Guri barwaaqo Iyo Cabdikarin Ali Shaah Iyo Saydhiye

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 04. 2019
  • Kuxidhnaaw G-B-Tv Thanks All Of You
  • Komedie

Komentáře • 1,3K

  • @illkocaztiiburco1319
    @illkocaztiiburco1319 Před 5 lety +71

    C/kariin Ali shaah wlhi aaad iyo u tageeraa illahay haku daayo wll qaali way ka muuqataa farxaanimada 💖💟💪❤💋💗💓

  • @MrBiniyaamiin
    @MrBiniyaamiin Před 3 lety +72

    🤣😂😂😂cawa ma nooli , qosol ayaan raftay, i like this guy walaahi

  • @asmaabdi4698
    @asmaabdi4698 Před 5 lety +368

    Abdikarim ali shaah wllhi waa wiil yaroo aan jecelahay isaga iyo heesihiisaba go forward bro kaygii😍😍😘😘😘

  • @katarinafaysal9380
    @katarinafaysal9380 Před 4 lety +54

    C/kariin cali shaah waa qof qalbi xaadhan oo farxaana Nolow wllo❤😍

  • @somalikiddancers9202
    @somalikiddancers9202 Před 5 lety +210

    Qofki iLa tagera guri barwaqo iyo abdikarim cali shaah like

  • @hamzexubboofficial9195
    @hamzexubboofficial9195 Před 5 lety +71

    Markiiba waxan DareemaY Culayz badan
    Wlee Nin aan LooGa DaGin ma jiro 😂😂

  • @waayoaragtv7117
    @waayoaragtv7117 Před 5 lety +35

    Rer nuurku waa reerka samaroonka ugu caansan anigoo yarban maqli jiray xabaalaha rer nuurka... From gabilay I love rer abtigay

    • @asmaa5466
      @asmaa5466 Před rokem +1

      Kiir war qabiil lagama hadlin qabiil ku dilye uuf

  • @maysaraislam592
    @maysaraislam592 Před 5 lety +5

    Guri Barwaqo Cabdikarin cali shaah zln Boqortoy from puntland🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @Gn_171
    @Gn_171 Před 5 lety +31

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣beeerka ii xanuunay wlhi guri barwaqo keep going

  • @Dalle_africa
    @Dalle_africa Před 5 lety +36

    Guri barwaaqo wlhi best
    Jilaa wax ka qosliye somali oo dhan 😂😂😂😂😂

  • @ubdyrehman5375
    @ubdyrehman5375 Před 4 lety +4

    guri barwaaqo walaahi nin ku gaadhayaa kuma jiro af soomaali xaraaba ah uma da nabi maxamed scw iyo qolooyinka fanka oo dhan maasha allah waa haybad ilaahay siiyay jir oo joog

  • @zamiirdiaspro7376
    @zamiirdiaspro7376 Před 5 lety +32

    wlhi qosolka iga dhamaday gurey barwqo tagero 💯❤

  • @ahmedjamey2214
    @ahmedjamey2214 Před 5 lety +56

    Ismaacil Abdillahi Cali
    Saan u qoslay wlhi abid uma qoslin kkkkkkkkkkkkk
    🤣🤣🤣🤣🤣

    • @232wafti8
      @232wafti8 Před 4 lety

      Subscribe ii Saar wllo
      czcams.com/channels/oAPHg-0e5CcLIxNJ1fLw5g.html

    • @mahadmahamed9085
      @mahadmahamed9085 Před 3 lety

      Iiwarama

  • @somaliwolf6830
    @somaliwolf6830 Před 5 lety +29

    First View ❤️💯
    Guray Guray Wa rijaalba te hawsha barta
    Kawad
    Burcco wad imacanysa abti

  • @muhsindarwiish2521
    @muhsindarwiish2521 Před 5 lety +341

    Guri barwaaqo dartii liketa iigu saara shpayaal

  • @axmedabdiraxmaanmashaallah6071

    Guri barwaaqo Cabdi kariin cali shaah Cabdi jibaar gacaliye rijaaliin baa tihiin masha allah Guri barwaaqo

