HISTORY AND BEAUTY OF WARSHIIKH - QURUXDA IYO TAARIIKHDA WARSHIIKH

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024
  • Watch the beauty and history of Warshiikh.
    Daawo quruxda iyo taariikhda Warshiikh.
    Please help us make stories like this one, visit: www.dalsoor.com
    Fadlan naga taageer diyaarinta barnaamijyada sida kanoo kale, booqo: www.dalsoor.com

Komentáře • 103

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 Před 4 lety +6

    From Puntland🇸🇱Gabdhaha Iyo WiiLasha Warshiikh☝🏻💟One love

  • @mohamedshooqi9572
    @mohamedshooqi9572 Před 7 lety +19

    From muqdisho gobolka dariskeena ah shabeele dhexe Waa gobol Ku fcn dalxiiska runtii allah wxuu ugu nimceeyey barwaaqo iyo qurux

  • @alimahamudhassan650
    @alimahamudhassan650 Před 7 lety +27

    warshiikh hooyga diiinta iyo dad wanaaga derosnimo ku fiican hambalyo warshiikh

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Před 7 lety +10

    Maashallah warshiikh waan maqlijiray waa meel aad u qurux badan allow nabad nooga dhig dalkeen waan imanlahayan dalsoor waad mahadsantihiin sidad dalka quruxdiis u soo badhigtaan Somalia peace

  • @Somalis
    @Somalis Před 5 lety +2

    Maansha Allaaah waa magaalo aad uqurux badan waxaan rajaynayaa inaan mar un tago warshiikh iyo dhamaan intuu wadankeenu ka koobanyahay ilaahow nabad nooga dhig wadankeena AMIN

  • @anthonywest4173
    @anthonywest4173 Před 5 lety +6

    SOMALI PEOPLE ARE BEAUTIFUL. SOMALIA WAS ONCE THE JEWEL OF AFRICA, THE JEWEL WILL RETURN.

  • @HalgameLiibaan1
    @HalgameLiibaan1 Před 7 lety +11

    My mother is from Warsheekh hopefully one day I will visit one day!!

    • @jacksparrow4714
      @jacksparrow4714 Před 6 lety

      Geeri Mahad
      mashallah my mother too

    • @kylespencer5395
      @kylespencer5395 Před 3 lety

      You probably dont give a damn but does any of you know of a tool to log back into an instagram account?
      I stupidly lost the account password. I would love any tricks you can offer me!

  • @sahramohamed197
    @sahramohamed197 Před 4 lety +1

    I love warshiiq ilaah dhib haka haayo. Buula nuur waa meesha ay ku duugan yihiin faraca aan ka soo jeedo. Ilaah qabriyadood ha u waasiciyo nuurna ha uga dhigo aaaamiin aamiiiin.

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před rokem +1

    War shiikh waa Dharjaale ookale ❤️

  • @puntlandsomalia9604
    @puntlandsomalia9604 Před 7 lety +15

    war-shiikh degmo barakaysan oo xeeb leh alle ha dhowro dhulkeena barakaysan.

  • @qaasincirre4084
    @qaasincirre4084 Před 6 lety +2

    Waaw Waa Magaalo Qurux Badan Qurux iyo illahbaa u Dhameeyay Qaayo ileyn Warsheekh Wey Qarsooneed iLIKE Our Distric

  • @afaarax6322
    @afaarax6322 Před 7 lety +14

    Truly a beautiful country that needs real citizens.

    • @singular123er
      @singular123er Před 7 lety +5

      Hhhhhh nice propaganda somalia belong to Somalis not arabs

    • @user-nj1yk6jy2r
      @user-nj1yk6jy2r Před 7 lety

      مسلم المخزومي I agree with you this land doesn't belong to Somali nomads it belongs to reer xamar and ajuuraan

    • @melaninqueen5344
      @melaninqueen5344 Před 6 lety +1

      Quraysh القرشي ajuuraans was somali not arabs acuudka

    • @eastafricana1584
      @eastafricana1584 Před 6 lety +1

      ا لفوز and ofc abgaals we were first here nacalad

    • @maqoslemaquuste9089
      @maqoslemaquuste9089 Před 6 lety +1

      Quraysh القرشي. You said what? Get the fuck out of here. This is Somalia not Arabia. Get lost.

