SUBAX: Ruushka oo iiraan ugeeyay agab milatery oo casri ah, macalinka weyn iyo israil oo yaaban

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • SUBAX: Ruushka oo iiraan ugeeyay agab milatery oo casri ah, macalinka weyn iyo israil oo yaaban Warar kaloo Xiiso leh,

Komentáře • 207

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 Před měsícem +4

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن🇾🇪 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 Před měsícem +4

    Kuwan qasa ayay naga mashquliyeen wererkoda ma aqaane alle ha u gar gaaro walalaheen😢🤲🤲

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc Před měsícem +4

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam

  • @Geele_jire
    @Geele_jire Před měsícem +3

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg Před měsícem +4

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @maxamedbulxammaxamedbulxam8674

    Masha Allah ruushka waa cajiib ❤❤❤ free 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 ❤❤❤

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 Před měsícem

    Masha Allah guul ❤Ya muslimiin

  • @hassanmuhamud
    @hassanmuhamud Před měsícem +6

    Waan ku salaamayaa gudoomiye

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Před měsícem +6

    Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed alaha baabiyo

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur Před měsícem +1

    Wcs nadaaara show Guul.shacabka falastiin❤❤❤❤❤❤

  • @bashirxaaji1119
    @bashirxaaji1119 Před měsícem +15

    Inshaallaah islamka guul iyo isku duubnan ♥️🤲🌹

  • @user-oh9cr1so5k
    @user-oh9cr1so5k Před měsícem +24

    Israiil ayada on wax tilabo laqadin ayay wadageriyodeen aamiin inshalah

  • @mustafNune
    @mustafNune Před měsícem +1

    Alla ruushka xaniyo badna

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed Před měsícem +9

    Wiilka edebta daran iyo maraykan ha yaabeen

  • @saida2003
    @saida2003 Před měsícem +26

    Illahay Sxt ducadeeni hanaga ajiibo Allahu mma Ammmiin Ya Raabii 🤲🤲🤲

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 Před měsícem

    Barnaamij aad u xiisa badan thanks nadaara show

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 Před měsícem

    Yaarabi Yaarabi Yaarabi yaarabi yaarabi ugargaar walaalaheen falastiin dhamaan muslimiinta

  • @SadiqAli-pb3zs
    @SadiqAli-pb3zs Před měsícem

    Masha Allah

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe Před měsícem +11

    Caawa armay qaadaa weerarka habeenkii la dilay ismaaciil haniya alle ha u naxariiste

  • @user-gl2go3kp6s
    @user-gl2go3kp6s Před měsícem +5

    Wc nadaraa

  • @ahmedsakawe5982
    @ahmedsakawe5982 Před měsícem +5

    Wacalekum salaam

  • @hodannur2268
    @hodannur2268 Před měsícem

    Ameen

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 Před měsícem

    الله اكبر ولله الحمد 💪

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 Před měsícem

    Rabbi haw hiiliyo muslimiinta dhamaan gaar ahaan falastiin Iyo xuutiyiinba àaaaamiiiin

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 Před měsícem

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx Před měsícem

    Allaahu akbar allahayo gaalada xasuuqa wada baabii adaa awoodlehe

  • @KhoureshoAdan
    @KhoureshoAdan Před měsícem +15

    Sheekh qaasa xaala deeda waasidee xalada iraan baadku mashquusheen

  • @yasminahendriks5851
    @yasminahendriks5851 Před měsícem

    Allaahu akbar

  • @MohamedyuusufRaage
    @MohamedyuusufRaage Před měsícem

    Allaha guuleyo falasatin

  • @hodannur2268
    @hodannur2268 Před měsícem

    Gaal dhibkiisa waa qarsadan Allah gam a ma dhgo Inshallah

  • @sabraa2009
    @sabraa2009 Před měsícem +1

    August 12 ayuu weerarka dhacayaa.
    Waana maalintii yahuuda la laayey taariiqda yahuuda ee la dhaho AV.

