Marabtaa Inaad Quraanka Kariimka 30'maalmood Ku Qaybto/Xiftido || Sheikh Mustafe X.Ismail

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • ✔ Fadlan Subscribe garee ✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid Walal
    #DaarulKheyr
    #Subscribe
    #Like
    Fadlan Walal hadii Aad Nagu Cusub Tahay Subscribe Saar Si Aad U Noqoto Qofka Ugu Horeeya Ee ka Faa'iidaysta
    Nagala Soo Xidhiidh
    _______________________________
    daarul.kheyr908@gmail.com
    🔗Instagram:- / daarul_khayr
    🔗 Facebook:- / daarulkheyrtv
    🔗 CZcams:- / daarulkheyr

Komentáře • 426

  • @zuhaybaabdifatah8996
    @zuhaybaabdifatah8996 Před 3 lety +261

    In aan xafido quraanka ayaan doonayaa ee isooduceeya in ilaahay iigu simo

  • @nastehoabdirahman8730
    @nastehoabdirahman8730 Před 3 lety +35

    Ilahay inuu quraanta qalbigayga galiyo igu so duceya wllyal wan jeclahay inan xifdiyo quranka kariimka

  • @heartless6126
    @heartless6126 Před 2 lety +106

    My allah help me to sve qu’raan karim inshllh that’s my big hope ya allah 🥺

  • @shukripancakechannel3523
    @shukripancakechannel3523 Před 4 lety +69

    Masha allaah wallee waa hami geeyga in aan noQdo xaafidul Qur aan iigu duceeya wllyaal in alle riyadaa ii rumeeyo

    • @bahjomursal2793
      @bahjomursal2793 Před 4 lety +1

      Ani xita hamigyga wuu kujira ilaahy haynoo fududeeyo xbbti

    • @cabdirisakz927
      @cabdirisakz927 Před 4 lety +1

      Illahay hayno fududeeyo dhamanten

    • @shukripancakechannel3523
      @shukripancakechannel3523 Před 4 lety

      @@bahjomursal2793 aamiin yaa allaah Qaaali

    • @googlechrom2073
      @googlechrom2073 Před 4 lety +1

      Balsee, sheikhuu wuxuu qalday xisaabta, 30 daqiqo shanta salad walbo Kadib waxey noqonee 2 iyo bar saacadod. 5× 1/2 minutes =2.5 hours.

    • @jawahirxasan9533
      @jawahirxasan9533 Před 3 lety +1

      Abaayo makuugu xeraa dugsi lagu barto safsiirka quraan oo bilaw ah waana free

  • @caish3987
    @caish3987 Před 3 lety +34

    ما شا ءالله
    جزا ك الله خير شيخ مسطتفي حاج اسماعيل هارون يعقوب ،والله أنا أُحِبك يا شيخنا العزيز❤❤❤❤🌹🌹🌹🌻🌻🌻

    • @cabdirasaaqmaxamed2305
      @cabdirasaaqmaxamed2305 Před 3 lety

      جزا ك الله خير شيخ مسطتفي اسما عيل ها رون يعق ب اللهم حفد ك ل سا نك في جميع ب د نك

  • @abdimohamed1242
    @abdimohamed1242 Před 3 lety +60

    Aniga hal juzz ayaa xifdiyay alx, 29juzz ayaa idhiman walalayaal isoo duceeya🥰

  • @sucaadmohammed7568
    @sucaadmohammed7568 Před 3 lety +30

    Iso duceeya wllalayaal quraanka inaan xifdiyaan rabaa si Alle igu fududeeyo🙏❤

  • @hdsports9637
    @hdsports9637 Před 2 lety +21

    m.alah manta aabilaaba xifdinta quraanka kariimka ale in uu ii fududeeyo iigusooduceeya muslimiineey😭😢😓🏃‍♂️🏃‍♂️💖🖤💜💛💚💙

