiis waa dad ahlu diin ah waliba aqoonin qabyaalad magaca reer afgooye ka siman yihiin

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta Před 4 lety +2

    afgooye waa magaalo weyn wili matagin lkn insha,Allah one day waan tagi

  • @yurubmuuse8011
    @yurubmuuse8011 Před 6 lety

    Thanks

  • @suheylasaid4435
    @suheylasaid4435 Před 5 lety

    Dagmada an ku dhashay kuna bar baray waye afgooye ❤️

  • @JJ-jk5sw
    @JJ-jk5sw Před 5 lety

    Afgooye nice name mnshlh our beautiful country

  • @abdimalikali8971
    @abdimalikali8971 Před 6 lety

    I really felt happy when i see my how my land is enrich wealth though we are busy fighting ourselves

  • @mohamedaweys5138
    @mohamedaweys5138 Před 7 lety +2

    Waa idin taageersanahay waa Ku mahadsantihiin anigana waa idin soo dhaweynaa reer balcad ayaa ahayeeeee

  • @wearerddddd6862
    @wearerddddd6862 Před 3 lety

    Asc maashaa Allaah afgooye waa magaalo dadka dagan ay yihiin dad nabada jecel wixii Alle ku irsaaqay iska beerta Allaah ha bara keeyo walaalaheen aamiin

  • @mohamedshooqi9572
    @mohamedshooqi9572 Před 7 lety

    Masha Allah afgooye marbaa safar kumaray #2007 Waa mgaalo taariiqi ah Waana mataanta muqdisho

  • @aqiilicarab3338
    @aqiilicarab3338 Před 6 lety +2

    💪💪💪💪 Afgoooye💪💪💪💪

  • @salmanhusseinhsi6530
    @salmanhusseinhsi6530 Před 4 lety +1

    Afgooye 💪💪💪💪❤

  • @addowilyaasali5165
    @addowilyaasali5165 Před 7 lety +1

    Best warbaahin

  • @dhiirageliyahanolosha5510

    Dalsoor beydhabo iney parnaamish kasoo diyaariso maxaa u diidey

  • @safarle9284
    @safarle9284 Před 6 lety +6

    reer afgooye aan ahay yurub aan ku joogaa lol lkn xamar isbitaal banaadir aan ku dhashay dhowr jeerna waan ka soo cambeestay afgooye ax waan u xiisay lkn marwalba aan tago caro madoow waaye waan ku xanuunsan jiray markaan yaraay lkn qurux moos cambe seeytuun babaay qumbe liin balbeelmo lliin dhanaan kabsar yaanyo ax yaaqay waxaanba ku jeclahay beeraleeydooda waxeey ku dhahaayaan gal beerta soo cun wixii calooshaada qaado lkn irida kalama baxeeysid adoo qaarka ka mid ah gacanta ku wadatid.

  • @abdulqanimoha187
    @abdulqanimoha187 Před 7 lety +1

    Afgooye meel u jirto 8 km ayaan ku dashay ha aad baan ugu xiisay wlhi

  • @rahmaha1882
    @rahmaha1882 Před 6 lety

    MashaLa

  • @karaamatv
    @karaamatv Před 5 lety +1

    I want history of jalalaqsi

  • @omarmoha2428
    @omarmoha2428 Před 7 lety +4

    The donation appeal clip is annoying, we get it so you need to stop it. unprofessional indeed !

  • @qpdjjsjs3834
    @qpdjjsjs3834 Před 4 lety

    Afgooye ❤

  • @balariaraktidada9877
    @balariaraktidada9877 Před 5 lety +2

    Mar marka qar wa iska ilmeneysa marka ad xaqiqda ka sal garto
    Dadki gobalada konfur logu imaday wa la dulmiyey 😢

  • @MohammedMohammed-eh8dy

    Ujuur waa hawiye

  • @maantaiyoberi3327
    @maantaiyoberi3327 Před 7 lety

    asc wad ku mahadsan tihin hooshina, waxan donaya in aan idinka codsado hadii aan barnamijyadiina aan la bixi karo oo aan wepsit ama facebook ku sii share gareysan karo. idinkoo mahadsan i soo jawab

  • @caashacuud6260
    @caashacuud6260 Před 5 lety +1

    Afgooye Aabahee baa beer ku lahaa lkn qolo moor yaan baaka dhacday wllh xoog bay uga heestaan marka yaryareen Aabe markuu Aado afgoye beertiisa noga sogoon jire qudaar aad u macaan😭😭😭

