Difaacii Cirka Israil Jug miya ku dhacday?| Xuuthi O Lagaadi Rabey O wax Gaaday| Cadaawadi 50sano dh

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024

Komentáře • 123

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  Před měsícem +40

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @daadaxuseen653
      @daadaxuseen653 Před 28 dny

      Imisa ayaan jawabtiina sugayaa wlhi waji aad halkaan kumuujineyso ma arko waxaan ugaaday inaad thy daniiste been badane lkn waan fashilayaa isla weyninka aad qarsato I.a

    • @daadaxuseen653
      @daadaxuseen653 Před 28 dny

      Hadii aadan iisoo jabin waxaan cadeenayaa inuu shaki kujirin munaafaqnimadaada cidwalbana waan gaarsiinayaa beentaada

    • @zuldaanzeed7788
      @zuldaanzeed7788 Před 27 dny

      @@daadaxuseen653 anigu ba lacagti layga qaad Cid isoo jawabtay majirto lacagtii baxday koorsadi mahayo tuug aya ii heeshay

  • @User-s5z2t
    @User-s5z2t Před 29 dny +9

    Allah ha guuleeyo Walaalah Muslims oodhan Palestinian Yemen Syria Somalia

  • @Mohamedabdi-py6kz
    @Mohamedabdi-py6kz Před měsícem +25

    لا إله إلا الله الله أكبر الحمد لله الذي صدق وعده ونصر دينه وهزم الأحزاب وحده. اللهم انصر اخواننا في فلسطين اللهم انصر اخواننا في غزة اللهم أكشف عيوب إسرائيل وأمريكا فإنهم لا يعجزونك يا قوي يا عزيز. اللهم استجب دعاءنا

    • @katrahaleys7841
      @katrahaleys7841 Před měsícem +1

      Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin ya Rabbi

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Před 29 dny +4

    Man shaa Allah barakallaah tabaraka raxmaan ilaahay Muslimiinta ha mideeyo
    Amin yaa rabil caalameen

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho Před 29 dny +3

    Ilahayow muslimka quwee .

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 Před měsícem +6

    Ilaaheyow guul sii reer falastiin markasta yaarabi Aamin,Israel masiibo ilaahey haku rido iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid yaarabi Aamin

  • @ZeynabNoor-md3uz
    @ZeynabNoor-md3uz Před 29 dny +1

    Yuhuud iyo inta taageersan meeshasy jooganba budo ba’day Allah idiin ka dhig aamiin yaa rabbi mujaahidiinta reer falastiin iyo inta macooda ah allah nasri deg deg ah ha siiyo aaamiiin yaa rabbi

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 Před 29 dny +1

    Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido falastiin guusha allaha siiyo musliminta dhamaan allaha mideyo❤❤❤

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Před 29 dny +2

    Ilahey ha mideeyo islamka Amin ya rabi

  • @AbdulrahimSufi-q3s
    @AbdulrahimSufi-q3s Před 29 dny +3

    Allahu akbar ❤❤❤

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 Před 29 dny +2

    اللهم انصر اخواننا المجاهدين في غزة وفلسطين وثبت أقدامهم وسدد رميهم واشفي مرضاهم وداوي جرحاهم وارحم شهداءهم ودمر أعدائهم الاحتلال ومن عاونهم اللهم امين يارب العالمين وصل اللهم وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيراً 🤲🤲🤲🤲🇦🇪🇦🇪🇦🇪

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 Před měsícem +5

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee Isha Allah

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Před měsícem +4

    Aniga fahamkayga ruux culus ama dhawr mas'uul ayeey rabeen inay dilaan ama afduubtaan si ay cabsi iyo argagax ugu abuuraan xuutiyiinta! Culaysna usaaraan .

  • @MusabHussein-gk6yu
    @MusabHussein-gk6yu Před 29 dny +3

    Allah akbar ❤❤❤❤

  • @SomaliWeyn-n1j
    @SomaliWeyn-n1j Před 29 dny +1

    Allaahuma sali wasallam wabaarik caleyhi ❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @mohamedhussein634
    @mohamedhussein634 Před 29 dny +2

    Scw sheikh waad la daahdaa wararka .

