Villa Somalia ma ku qasbanaan doontaa in ay aqbasho doorasho Axmed Madoobe gaar u qabsado, mise?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 07. 2024
  • Villa Somalia ma ku qasbanaan doontaa in ay aqbasho doorasho Axmed Madoobe gaar u qabsado, mise wey ka dagaalamaysaa

Komentáře • 49

  • @abdullahimohamed5544
    @abdullahimohamed5544 Před 6 dny +11

    TALIYE FAHAD YASIIN (Hadalkiisii Ahaa A Madobe Waa Kansar Siyaasada Somalia Kujira Xasan Dhiiiqo Hadu shali 2019 Tagerey mantan Ayaa laegayaa Unu kutagerayo).

  • @Somfox1
    @Somfox1 Před 6 dny +2

    Xasan sheekh hanboob iyo Qaraabo kiil Caruurtiisa iyo Xaasaskiisa kasakow wuxu isku diray beelihii Somaliyeed sida Dir iyo Sheekhaal Sacad iyo Leelkase, Dir iyo Mareexaan..Anigu waan la yaabay Sida uuna dan uga lagayn Xasan sheekh dhiiga Umada Somaliyeed ee daadanaya!..

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 Před 6 dny

    Aniga yurub joogaa somalia waan jecelahay illaaheey farmaajo.ha noo so.cesho

  • @cabdisalaamxaajimaxamed9810

    Laandhaare alle ka dhaliyey baarsare Ugaas axmed ugaas maxamed,haddii aannu absame nahay waxaan ku jecelnahay in uu iska joogo ugaasku.👏👏

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed Před 6 dny

      Frm boqortooyadiii Ahmed waaa joooogayaaa for ever
      😂😂😂😂😂😂

    • @salmaansamadoon8035
      @salmaansamadoon8035 Před 6 dny +1

      Wa fursad ey daroodka kale idin siyeeeen ee iskaga bashaale inta ey idin kaga soo jeeesanayaaan re absamoow

    • @xareedproduction.7740
      @xareedproduction.7740 Před 5 dny

      Isla xisaabtan waa dambeysaa kkkk

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 Před 6 dny +4

    😅😅😅 axmed majecli lkn haduu xasan munaafaq is qabtan axmed ban taageeraya insha allah anagana south west wan kuso jirna wadada

    • @CabdulahicabduJiite
      @CabdulahicabduJiite Před 6 dny

      Saxiib kena sharafta badanow miyad xanun satay cod kagu sidisi ma ahan ilahay haku caafiyo walaal aad an ujecel nahay ayaad taha alle haku xafido bul shada kunol dag mada caabud waaq ayana walaal nolow

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu Před 6 dny

      Ahmed qaxooti tageer ama ha taageerin waa qaxootiga aduunka ugu nasiibka badan.....la soco waxaad taageerayso inuu yahay nin qaxooti ah oo Kenya oo rabta inay bada somaliya dhacdo horey usoo raacay....

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 Před 6 dny

      ​@@AbddiUhuHooyada ba qaxooti aah e afka kajeedi ..ma adiga kaxigo axmad dalka ..mel baad dagantahay hakudeeqdo isaguna mel bu kadaganayahay e ..kenya kumajooge xiniinyihiisu kujooga e kaale wa qaxootiye kasaar jubaland iyo kismaayo

  • @husseinabdi4357
    @husseinabdi4357 Před 6 dny +6

    Lanbar waan 1 ku sali nabiga scw

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 6 dny +2

    axmed madoobe ilaahay kursiga kumaso celiyo ee madaxweyne dhulka jubaland kaceliya cadowga duqeynaya oo dadka reer miyaga didinaya dhulkoda oo Kenya ugu horeyso

  • @AbdirahmanKulow_80
    @AbdirahmanKulow_80 Před 6 dny +1

    Fast view

  • @wadanisoomaali7730
    @wadanisoomaali7730 Před 6 dny

    intii la doono !!!! Soomaaliyeey alle hayno sahlo .

  • @mmaxamed7154
    @mmaxamed7154 Před 6 dny +1

    Barlamaanka JL asagoon sharci haysanin ayuu sharci siiyey AMadoobe oo aan sharci ahayn.

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 Před 6 dny

    Geylaan beryahan lagu waa mise waa guursatay walaalo.

  • @AmalAbdirisakMahamed
    @AmalAbdirisakMahamed Před 6 dny

    Frm Osman mahamud dani familj
    Ahmed baaaa joooogaya for ever
    Ahmed baaan la jirnaaaa

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 Před 6 dny

    Xassan Sheikh 101 jir ayuu u ekaaday siduu hadba meel iskugu qaadayey; waxwalba asagga ayaa isku ah; kaligiis duul !!