  • @maxamedaadammaxamuud7642
    @maxamedaadammaxamuud7642 Před 4 lety +59

    Qof kii ugu hereey waa Anniga aan daawado waxaan rajaynaa inuu Alle ugu anfaco

  • @Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012

    Allahu Akbar. 🙏🏻
    Subxaana Rabbuna Llah. 👈
    Wal Xamdu Li Llah. 🤲🤲🤲
    Wa Laa illaha illa Llah. (☝️).
    Allahu Akbar Kabiira. 🙏🏻

  • @cabdighanni7938
    @cabdighanni7938 Před 2 lety +7

    Mansha allah iso duceya quraanka kariimka 114 ina xifdiyo ayan rawa allah ha ii rumeyo aamiin Amiin ya rabi

  • @nimcomaxamad424
    @nimcomaxamad424 Před 2 lety +9

    Inzhallh wxn bilaabayaa xifdiga quraanka kariimka ah cawa oo ay bishu tahy 16/2/20/22waxn rajeynayaa inan
    Halkan kusoo noqdo inzhallh anoo xifdisan qur,anka kariimka ah
    Isoo duceeya wll qli si niyah inzhallh oo ilahay hankayga ii dhabeeyo😪🤲🤲

  • @MushtaqMohamet
    @MushtaqMohamet Před rokem +10

    Waxan rabaa inaa xifdiyo quranka kariimka iso duceya in illahay ii fududeyo 30/7/2023 i.a wan uso lawan dona 🥺🥰

  • @diiniyonasteexo5993
    @diiniyonasteexo5993 Před rokem +18

    بسم الله توكلة على الله اللهم أسهل حفظ القران الكريم

  • @umumazin1966
    @umumazin1966 Před 3 lety +14

    Insha Allah wan wada xifda allow igu garab sii xifdinta quraanka

    • @DaarulKheyr
      @DaarulKheyr  Před 3 lety

      Ma Jaceshay Barashada Qur,anka Adoo jooga gurigaga ama Goobahaga ganacsi Hab online ah
      wixii fahfaahin nagala soo xidhiidh whatsapp link hoose KU DHUFO👇👇
      wa.me/+252634627573

    • @DaarulKheyr
      @DaarulKheyr  Před 3 lety

      Ma Jaceshay Barashada Qur,anka Adoo jooga gurigaga ama Goobahaga ganacsi Hab online ah
      wixii fahfaahin nagala soo xidhiidh whatsapp link hoose KU DHUFO👇👇
      wa.me/+252634627573

    • @ayaanlemohamud3024
      @ayaanlemohamud3024 Před 2 lety

      Ma bilowday wll mcn xifdinta Quran ka

  • @xuriyonaanaale2511
    @xuriyonaanaale2511 Před rokem +4

    Waa bil ramadan Wallayal isooduceeya in Allah xifdinta Quraanka iifudeeyo yaa Rabbi

  • @Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012

    لا إله ❤ إلا ألله ❤
    محمد❤ رسو ل الله 👏
    صلى الله عليه ؤ سلم. 👉
    Islam 🕋 mEans, Peace🤝

    • @omaryare3578
      @omaryare3578 Před 3 lety +1

      🇫🇮🇫🇮🇫🇮🇫🇮🇫🇮💖💖🤗🤗😍

    • @omaryare3578
      @omaryare3578 Před 3 lety +1

      🇫🇮🇫🇲😂💝

    • @omaryare3578
      @omaryare3578 Před 3 lety +1

      I499fe👍👍👍👍🇫🇮🇫🇮🇫🇮❤️💖😋

  • @fatushurur4035
    @fatushurur4035 Před 2 lety +12

    Hamiga ogu weyn en nolasha kaleyahy wa in an Qur'an ka xifdyo Sido kle Tafsirkisa barto Rabbiyow I rumeeee

    • @farxiyoxasan5807
      @farxiyoxasan5807 Před rokem

      Alha kuu rumeeyo

    • @maxamedosmail9172
      @maxamedosmail9172 Před 7 měsíci

      2 years ago waaye makad saandheheeysay Hada maxaa kuu qabsoomay wll???