  • @kingjokercadood4127
    @kingjokercadood4127 Před 5 lety +57

    Guroow zhp markan xanaqo riwayadahaga dawada wlhi kugu farxaa😁😁
    Hore usoco poqor❤️

  • @caamirario1232
    @caamirario1232 Před 5 lety +52

    guri barwaaqo waa ninka keliya ee iga qosliya

  • @moh0meth_updirahman235
    @moh0meth_updirahman235 Před 5 lety +26

    🤣🤣guri barwaaqo zhp qli keep goin
    Wlhi waad iga qoslisy 🤣🤣😘

  • @abdiaziizifiso3508
    @abdiaziizifiso3508 Před 5 lety +18

    guribarwaaqo lbx waxan kaso salamay from Germany 🇩🇪
    Ku tager xaqiq

  • @qadan246
    @qadan246 Před 5 lety +58

    🤣🤣🤣🤣😂😂😂Guri BarwQo kulahaa Bari Horaad DHalatey...nin adag magciin ha jiro wllyaal 😍

  • @idirisshire277
    @idirisshire277 Před 5 lety +62

    ShaaH_saydhiye_iyo_Gurey. mgciin hajiro ZHp 💪💪💪✔✅✅✔

  • @yaaniempire408
    @yaaniempire408 Před 5 lety +58

    I'm in love with guray 💞✨

  • @fatimaarte8241
    @fatimaarte8241 Před 5 lety +7

    Hhhhhhhh guri barwaaqo wlhi waa my favorite comody love u always from hargaiesa

  • @abdinaasirmohamud5432
    @abdinaasirmohamud5432 Před 5 lety +94

    Guray barwaaqo Ayaan arkay Ama daawaday Hadana Ma Qoslin Waa Xanuun Wllhi Dhakhtar Baad U Baahan tahay inta Igu raaczan Liketa 👍

    • @abdinaasirmohamud5432
      @abdinaasirmohamud5432 Před 5 lety +1

      Zhb barnaamijyadaada aadbaan Ula Socdaa Waxaad ku Dadaashaa Saad Nooga farxin Lahayd Alle Hakaa farxiyee Keep Going Prada

    • @xamdacawil5753
      @xamdacawil5753 Před 5 lety

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂

    • @xamdacawil5753
      @xamdacawil5753 Před 5 lety

      😅😅😅😅😅🤣🤣🤣😀

    • @abdinaasirmohamud5432
      @abdinaasirmohamud5432 Před 5 lety

      @@xamdacawil5753 Ma Beenbaan Sheegay Hamdi

    • @Kadir_apdi
      @Kadir_apdi Před 4 lety

      @@abdinaasirmohamud5432 wllhi anigoo hadalkiisa fahmeen baan ku qoslaa😂

  • @ahzaapjr4145
    @ahzaapjr4145 Před 5 lety +8

    Frist one 👌🏽🤫🤘

  • @munamuniizh7421
    @munamuniizh7421 Před 5 lety +11

    😂😂😂😂😂 wlhih gury barwqo Nin an ad utagero
    abdikrin cali zhaH nin an tgero 🖒🖒

  • @naasirahmet4084
    @naasirahmet4084 Před 4 lety +29

    Guri Barwaaqo Full Resbect Abwaanow👏🏻

  • @khalidaxmed3541
    @khalidaxmed3541 Před 5 lety +121

    Guri barwaqo maanta laygama soo horayn liketu waa xaqiin inaydaan bar bar iyo bar bar guur qaadin 🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂❤❤❤🤣❤🤣

    • @khalidaxmed3541
      @khalidaxmed3541 Před 5 lety +1

      @@guribarwaaqotv nyw indr ilaahay baa hibo kuu siiyay majaajilada waar ma nooli koomaan galay qosol aawadii

