heestii wacan super salax carab laxankii iyo earayadii abwaan abdi naasir macalin caydiid

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 693

  • @apdleseid2574
    @apdleseid2574 Před rokem +11

    Heestan qofkay dareen gaara kuleedahay uun baan salaamayaaa😢

  • @aragsan123
    @aragsan123 Před 5 lety +69

    Xasuus walaahi aniga oo Aroos ah ayay soobaxday Heestaan markaas inan aad ii jeclaa ayaa iisoodiray waan la ilmeeyay malaha guurka waas ku fududaatay ayaan isdhahay 😘😍 alx lkn kuma khasaarin qof ijecel iyo awlaad illahay waa isiiyay

  • @muntimoh4323
    @muntimoh4323 Před 6 lety +41

    2015 iyo waayadan secondary school dhigan jiry😭😭 xsuuus wllhi weynoow allow anigiyo wacan allah yacisak bro saalax carab❤

  • @laylaqueen5644
    @laylaqueen5644 Před 5 lety +117

    Mise jira wakhtiko labada isku wacn ma wanjiye 😗😗😗😘😍😍😍 inta dawanysa 2019 bishay doonto ahaate like igu qabta😅

    • @hamzamohammed4805
      @hamzamohammed4805 Před 5 lety +1

      💋💋❤❤❤❤👌👌👌👌

    • @tayasiirshakuur5549
      @tayasiirshakuur5549 Před 5 lety +1

      Haye wayahayi qali

    • @sabiraalesh.ibrahin5453
      @sabiraalesh.ibrahin5453 Před 5 lety +1

      Waaaaaaw💓💓💓💓💓💓😀😀😀😀😀😀😀💟💟💟👍👍👍💖💖💖💖💖💖💖💖💘💘💘💓💓🍒🍒🌷🌷

    • @sabiraalesh.ibrahin5453
      @sabiraalesh.ibrahin5453 Před 5 lety +3

      Hestan ninki
      Dhigle waxbay
      Xasusinaysa💗💖👪👪👪👩‍❤️‍💋‍👩👩‍❤️‍💋‍👩👩‍❤️‍💋‍👩👩‍❤️‍💋‍👩👩‍❤️‍💋‍👩👩‍❤️‍💋‍👩👩‍❤️‍💋‍👩
      Aamiin aamiin aamiin

    • @hanadgeesi4133
      @hanadgeesi4133 Před 3 lety +1

      Layla ma fiicanthy

  • @samriinaabdullahi2357
    @samriinaabdullahi2357 Před 4 lety +99

    Wax laanta iyo wayahaa Aduun weligi naf luhu kuma waaraye😭😭 2020 hadad dhegaysanayso like Saar😜

  • @OMAARKA
    @OMAARKA Před rokem +32

    " Wax la'aanta iyo waayaha aduun waligii nafluhu kuma waarayee"
    *Ma jirto nolol ka qaab daran oo ka qadhaadh nolosha wax la'aanta hadii jacayl kugu helo. Ka waantooba idinkoo noloshiina la kacaa kufaya inaad isku furtaan badwaynta jacaylka hadii kale waad hafan uun.💔

    • @fayselhassen4681
      @fayselhassen4681 Před rokem

      Indhergarad waa Runta.

    • @sukhranasir
      @sukhranasir Před rokem +2

      Wan iska ilaaliyaba 💔

    • @mohatayz2961
      @mohatayz2961 Před 10 měsíci

      Aad iyo aad ❤

    • @mustafeabdirisaaq8159
      @mustafeabdirisaaq8159 Před 9 měsíci

      Hᴀᴅᴀʟᴋᴀ ᴡᴀᴀ ᴍɪᴅ ᴀᴀɴ ʜᴀᴅᴇʀ ɪʏᴏ ʜᴏʀᴇᴘᴀ ᴜ xᴀǫɪɪǫsᴀᴅᴇʏ ᴡʟʜɪ ᴇᴇ ᴡᴀx ᴍᴀ ʜᴀʏsᴛᴏᴡ ᴊᴀᴄᴀʏʟ ʜᴀʏsᴋᴜ ᴅᴏɴᴀɴ 💔😢