    • @fatushurur4035
      @fatushurur4035 Před 7 měsíci

      @@maxamedosmail9172 wll shukran sida wanaga yo wlalnimada leh ed iso xasusisay runtii wali riyadas wan leyahy mar ban bilabay taxfiid Qur,an ka hdana illahy amarkis mel dhexe ban kaga hadhy arima marka jiray awgod welina inan dib u bilalo ima suurta gelin lkn wan rajayna inshallh

  • @cabdalacalixasancabdalacal9224

    Qur aanka si fcn baan ubartay oo macalinkeyga io aabaheyga oo isna macalin dugsi ah ayaa aad iigu soo dadaaalay balse aniga ayaa sii daayey balse waxan rabaaa maanta oo tarikhdu tahay 4 / 05 / 2022 waxaan bilaabayaa xifdinta qur aanka wllayaal idinkana iiso duceeya inuu illhey ila garab galo dhaawacna wan ahay oo shil ayaan galay taana iiso duceeya inu illhey ii booogo dhayo

    • @amiiraaragsan109
      @amiiraaragsan109 Před 2 lety

      caafimaad taam ah allaha ku siiyo bogtana allaha kaa dhayo xifdinta quraankana allaha noo fududeyo oo nala garab galo insha allah 🥺

    • @AbdiMuhudin-p4l
      @AbdiMuhudin-p4l Před měsícem

      Hada ma xafiday sxb 2 Sano kaso waregate

  • @sheikhafrica6444
    @sheikhafrica6444 Před 2 lety +6

    My allah help me to save Quraan kariim that Is my big hope in sha allah❤❤❤

  • @moyare4386
    @moyare4386 Před 4 lety +9

    Illahay haku sharfo sh mustafe xaaji ismaaciil HARUUN

  • @ikhlaasabdirahman1074
    @ikhlaasabdirahman1074 Před rokem +5

    Alaah ha ino fududeeyo quraanka xafid ina noqda rajena🥰✅️

  • @qaalibdesigner
    @qaalibdesigner Před 3 lety +5

    Ramadantan inan quraanka qayba doonaya wlloh Allah dartii igu soo duceeya

  • @umubahja1661
    @umubahja1661 Před 2 lety +3

    Masha allah sh mustafa h ismail dar Allah ayn ujeclahay runtiiii Allow janada nagukulmii❤💗💓💕💖💞💘

  • @sabirindahir
    @sabirindahir Před rokem +4

    Waxan rabaa inan manta bilaabo quran xifdis isoo duceeyay😢❤

    • @saaft
      @saaft Před 11 měsíci

      Ani xitaa

    • @maxamedosmail9172
      @maxamedosmail9172 Před 7 měsíci

      Maalinkii aad hadalkaan soo qortay waxaa laga joogaa 6 bilood hadii aan suaal kuweeydiiyo maxifdisay quraanka ???

    • @sabirindahir
      @sabirindahir Před 7 měsíci

      @@maxamedosmail9172 alx 20 jus ayaan xifdiyo wana wadaa wali

    • @AbdiMuhudin-p4l
      @AbdiMuhudin-p4l Před měsícem

      ​@@maxamedosmail9172adi ma xafiday 5 mo laga joga

  • @fathiapdirzak1898
    @fathiapdirzak1898 Před rokem +7

    Waxan raba quranka in aan qaybo oo xifdoyo Ilhow ila garab gal I.a markii aan so dhameeyo meshan waan kuso Laaban🥺❤️

  • @fuaadyareoffical6585
    @fuaadyareoffical6585 Před 3 lety +4

    Sh mustaphe alle cimriga hakuudheereeyo camalkana hakuu barakeeyo

  • @malkmalk8127
    @malkmalk8127 Před 2 lety +23

    Saddexdan hadad la timado waxaad quranka ku xifdiyi karta wax ka yar 30 cisho kaliya saddexdan ka dhex hel noolashada
    1-Hami weyn
    2-Goaan adag
    3-Awood badan

    • @rahiimeyyyy...2
      @rahiimeyyyy...2 Před rokem

      Sheikha application oo sheegayo maxaa wye walba magcsa iishyg bro

    • @ayuubmaxamedaadan
      @ayuubmaxamedaadan Před rokem

      ​@@rahiimeyyyy...2wll somali maha ama waa english ama carabi magacisa ma aqaan lkn labadaa luuqad hada taqanid waad baari kartaa

