Masalaha Hargeisa Somaliland 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 04. 2024
  • Hargeisa
    Somaliland
    Somalia
    putland
    muqadisho
    laascaanod
    vlogging
    Traval
    Somaliland vlogs
    hargeisa vlogs
    Somalia vlogs
    muqadisho vlogs
    kismaayo
    jigjiga ethiopia
    baladwayn
    burco
    buuhoodle
    baydhabo
    Sida loo dalxiiso
    meelaha ugu quruxda badan dalxiisaka
    waa sidee dhaqanka Somalidu
    sidee horumarku samayn karta kaliga
    sidee lacag ku samayn karta

Komentáře • 9

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 2 měsíci +2

    Masha allllllah ilaaaahow dadka somaliland xiftiiiii ilaaahow hargaysa barakeeeee aamiiin❤

  • @liban4217
    @liban4217 Před 2 měsíci +1

    Ma Sha Allah

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Před 2 měsíci +1

    Masha allah hargeysa hadhwanag somaliland allow dhawr💚🤲🌷🌷🤍🤍❤❤❤👍👍🥰

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari Před 2 měsíci

    Waadmahadsanthy wll wxn kaa sugnaa waa suuqa waaheen gaar ahaan fooqa dahab tower inaad barnaamij noogasoo diyaariso sxb

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 Před 2 měsíci

    Yoonisbaan maqlayaa

  • @G.M820
    @G.M820 Před 2 měsíci

    Intaa u dhaw masaajidka iyo xaafada cusub ee Rugsan waxa ay u baahan yihiin dhir inta kalle xaafadda Masallahu aad bay u dhiraysan tahay.

  • @dhawrsan
    @dhawrsan Před 2 měsíci

    Dadku iyo dawlada haday wada shaqeeyaan wadanku horumar muu gaadhi lahaa markaa qashinka halaguro dawladuna wadooyinka dhisaan manshlaah

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 Před 2 měsíci

    BUSHAARO BUSHAARO Dhamaan Daawadayaasha iyo Guud ahaan Asxabta ku Xidhan Boggan 15-ka bishan april oo ku beegan maalin isniin ah Waxaa wasaarada deegaanka ka bilaabmaaya Dhir qaybin sidaa darteed Halaga faa'ideysto oo Qof waliba Gurigiisa,xafiiskiisa,Dugsigiisa,masaajidka xaafadiisa ama goobaha xaafadiisa haka beero dhir waa fursad Halaga faa'ideysto, Asxaabeey Fadhiga ka kaca oo Dhireeya Magaalada iyo guud ahaan Wadanka Asxaabta Joogta Gobolada iyo degmooyinka Hala xidhiidhaan Xafiiska Wasaarada Deegaanka Ee Gobolkiisa ama Degmadiisa.Waad Mahadsantihiin,
    Ahmed Rashiid waxaan leeyahay Iyo dhammaan youtuberska Dalka haka qayb Qaatan wacyigelinta Dhir beerista Dalka.
    Waad Mahadsan tihiin.

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h Před 2 měsíci

    Khasaare Qurux Magaalo Waa Dhireyn iyo Biyo Nadiif ah Midna Ma laha Hargeisa. !!! Tus Masjidka mudo dheer buu Dhisa yahay hadana wali Waa Lama Degaa....