  • @saidabdullahi5682
    @saidabdullahi5682 Před 3 lety +31

    2021 dawanyso like isar eshcalaa hees😓😥💔❣

  • @moktarkabadhe5554
    @moktarkabadhe5554 Před rokem +28

    After 9 year's I'm still listening 😢

  • @ikkyyaisto8403
    @ikkyyaisto8403 Před 3 lety +27

    Illaa manta calacal aaan ka dhamn lahayne ilahyow wax qayr qaba ii sahal aniga inta qalbiga laga dhawacy💔😭

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics Před 10 lety +23

    He is defenitely one of the least known great singers. Nimco samriye waxyabaha aan ku jecelahay waxa kamida bulshada iyo fanaaniintooday isku xidhaa. Saalax carab weligay ma maqal mana arag barnaamijkaa ka hor. Hadana heestan wacan markuu qaadayo waad dareemaysaa qualityga codkiisa iyo talent ga uu u leeyahay inuu heeso. Waxan kuka talin lahaa uun inuu magaciisa koobo oo ama SUPER SAALAX ama SAALAX CARAB miduun ku daayo. waa hubaa inuu fanaaniinta ugu caansan geyiga somalida ku noqonayo mudo kooban. Hadii heeso fiican oo tanoo kale ah loo dhiibo xidhiidhka uu la leeyahay wakaaladaha waxbaahinta sida Horncable na uu fiicnaado. Addis waad ku noqone horta beryo iska joog hargeisa jigjiga.

    • @abbasmohamoud5088
      @abbasmohamoud5088 Před 6 lety +1

      Yusuf Jama xaqiiq walhi heezta kma daaLo dhageysigeeda lkn ninka imka shashaduhuu ka bxeY

    • @habzaahmet5514
      @habzaahmet5514 Před 6 lety

      heestan Maxanan kaba xiiso goin

    • @nuuraahmed5584
      @nuuraahmed5584 Před 3 lety

      2021/4/10😪

    • @Ayni88
      @Ayni88 Před 2 lety +1

      Meel dheer baad wax ka aragtay, haddi aad nooshahay ogow inuu magacisu imika yahay Salax carab superkiina ka baxay meesha.

  • @mohamudhuseein1721
    @mohamudhuseein1721 Před 5 lety +124

    Ya ila dhageysanow heestan 2019 1 january 😍👈 in badan cadi ma ahn inta ila dhageysan like ha i sarto

  • @nasiibabdi2468
    @nasiibabdi2468 Před 6 lety +110

    heestan meel aan waligey
    iloobeynin ayaan
    ku xasuustaa 😢😢
    wax la aanta iyo waayaha aduun waligii nafluhu kuma waarayee 🙄🙄

  • @mohamedshukribadal1525
    @mohamedshukribadal1525 Před 6 lety +170

    Heestan 2018kii yaa ila dhageystey😍😍😍😍😍

  • @yackopak4860
    @yackopak4860 Před 4 lety +17

    2020😭😭
    Hadad jeceyl udhageysansn hestan ani waxan udhegysta nolasha adag ee nolashu ibrtay wax la anta iyo wahaha aduun waligii naflahu kuma.warye😭😭😭😭

  • @engabdirahmanaidid7726
    @engabdirahmanaidid7726 Před 4 lety +55

    Who listening 10-3-2020 👍

  • @inabootaan5019
    @inabootaan5019 Před 2 lety +35

    2022 still waa Mi fav Song 😢🥰🥰🥰😔

  • @ahmed-khadarofficial1104
    @ahmed-khadarofficial1104 Před 5 lety +75

    Inta 2019 weli dhagaysaneysa heesta from Hoygii Murtida iyo Hooyadii Abwaanka Hargeysa Hadhwanaag

  • @salaxhashim9046
    @salaxhashim9046 Před 5 lety +17

    Wacanta jeclaa wadnahayga Iyo waxyahayga taba kawar qabi laheyd waran igusocdee iga weecin laheed😭😭😭2019