  • @malkmalk8127
    @malkmalk8127 Před 2 lety +5

    Caawa oo ay tahay habeenki shabcaan ee danbigaga sanadkoo dhan lagu cafiyaay waxaan goaansaday inan bilaabo xifdintaa quranka iso duceeya Ina rabi i fududeeyo
    Waa halka sheekh mustafe waa inad hami weynataa aniguna waa inan hamigayga oo dhan sanadkan ka dhigaa

  • @aminkhadar0
    @aminkhadar0 Před 3 lety +146

    Nabi Muhamed ﷺ iyo Ninkii Reer Miiga Ah...! QisoCajiibAh
    czcams.com/video/cHaE2Ujiqts/video.html

    • @reexantaraxantaugxantaukun8821
      @reexantaraxantaugxantaukun8821 Před 3 lety +6

      Allxamdullillah rabul caalamiin
      Mar uun wan wada xifdin doona quranka
      Waan dhameyey dhowr jeer lakiin
      Waxan u baahnahay inan adkeeyo xifdi ha insha allah

    • @hdsports9637
      @hdsports9637 Před 2 lety +3

      scw scw scw

    • @cawomuuse3267
      @cawomuuse3267 Před 2 lety +1

      Masha allah

    • @ubaybinukacab5961
      @ubaybinukacab5961 Před 2 lety

      @@hdsports9637 2

    • @hanuuznuur1211
      @hanuuznuur1211 Před 2 lety

      Asc wll sideen ku heli karaa kitaabka uu qoray cuthman daha uu sheikha kasheekeenaye wan u baahanahay mahadsanid

  • @miskimohamud5209
    @miskimohamud5209 Před 3 lety +6

    Masha Allah ❤️🥰❤️ jazaka Alllha qer ❤️ shiiQ Rabi haka raali noqdu❤️ AaD io aaaD bey enu anfacDi wlhi Ina xifdiya raba iso duceya walayaL 😢

  • @khadroqaraninamohamed4621

    Jisakalhu qar shiiq mustafa alle hakubarakeyo Ilahow nofududee quranka wlloyal iiso duceya quranka igu adag in alle iifududeyo insha allh

  • @user-qo1zb6cr5h
    @user-qo1zb6cr5h Před 3 lety +6

    Wlhi waa hamigyg inna xifdiyo😭ilhyo iifudude anig iyo intii il midba be

  • @cawomuuse3267
    @cawomuuse3267 Před 2 lety +3

    Masha allah sheekh mustafa xaaji ismaaciil haaruun allah haku barakeeyo

  • @user-ul3yj3bn2s
    @user-ul3yj3bn2s Před 4 měsíci

    Masha’ALLAH Qur’aan ka qof ka barta dhibato aduun way is daynayan akhirana kuwa liibanay buu ku jiraa SubhanaALLAH❤

  • @axmedhayaan5456
    @axmedhayaan5456 Před 3 lety +5

    Maansha allah sheiikh mustaphe haji ismail haruun ♥️🌺

  • @najmiina3845
    @najmiina3845 Před 3 lety +5

    Masha Allah jazaakumullahu khair
    Sheikh mahadsanid allaha ku barakeeyo

  • @diamondizmail1436
    @diamondizmail1436 Před 16 dny +1

    11/AUG 2024,9:00 subaxnimo ayaan dhegaystay waanan ka bilaabayaa ilaahoow ii fududee 😢❤🤲🏻 qofka iga dambeeyoow love ii saar ❤