  • @MohamedAmin-qh1mm
    @MohamedAmin-qh1mm Před 7 lety +3

    mahadsanidiin dalsoor, warshiikh waa magaalo xeebeed qurux badan oo ka tirsan gobolka shabeelada dhexe EX-BANAADIR ee koonfurta soomaaliya. Fadlan magaalada gobolka ay ka tirsan tahay xusa si ay dadka aanan aqoon ey u batraan. mahadsanidiin mar labaad saaxiibayaal.

  • @Dr.Wiseman
    @Dr.Wiseman Před 7 lety +7

    Mashalah wan jecalay dhulgeeyga
    Somaliya💗💖💘❤💛💜💓👍👍👌👌👀👀👀👀👀👂👂👂👂👂👂👏👏👏👏👏👏👏👏💖💖💞💞💞💞💞💞💕💕💕💕💕💕

  • @MW23444
    @MW23444 Před 3 lety

    balfiiri qaarkaan allah nagu manaastay Masha allah

  • @Hanadmataan
    @Hanadmataan Před 7 lety +6

    Magaalo taariiq fog leh
    Waana meel ku Fcn dalxiis ka
    War sheikh Insha Allah waa u dalxiis tagi doonaa
    Ilahey nabada ha u siyaadiyo

  • @habiiboabdalahussien
    @habiiboabdalahussien Před rokem

    Maasha Allah

  • @thunderlight4619
    @thunderlight4619 Před 7 lety +6

    9 Jiido 9 Ajuuraan 9Abgaal Sucod Woow Danbeeyaa Asal Asal dhalay ❤

    • @melaninqueen5344
      @melaninqueen5344 Před 6 lety

      Ah Soomaali abgaal😁

    • @melaninqueen5344
      @melaninqueen5344 Před 6 lety +3

      mr.amazing 18 lol ajuraan waa hawiye bc abgaal ayaa iskaleh muqdisho

    • @eastafricana1584
      @eastafricana1584 Před 6 lety +2

      Asha Guled how is that qabilist? Abgals were first thats history and fact

    • @zak.886
      @zak.886 Před 5 lety +1

      east africana I'm not abgaal or from the south but I acknowledge that muqdisho belongs to abgaal

  • @salaadmahmud700
    @salaadmahmud700 Před 7 lety +3

    Mansha Allah
    Warshiikh😍😍😍 Home❤
    Dhul BarakeySan DadKiisana Ahlu Kheyr Yahy😍
    MustaqBalka Magalada Aan Dagi DooNo insha Allah😍

  • @myoutubecom-gg7sb
    @myoutubecom-gg7sb Před 4 lety +1

    MashaAllah great video thanks

  • @duuliyekastamtv3017
    @duuliyekastamtv3017 Před 5 lety +2

    Waligay mamaqal *Warsheekh* from *Hargeisa*

    • @qaaliahmed4480
      @qaaliahmed4480 Před 5 lety

      Soomaaliya waa dhul aad ufiican laakiin dad cawaan ah baakunool runtii waan tegay wanan soon arkay soda looga dhaqmo

    • @theflagbearer9196
      @theflagbearer9196 Před 4 lety

      Sow deegaan kale oo warshiikh la yidhaddo kuma taala dhankiina.

