"Cudurka Maxamuud Xaashi Ku Dhacay Aniga iguma dhicin'' Siyaasi Ramaax

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024

Komentáře • 54

  • @yusufabdul1261
    @yusufabdul1261 Před 2 lety +5

    Delivery of these bombshell was long overdue. befitting answer to a dictator"faisal" who overstayed his welcome.

  • @mohamedbasha5763
    @mohamedbasha5763 Před 2 lety +3

    Legend kii soo noqay

  • @xasanmaxamed983
    @xasanmaxamed983 Před 2 lety +3

    Waa iska noocaas markaad siyaasad
    Kuwaalato

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 Před 2 lety +2

    Guuuuuuul somaliland

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 2 lety +1

    HAADI AAYA FAADHIYAN SOOW INANTODI MAAHA KUWAN LAABTA
    GARACAANYE EE REER HEEBLO
    LAA TAAGAN SHASHADA MAA ARAGTIDA

  • @maymoonahmaxamoud5565
    @maymoonahmaxamoud5565 Před rokem +1

    Real G let them know

  • @operatormaxamedsomali
    @operatormaxamedsomali Před 2 lety +1

    Mugii Weel ma dhaafo
    Ramaax nin 40 ninoo Walaalo Ahi La Dhasheen
    Hantina 10ka U Horeeya Ku Jira
    6da Gobolee Somalilana Badhasaab Ka Wada Noqday Yaa meel la Mari Kara

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 Před 2 lety +1

    Mansha allah

  • @pesgamerrambo1065
    @pesgamerrambo1065 Před 2 lety +1

    Ciise daanyeerna masoogalay waalaysku arakyaa meesha waa inyo doorashad mdaxtooyada

  • @ahmedawad2045
    @ahmedawad2045 Před 2 lety +3

    Adiga ayaa ugu qabyaalad badan soomaaliland

  • @yasowaso
    @yasowaso Před rokem

    Ina Xaashi adoo miidhan buu xoreeyey S/land buu salka udhigay 1991kii adigu taariikh lasoo bax cudur baa kuhayee bahaa bahaadii way soo dhamaatay

  • @asmageedi2013
    @asmageedi2013 Před 2 lety +2

    Geesi

  • @aminaxasan8703
    @aminaxasan8703 Před 2 lety +6

    Maxaa keenly msxamuud xaashi miyaad kamasayrtay cadowgii Japan

  • @munirkh
    @munirkh Před 2 lety +1

    25000 $$$, waar maaaheee

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 Před 2 lety +1

    Waxani weriye ma'ahan xirfad weriyena malahan baa'ba'aatahay was dheh

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 2 lety

    ya ka kursi jecel ila weligabaad u soo dhuxulowday midwalaba maqalufo xumo iyo dabeecad xumo ugu carartee

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 Před 2 lety +4

    Tuug walba ha hadlo

  • @sofar1651
    @sofar1651 Před 2 lety

    kkkkk waar iska naso wey ka baahde

  • @ifrahjama630
    @ifrahjama630 Před 2 lety +1

    Yaa ku taageera waa yaabe

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 2 lety

    pp kalay qofkan uu leyahay anaga u yeedhanay ma gabadha oo wadani baad uga yeedhaten sow maha ila watii wadani ahan jirtee naag ya qora somaliland been ha isugu sheekayn naagtaasina wa tii afka u dhiganaysya raga waaawayn sida boqor buurmadow iyo qaar kale o badan haday cod doonayso marka hore sharaf yeelan lahayd

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 2 lety

    odaygan ugly ah ee foosha xun wana leeyhay maxamud xashi iyo hj dhan ciise muuse waad neceb tihin wana ka soo hor jeedan ahmed silanyo wata ka raacden riyale udubna wati iidinku duntay xinkiina iyo xumantiina darteed welina kama hayno qof ciise muuse marnaba tageera qof hj ah marka wa waxanu kala helna mise idinku wa ka quusteen maxamuud hashi cadowgiisa ha jabo cagta hoosteeda ha ka ooyo insha Allah hadi rabi u qoray waa helaya hadu waayona raga wax wayay buu la mid yahay h awal kuligiin soo wada niikiya xirsi iyo ina xashi eryada wa wax book idinku qoran meelana idin yaala

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 2 lety

    kan daroodka reerka ugu aya dhalay ba la yidhi magacoodi xata ma soo qaban karo hada waa iska ciil qabee wareeray ayanaga u yeedhay wuxu u leeyhay inu hadhow ku libsheegto raba isagu ma xaaskagiiba maxad ugu yeedhan sow ragiisa kuma socon war dadka ha u gefin wa shekadi ay odhan jireen riyaale anaga u dhiibanay sidee ugu yeedhatay qof wayn oo masuula oo rayigiisa ku wata xusbi

  • @cabdishiineadan4061
    @cabdishiineadan4061 Před rokem

    Maxamuud xaashi waa nin hanle adna waxaad doonaysaa inuu muuse kondhom kaa dhigto

  • @fiintonab5090
    @fiintonab5090 Před 2 lety +1

    Kani. Waxba. Kama,hadlo,,,waan,,hunguri,wayne

  • @abdirahmanfartaag6758
    @abdirahmanfartaag6758 Před 2 lety +3

    Noocaas markuu fashilmo nin aanu gaadhayn ku meeraysta weeye

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 Před 2 lety

    Siyaasada qolyaha ku saaqidey adiga iyo Xaglrtoosiye walaalo ayaad tihiin,waxba soo kordhin meysaan.