  • @cawomuuse3267
    @cawomuuse3267 Před 2 lety +6

    Isoo duceeya insha allah ianaan xafido waan jeclahay

  • @shacnidhaladkiiboorama5783

    MSha Allah Jasakalah Sheekh Mustafa❤️

  • @mumtazamiira710
    @mumtazamiira710 Před 3 lety +3

    Wallaahi waa wax suurtagal ah jazakallaah shiikh ilaahey hakaa abaalmariyo

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 Před 3 lety +6

    M.a❤❤❤ani ifka ugu jeclahy inan quranka dhaqso ku xifdiyo

  • @sahradaahir6173
    @sahradaahir6173 Před 3 lety +22

    MAASHA ALLAH 🥰🥰🥰😍🤩💖💖💖🤲

    • @abdinasirsaid894
      @abdinasirsaid894 Před 3 lety

      maashlh shiikh mustafe alaah yaxfadakah ❤🙏🙏🙏🙏

    • @ssllaafr
      @ssllaafr Před rokem

      ​@@abdinasirsaid894whgj

  • @cabdialaale2467
    @cabdialaale2467 Před 2 lety +2

    Ii soo duceeya wall inaan quran ka xifdiyo waan bartaye

  • @hassaninternet5729
    @hassaninternet5729 Před 3 lety +3

    Mnshlh 😍 alle haka jasa i siiyoh

  • @ictimaadibraahim6165
    @ictimaadibraahim6165 Před 4 lety +7

    Maasha Allah jasaakallahu khayr sheekh

  • @RidwaabdiRidwaabdi
    @RidwaabdiRidwaabdi Před 2 měsíci

    Asxabey Inan quranka xifdiyo ban raba isoo duceeya ❤

  • @ProductivewithFatima
    @ProductivewithFatima Před rokem +1

    inaaa quranka ku qaybaa rabaa insha alalah 2023 plz isoo duceya talooyina isiiya .

    • @daganabdullaahi1668
      @daganabdullaahi1668 Před rokem

      Asc wll aan is kaashanee intee kaala soo xidhiidha aniga xataa way iga go antahay sanadkaan maanta kow la yidhi inaan guraanka wakhtigayga siiyo oo xifdiyo insha allaaj

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 Před 9 měsíci +1

    quraanka inaan xifdiyo rabaa iso duceeya😢

  • @DaarulKheyr
    @DaarulKheyr  Před 2 lety +3

    🎙 Ma Jaceshay Barashada Qur,anka Adoo jooga gurigaga ama Goobahaga ganacsi Hab online ah, Waxa Kuu Diyaara Macalimiin Khibrad U leh, Wakhti Badana Kusoo Jiray, Dad Badana Ka Aflaxeen Mashallah..
    wixii fahfaahin nagala soo xidhiidh whatsapp link hoose KU DHUFO👇👇
    wa.me/+252634627573
    #WhatsApp +252 63 4627573

  • @Samuelchannel7943
    @Samuelchannel7943 Před 4 lety +5

    M.a. Alle haidinka Abaal MaRiYo

  • @Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012

    Maa Shaaa Allah. ❤
    Jazaa Ka Llah. 👏
    Sheikheena Eynu Jeceyl Nahay. 🥰
    Walaalken Qaali. 🇸🇴❤👈

    • @omaryare3578
      @omaryare3578 Před 3 lety +1

      8f88,🙄🇫🇮🇫🇮🇫🇮💖

  • @bashkacade4432
    @bashkacade4432 Před rokem +3

    Fahamka guud ahaaned Q2aad
    Wxaa lagaaga baahan yahay maalin kasta 5ta salaadod inaad salaad kasta nusa-saac ( 30 daqiiqo ) aad aqrisid quraanka
    Halkii salaad na aad 1 bag aqrisid bag kastana waa inaad 20 jeer aqrisaa ( 20 jeer oo ku cel celin ah Lagu dhiftay x 1.5 daqiiqo iyo bar oo aqrin ah) = 20x1.5= 30 daqiiqo waa ( nusa-saac)
    5 ta salaadood markii leeysku daro 5ta nusa-saac waxay noqoneysaa 30 daqiiqo x 5 salaadood = waa 150 daqiiqo, 150 daqiiqo loo qeybiyay 60 daqiiqo (1saac) tusaale 150/60= waxay noqoneysaa 2.5 waana 2saac iyo bar oo maalin kasta ah
    5taas bag marka leeysku daro 1kii maalin inta jeer ee la aqrinaayo waa 100 jeer
    Maalinta 1aad 5taas bag waxay u dhigantaa 2 baal iyo bar 2.5
    2dii maalinba waxaad xifdineysaa 5 baal oo u dhiganta 1xisib
    4tii maaliba waxaad xifdineysaa 10 baal oo u dhiganta 1 jus
    Halkii jus oo 4maalin lagu xifdiyo iyo 4 jus oo halkii jalaad ah = waa 4x4= 16 maalin ayay kugu qaadaneysaa halkii jalaad inaad xifdisid
    Inta maalin ee 1 kii jus lagu xifdin karaahi waa 4 maalin
    Inta maalin ee 2 dii jus lagu xifdin karaahi waa 8 maalin
    Inta maalin ee 3 dii jus lagu xifdin karaahi waa 12 maalin
    Inta maalin ee 4 tii jus lagu xifdin karaahi waa 16 maalin
    waxan qalday waad iga sixi kartaa kuna dari kartaa mahadsanid