    • @khalidaxmed3541
      @khalidaxmed3541 Před 5 lety +1

      @@guribarwaaqotv thanks sxb qally adigaa mudan

    • @cdeeq2124
      @cdeeq2124 Před 5 lety +1

      Sxb subscarb

    • @zakialhariri1197
      @zakialhariri1197 Před 5 lety +1

      Guray barwaqow zxp whassapki mad ka dalcday hh

  • @abditajir4605
    @abditajir4605 Před 5 lety +63

    🤣🤣🤣😂 rayslana hdad igaynayso igee

  • @lamajofficial2446
    @lamajofficial2446 Před 5 lety +30

    ShaaH, 🏠 BarwaQo,saYdhiYeh😂loNg liVe Pro's

  • @c.fataaxfirminoburaaleaxma9076

    Guribarwaqo sxb reer nuurka sxb watagerahaga ugubadan

  • @saydhiyemediaproduction4865
    @saydhiyemediaproduction4865 Před 5 lety +205

    Asxaabta qaaiga mahad
    balaadhan waa Saydhiye oo idin leh sharafbaan idiin hayna

  • @maryanabdi9059
    @maryanabdi9059 Před 5 lety +3

    Guri barwaqo wiil funy ah wlhi ..wan idin salmay dhamn tiin..masha Allh hori u soco

  • @mawagopzan7222
    @mawagopzan7222 Před 5 lety +23

    Ki hayhee XE kawalaxa hadapa hhh Guri Barwaaqo wlh nin jira

  • @tusbaxleyare25
    @tusbaxleyare25 Před 5 lety +16

    #GuriBarwaaqo sheekadaas waa Iga Gadan tahye Muqaal nooga so Hagaaji
    Inta igu raacsana like isaara

  • @abdirazaksuldanabdi8722
    @abdirazaksuldanabdi8722 Před 3 lety +5

    Wlhi guri barwaaqo waa funny 😂😂😂 from Asia

  • @abdikarimshaqale4917
    @abdikarimshaqale4917 Před 5 lety +5

    Cabdikarim cali shaah
    Guri parwaaqo
    Keep going zxpo

  • @galdileibroz8473
    @galdileibroz8473 Před 3 lety +19

    Wllhi cawa ilin iga imatay 😂🤣🤣🤣
    2020 inta dawaneysooo like dhac igusiiii

  • @NoorAli-oo5wj
    @NoorAli-oo5wj Před 5 lety +39

    Ismaaciil abdilahi CAli
    Wa marki kowad an maqly magacisa😂😂😂

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial Před 5 lety +282

    *_Hadaad Caan caan dhalay ahayin hadaba like isaar hadii kle waa tahay_* Guri Barwaaqo ayaa maqraatiya 🤣😂😃😁🤣😃😆😄🤣😂😁🤣😃😂😁😃

  • @hamdaromaofficials333
    @hamdaromaofficials333 Před 4 lety +13

    iStaQfuruLaH wlhiE QozoL iGumu hadhiN kulaha ar maxad leedahay😂😂😂

  • @marianuur8049
    @marianuur8049 Před 4 lety +2

    Cabdikariin Cali shaah fanaan cod macan waliba funny ah xiliga nasiinada heesa haga qalbiga ku qabojiya keeb going 🌹 my dhiiga

  • @mustaqiimabdiqani2255
    @mustaqiimabdiqani2255 Před 5 lety +75

    Xabaalaha reer nuurka 😂😂
    Reer nuurku waa duriyada samaroonka✌✌✌

  • @zapitchannel3289
    @zapitchannel3289 Před 5 lety +26

    Zxp waligy rawayadahaaga waan dawanjiry wanan ku qoslijiry lkn tan oo kle zxp sida aan ugu qosly ugama qoslijirin ku wiikle zxp kii ahaal hee 😃😃😃😃