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 Před 5 lety +7

    Erayga "war" micnooyin badan Bay leedahay new ama information kaliya maaha
    "War" waxay kaloo noqotaa "xarun biyo laga cabo" ama deegaan biyo leh

  • @ilhaanosman7746
    @ilhaanosman7746 Před 7 lety +5

    Waaaaaw ishacalaa qurux

  • @jaajuumoow58
    @jaajuumoow58 Před 4 lety +1

    Warshiikh; Anigoo soomaali aan kala reebeyn all are welcome to warshiikh. Magaaladaan Waxa kaloo aad kuu xiisa galinaya waa Jawiga mac. Waa dhul soomaaliyeed ee halasoo booqdo walaalayaal. Mida kale, Xeebaha dalkeena Soomaaliya lagasoo bilaawo seeylac ilaa raas kambooni aad bey u qurux badanyihiin. Walaalayaala mustaqbalkana caruurteena aan ku beerno daljeceel. Dalsoor Mahadsanid Maalkeena aan galino dhulkeena.

  • @alhamduliallah9257
    @alhamduliallah9257 Před 6 lety +1

    Magaaladaan SI fiican in loo dhiso ayay u baahantahay runtiii mashallah meel super ah bay noqon lahayd hadii adeegyo casri ah laga samen lahaa

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Před 7 lety +3

    maasha Allah waa meel quruxbadan.

  • @dalla112
    @dalla112 Před 7 lety +1

    maasha Allaha warsheekh Ilaah barakeey dadka ku nool

  • @heliodorberyl9558
    @heliodorberyl9558 Před 6 lety +1

    Alaa meeshaan Qurux badanaaaaa 😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️ ALLXAMDULILLAAH🙏🏽

  • @ebrahimchannel8283
    @ebrahimchannel8283 Před 5 lety +1

    Msha allh
    Dalsoor muuqaal aad Ku raaxeesato ka daawo
    Keep going dalsoor

  • @ajakisiyojeeritv8366
    @ajakisiyojeeritv8366 Před 7 lety +9

    Shalambood soo daaya plz

  • @AhmedMohammed-dw1jz
    @AhmedMohammed-dw1jz Před 4 lety

    masha Allah 🌷 ❤️
    dagmadeyda warshiikh 💞

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 Před 6 lety

    wlh somali waa wadan hodan ah alahow dawlad cadalad ah amiin

  • @MrAbshir98
    @MrAbshir98 Před 5 lety +1

    Waxa aan garan waayey Soomaaliyeey dhul iyo qeyraad inugama yaree oo maxaan isku dileynaa oo dhul la isugu Qabsadaa saa waa naga badan yahey ee. Weligey Warshiiq maan arkin oo aqoon uma aan laheyn intaan dalka joogey. Maasha Allah quruxda iyo nimcada dhextaala Somali ka badan. War Yaa Warshiiq ii geeya. Lovely place.

    • @shonazef7351
      @shonazef7351 Před 5 lety

      Abshir Abdi jahli weyan jahliguna wa cadow

    • @MrAbshir98
      @MrAbshir98 Před 5 lety

      shoushou nazef Mahadsanid walaal. Ilaahey ha ii saqiro mar uun inaan Warshiiq dhaayaheeyga saaro. Ku dakeeyo bilicdeeda iyo dad wanaageeda insha Allah.

  • @mrzain1745
    @mrzain1745 Před 7 lety +3

    masha allaah magacaaba i qanciyay

  • @kaminyare2190
    @kaminyare2190 Před 4 lety

    Jecliyaa Dalkeyga

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 Před 4 lety

    Wow what beautiful place hotel iyo goobo dalxiis kuwaansaneed ciil badanaa cooshado ayaa kadhisan waqtiga dambe hakuuhiiliyo