    • @beerlula1290
      @beerlula1290 Před rokem

      120 maalin (4bil ) ayeey kugu qaadanesaa somaha 30ka jus qofka sidaan ku socda misa siqaldan ban uxisaabiyay

  • @haniqanichannel7027
    @haniqanichannel7027 Před 2 lety +1

    Masha Allah allow qalbigeena quraanka Ka buuxi kuligeen Alle nagama dhigo kuwa sheydaanka duufsado Yaa Rabi Yaa raxman Yaa raxiim Yaa duljalaali walikraam ☝️♥️🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @RidwaabdiRidwaabdi
    @RidwaabdiRidwaabdi Před 2 měsíci

    Isoo duceeya asxabey inan quranka xifdiyo rabayee❤

  • @abdullahiabdinur6878
    @abdullahiabdinur6878 Před 2 lety +6

    🥰🥰 allaw Quraanka Noo fududee

  • @issehajji166
    @issehajji166 Před 4 lety +10

    masha Allah

  • @safiyaaxmed7602
    @safiyaaxmed7602 Před rokem +2

    WAxaan ahay ardayad galaysa imtixaan 20 jis inuu illahay I fududeeyo igu soo duceeya yaarabi

  • @anjalinajolie3500
    @anjalinajolie3500 Před 2 lety +1

    Illhyow ila garab gal waxn rba ina wqti qabsdo oo quraanka dhan aaa xifdiyo kdipna uso jesto fasiirkisa 😰🙏🤲🤲🤲

  • @axlaammohamuud8497
    @axlaammohamuud8497 Před 3 lety +4

    Mashaalaah Sheikh Mustafa Xaaji Ismaciil

  • @khayrehassan8501
    @khayrehassan8501 Před rokem

    Illaahay in tii xanuunsan alle ha.caafiyo aamiin anigana ii soo duceeya in uu xifdinta qur aanka ii fudeeyo aamiin😢

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 Před 2 lety +1

    Mashallah weeye laakin wadaadku asagu ma thaabitey l Inu ku xifdiyo l Sidaan filayo.xaafid na ah wadaadku .

  • @adenmohamedaden6970
    @adenmohamedaden6970 Před 3 lety +3

    جزاك الله خيرا

  • @xudeyfi1023
    @xudeyfi1023 Před 3 lety +3

    Alle ha Ku barakeyo

  • @nasriinyar7731
    @nasriinyar7731 Před 3 lety +3

    Igu duceeya in anaa sannadkan dhameeyo quraanka

  • @markabomohammed1915
    @markabomohammed1915 Před 4 lety +5

    May Allah blss u

  • @calidiin991
    @calidiin991 Před 2 lety +4

    Allahayow ifudide quranka kariimka😥

  • @SalaadoCali-yg1yy
    @SalaadoCali-yg1yy Před rokem +2

    Caawa oo aytaarikhdu tahay 31 5:22 bisha8 sanadka 2023 waxan bilaabayA xifdinta quraan sanaka danbe oay tariqdu tahay 31 8 2024 aduu ale igaar siiyo quranka ayan kuxifdinayaa illaahayo ifududey xifdintiisa ani inta jecel xifdinta quraanka kariimka