    • @user-iu5jx6jf7s
      @user-iu5jx6jf7s Před 2 lety

      @@KINGMOHA5388 hawiye imaan maleh mel joog dhac boob ugu imow

    • @saciidnuur6062
      @saciidnuur6062 Před 2 lety +1

      @@user-iu5jx6jf7s hawiye ha caayin beerta awalba dad hawiye aya laha kacanki maku dhacayna dhul iyo ninki laha aragti ka dhaxaysi taas ha mogan moryan waxa ah dowlad dadka iyo berahoda dhaca, wabilaahi towfiiq

  • @abdirahmanmohamed215
    @abdirahmanmohamed215 Před 5 lety +1

    Taladeydu waa: muusikada ka daaya kilibyadiina aandaawano oo idin taageernee

  • @shushumohammed4207
    @shushumohammed4207 Před 3 lety

    Alx ina Ka dhashe wali bo dad la kasayo alx

  • @daudibrahimmohamed8232

    Tariiqda marko cdy nosoo geliya

  • @stonenation2401
    @stonenation2401 Před 5 lety +1

    Is it a garre place......

    • @irshaadabdalla8860
      @irshaadabdalla8860 Před 5 lety +1

      Gelledi place bro not garre

    • @stonenation2401
      @stonenation2401 Před 5 lety

      Infact am not agarre but heard that they stay at southern part of somaali and am not from somalii

    • @Hammoodi1995
      @Hammoodi1995 Před 4 lety

      @@stonenation2401
      Galedi place..

  • @nimcoweydoow2518
    @nimcoweydoow2518 Před 4 lety +1

    Iyo wadalan gorgaati hawiye

  • @mowlidsamadon9618
    @mowlidsamadon9618 Před 7 lety +1

    Afgooye aad ama afkaaga qabso sheekadas aa kadhiman video ga

  • @thesimgaohios
    @thesimgaohios Před 2 lety

    Afgoye asal boqortoyeda silcis ba ka taliyen jirtaye intayesan qabsan geledi iyo wacadan

  • @wadanisomtv7579
    @wadanisomtv7579 Před 4 lety

    Arundaale yaah

  • @abdulaahiibrahim7951
    @abdulaahiibrahim7951 Před 5 lety

    ASC walal magaceyga waa Ibrahim burtugey waxan jeclaan lahaaa inaad kahadasho #degmada_lafoole tariikhdeeda OO kooban plz and plz thanks

  • @salmanuur6397
    @salmanuur6397 Před 6 lety +5

    Aniga ah Qabilka. Silcis korgati

  • @ismailahmed1350
    @ismailahmed1350 Před 6 lety

    Mar Qura Soo Galsha Yaqey Waa Laga Wacan Yhy In Aad 3-mar Ka Bdn Soo Gelisaa

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 Před 5 lety

    hahaha dalsoor waa chanel aan ka yaabey yaa fund gareeya talow?

  • @nimcoweydoow2518
    @nimcoweydoow2518 Před 4 lety +1

    Silcis gorgati hawiye wa dad la yaqan

  • @xasanaadam2761
    @xasanaadam2761 Před 3 lety

    Afgooye

  • @amirhaji1567
    @amirhaji1567 Před 5 lety

    Balad weyne kaso diyaariya
    Mise koofurta lee waaa
    Bahasha isku shaan dheya

  • @haboonmaxamad622
    @haboonmaxamad622 Před 6 lety

    ax yaa afgooye waa Mel ad uquruxbdan wlhi markad afgooye imado waxad daremeysa dhecaw qabow iyo bilicda beraha wabiga

  • @mohamedaweys5138
    @mohamedaweys5138 Před 7 lety

    Dalsoor hala soo boqdo balcad waxaa Ku yaala warshadii dharka sameyn jirtay ee somali tax iyo biyo xereen weyn waa magaalo taariikh muhiim xambaarsan

  • @abdalaciid489
    @abdalaciid489 Před 4 lety

    Wlhi xudunteyda aya ku dugan afgoye aniga

  • @ismailahmed1350
    @ismailahmed1350 Před 6 lety

    Xiyeysin Billa Xad Eh

  • @maysaabdi
    @maysaabdi Před 7 lety

    27 sano waa wax laga naxo tlhy fuck you mean we been fighting all these years .
    Man wee neeed to build our country back

  • @nurtoabdurahman2454
    @nurtoabdurahman2454 Před 6 lety

    Halaal bantu a
    Always forever

    • @zak.886
      @zak.886 Před 5 lety +1

      Nurto Abdurahman this land does not belong to somali bantus

    • @somalidarama3100
      @somalidarama3100 Před 5 lety

      @@zak.886 its abgaal land

    • @zak.886
      @zak.886 Před 5 lety

      @@somalidarama3100 i know

  • @user-rr3rk4ip1h
    @user-rr3rk4ip1h Před 7 lety +1

    istunka maxuu ULA jeeda...yaa iga roon oo wx ka fhnsn

    • @Muslim-man19
      @Muslim-man19 Před 7 lety

      Laba koox ayaa loo safanaa kadibna ul ayay isku garaacaayaa lakin shirkina wuu ku jiraa waxay aaminsanaayee hadii aan la is tumin in wabiga biyuhu ka dhamaanaayaan خالد مشعل