  • @shantakundishay2425
    @shantakundishay2425 Před 6 lety +1

    I like your channel frm now

  • @sulimanali2305
    @sulimanali2305 Před 6 lety +1

    War sheeikh allow ku dhawr magalo in bdn aan jeclahay

  • @deniskanja1952
    @deniskanja1952 Před 5 lety

    Am happy to see amisom is doing some really good job

  • @fadumohassan1540
    @fadumohassan1540 Před 6 lety

    MAANSHA allaah Aloow nabad waarto na sii ☝☝☝

  • @MOHAMEDINDHO
    @MOHAMEDINDHO Před 6 lety +2

    Warshiikh

  • @user-pc7ri3lc9z
    @user-pc7ri3lc9z Před 7 lety +2

    waa awal marah oo aan maqlo magacaan iyo magaaladaan

  • @boqorkaganacsiga3831
    @boqorkaganacsiga3831 Před 6 lety +1

    Wwwww dhulkeyga hooyo ❤🏬🛫👐😍😍😍

  • @ahmedbani9681
    @ahmedbani9681 Před 3 lety

    Asalaamu Alikum Brother I wish the best Insha Allah thanks for this great project and wish to share with Historical back ground about these city and other East African and the great Islamic civilization .For much of the 13th century the most important coastal town was Mogadishu, WarShiekh , Jazeria, Jilib Maerca, Merca, Brawa a mercantile city on the Somalian coast to which new migrants came from southern Arabia ( Yemen and Oman ). The Islamic scholars who built the foundations of these civilizations is the interaction of the coastal population those who migrated to the east African coast . Shiekh Abiikar Mixdaar one of the great scholars well known teaching Islamic studies and spreading the Islam ,the Sheikh and other scholars is from from Hadramout Yemen , city called Tariim .
    If you look what is left from the building of the coast you can see the architectural inspiration of these buildings was Arab, their craftsmanship was of a high standard, and the grammar of their inscriptions was impeccable .The city of WarShiekh had a great civilization built in diversity culture , local people ,immigrants etc.

  • @samirabindoo4554
    @samirabindoo4554 Před 5 lety

    One day al visit ds beautiful town manshaAllah

  • @warsheekh6550
    @warsheekh6550 Před 6 lety +2

    my home warshiikh

  • @medicalamoudstudents2989
    @medicalamoudstudents2989 Před 6 lety +2

    Dalsoor muuqaal kasoo sameeya Degmada Iskushuban

  • @ducoqabe4486
    @ducoqabe4486 Před 5 lety

    Dalsoor horo u socda waa ku mahadsantihiin soo tabinta quruxda dhalka waan jelahay warbaahintaa waana daneeya barnaamijkeeda mahadsanidiin

  • @cabdisalamcabdulaahi6918

    Masha alaah

  • @zoyasaafi7070
    @zoyasaafi7070 Před 6 lety +2

    Meel aan jecelahay warshiiq waan kuu xiisay i will come you soon

  • @mahimahi1278
    @mahimahi1278 Před 5 lety +1

    Dadka soomaaliyeed ee lacagta heystaa waa iney dalkooda maal galiyaan oo wax soo kordhiyaan

  • @powerpuffcoco4079
    @powerpuffcoco4079 Před 6 lety +6

    First of all the original inhabitants were not arabs,it was Somalis and other cushitic groups.We predate arabs genetically therefore it is impossible for them to have first lived in our ancestral land

    • @zak.886
      @zak.886 Před 5 lety

      you are correct

    • @shonazef7351
      @shonazef7351 Před 5 lety

      Queen Caraweelo lol Cushitic wa dad kala nooca ah isku tagay buug akhrinta badi huuno

  • @nimcoweydoow2518
    @nimcoweydoow2518 Před 4 lety

    9 jeedle wa gugudhabe hawiye 9 ujuraan waa jabele hawiye 9 abgal waa gorgaati hawiye hawiye asaa isdilo