  • @user-me1dj9wd5f
    @user-me1dj9wd5f Před 29 dny +1

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا
    ونبينا وحبيبنا وقدوتنا محمد وآله
    وصحبه أجمعين ...

  • @leiladagane
    @leiladagane Před měsícem +2

    Sheikh kan wanjeclehe ...marku video sodigo waxan umothaa inuu film isodece ama andawanayo😊..ilahi haxifdiyo ustadh kan...wakuslame 4rom kenya somali sujuu😊karalinoqtha acsomalikeyka

  • @SamiraHussein-e1q
    @SamiraHussein-e1q Před 29 dny

    Scw ya rabi imadada islamka u gargar dhamaan inte xununsane cafi ya rabi 🇵🇸🙏

  • @user-me1dj9wd5f
    @user-me1dj9wd5f Před 29 dny +1

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين
    و أذل الشرك والمشركين يارب

  • @samiracabdalla7514
    @samiracabdalla7514 Před měsícem +3

    jazaa ka Allahu kheyr

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 Před 29 dny +3

    Allah quwada ay sheegteen haka curyamiyo,allahumma aamiin.

  • @barwaqoladan6868
    @barwaqoladan6868 Před 29 dny

    Allahuakbar yaa allaah with us

  • @XamseMaxamed-h1h
    @XamseMaxamed-h1h Před 29 dny

    Ilaahow...ugagaar...falastii.qasahaan..Gaza.iyo.dhamaanba.muliimta.dhamaa.aamin.aamin

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima Před měsícem +4

    Alloow. Kashif. Yahuuud &. Kuwa raacsan. Reer. Falastiiin. Wey guuleysan

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Před 29 dny

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين

  • @duale9813
    @duale9813 Před 29 dny

    ❤❤❤ alaha guuleysiiyo muslimiinta dhamaan

  • @abdihakimgaani6270
    @abdihakimgaani6270 Před měsícem +2

    Allah burburiya yahuudaa

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 Před 29 dny

    Mansha Alaah tabarka Alaah yaman guul insha Alaah

  • @luulsharib
    @luulsharib Před 29 dny

    Alxamdulillah Allah ha jabiyo Israil iyo wixii taaggeera

  • @cureji7877
    @cureji7877 Před měsícem +2

    Alllaahu Akbar

  • @user-kr7dm9vj7f
    @user-kr7dm9vj7f Před 28 dny

    Masha Allah faahfaahin taada waxaa sii dheer nadaafada iyo lebiska masha allh

  • @user-lt4bl6yb6m
    @user-lt4bl6yb6m Před 29 dny

    Allahu Akbar ilaahay baa mahad dhamaanted u sugnaatay

  • @Neima1000
    @Neima1000 Před měsícem +2

    Allah uu gargaraya xuutiga

  • @kolyaxoorHaji
    @kolyaxoorHaji Před 29 dny

    Wcs_Wwb
    Warka Waa Labaxay Yacni Understand Shugran Dulmidiid.

  • @saynabali3521
    @saynabali3521 Před 29 dny

    Aamiin yaa rabi raxman

  • @nabaadm.hassen777
    @nabaadm.hassen777 Před 29 dny

    Ilaahay haku xifdiyo

  • @MohamedSanjbashe
    @MohamedSanjbashe Před 29 dny

    Masha allaha

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 Před měsícem +1

    Prophet Muhammad scw scw scw scw sheikh wcs duhur wanagsan Hamas support xiisbuulaah gull gobonimo inchallah yamane gull gobonimo ❤❤❤❤❤❤ Free Palestine Free Vladimir Putin Russia

  • @user-wh5mq5ng2p
    @user-wh5mq5ng2p Před 28 dny

    Allahu Akbaar 😢

  • @seidalimahamud5823
    @seidalimahamud5823 Před 29 dny

    Ilaaheey haQaribo difaca cirka israil cbi idnilaah

  • @duale9813
    @duale9813 Před 29 dny

    Alaha jabiyo yahuuda iyo kufaarta la jirtaba

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah Před 29 dny

    Machaallah

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před 29 dny

    Fadlan goormaat tabisay warkaan shay ama maant ayaanta noosheeg

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi Před 29 dny +1

    Wcsww wll Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso ❤❤❤❤❤❤

  • @ءامينة___شريف

    Bangaa ladies iyo Pakistan cadawgoodi waa hindiya anakana sidaasoo kale somaliya iyo somaliland cadawgoodi waa etoobiya alaha mideeya 🤲🤲aamin yarabi