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah Před měsícem

    Machaallah

  • @user-yu4kd5yu1o
    @user-yu4kd5yu1o Před měsícem

    Tiiro.gaaban.ayey.ka.aargudandoonaan.waxakalle.waa.yool.halaabin.wasyo.lubbnaankuwa.laga.rido ee.haybarasoonik.ah.wax qabtaa.majiro..guul.tii.hore
    Ayaa.laga bartey.cashar❤❤❤❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před měsícem +5

    NADAARO, FADLAN EREYGA " WEYN" JOOJI, DHEH MACALLIMKA IYO XERTIISA, ILAAHA WEYN OO WAAXID AH.

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před měsícem

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oo wanaagsan

  • @MaxamudCisman-p8h
    @MaxamudCisman-p8h Před měsícem

    Wcs
    A. Allah u Akbar. Shugran will

  • @qumbemahud4794
    @qumbemahud4794 Před měsícem +1

    Dagaal saddexaad ha dhaco ..
    Maraykanka iyo isreal ha bur buraan 😂❤

  • @abdulkadirahmed3301
    @abdulkadirahmed3301 Před měsícem

    Salaan sare macalinka weyn❤❤❤

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Před měsícem +1

    Ilaahoow guuleey all Muslim

  • @user-pr9rr4wu3d
    @user-pr9rr4wu3d Před měsícem

    Wallow aaweywerarkii laguqaaday yahuuda iiraanmaxylafadhidaa yaa allh

  • @hodannur2268
    @hodannur2268 Před měsícem

    Inshallah kuli ha dhintan

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 Před měsícem

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 Před měsícem

    Allaah subxaanahu watacaalaa how gargaaro walaalaheen reer Falastiin

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp Před měsícem

    Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah

  • @mahirabi6915
    @mahirabi6915 Před měsícem

    Marka hore waan ka naxsanahay daadinta dhiiga muslimìnta ree falastiin
    Marka xigtana wxa ku faraxsanahy inuu dhmaad yahay nidaamka ree galbeedka io xulufadooda
    Iraan guul aya u rjayna i.a

  • @abukarmuhamedhilo7837
    @abukarmuhamedhilo7837 Před měsícem

    Thax

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 Před měsícem +1

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa Před měsícem

    ❤wcs ❤ guul weyn ❤xutiyinta + xisbulahi +xamas + ciraq +ruushka +eran. = alahu akbar ❤❤❤❤❤

  • @user-dc6hx5jp5k
    @user-dc6hx5jp5k Před měsícem

    Mahadsanid

  • @user-vz2gw2jw7k
    @user-vz2gw2jw7k Před měsícem

    Allahuma ansur falastin

  • @user-ci3nd5jk8g
    @user-ci3nd5jk8g Před měsícem

    Waa ka Cabsinayan San haku wadan

  • @taliyacirka3063
    @taliyacirka3063 Před měsícem

    Caawa waye xiligii Iran weer qadi leheed

  • @sacaadaaadan363
    @sacaadaaadan363 Před měsícem

    Macalinka wayn ha la xanuuniyo

  • @user-wq5jb9rg3n
    @user-wq5jb9rg3n Před měsícem +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 Před měsícem

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah

  • @HassanaffeyAffey-ie6jh
    @HassanaffeyAffey-ie6jh Před měsícem

    Iran has the right for selve defence

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 Před měsícem +1

    Ruushku hanoolaado, weligiisba Ruushku xiriirka kala dhexeeya dowladaha saaxiibka la ah wuxuu ahaanjirey mid hagar la'aan ah, halka Mareeykanka xirirkiisu uu caan ku ahaa qiyaano iyo daneeysi gaar ah