  • @Abdiraxmanmuuse
    @Abdiraxmanmuuse Před 5 měsíci +1

    Sida waqalka da a ama wabi biyo leh wacan taan
    Indhaha kula wecan jiray ee waalid iyo cid i waanisiyo ugu go ay wallal waayadan ma arag warna uma hayee golden voice

  • @wafdi_alqa6986
    @wafdi_alqa6986 Před 4 lety +25

    Waa yadaan ma arag warna uma hayee 😭😭
    Hestaan marna kama daalo dhagesigeda hadana marka dhagesto jecel kasii qaada
    28 December 2019 ilahey sanadkan sosocdo nabad hanagu gaarsiyo

  • @dahircalijamac739
    @dahircalijamac739 Před 6 lety +49

    heestan ciD xazuZ
    Ku hayzo farta Tag

  • @Abdikadar.
    @Abdikadar. Před rokem +5

    Wax la aanta iyo waayaha aduunka
    Waligii nafluhu kuma waarayee😭
    2023 hadad dhageysano cafimad baa kuu rajeynaa

  • @maganmahamoud923
    @maganmahamoud923 Před 3 lety +7

    Wacantaan jeclaa wacadkay haday sidan ugu walwalo ila wadi laheed war ani ani igu socday iga weecan lahed 2021 still 😢😢

  • @aishaabdul7284
    @aishaabdul7284 Před 10 lety +50

    If there was Somali xfactor I was gunna choose him million times he's has voice to die for Mashallah salax

  • @VivaWNP143
    @VivaWNP143 Před 9 lety +20

    Sida waqalka da'a
    Ama wabi biyo leh
    Wacantaan indhaha
    Kula weecan jiray
    Ee waalid iyo
    Cid i waanisyo
    Uga goay walaal
    Waayadan ma arag
    Warna uma hayeee

    • @hibofaarax5076
      @hibofaarax5076 Před 8 lety

      maxa laga Wada sida waqalka da,a

    • @somboy8693
      @somboy8693 Před 8 lety

      +hibo faarax roob dadka si ad ay ugu baahanaayeen micnaha xili biyo la,aan jirtay da,ay

    • @awoelmiali4993
      @awoelmiali4993 Před 3 lety +1

      Wax lanta iyo wayaha aduun waligii nafluhu kuma warayee
      Kan wangsan iyi kaan waxba haysan waynaa ogee
      Wagereey ma arag ma wax kalaa helee

  • @abdifatahabdullahi5588
    @abdifatahabdullahi5588 Před 4 lety +20

    heestan xasuus ayey igu leedahay 2015 gabar aan jeclaa ayaan markasta isla dhegesan jirnay aad baan uwada jecleen
    hada gabadhaas waa garoob hal wiil haysata aniga maskiin iskaabulaa oo dalkii ka tahriibay ayaan ahay

  • @zuniita_isse3105
    @zuniita_isse3105 Před 4 lety +14

    Wax la.aantiyo wayaha aduun waligi nafluhu kuma waraye😭 11/10/2019 from hargeisa

  • @waashekokale2800
    @waashekokale2800 Před 6 lety +35

    kama daalo dhagesiga hestaa ❤💘💘mise jiro waqtikuu labada isku wacan mawanaajiyeee💘💘💘

    • @mohamedmohamud1002
      @mohamedmohamud1002 Před 6 lety

      Idil Mahamed anaa kula mid ah hasuus ayey igu le dahay

    • @zorachmuhip3555
      @zorachmuhip3555 Před 6 lety

      ❤❤❤

    • @donytubecjmansolo362
      @donytubecjmansolo362 Před 6 lety

      Idil dagan sxbey uskumid ayn nahay anigawo Kamadhalo hestan

    • @fatimaelmiali7298
      @fatimaelmiali7298 Před 6 lety

      @@donytubecjmansolo362 wax lanta Ito wayaha aduun waligii nafluhu Kuma waarayee walag baxayaa jacyl dartii ayaan uwayay jacaylkygii iyo caruurtisiba