  • @nimomahamod
    @nimomahamod Před měsícem +1

    Nasri illahay waakana

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 Před 29 dny

    Maansha allaah allaah wadamada muslink oo dhan allaah haxiftiyo madax wanaagsan allaah ha siiyo

  • @duale9813
    @duale9813 Před 29 dny

    Alaahu Akbar Alaahu Akbar Alaahu Akbar

  • @user-nm6lp8zf4j
    @user-nm6lp8zf4j Před 28 dny

    Ilahay hala jiro musluminta

  • @user-lq7ny2my8v
    @user-lq7ny2my8v Před 29 dny

    Asc
    Allah guleyo flastin
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hawaali9871
    @hawaali9871 Před 29 dny

    Allah Akbar

  • @user-oj9cr6wc6h
    @user-oj9cr6wc6h Před 29 dny

    Alla hu akbar

  • @ismailali9197
    @ismailali9197 Před 29 dny

    Allaahu akbar,wallilaahil xamddi

  • @gntlmn4
    @gntlmn4 Před 29 dny

    Allahuu Akbarrr

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Před měsícem

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @ahmedomer3363
    @ahmedomer3363 Před 29 dny

    Wal caaqibatu lil mutaqiin.islaamka guul🎉❤

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 Před 29 dny

    Baga yuhuud iyo reer galbeed allaah ha jabiyo waa in la laayo looga quusgooyaa wadanada islaamka iyaguba ma ogola in lasoo fara galiyo wadanadoda war iska celiya waa rag idinkoo kale ah oo haku eekaadaan wadanadoda idinkuna kuwiina xor u noqda xataa keena (soomaaliya)

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h Před měsícem +1

    70 mareykanka kaliya waye waxa lasocdey coloshod u shaqeysta

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo6273 Před 29 dny

    Any iga iyo kumanaan ayaa halkan ufadhiiya jabka galaada iyo guulka islaamka

  • @serchlearn
    @serchlearn Před měsícem +1

    قد تأخرت مع هذا الخبر كان يوم الامس

    • @AbdirahmanI1
      @AbdirahmanI1 Před 29 dny

      Waqtiyada ayaa kala duwan san umalaynayo . Shiikha London ayu joogaa.
      Hadaad reer bari tahay waa macquul

  • @mohamedhussein634
    @mohamedhussein634 Před 29 dny

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    الشيخ محمد ،
    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
    ممكن نتعرف ونتصل معاك الأخ العزيز.

  • @sadam1318
    @sadam1318 Před 29 dny

    allaha soo qabto gaalada is biirsatay

  • @aliabdillahi4993
    @aliabdillahi4993 Před 29 dny +2

    Waxaa loogu talagay inay laayaan saraakiil yaman
    Lkin ayagii baa lalaayey

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 Před 28 dny

    Alle ayaa dhagartooda ku celiyey

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 Před 29 dny

    Waxay u barteen dad ay dhacan baabul mandatory mxaa ka galay muslimiinta ayaa iska leh Alaaha na xfdiyo amiin

  • @Axmedismacil-p9o
    @Axmedismacil-p9o Před 29 dny

    🙏🙏🙏

  • @NadiaNoor-er3fg
    @NadiaNoor-er3fg Před 29 dny

    ❤❤❤

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 Před 29 dny +1

    hadhow waxey dhahaa yaan dhaawac bes baa jira wey qarinaayaan

  • @ءامينة___شريف

    Soomaliya iyo soomaliland ayaga alaha mideeya😢😢

  • @muhammadadhan5818
    @muhammadadhan5818 Před 29 dny

    Asc bro the clips of the israilis commandos messed by huthis is in circulation since last week though it’s graphic.