  • @nimcoweydoow2518
    @nimcoweydoow2518 Před 4 lety

    Hada cadan isman aa jogo

  • @cabdiraxmaandigaale139

    Ma dumarbaa maxaa hubka udiidey halkaa inaga hubi garaaba degee

  • @amarushakur77
    @amarushakur77 Před 6 lety +2

    Lacagtuu dadka ka aruursaday ayuu dowldeena ku duminaaya. "Fadlan taageer dalsoor"

  • @MohammedMohammed-eh8dy

    Banadir shabelaha hoose iyo shabeelaha dhaxe gobalka bqnadir laga jaray

  • @MohammedMohammed-eh8dy

    Silcis goragati hawiye wayo

  • @HALBEEGTRADE
    @HALBEEGTRADE Před 4 lety

    BoqorooYadii ka Difaacday oo eheeyd Ajuuraan waa la in kiray Yaab Yaab somaali Taariikhda Xitaa in la inkiro la isku dayaa Bugaagta caalamiga ah iyo Madxafyada Caalamka ayeey Taala qabiil jecleysi Alla maxaa Iftiin Bixi lahaa lagu Qariyey....😡😡😡🇸🇴 Somalinimo waan Ku Faana hdaan Nahay Sojireenka SomaliYeed ee Ajuuraan 🤩🥰🤗☝🏽🇸🇴

    • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
      @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 Před 4 lety +1

      Wll ajuuran waxay ahayd gobollada dhexe min afgooye baydhabo ilaa bardheere waxa katallin jirtay gelladi sultanate wll boogaagtay kuqorran tahay

    • @Hammoodi1995
      @Hammoodi1995 Před 4 lety

      Dhulka Ajuuran waa gobolada dhex , xoog baa ku soo duusi koonfurta Somalia , lakn sultanate of Galedi Aa meel saarti.

    • @thesimgaohios
      @thesimgaohios Před 2 lety

      Ajuran shabelada bu ah afgoye lakin boqortoyeda silcis ba ka talin jirtaye magaca xita boqorka Silcis ba ubixiye ka bacadi xukunka boqortoyeda waxa ka so hor jestaye geledi iyo wacdan daramaye cariri iyo dhib inaye ku qaban mamulka geledi wu jabin waye galigisa wacadan bu uso wataye qaro sixir ah bayi siyan sidasa rerkas lagu jabshaye

  • @thestealth2448
    @thestealth2448 Před 7 lety +1

    do ceerigaabo

    • @warsaniyoweedhsan9417
      @warsaniyoweedhsan9417 Před 6 lety

      +Factz xishoo

    • @zak.886
      @zak.886 Před 5 lety

      anonymous or maybe warsangali i have no idea but they live in 2/3 districts in sanaag

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 Před 5 lety

    BOQORTOYADII UGU HOREYSAY SOOMAALIYA WAXAY AHAYD BOQORTOOYADII (AJUURAAN) EE KA TALINEYSAY MAGAALADA AFGOOYE OO WAQTIGAAS MAGAC KALE LA DHIHI JIRAY.

    • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
      @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 Před 4 lety +1

      Ajuuran waligeed kamatallin afhooye gelladi sultanate baa katallin jirtay

    • @Hammoodi1995
      @Hammoodi1995 Před 4 lety +1

      Dhulka Ajuuran gobolada dhex waaye.
      Afgooye waxaa leh Galedi oo ka tirsantahay beel weenta digil iyo mirfli

    • @thesimgaohios
      @thesimgaohios Před 2 lety

      Afgoye boqortoyeda silcis ba ka talin jiraye waxa jabi oo isku gu tagaye geledi iyo wacadan sidas bay ku jaban ka bacadi geledi ba so mamulaye hadana wacadan.

  • @tte_stte7780
    @tte_stte7780 Před 6 lety

    someone is telling a liar I've heard so many people telling afgooyes history and they are all the same except this guy. hmm very interesting

    • @thesimgaohios
      @thesimgaohios Před 2 lety

      Boqortoyeda silcis was first king named the name afgoye wa la afgoye cause geledi and wacadan against the silcis kingdom.

  • @truelove683
    @truelove683 Před 7 lety +3

    Mashallaah

  • @mohamedkhalif1686
    @mohamedkhalif1686 Před 6 lety

    THE 27 YEARS PEOPLE ARE FIGHTING AND THEY ARE STILL FARMING. well done reer afgoyee.

  • @nimcoali305
    @nimcoali305 Před 4 lety

    Masha allaha