    • @saalaxcarabfoundation5308
      @saalaxcarabfoundation5308 Před 5 lety

      +Donytube Cjmansolo thanks walalo Qali inshalaha halkan igala sooco

  • @mohamedabdi483
    @mohamedabdi483 Před rokem +6

    Een waalidiyo cid i waanisiyo uga go.ay walal ... 😢 tariikh dheer ayay ixazuusisay heestan lkn ilahay ayaan khayr ka rajaynayaa ilahow izii midii qalbiga qaboojinlayd 💔💔🙏

  • @ahmedjeebe7826
    @ahmedjeebe7826 Před 6 lety +107

    QoFki Qisadani Heestan ku Dhacdey Like Saar Bal 😢😢

    • @ahmedjeebe7826
      @ahmedjeebe7826 Před 6 lety +1

      😘

    • @umumaxamed2232
      @umumaxamed2232 Před 5 lety

      Waa really son and the best mel.bay iga taawneya runti

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 Před 3 lety +1

      saalax qasim weye ninka hesta iska leh

    • @mosalat256
      @mosalat256 Před rokem

      My Heart is still broken sixun bey iitaabanesa waana markii iigu horeysey aan comment ka bixinaayo bilowgii 2018 ayey eheed weli waan xasuusta weynow allow aniga iyo wacan

  • @fowziyamohamed3549
    @fowziyamohamed3549 Před 10 lety +8

    Masha-Allah Salax is kinda one of the best singers
    mase jiro waqtiga labadey isku wacan ma wanaajiyeee weynow alow aniga iyo wacankaan jeclaa awladno dhashiyo nolol raxa badan weynow nogu wara bst fanan cod style leh love u super salah

  • @amuun9192
    @amuun9192 Před 4 lety +17

    24/1/2020 mlin ii qasa waqtigu gormu isacidi😭😭
    waqtiga labadda 💑 isku wacan ma wanajiye wenoow allow anigiyo my husband owlaad noo dhashiyo nolol raaxo badan wenow nagu waari😭😭❣🤲🤲

    • @neyruuz_online7
      @neyruuz_online7 Před 11 měsíci

      I hope ina waqtiga kuu hagaayay sis nolosha waa lagawada kabsada😢

  • @zuniita_isse3105
    @zuniita_isse3105 Před 4 lety +8

    2014 ila imika 27/9/2020 dhamaad yahay heestan xasuustayda kama baxdo dareenkeduna isma badalo mise jiro wakhti labaday isku wacan ma wanaajiye💔😭

  • @zkdlin446
    @zkdlin446 Před 3 lety +8

    1809.2021
    It's already 7 years ago I used to listen it in my primary school 😄

  • @nafkujecelmacanaoohyeaaah3821

    nice song and mnsh alah codka yaaa and i love this song and waran igu soday iga wecin lahayd and hanidayda wacan yaa ahaaaa nice

  • @ugbaadaragzan7811
    @ugbaadaragzan7811 Před 3 lety +11

    Yaaa heestan ila dhageysanya 2021🥰

  • @Mohmett_Durran
    @Mohmett_Durran Před rokem +7

    Sida WaqaL Da’a ama Wabi Biyo Leh Wacantaaan in dhaGa kula weecan Jiray❤Wxa Ila JooGa FahaD IbraHim Duhur Arbaca 1:04🎉❤

  • @cabdiqanivarhanoz4745
    @cabdiqanivarhanoz4745 Před 4 lety +4

    Waran igu socday iga weeci lahayd
    Ma jiraa qof dawanayah 2020

  • @ladanqueen3488
    @ladanqueen3488 Před 2 lety +4

    walahi wan ilmeynayay markaan heestan dhagey sanayay waxaa itaabtay wax la’anta iyo wayaha duuun waligii naflahu kuma warayee 😭😭😭😭

  • @najmaaxmed6316
    @najmaaxmed6316 Před 6 lety +20

    Waaa hes jacel ax ax 😍😍

  • @saabiriinmusew1296
    @saabiriinmusew1296 Před 5 lety +6

    WayaDaan Ma Arag war neh Uma Hayee Wacankaan jeclaa😭😭😭❤

  • @sakariyewilsan7895
    @sakariyewilsan7895 Před rokem +5

    31/12/2022
    This is my favorite song, i'm listening until 2014 its eight years ❤