  • @nimcosicid5083
    @nimcosicid5083 Před 2 lety +2

    Caawa waxan bilaabaya xifdinta quaanka ee iso duceya walalayaal in alle ii fududeyo xifdigiisa 😥😰🤲🤲🤲 amiiin amiiiiiiiin ya rabbi

    • @carabcade5688
      @carabcade5688 Před 2 lety

      Aniga xitaa abayo maante bilaaway allah no fududeeyo🥺🤲🤲ciriiri iyo walwal dareema markasto iyo salaada oo igu culus allah iga dul qaado😭😭🤲🤲

    • @mariam-nw6pk
      @mariam-nw6pk Před 2 lety

      Masha allaah guulaysta maad bilawden

    • @AbdiMuhudin-p4l
      @AbdiMuhudin-p4l Před měsícem

      Hada maxafiday

  • @walaaljosaf1011
    @walaaljosaf1011 Před měsícem

    Ikhwani wax mafahmin qof ifahansiiyo ma helaaaa❤

  • @abdelfatahstory
    @abdelfatahstory Před 4 lety +10

    Mashallh

  • @user-nw8qy5hx5f
    @user-nw8qy5hx5f Před rokem

    START FROM TODAY JAZAKALLAH KHAIR MACALIN SH M X ISMCL🤍📝

  • @iftiinnololeed474
    @iftiinnololeed474 Před rokem +1

    Wllyal xisabta xooga waan fahmin waayaye, iga caawiya insha Allah.
    Nusa saac soo 30 daqiqo ma aha ,, haday tahay se Shanta salaadod mid sodon daqiqo Hadii la dhoho soo labo saac iyo badh maaha.
    Shikha Alle ha barakeye afar saac iyo badh Buu yiri Marka wllyal intina fahantay
    Iga soo cawiya insha Allah.

  • @mohammedmukhtaar2895
    @mohammedmukhtaar2895 Před 2 měsíci

    Allow nagu xafid xifdintiisa ya Allah

  • @walaaljosaf1011
    @walaaljosaf1011 Před měsícem

    5jeer aqri waa fahmay 3jeer muxaawale muxuu kawadaa shiekha❤

  • @user-ho4ii5sp6t
    @user-ho4ii5sp6t Před 4 měsíci

    Dhamaanteenba ilaahay haynoo fudideeyo wlll adina illahay hakuu fududeeyo muraadkaaga❤

  • @user-ti2pe4xu4s
    @user-ti2pe4xu4s Před 11 měsíci +1

    ❤masha allah❤😊😊

  • @towfiiqonlinechannel8335
    @towfiiqonlinechannel8335 Před 10 měsíci

    Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar
    Inshaa Allah. Caawa oo ay taariikhdu tahay 23 /10/ 2023
    Ama 08/04/1445 waxaan rajaynayaa in Allah igu garab galo inaan xifdiyo quraanka. Soonka ka hor inshaa Allah ee Ii Soo duceeya walaalayaal

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 Před 2 lety +1

    Jasakallah kheir sheikh

  • @asmomohamutt
    @asmomohamutt Před 4 měsíci

    Waxn raba inan qurank dhmmeyo insha Allah wxn uso noqon dona 20/24/4/25❤

  • @nistexanishaa6316
    @nistexanishaa6316 Před 2 lety +3

    Masha Allah ❤

  • @mahdijama9881
    @mahdijama9881 Před 6 měsíci

    masha allah waad ficanty oo wax badan ayaa ka faaiday ee mahadsanid

  • @user-rq8xq5kl6g
    @user-rq8xq5kl6g Před 5 měsíci

    Asxaabay pleas igu soo duceeeyo inuu ilahay ii xidfiyo quraaanka🤲🥺 wan jecelhy wlhi inaa xifdiyo

  • @RidwaabdiRidwaabdi
    @RidwaabdiRidwaabdi Před 2 měsíci

    Asxabey Inan quranka xifdiyo ban raba isoo duceeya ❤ 3:53

  • @farhiyaibrahim7017
    @farhiyaibrahim7017 Před 2 lety +3

    Masha Allaah

  • @fatimadhowrsanchannel461
    @fatimadhowrsanchannel461 Před 2 lety +1

    Xafidulaah ah.mustafa jazaakallaah

  • @ayaan_lbn
    @ayaan_lbn Před rokem +1

    Insha alh in xiftiyo rabaaa Quran ka 4month ku dhameyo hlkan kusonoqdo ano dhameyey hdu alle yidha 🤲🥹❤️I hope wlhi