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 Před 6 dny

    Tiiirarka waaweyn Eee Madexweyne Ahmed Islaam iyo Madexweyne Abdiaziz Laftagareeen 🎉 waaaa inaad siii daysaaan Galka Doorashada.
    Insha Allah No More Damuljadiiid Guul somalia 🎉

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 Před 6 dny

    Som.umudu iska jeedinaa xamar dhan in.gato rabaAa allakariim
    Reer xamar hada tahay .sartii dabka ayuu gadanaa ee xaafada hodan iskool.dhagaxtuur

  • @sadaamcabdikarim1304
    @sadaamcabdikarim1304 Před 6 dny +1

    Dhibkii fahad yasiin sheegay miyaa Hassan sheikh kubilaawday

  • @abdullahiAdow3552
    @abdullahiAdow3552 Před 6 dny

    Wakuqasbanyahay sxb 1:32 1:51 1:52 1:52 1:53 1:53 1:53

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 Před 6 dny

    Xasan dharkii meletarigu beentu gashtay

  • @KhadarIsmail-xz9fb
    @KhadarIsmail-xz9fb Před 6 dny +1

    Ninkistaa oo ladalamiyo xasan munaafaq waa racsanahy Ahmed dhuxul

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před 6 dny +1

    Vila somaliya dastuurka ay isla ekeysisey yas aa maxaa diidayo mamulkasta inu isku jangoyo tiisa

  • @FarxaanAbdi-q5q
    @FarxaanAbdi-q5q Před 3 dny

    Wasx

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 Před 6 dny

    Ahmed madoobe ma jecli laakiin wuu ku sugay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před 6 dny +1

    axmed madoobe wa sheydan isaga kadambeya dhulka gedo ee diyaaradaha lagu duqeynayo si shisheeye uqaato hawdka gedo yacni soomaaliya booba meel kasta kaga socda war jamaahiir ba loo baahanyahay

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed Před 6 dny

      Ahmed khalad malahan inder
      Eeeee MR waxaaa ku dhacday cuqabadiiiii dadka siyaaaad layey😂😂😂😂

  • @somaliswedishtv7311
    @somaliswedishtv7311 Před 6 dny

    I’m going through my closet right next door and then I will come back home 🏡 I have oil change in there for the truck 🛻 so once you’re ready to come back in I’ll be home in about fifteen twenty minutes or twenty

  • @AbdiRashid-fj3tz
    @AbdiRashid-fj3tz Před 6 dny +1

    Hoyadii miya leh Kismayo majeerten iyo mareexaan na iskalehe mase daganyahay ogadeen wadan la magacaawi Karo Kenya itobia ayuu dagaaye 🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺🇱🇺💪💪💪💪

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed Před 6 dny

      Im mj kingdom
      Ahmed baaaa hayna kismaaayo ilaaaa laha helaaaayo
      Nin Mr ah oooo aaan ahayn siyad bare oo kale 😂😂😂😂😂😂
      Ahmed Wn Dili karnaaa
      Balse curadkayaga maya

    • @mahamedcade6982
      @mahamedcade6982 Před 6 dny

      😂😂😂axmed halkan wuu xureystay m

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 Před 6 dny

      Kuligiin meshan baad calaacal wadaan ahmed ya wax kaqaadi karo mr iyo mj iyo hassan waxba kamaqaadi karaan ..ogaadena jubaland wudagaa ..maadiga dhulka ogaaden e jubooyinka af uga qaadi karo

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed Před 6 dny

      @@berdilacashe283 xinyo og kuma jooogo ahmed kismaaayo
      Kenyatiii baa haya
      2. Xinyo harti buuu ku koray kursiga
      3. Kismaaayo mahan casumadiii 15 sano muxuu u xoreeen wayey casumadiiii rasmiga ahayd
      4. Tuuulooyinka og ooo ay haystaaaan AS sooo ceshta hadaaa dadnimo leeedihiin
      5. Ahmed waaa joooga meeesha mana baxaaayo
      Ahmed mahan og
      Ahmed Waa Nin MAHAMUD SALEEEBAAAN ah
      6. Hamze baaa og ah eee bara siyasada

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 Před 6 dny

      @@AmalAbdirisakMahamed hhh sheeko majeerten baad mesha latimid ina adeer iyo hadal jilicsan ahmed miyad hada nasabadi kaqaadey od tiri wa mohamud saleban wa markaad ucaal weydeen od waxba kaqaban weydeen ..ahmed wa jookarka siyaasada somaaliya waana wiil baarqab ogaaden aah ..xamzana sidodkale isagaasad aad liideyso ba wa midka kuligiin aad kabarooraneysaan kursigeenu qaate kuheysaan ..midakale kenya hadey ahmed mise ogaaden mesha kuheyso bal iimow kismaayo o arag hadal dumar loomabaahne ..kenya mxey qabataa iyada xeryahoodaba kasobixine...hadey ogaaden caawinayaan dagaaladi ahliga ahaa e mareexan iyo og dhexmare 2013ki bey xaga og kasosafan laahayen ..marka sheeko baraley mesha kalatag ..midakale hartigaad sheegi marku wax itarey dagaalka nimanka kudhimanaye e shabaabna mesha kaxoreyste wa ogaaden e mesha hadalka jileeca kalatag wa dambi e

  • @MahubaBare-nv3yw
    @MahubaBare-nv3yw Před 6 dny

    Somaliland maad ka hadashid argagixiso Muuse bixi Kkkkkk

  • @user-un4yj1xu6j
    @user-un4yj1xu6j Před 5 dny

    Nacas majeerten