  • @hamdadahir6083
    @hamdadahir6083 Před 3 lety +6

    Mise jiro wakhtigu lapa isku wacan ma wanajiye
    2021 itaa dawanaysa like saar🤕🥺

  • @xabeebohupi5369
    @xabeebohupi5369 Před 6 lety +21

    2/May/2018 Wax La.aanta Iyo Waayaha Aduun Waligi Nafluhu Kuma WaaraYe✊✊💪💪

  • @yazzinfarah981
    @yazzinfarah981 Před 5 lety +17

    Ilaaa 2019 hadad dhagysanyso like ku qabo

  • @heelochanal5963
    @heelochanal5963 Před 2 lety +7

    It’s 2022 let’s see how many people are still watching this song❤️‍🔥❤️

  • @user-hn8pk4ze1r
    @user-hn8pk4ze1r Před 2 měsíci

    It's one of the classic songs I'm still listening todaye

  • @zapriinapea3806
    @zapriinapea3806 Před rokem +5

    2023 still my favourite song 🥺😭

  • @that_nomadic_chef_
    @that_nomadic_chef_ Před 10 lety +7

    Masha-Allah Salax is kinda one of the best singers & I adore him all the way from Kenya. Noolow bro Allah yacizak ♥ Somali oo dhan aa gacanta ku taaghen meel kasta oo ey jooghan we love you Super Salah Arab ♥♥♥

  • @dhiibsanetvshow
    @dhiibsanetvshow Před 2 lety +1

    Waynoow allow anigiiyo wacan? Who listen 3/1/2022 at 1:00 🕐 night

  • @malapohchannel5399
    @malapohchannel5399 Před 2 lety +6

    Insha allah haddii alle igu simo waxan jecelhy inaan mar kleh dhegysto 2022.3.1.maalin salaasa culeys walpa fudeyd ayaa ka dambeeya allow riyadayda ii rumee dhib walba samirkiisa isii yaa allah haddan noolahay wan arki doona un qoralkeygan waa mar ay noloshu ii wcntahay insha allah marnaba alle naxariistisa kama quusto waxan ogahay wax walpa inay gacanta alle ku jiran time 17:25 galabnimo

  • @nawalmohamed1635
    @nawalmohamed1635 Před 8 lety +9

    waw axyaa hees
    wacanta jeclaa wacadkii hadey sidan uga walwalo ila wadi laheed waran igu socdee ila weecin laheed
    mise jiro waqtiga labada isku wacan ma waajiyee weenow allow anigiyo wacan owlaad noodhashiyo nolal raaxo bdn weenow nogu waar

  • @RO17x
    @RO17x Před rokem +1

    Yaaa dhageysana 22 june 2023 weynow allow ani iyo wacan ❤️😢✋

  • @mohamethadaari1162
    @mohamethadaari1162 Před 5 lety +10

    Yaa dHaGeYsanaYa 27/4/2019 waxaaN U dHaGeYsanaYaa dareeNka aY ka turjumaYsO aYaan wakHtiGan ku suGanaHeY maRkaa niYaDaaN kU dHisanaYaa LikEta iGU QapO HadaaD iGa danpeYsO

  • @maaida1643
    @maaida1643 Před 3 lety +3

    2021💔😭

  • @elhaamahmed554
    @elhaamahmed554 Před 7 měsíci +1

    2024 still new song for me 😢😢
    Waqti ugu adag ee nlosheeda xasuus only me😢

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 Před 11 měsíci +1

    Saalax carab 2022 ban kampala isku aragny wa xarif iska qalbi wngsan 2023 september yaa jooga so hadla 🖖🏿

  • @Nuurkeyhaji
    @Nuurkeyhaji Před rokem +7

    After 8 years ✌✌✌✌ Time has gone 😓😓My alllah have mercy our parents ..