  • @ahmedawad2045
    @ahmedawad2045 Před 2 lety +2

    Xalkiisu waa ciise muuse mooye hadii cidiba nolaato cudur habarjeclo ayaa ku dhacay

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 Před 2 lety +1

    Nin waalan oo isbiirtoole ahi waa kan ramaax,oo meelina hayn wayday,waar waxaan iskaga bax oo ururkii ikhwaanu muslimka ee wax Kaa dhigay ku noqo oo ilaahay u toobad keen.

  • @daarulqaraar7536
    @daarulqaraar7536 Před 2 lety +1

    Walalaha muslimiinta Ah waxan idiin sheegaya inaad kuso biirtan DAARUL QARAAR oo ah channel lagu soo gudbiyo khayrka ♡waan idin jecelahay dhamantinba ♤..'"'"........

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 Před 2 lety +2

    Munaafaqiintii qabyaalad qudhun iyo reer nacayb isku uruursaday waa ku waa durbaba kaladhka is wada qabsaday urur Ciise Muuse meelna gaadhi maayo ee dadkiina dhinac ka raaca

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 Před rokem

    ciise muuse xasidnimda iska daya Mahamud Haashi wa nin rageed wadankana ninka qudha manta haday tayda noqon lahayd odhan laha ha lagu aamino weeye walee iyo bilee waayo isago yar buu inoo dagalamay ilamhi ugu yara snm ah markasu isagoo 23 jira mayar aha ka horna magale kale wax ka soo noqday ka dibna ragi golaha wakiilada ee wadanka majaraha u qabtay buu aha kuwa ugu cad cad hadana madaradii waad aragteen sidu u dhisay hadana waad aragteen marki madaxtooyada somaliland gilgilatay sidu uga saaray minjoxabintii wasiirada ka wawayna isaga yaceen ila doorashada sii duu aha kulmiye waa ragi dhisay marki hore ragi silanyo la dhisay marki danbe muse soo dhisay isaaqow weligiin geesigiina xaqirtaan waaki cabudle xasan yidhi isaaq ka cayan eryadan baa geesigooda ka dila maxmauud xashi dili kari maysan waayo qof ilahay shaaciyay cid sharaftiisa qaadi kartaa ma jiro ciise muuse waxad ugu ciil qabtan marku cigaal laha motion ka keenay isagana ma keenin ragi baa keenay isagana waa ku jiray marka intas ayaad ku haystan weligiina idin ku nin isaqa maydan tagerin ciise muusow is dejiya

  • @jimcaalesaleebaan1902
    @jimcaalesaleebaan1902 Před 2 lety +1

    Waa sirkhaan waalan

  • @adanmohamed4538
    @adanmohamed4538 Před 2 lety

    Maxamed iģ

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před 2 lety

    Siyaadiyiin kkkkk
    Biyo ma haystaan.
    Lacagta aduunku siiyo way cunaan.
    Waa bilaa biyo

  • @gorgor3062
    @gorgor3062 Před 2 lety

    Ramaax dhibka ku haysta ma wax aqri la aan baa mise waxaagu intaan naqany way dhaaftee bal isku day coments dadku kaa bixiyaan inaad akhrisid hadii aan wax weyn xagaaga ka ahyn ogow caruurtaad dhasho way dhibsanayaan .

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 Před 2 lety

    Buul-hunguriyadu way burburayaan !

  • @kinghamzajama660
    @kinghamzajama660 Před 2 lety

    Gaacan ku dhigle case maee

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 Před 2 lety +2

    Somaliland viiva isaaaq viiva isaaaq farmo

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 Před 2 lety

    KAASI XISBI MAAHEE WAA SHEEKO CIISE MUUSE.
    HADABA KULA YAACA MEESHA INTA AAN BOOLIS IDIN QABQABAN.

  • @takulahhc7828
    @takulahhc7828 Před 2 lety

    Maxamuud Xaashi maxaad daf u tidhi?Waxad u egtagay nin wax ka guuxayaan!

  • @siciidjamac8121
    @siciidjamac8121 Před 2 lety

    Ramaax sakhradaa tuste jookarka ee
    haladaayo reeraha

  • @wardacabdi4993
    @wardacabdi4993 Před 2 lety

    kani xanuun xaasidnimo ah ayaa ku dhacay

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r Před 2 lety

    Siyaasiinta daacadda ah ee tirada yar ayuu ninkani ka mid yahay.

  • @geediadem5015
    @geediadem5015 Před 2 lety

    Koleeyba waa cadahay ururkii aad ka mid noqoto adiga iyo wixii kula mid ah inuu saqiiri doono markaa iska qayl qayli

  • @husseinhandule3766
    @husseinhandule3766 Před 2 lety

    miyuu sakhransan yahay tallow xaglatoosiye iyo mohamud xaaji ayuu haysta
    waa laba urur oo kala duwan keebu ka tirsanaa

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 Před 2 lety

    budh cad ayaad ahaan jirtey