    • @232wafti8
      @232wafti8 Před 4 lety

      Subscribe ii Saar wllo
      czcams.com/channels/oAPHg-0e5CcLIxNJ1fLw5g.html

  • @abdikanimohamed7467
    @abdikanimohamed7467 Před 5 lety +90

    Qofkii ugu hor daawada ahey fadlan like ii saar hadad iga dambeeso

  • @abdirahmaanolaad1006
    @abdirahmaanolaad1006 Před 5 lety +1

    dar alle iskaga qoslaa
    gurey barwaaqo sheekooyinka miis may kusaran yihiin
    legend horey usoco
    waa muqdishaawi kutageera👑🙏

  • @znopdiini561
    @znopdiini561 Před 5 lety +20

    Abdikarin ali shah i❤💋

  • @xaashi__zaanjo4515
    @xaashi__zaanjo4515 Před 4 lety +4

    Hhhhhhhh nin iga qosliya guri😂😂😂😂😂😂😂 barwaaqo keep going my bro

  • @muhandismail5208
    @muhandismail5208 Před 4 lety +6

    Wllhi guri parwaqoh qosol midhan weeye wuxuu ka qosliyo like ta saara

  • @maysaraislam592
    @maysaraislam592 Před 5 lety

    caan caan dhalay guri baraawaqo lkkkkkkkkkk kl iyo lb iga qosolis wlhy bro keep going

  • @ahmedadan4588
    @ahmedadan4588 Před 2 lety +1

    Guri barwaqo waa inkaaro walhi waaa markii shanaad o aan ku ceshado ruwaayadan war ninka igu salaama

  • @abdifataxbalwaan3510
    @abdifataxbalwaan3510 Před 5 lety +12

    Guri barwaago Abdikarin shaah dhaman sallan sare from beydhabo

  • @nasta3229
    @nasta3229 Před 4 lety +3

    Wlhi videogan 10jeer ka badan waan daawaday wlhi beerka icasaado 😂😂😂😂😂 guri barwaaqo la aantaa abaar we love Raaslahana hadaa igeyneysid igeeey 😂😂😂😂😂

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 Před 4 lety +1

    Aar sidaan u qoslayay waniga cashadina iska daadshay. Sheekadan iyo qosolka iyo bashaashaha abdikarin A.shah waan la dhacay. Salaan sare iga gudoma

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 Před 5 lety +12

    Wiilkaan Abdikariin waan jeclhy wlh Hargeisa dartiisa inaan umaado baa iheeysa😢😭

    • @Internut1985
      @Internut1985 Před 5 lety +1

      Waa Rer burco lol 😂

    • @ayaandirie4408
      @ayaandirie4408 Před 5 lety

      najma cadeey

    • @asmaa5466
      @asmaa5466 Před rokem

      Maa ogolan lahayd nagta labbad in uu ka dhigo aniguba marku guursada niyada ka saarey walashay

  • @abdikariingacmodheere3498

    Wlhy sidan uqoslaayay ayaan ilmeeyey😂😂😂😂😂😂
    Alla yacizak gurey barwaaqo

  • @ismailmaryacase3184
    @ismailmaryacase3184 Před 5 lety +5

    Ala garacoow walahi caawa waan matagi gaadhay sidan u qoslayey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @baariabdulahi9038
    @baariabdulahi9038 Před 4 lety +2

    Indr wlhi c/kariim ali shaaah wlhi waan jecelay qoslkisa Aptigay guuri barwaqo iyo sadhiyeee halkiinaad ku salamintiin waan jecelay inaan saaso kale igu shekesan

  • @yoocaaletodhagaxbuur6235
    @yoocaaletodhagaxbuur6235 Před 5 lety +2

    Guri barwaaqo sxp love kugu ahay horay usoco
    Nin jira ayaad thy
    Isooqabo sxp