  • @user-xu7qq1gj5t
    @user-xu7qq1gj5t Před měsícem

    Walahi heegankasii jawan qaad way iga gadan lahayeen

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 Před měsícem +1

    ❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤

  • @user-gc6de8cb3z
    @user-gc6de8cb3z Před měsícem +2

    Asc

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před měsícem

    Mahadsant walaalkey nadaara show qeer

  • @dualeelmi371
    @dualeelmi371 Před měsícem

    Ninkii aad u bixisey Jeego Xiir asne juqjuqeys ayaan ka sugeynaa

  • @SadaamClaahi-g8q
    @SadaamClaahi-g8q Před měsícem

    Nadara sxb mahadsanid bilawkii dagalka israil iyofalastiin anbaramishga kuxirneen ilamalintii jiniin musalsal cml anukuxiranahay halmalin codsi hanakabaaqan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ nadara shoow odahore noloow sxb ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-bx1ro5ur2f
    @user-bx1ro5ur2f Před měsícem

    Illahey ha ugargaaro musliminta 😢😢free Palestine 🇵🇸 😢Dhibatoyinka lagu haayo allaha ka qabto o yahuuda hawada baqtiyan meshi waxi so werari wada dilay hala garan wayo bi idnillah wa swalat maghrib inshallh

  • @HassanhadafoMadino
    @HassanhadafoMadino Před měsícem +3

    Illahow kalada jabii illahey yahuuda dhulkariigrid marekan dufan gurid 🤲🤲👍

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Před měsícem +1

    Allaah muslimiinta miday 💪☪️🤲 Allaah jabi shayadiinta yahuud iyo xulufadooda 🤢👹 reer falastiin Allaah caawi xamaas alqasaam muqawinda shuhada reer falastiin u naxariiso😢🇵🇸🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 Před měsícem

    Waaaaw

  • @abduwahabahmedmahamed547
    @abduwahabahmedmahamed547 Před měsícem

    Sxb nadara sidan talo ma aha aaway wararkii wa soo daahisay😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @usaamemaxamed950
    @usaamemaxamed950 Před měsícem

    Duhurka wararka deh

  • @muminamumin17
    @muminamumin17 Před měsícem +1

    Asc nadaara allasuge ismaaciil 1haniya iiraanbaadishay bootay meeshakuheysaa iiraan

    • @Isco-post
      @Isco-post Před měsícem

      Macquul maaha iran ma dilin zxb israel baa dishay

  • @usaamemaxamed950
    @usaamemaxamed950 Před měsícem

    Sacaan supax ma.aha ee duhur waaye 😊

  • @HassanWarsame-si6cz
    @HassanWarsame-si6cz Před měsícem

    MAALMAHAN WARARKAAGII WAA MADHAX, WAXAAD NOOGA BUUXISAY MARAYKAN, IIRAAN IYO XAUAYSIIS.

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 Před měsícem +1

    Mareykan wa la ogaadey xuutiyiinta aya fashiliyey wa la qaraacaya mar kasta, wa benaalayaal wey ku dhamadeen meesha, Ilahaw jabi gaalada

  • @user-zv2oo3tt9c
    @user-zv2oo3tt9c Před měsícem +2

    Nadaara subax mekutahay

  • @abwaankayd2624
    @abwaankayd2624 Před měsícem

    Fadlan Nadaara warka subaxa marka aan duhurka dhagaysano
    Warka habeenkiina aan Waaberiga aan dhagaysano sideen aduunka kula soconayna

  • @maxedclaahi2813
    @maxedclaahi2813 Před měsícem

    ❤❤ Wcs sxb ❤❤#Sabaax

  • @daalodaawoquruxda4399
    @daalodaawoquruxda4399 Před měsícem

    Maraykan iyo yuhuuda booto badanaa wax ma dhintaan ayay lasoo taagan yihiin waxaan lagu ridyaa ma budaaa yaaab allaah reer falastiin ha badbaadiyo waa Xaq u Dirir ee