  • @aseelhassan4845
    @aseelhassan4845 Před 5 lety +2

    ehel iyo waalid iyo cid i wanisiyoo kaga go'ay walal waayadan ma arag warna uma haayee wacantaan jecla wacadkii hday sidan ugu walwalo ila wadi laheed waran igu socdey iga weycin leyd misne ma jiro waqtigu laba isku wacan ma isku wanaajiyee weynoo alloow aniga iyo wacn awlaad noo dhashiyo nolol raaxo bdn inagu waar💋😘❤🌷 😭😭😭 heestaan we iga ilmeesiisay wlhi😢😢

  • @nimcocabdulahi577
    @nimcocabdulahi577 Před 8 lety +11

    wacantan jeclay wacadkey hadey sidan ugu walwalo ila wadi lahayd waran igu socdey iga wecin lahayd

  • @cabdiraxmanyare1317
    @cabdiraxmanyare1317 Před 4 lety +3

    2020 2 11 who is whatching......

  • @abdirizakaska3129
    @abdirizakaska3129 Před 4 lety +1

    Wx la aantiyo waa yaha aduun waligii nafluhu kuma warayee
    Best song

  • @ikraabdulle3943
    @ikraabdulle3943 Před rokem +1

    2016 Xasuus wlhi
    wiil i jecel baa ii qaadi jiray ana mid aan jeclaa baan u qaadi jiry jaceylka ciyaalnimo xumaa 😥
    Maxan kugu ducaysty hadana meel iskuma sheegno
    Caawa dib u soo xasuusty weliba ano kaligeeya imikana wiil baan laba sano jeclhy umana sheegan karayo😥axx waran ugu socduu iga weecin lahaa😫💔

  • @kingfafaa9429
    @kingfafaa9429 Před 2 lety +3

    Tariqdu Waa Fri.May.27.2022
    Sacadu 00:50Am
    Wayadan Maan arag kafisadeedaa
    Warna umaa hayo 😢😢😢
    Labada isku wacan oona isku farxsan
    Waqtigaa marnaba ma wanajiyo
    Anaga saas ayaa nahy cawo oo
    Qof wlbo kaligiis ayuu meel iska fakiroyaa
    Weynow allow ani iyo kafiso dib noo midowsii
    Oo nlol qurux badan nawadasii 😪😪👐👐

    • @iqraahmed7353
      @iqraahmed7353 Před 10 měsíci

      Inaa dib umowdeen baan rajeenaya wllo 😭😭

  • @Fadxi-ip3jr
    @Fadxi-ip3jr Před 4 lety +4

    2020 yaa iladageysanaya😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @kingmhd8432
    @kingmhd8432 Před 6 lety +9

    Who is still in here 15/8/2018 1:15 am 😍🚴‍♂️feeling love ?

  • @hannikaid7013
    @hannikaid7013 Před 7 lety +12

    wacan 👍👍💓💓hees iyo Badh😛😛😛😛

  • @rashiidsool3672
    @rashiidsool3672 Před 10 lety +3

    Woow Asal Walee Hees Qaali Ah Ayaad Ka Qaadatay Abwaanka Abwaanku Dhalay Macalin Abdinazir Macalin Caydiid

  • @hooyowaankujecelahayalleci5815

    Waxa laanta iyo wayaha aduun waligi nafluhu kuma waraye🔥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😕😭

  • @mohabrpoi6145
    @mohabrpoi6145 Před 4 lety +3

    21 /1/ january 2020 / malin xasus ii ah
    💯💯 misa jiro waqtigo labada isku wacan ma wanajiye mow low alh anigiyo wacan 🤦‍♀️🤦‍♀️ ❤🇸🇴💯

  • @kaamilosalaad9956
    @kaamilosalaad9956 Před 3 lety +2

    2/11/2020 maalin isniin ah xasuusteyda ayaad leedahay my husband ahmed iise yaa rabi na kulmi mar kale anaga iyo owlaadeenii quruxda badneed aamiiin wacankaaan jeclaayow waqtigu ha igu kaa simo😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @inajamaccaabi5582
    @inajamaccaabi5582 Před 4 lety +5