  • @maska1977
    @maska1977 Před 5 lety +7

    Waa Rijaal Fanaan igu qaliya ina Ali zhaah❤📌

  • @tomharry3798
    @tomharry3798 Před 5 lety +14

    RaysLana hadaad iGaynaYsiDna iGee 😂😂😂😂😂😂😂😂 khaRaapad bUu LagaLaY 😂😂😂

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Před 2 lety +1

      Reer somaliland aya kharabad isla galee
      Ala imisan geeyey🤣🤣

  • @marianuur8049
    @marianuur8049 Před 4 lety +1

    Guri barwaaqo nin adag wlh qosol Aya la ilmeyay il xun Allah ka hayo walalkey qaali Kuma wayo Mar walba ku dawado farxad Aya darema adi iyo dhalinyarada Salam qaliya ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ 🌹 c Ali shaah salan qasa ika karsi🌹🙌❤️

  • @somalisongs4313
    @somalisongs4313 Před 5 lety +8

    Ma idanaysa...Rayslahana hadaad igaynayso igee hahahahahah wlhi waan qoslay 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zaadubdirahman8408
    @zaadubdirahman8408 Před 5 lety +10

    Walaho dhawr jeer ban ku cash cashaday😍😍🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @alfazaalhaji5988
    @alfazaalhaji5988 Před 5 lety +28

    Kkkkkkkkkk...shan il biriqsi kusoo kobi wuxu iga donayay kulaha

  • @maxamedaxmedali5834
    @maxamedaxmedali5834 Před 5 lety +1

    Ar guri barwaaqo sxp habeen wadacad oo aad in badan xustay soo fadhiiso

  • @drzeefofficiall1514
    @drzeefofficiall1514 Před 4 lety +2

    Masha allah my dear friend keep of allah

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 Před 2 lety +4

    Hada daawaneyso 2022 fadlan like dhac ku sii

  • @abdulaahiqaliif9506
    @abdulaahiqaliif9506 Před 3 lety +4

    Waan qoslay wlhi keep going sxp from muqdisho

  • @azhakourbulshaawifilms419

    Guray barwaqo wllhi wan ku wata markasta

  • @Awale.british
    @Awale.british Před 5 lety +1

    Cabdi kariin Cali shaah wlhy waa nin lay ogolyahay oo waji furan wali lama kulmine,CZcamskan kasoo salamaya indr 🙌

  • @mustafemaxamed5721
    @mustafemaxamed5721 Před 3 lety +3

    Hhhhhh walhi barkiba nacsdy

  • @abdihakiin
    @abdihakiin Před 5 lety +10

    Wlh qosol wey dhaftay waxeyga ooyin ayan jogaa😂😂😢😢

  • @hamseabdikarim3990
    @hamseabdikarim3990 Před 5 lety +2

    warniyoow clkariin cali shaah madaxaa xanuunay qosol dartii warniyoow saydhiye waa qof alle manshallah warniyoow guri barwaaqo waa balaayo laba nin ayuu ka qosliyey

  • @farhaandaahir8728
    @farhaandaahir8728 Před 5 lety +4

    Rag adayg looga taagwaa hhhhhh hore usoco guri barwaaqo

  • @fjnaaji1732
    @fjnaaji1732 Před 5 lety +49

    Abdikariin qosolkiisa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ZuhaipEprahimi
    @ZuhaipEprahimi Před 5 lety +53

    InTa qozoL La dhaCdeY
    Like Ta iGu qaPTa😂😂😂😂😂

  • @ahmedzaki6747
    @ahmedzaki6747 Před 5 lety

    C/kariin cali shaah ruux dad is dhexgal leh wllhy c/kariin saydhiye keep going sxb G.barwaaqo hore usoco