  • @mohamedyuur9618
    @mohamedyuur9618 Před 4 lety +1

    Anigu wxaa ahey nin dhulka soomaaliyeed badankiis marey oo aqaan abgaal waxey dhahaan anagaa hawiye ugu badan lkn xaqiiqdu saa maha oo habargidir baa ka badan hadaan sababeeyo abgaal muqdisho markii laga tago meel magaalo sax ah uu dabanyahey majirto shabeelada dhexo jowhar baa ugu weyn ayadana beesha jareerweyn baa u badan cadalle waa eber mahadaay waa eber warshiikh baa sooraacda oo xooga dad joogaan galgaluud ceeldheer baa dad yara fiican joogaan abgaal waa 3 reer waceysle wacbuudhan harti abgaal muqdisho markii buunbuuniska lagadaayo waa 2million oo habargidir murursade shiikhaal reer xamar jareerweyn raxanweyn iyo soomlidii kale intaa abgaal imisuu kanoqon karaa adba waa ogaan karta okey habargidir magaalooyin waa weyn beydagaan sida galkayo haba looga badnaadee cadaado dhuusamareeb guriceel iyo kilinka Ethiopia ok abgaal waceysle maahee inta. Kale waa beeroley halka hg xoolo dhaqato tahey oo beero leyda waa dad si fudud loo.ogaan karo yaa doodeyda naqdin cilmiyeysan ku sameyn kara qabyaaladna maha oo dadkaaga barashadoodu qabyaalad maha

    • @maqoslemaquuste9089
      @maqoslemaquuste9089 Před 4 lety

      Yousuf Abdirushidyare hahaha riyaad ku jirtaa adeer habargidir oo odhan hadii la isku daro hal laf oo abgaal ah ayaa kabadan. Muqdisho balcad jowhar warsheekh cadale mahadaay ceeldheer mareeg ilaa Xarar dheere waa wada magaalo. Bad iyo wabi wadaleh. Sadax tuulo oo saxare ah ayaad dagan tihiin

    • @mohamedyuur9618
      @mohamedyuur9618 Před 4 lety

      Anigu magaalo aanan tagin majiro wana aqaana magaalo guriceel la eg ma jirto oo guriceel 250,000 ku nool yihiin oo abgaal dago marka anigu tiro baa ka hadley iyo deegan rag ilaa Ethiopia dagan weye hg magaalooyinka ka hadleysid waa hobyo xarardheere bandhiiradley galinsoor oo kale waxaa ka khaldan in uu sax dhulka soomaaliyeed ahyn saxaro oo xitaa aduunka maanta saxaraha la beeraa oo china arag marka dooda si cilmiyeysan isku day inaa u naqdisid

    • @maqoslemaquuste9089
      @maqoslemaquuste9089 Před 4 lety

      @Yousuf Abdirushidyare. Guriceel magalo la eg majirto ku lahaa. Adeer nin xayey siin u sameeya cidisa uma xumid. Waa allah ma hadii hadii ba aad gaeareen in aan tuuloyin kina dhisataan. Dad ka kale magaa looyin koda iska nabad gali hadaba. Sadax daa da tuulo. Allah ku tuso dee😂

  • @sacdiyamustaqbal5939
    @sacdiyamustaqbal5939 Před 4 lety

    Waan jeclahay magaalooyin ka dalkayga hooyo

  • @fadumohassan1540
    @fadumohassan1540 Před 6 lety

    Shiikhaasi waalooga horeeyey warshiikh Hortiisna waxaa Deganaa
    Magaaladaan warshiikh Qabiilka XAsan Gaab celi ayaana Asal Ahaan dego Watshiikh.
    Shiiqaasne waxaa ku so dhaweeyey odaygii ahaa XAsan gaab celi .

  • @nimcoweydoow2518
    @nimcoweydoow2518 Před 4 lety

    Wxa dhan hawiye wayo

  • @shukriabuukar8449
    @shukriabuukar8449 Před 5 lety

    Somalia konfura ugu dhul qurxan hadana madhistan yaaab dalsor shaqo wcn ayad heysan halkas kawada

    • @shonazef7351
      @shonazef7351 Před 5 lety +1

      Shukri Abuukar wadanka wali sifican umadan arag wali meel kasta wa qurux wadanka

  • @christinawels328
    @christinawels328 Před 4 lety

    Alpha Poland

  • @maxamedxasan7977
    @maxamedxasan7977 Před 5 lety

    Taariikh baad doonay saa inaad ka shee kayso musicna waad iska tun tumanaysaa taasi waxay muu jinaysaa kalsooni la aan dhinaca hadalka ah mase ogtahay in musigu xaaraan yahay.