  • @user-co3rr1jr7v
    @user-co3rr1jr7v Před měsícem

    Kufaarta Scandinavians & western & Kufaarta zahyuuniyada allaah yanaclak,e illaahay haku soo dedejiyo jab hoog halaag iyo burbur oo baabah kayeel allahayow idamkaaga 🤲
    Somalidu waxay tidhaa gaalo jabkeega way qarsataa OKI 100 markay ka bakhdiyaan waxay dhahaan 10 ayaa naga dhaawacantay sidaas darteed 10ka dhaawaca ah ee sheegeen inagu waxan aamin sanahay inay ka bakhdiyeen 5+10=50 asgari OKI

  • @macalinxasan6841
    @macalinxasan6841 Před měsícem

    Ok🇸🇴 ✍️👌

  • @fardowsamohaned8897
    @fardowsamohaned8897 Před měsícem

    War xiso leh bajira ustaad ku aaway

  • @zakariamohaShocow
    @zakariamohaShocow Před měsícem

    Nadaarow mogadisho baryahaan joogtay

  • @user-sy4ry2ky4v
    @user-sy4ry2ky4v Před měsícem

    جزاك الله خير يا دكتور

  • @umuamiiroumuamiiro
    @umuamiiroumuamiiro Před měsícem

    wcs ustaad nadaara thanks umuleymaa iraan in ay wx weyn kabadaleyso xlka balse ustaad nadaara qasa warnaga sii xlkoda baryahaan wx qabaar ah kamaheynee shiico warkeed marabnee

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 Před měsícem

    Ruushka waaba iska jeclahay aniga maba cabsado Ruush lomana han jabo

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Před měsícem +1

    Asc nadaara show subax wanaagsan

  • @sabrinayounisaden7238
    @sabrinayounisaden7238 Před měsícem

    Yaa Rabb revenge for shiekh haniyeh ❤❤

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 Před měsícem

    Gaalada iyo yahuuda dhaawac ma ehee dhimasho ma sheegaan miyaa shanta dhawaca ehna ilaahey hadilo bayaalo ilaahey haku rido Argagax idunku dhac

  • @maan8746
    @maan8746 Před měsícem +1

    Si aad muuqaalka uboobsiiso riix calaamada setting ee shaashada geeskeeda kadib riix "Playback Speed" kadib heerar boobsiis iyo tartiibin ayu leeyahay ee kala dooro, ani heerka ugu hooseeyo ( 2x )aan doortaa

  • @nuucmanabdifatah7394
    @nuucmanabdifatah7394 Před měsícem

    Allahu akbar❤️

  • @UmuAishah
    @UmuAishah Před měsícem +1

    Bala xoofta nafda naloga riidaay waxaan odhaan waa sarangi

  • @maxmuudguuleed559
    @maxmuudguuleed559 Před měsícem

    wclkm sxb nadaara❤

  • @mounahoussein-wo7qu
    @mounahoussein-wo7qu Před měsícem

    ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️

  • @findheofficial621
    @findheofficial621 Před měsícem

    Suuriya ayuu difaaci waa yey ruushku

  • @ahmedfirato4247
    @ahmedfirato4247 Před měsícem

    Sodaa macalimka weyn kk

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 Před měsícem

    Imikadan bey shan ku dileen Lebanan Axx Ilaahey dhulka hala gooyo yuhuud Yaa Allah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @khalidomarmahamud190
    @khalidomarmahamud190 Před měsícem

    ❤❤❤

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan Před měsícem

    ❤❤❤❤❤ Wcs Wrx Wbr wll Nadaar Show ❤❤❤❤❤

  • @zakariasaiddjama9422
    @zakariasaiddjama9422 Před měsícem

    Ascwb walaal. Israaiil waa u hurda la'aan inta weerarka ay sugayso. Godadka haku jiraan. Inta hadhayna hadda ayay waalaan oo ay furka tuuri. Ha samaato ha lahelo. Baarak'Allaah fiik.

  • @museabdulahi3630
    @museabdulahi3630 Před měsícem +1

    Nadaarow sxb iiran warey wada Talada mareyna😂😂

  • @Abducubeda
    @Abducubeda Před měsícem

    Guleysanadona musliminta InshaAllah