  • @MohamedHassan-zf8rg
    @MohamedHassan-zf8rg Před 5 lety

    Guri barwaaqo wlahi waan Ku taageeraaa. Hore u soco. Zhp

  • @shabacibraahim6057
    @shabacibraahim6057 Před 5 lety +8

    Naqaska xadaya 😂😂 🙌🏽

  • @hamze.rayga.6075
    @hamze.rayga.6075 Před 5 lety +24

    MNZHLH RAGII RAGA AHAA
    ABDIKRIIN SAYDHIYE
    IZMAIL GURIBARWAAQO
    ABDIKARIIN CALI SHAAH
    SHEKOYINKA ZXP NOSOO BADI ZXP

  • @ShaacirSheekeye
    @ShaacirSheekeye Před 5 lety

    Ismaciil cabdulaahi Cali !!!!
    Yaa caawa ila bartay magaca guri barwaaqo 😀

  • @sagalabdinour9819
    @sagalabdinour9819 Před 4 lety +2

    Wlhi kilyaha ixanuunay qosol awgiis keep going inader 🤣🤣🤣🤣🤣🤣💔🤣🤣🤣

  • @abdihnazerganaczadeh9715
    @abdihnazerganaczadeh9715 Před 5 lety +6

    😄😄😄😄😄walaahi sikal iyo laaba uqoslay gurow zhp adiga iyo inankan adrka uahyba waan idinsalamaya saydhiye

  • @Dugsiiye2002
    @Dugsiiye2002 Před 5 lety +17

    Waaryaa guri barwaaqo baray xabaalaha REER NUURKa kkkkk

  • @nimcoabdirhman9693
    @nimcoabdirhman9693 Před 4 lety +1

    Mnzhllh nzp aduun clkariin cali shaah waan iska jecelahay

  • @khaalidali66
    @khaalidali66 Před 4 lety +1

    Cl kariin cali shaah sxb waanku taageeraa

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 Před 4 lety +4

    Inta clkarin taageerta like saea

  • @abdinajahshoombe4363
    @abdinajahshoombe4363 Před 5 lety +7

    magacinuba ha jiro zxbayaal guri barwaaqo c/kariin shaah c/kariin saydhiye

  • @guraysaleh6828
    @guraysaleh6828 Před 4 lety +1

    Ninkani waa qosliyaa wlhi berkuu icadeeyay guri barwaaqo

  • @mohamedmire1896
    @mohamedmire1896 Před 5 lety +6

    Intiu rreer nuur iyo inta tageerta like
    Duriyada samaroon ee aan ka dhashay

  • @ustaadgeelle5545
    @ustaadgeelle5545 Před 5 lety +4

    Inta ina Cali shaah taagerto like ii saara

  • @karama_osman
    @karama_osman Před 5 lety +6

    Cabdi kariin wllhi ku taageeraa inzha wn is arkaynaa

  • @Hargeisa_comedy
    @Hargeisa_comedy Před 5 lety +2

    Inta wanaga wllkiin muslimka ah la jecel like ha dhafina

  • @aducaale328
    @aducaale328 Před 5 lety

    Guri Barwaaqo iyo labo Cabdikariin caawa qosolka indhaha ila gaduud tay walaahi... Balaayo ku heysato aboo aboo loogama baxo kkkkkk... Xamar cadeey aan idin ka soo salaamayaa

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe Před 5 lety +53

    Waad naga Qoslisay ilaahay hakaa Qosliyee😂😂😂😂😂

  • @khadaraden4959
    @khadaraden4959 Před 5 lety +14

    Waxaan ku qoslay ina Cali shaah qosol awgiis madaxa ayaa xanuunay kkkkkkk kulahaa
    Aar niyow naga jooji madaxaa naxanuunaye😂😂😂
    Guray waa belaayo

  • @muhaybabdirashid3303
    @muhaybabdirashid3303 Před 5 lety +1

    👍cabdikarin cali shah wa yar dhalin yara o rappi qalbigisa ou dugay raxmad. Mailn waxan xasusta u iga bixiyay gadhi tarag o an borama u racay. Salama sxbo.

  • @aasiyamuuse4807
    @aasiyamuuse4807 Před 3 lety +1

    Guri barwaaqo ninka kaliye iga qosliyay