    Yaaa ila dhagaysanaya 2020 like dhac kusiii👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍✔❤❤

  • @talozaap
    @talozaap Před 2 lety +2

    Xasus ayay iledahay hestan aniga iyo saxibaday muniira 2014 Sudan 🇸🇩 ayan ku dhagaysan jirnay

  • @abbasmohamoud5088
    @abbasmohamoud5088 Před 6 lety +11

    *After 3 years heeztan maanta dawadaY wacan heezta qaaliya weeyan ninka imka moo nooL intuuze ku danbeeyey*

    • @mesutozil5649
      @mesutozil5649 Před 6 lety

      bro wu noolyhy masar bu jooga

    • @abbasmohamoud5088
      @abbasmohamoud5088 Před 6 lety +1

      Mohamed Fadhaye ax dadka qabta ku dhacdey buu ku jiraa ilaa bado ku xidhmatey

    • @abdisalannaeem5651
      @abdisalannaeem5651 Před 6 lety

      Ma number kaga soo qor wlhi aniga kula xidhiidh siinya hada eh

    • @fatimaelmiali7298
      @fatimaelmiali7298 Před 6 lety

      @@abbasmohamoud5088 badasa nagu wada xidhantay qahiran Isla joognaa Salah carab

    • @fahadcabdi557
      @fahadcabdi557 Před 5 lety

      @@fatimaelmiali7298 whatssp number kisa igu soo taak sxibiy ame fecbook kisa

  • @fadumosaxardid889
    @fadumosaxardid889 Před 6 lety +17

    ilin ayaa igaso dadataa wlhy mrkan maqlo hestan xasus bdanaa
    wxlaanta iyo waaya ha adun wligii nafluhu Kuma waaraye
    misna jiro wakhtigu labada izku wacn ma wanaajiyee weynoow allooooooooow anigiyo..... iyo xasuusti 2015

  • @menyytomes6303
    @menyytomes6303 Před 8 lety +6

    My song😍💘 wallahi he did a great job

  • @monirahomud1496
    @monirahomud1496 Před 4 lety +4

    Hees igu qaliya qof i jecel haben hore iso diray ❣️ i ❣️m ❣️ X

  • @haawoyuusuf2057
    @haawoyuusuf2057 Před rokem +5

    2023😥 hadad jecel udhageysansnd hestan ani waxan udhegysanaa nolosha adag wayaha aduun waligii naflahu kuma waryo🤲😥

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 Před rokem +1

      Abaayo qalbiga ilahay Haku qaboojiyo

    • @sukhranasir
      @sukhranasir Před rokem +1

      Isku mid baynu nahay 💔😭 mnta oo tariikhdu thy 9/9/2023 waxn rajaynaya malin aan sidan ka fiicanahy inan so boqon doono heestan😢

    • @Mohanad892
      @Mohanad892 Před 11 měsíci +1

      ISKUMID BAYNU NAHAY WELIBA ANIGOO AH ARDAY SECONDARY SCHOOL KIISA SOO DHAMEESTAY WAAYAYNA WAX SIIGARABQABTA KADIB AABAHAY OO IDAYACAY MARKUU IIDIIDAY IN UU IGUSIICAAWIYO WAXBARASHO HEER JAAMACADEED NOLOSHAN ADAGNA LADALADHACAYA MAALINNA WAANDHAGEESANSOODA IYADO SIDAAN XAALKEEGA KFCN YAHAY
      WAX LA AANTA IO WAYAHA ADUUN WELIGII NAFLUHU KUMAWARAYO😢😢

    • @neyruuz_online7
      @neyruuz_online7 Před 11 měsíci

      ​@@Mohanad892waad ka gudbeeysa i.n walalkey calosha xiro waayaha aduun wey dhamaadan cidna dhibka kuma waarayo😢