  • @nurhassan4571
    @nurhassan4571 Před 3 lety +4

    Mansha allah😍😍🤩😍

  • @dexeypr5298
    @dexeypr5298 Před 2 lety +3

    Masha'allah

  • @salmacabdi7051
    @salmacabdi7051 Před 11 měsíci +1

    14/9/2023
    28/2/1445 waxaan bilaabayaa xifdinta quraanka insha'Allah sanadka dambe 14/9/2024 iyo 28/2/1446 waan xifdiyey quraanka insha'Allah

  • @xamdabilan-6900
    @xamdabilan-6900 Před 11 měsíci

    Isoo duceya in ilahy I fudaydiyo qurankisa 🤲🤲🤲

  • @queensaffah9588
    @queensaffah9588 Před 3 lety +3

    Masha Allah

  • @user-ri8rd1oy5f
    @user-ri8rd1oy5f Před 4 měsíci

    Ana sidoo kale waan Raba inaan xifdiyo

  • @sahrocali1736
    @sahrocali1736 Před 2 lety

    Masha Allah jasaa ku mulaahu qeeran

  • @Wadani_WiiL_SoomaaLiyed.2012

    Sallu Calla Nabbiyi. ❤
    Scw ❣❣❣
    Scw❣❣❣
    Scw❣❣❣

  • @ayaancli9164
    @ayaancli9164 Před 2 lety +2

    Walaldey isoduceya Murda leyahy in ilhey ifuduyo😥😥 please wa bil Ramadan

    • @sundus581
      @sundus581 Před měsícem

      Alla hakuu fududeeyo😢😢😢😢

  • @fartunhaaji
    @fartunhaaji Před 2 lety +36

    Waxa jiro Ap la dhaho "Quran Memorization Test,, ayadaha rabto ina xifdiso ayaad dorane, sido kale sheeqa rabto ( sheikh Mahmoud Hussayr tajwidka aya ka baran karta), kadibna ayadahas ayu kugu celcelina inta doonto. Sido kale wuxu leyahay qeeb aad casharka iskaga dhagesan karto imtixana iskaga qaadi karto. Waa lacag la,aan. Axkanta Tajwidkana waxa ka barankarta Abdulaziz oogle, ku qor CZcamska "Barashada Tajwiidka,,.
    Waxa kalo kugula talinlaha ayadaha xifdineso ina Tafsiirkodana barato, taas xifdinte ku fududene, waadna Ku raxesane marka fahmeyso macnahooda.

    • @hibanalka4495
      @hibanalka4495 Před 2 lety

      Shukran wll mcn

    • @hanixaafow7466
      @hanixaafow7466 Před 2 lety +1

      Mahad sanid xabibti ❤️ ani xitaa app kaas helay mardhow alhamdulilah

    • @amiiraaragsan109
      @amiiraaragsan109 Před 2 lety +1

      Mahadsanid abayo allaha kaa awaal mariyo

    • @amiiraaragsan109
      @amiiraaragsan109 Před 2 lety

      Inkastoo aan waayay app ka 🥺🥺

    • @hanixaafow7466
      @hanixaafow7466 Před 2 lety

      Mashallah xabibti amiin dhamaanten ba app ka waxaa ladhaa..... With the qur'an

  • @saynabmohamed9023
    @saynabmohamed9023 Před 3 lety +2

    Jasaakalaahu khayr

  • @sakariyemaxamuud9230
    @sakariyemaxamuud9230 Před 2 lety +2

    Sidee ku baran karaa quraanka kariimka ah 30 maalmood waxan rabaa in aan qaybo oo barto ayaan rabaa

  • @abdirisakalimahamud4964
    @abdirisakalimahamud4964 Před 3 lety +3

    Masha Allah shiiq