  • @caamirlajakis2950
    @caamirlajakis2950 Před 7 lety

    Wariyahaan ali xaraare miyaa

  • @madiinojeylaani5232
    @madiinojeylaani5232 Před 3 lety

    meesha inaa uso guuro ayaaba damcay ee save miyaa? ilmaha ayaaba quraan ku so bari lahaay

  • @zahrabaar7414
    @zahrabaar7414 Před 7 lety +1

    dekedda.war.dhiiq.ayaan.hee.udaalanahay..deganka.hirsha.belle.bey.dan.weyn.u.tahay.dalaga.soogo.ayo.ban.dibada.u.diri.lahaay.xoolahaku.daboolan.deeyanka.qaligaa.alle.waxan.udalanahay.dekedoo.ladhiso

  • @samaale7381
    @samaale7381 Před 5 lety

    Such a long history and the only thing they achieved is learning arabic and quran. Imagine if they had learnt science and maths, somalia would have been a better place now. What a wasted time, not only in this town but every town in somalia. Wadaado have let us down

  • @fartunjibriilali4283
    @fartunjibriilali4283 Před 3 lety

    Abakow geye cibar shiq David curankabarijiray

  • @iglaanahmed4112
    @iglaanahmed4112 Před 5 lety

    Dadkii udhashay aaway meey dhistaan oo meelo dalxiis iyo daaro iyo wadooyin kudhistaankana faaidaytaan qeeyraadkaan ilaahay kumanaystay caku reer tolkeey nasiib daranaa👈

  • @duqowacademy7426
    @duqowacademy7426 Před 4 lety

    czcams.com/video/pybe916KS7s/video.html
    #Badda iyo Halisteeda |Farsamada iyo Badbaadada |

  • @damacmediagroup2794
    @damacmediagroup2794 Před 4 lety

    Ninkaan tariikhda warshiiq been ayuu ka sheegay nin aqoon u leh ma mahan boqortooyadii ugu danbeey say waxeey eheed silcis gorgaate hawiye boqortoyadodii deegaankaan waxaa iska silcis gorgaate shiikha uu shegaayo waa silcis gorgaate hawiye shiikhoodii ugu weeynaa xaaji cade ayaa l dhihi jiray marka nin aan aqoonin taariikhda warshiikh yaan aaminin hadii Kele been lee niila sheegaa sid Hada ii muuqata ninkaan camal

    • @ahmedamursal936
      @ahmedamursal936 Před 4 lety

      Ad ayaad igu mahad santahay in noso gudbiso taariqda fog ee magalada.
      Lakiin wan ka xunahay in aan muqaalka magalada arki weyno fadlan next time aan Aragno magalada qadiimiga ah sawirkeeda
      Tnx

  • @zahrabaar7414
    @zahrabaar7414 Před 7 lety

    dadkii.hirsha.bele.dekeda.ay.dhistaan..dan.bey.u.tahay.degankan.dhisan.laheen.oodalaga.soogo.ayo.baan.dibadaha.udiri.lahaay..dekedu.waa.doorka.gobolkee.degdegna.u.dhisnaa

  • @amirtech7324
    @amirtech7324 Před 6 lety

    Gaaljecl dega meeshas

    • @shukriabuukar8449
      @shukriabuukar8449 Před 5 lety +1

      Movie Collection yaku shegay waxas riyo iga dheh

    • @Shimba-uh2lx
      @Shimba-uh2lx Před 5 lety

      Soomaaliyo dhan ayaa leh. Waa dalkaagi yaakaa leh. Adigoo Soomaali ah ayaad soo degi kartaa. Wax la dhsho Gaaljecel iyoo huuhaa daadka ku dar.

  • @ismailmu1816
    @ismailmu1816 Před 5 lety +1

    Warshiikh