    • @haawoyuusuf2057
      @haawoyuusuf2057 Před 10 měsíci

      ​@@sukhranasir insha Allah 😢

  • @mutawakil9167
    @mutawakil9167 Před 4 lety +3

    Wax la'aanta iyo wayaha aduun waligii nafluhu kuma waarayee 😭😭😭😭 8/9/2020

  • @maxamuuttstudio1028
    @maxamuuttstudio1028 Před 5 lety +10

    heestan 2019kii ila dhageystay

  • @kossmahamed1107
    @kossmahamed1107 Před 9 lety +2

    Waaw nyc sng plus cod mcn super salax yaaqe noolow waligaa lv uh

  • @rahmadeeka6660
    @rahmadeeka6660 Před rokem +2

    2023 hadaa dhagysanyso♥️
    Wax la,aanta iyo waaYaha aduun waligii Nafluhu kuma waraaYo 😪ka wangsan iyo kaan wxba haYsan waYnaaa umaY

    • @MaxamedQeyz
      @MaxamedQeyz Před 11 měsíci

      Heestan kama daalo aniguh waxa aan ku so xasuusta wax weyn

  • @user-hn8pk4ze1r
    @user-hn8pk4ze1r Před 2 měsíci

    EVEN AFTER LONG TIME THIS SONG IS STILL VERY CLSSIC AND DOES NOT FADE, WE LOVE IT

  • @nasramuuze2541
    @nasramuuze2541 Před 11 měsíci +1

    Xasuus gooniya bay igu leedahay heestani wllshy oo aan wado daawaneynay barnaamijkan manta way iga hooseysaa wllo alle qabriga haku nuuriyo 😢😢

  • @shakmakluke
    @shakmakluke Před 2 lety +8

    2022 still gold ✨️

  • @amishamahamad6633
    @amishamahamad6633 Před 2 lety +3

    Heestan yaa 2022 ila dheegaysanaya 😭😭

  • @najaxcoutinho3039
    @najaxcoutinho3039 Před 3 lety +3

    2021 yaa ila dhagaysanayaa
    😭😭😭😭😭

  • @hodanabdilhi8818
    @hodanabdilhi8818 Před 5 lety +6

    Still watch 2019😢😭

  • @MarwaanFaizal
    @MarwaanFaizal Před rokem +1

    Still wan dhagaysanayaa 5 8 2023 xasuus ayan galay 😢

  • @mohamedmasleh2333
    @mohamedmasleh2333 Před 2 lety +1

    17.08.2022 Wax la’anta iyo wayaha aduun waligii nafluhu kuma waarayee 😔

  • @mohamedxafiis2252
    @mohamedxafiis2252 Před 7 lety +5

    way iga gadan thy heestan💚💚💛💛

  • @kashka215
    @kashka215 Před 9 lety +4

    I appriciate u super saalax nice to listen yr ungetable voice

  • @huah6345
    @huah6345 Před 3 lety +1

    Who is listening 18Nov2020

  • @queenoftheyear2477
    @queenoftheyear2477 Před 3 lety +2

    Waayadan ma arag warna uma hayd
    Waqtga labada ee qof ee isku wacan muxuu u kla geeyaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭jacylka isjeclayn ma aaminsami qof kale inaan isku jeclaan doono😭😭😭😭😭😭😭heestaan mrka dhagysto ilinta ma ceshan karo jacyl saaid ah usii qaadaa😪😪😭😭😭😭😭

  • @Bogasho1
    @Bogasho1 Před 3 měsíci +1

    2024 way so laabatey heestan wa cajiin wlhi😮

  • @kartickcade6853
    @kartickcade6853 Před rokem +3

    2023 still my fav song ❤❤

  • @yuusuftatale2859
    @yuusuftatale2859 Před 3 měsíci +1

    Heestan waxey ka mid tahy heesaha iisaameeyay nolosheyda aniga oo kambala jooga ayaa dhgeysan jirey waxaaba u moodaa iney aniga iga hadleysaa❤😢

  • @fuadfashioner9191
    @fuadfashioner9191 Před rokem +1

    2023 nd still listening 😢

  • @SacdiyoAbdulaahi-kz2du

    M.a suldankega wan kujeclahy Abdirashid cawil oo hest isodir wan kufanah boqorkegah

  • @deblackprincess3678
    @deblackprincess3678 Před 3 měsíci +1

    9 yrs and still my fav💔💖