  • @mlkcali5058
    @mlkcali5058 Před 29 dny

    waa jirtaa arintani waana laguguleystey ilaahy idankii in lahoojiyo kiwa kamidana waxaa loohayaa asiir ahaan oo nool. Hadad rabtaan cadaymaha waa laydin hayaa

  • @yassinegal1050
    @yassinegal1050 Před 29 dny +1

    Waa un caadadood ineey jabkooda qarsadaan gaalo iyo koofi yar 😅😅😅😅

  • @kadraanood9814
    @kadraanood9814 Před 29 dny

    Asc Walaalo maxaad uga hadliwayday Boqolaalka falasteen oo lugu baabinayo maalinkasta Gaza kuwa Gaajada dhamaysay Maanta dhan Yuhuda nbaad kahadashaa

  • @user-wn9ez3mw9v
    @user-wn9ez3mw9v Před 29 dny

    Afrikanka dantoda ma yaqanaan. Carab iyo Baqti oo dhan wana yasaan. Anagana waxan danahena eheyn ban ka hadalna😅.

  • @Marwaanyare-l2u
    @Marwaanyare-l2u Před 29 dny

    70 metkoda shalay ayaan kawaday X. Ama tuwetar

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg Před 28 dny

    ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 Před 29 dny

    IIRAAN AYAA KHARIBTAY DIFAACII Y4AH4UUDA.!!!

  • @abdidalmar
    @abdidalmar Před 29 dny

    Iran hakahadlin walal auadaa yahooda kadaran

  • @farhanabdullahiidaan4100

    Shekhow bakistan iyo Bangladesh side dal kaliya u ahayen ilen koonfur iyo waqoyi midba gees ayu kaga yaala Indian

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Před 29 dny

    Waxkajira majirto wabeen 1)xuuti mashegan guusha intaleeg oxitaa laynta 70 askari qarkod dhawaclogutagikaro maxabiis unoqonkara 2)furashada markabka glakcy mahan odhulka barigaygalen macqulmahan hadayjirto warag islayaman dhexdeda lagakiraystay sidasna xuti ugufaniwayay muwadinin laqalday difaciicirkana logabaxay

  • @LiibanDahir-we1zt
    @LiibanDahir-we1zt Před měsícem

    Mazul Sare Sida Afayenka hadi ey gacanta kudhigan So kuma gor gortami karan Silofuro

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g Před měsícem +1

    Bakhtigooda maanoosooduubtaan wasakhda nijaastaa

  • @user-pj2ht1sf8t
    @user-pj2ht1sf8t Před 29 dny

    Xizbulaha may weear kuqaado hada

  • @User-s5z2t
    @User-s5z2t Před 29 dny

    Rabii u hiili Palestinian allow cadowga jebi

  • @caamircabdul2826
    @caamircabdul2826 Před 29 dny

    Lkn why ushegi wayen xutiyinta hadi ey jirto

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před měsícem

    Haa lkn xuutiyiinta afhayeenkoodii ma sheeginee

  • @mahamedhassan202
    @mahamedhassan202 Před 29 dny

    Waxaan ku talin lahaa inta difaaca cirku halaysan yahay inay xisbullaha ka faa iidaysato oo ay jug wayn gaadhsiiso isralin

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před 29 dny

    Video gaas wan arkey lkn wan aamini wayey hubkaas qaraxa uu samey nayo

  • @ubahsiyad6810
    @ubahsiyad6810 Před 29 dny

    Ciidankas ladilay maxey xutiyiinta u shegan wayeen haduu warkas jiro

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 Před měsícem +1

    Xuutiyiintu maxay usheegiwaayeen

    • @user-pj2ht1sf8t
      @user-pj2ht1sf8t Před 29 dny +1

      War waxaan daraaat bay idacadaha sheegayeen lkn

  • @zuldaanzeed7788
    @zuldaanzeed7788 Před 29 dny

    Ok maxay xutiyiintu uu qarsadeen
    Thats question

  • @abdirahmanadam8074
    @abdirahmanadam8074 Před 29 dny

    Baabulmandab ma haystaan alxawthigu omana dhawa aad bay uga fogyihiin 240 kilometres inka badan ayay u jraaan

  • @user-eg5po7xp1j
    @user-eg5po7xp1j Před 29 dny

    😂😂😂 iiraan inta yuhuuda ay difaaca samesanayan Mey sugeysaa😂😂😂

  • @makobade
    @makobade Před 29 dny

    horta suniyiti maxa ku dhacay wa yab

  • @abdirashidomar3680
    @abdirashidomar3680 Před měsícem

    War qaboobey bad noosoo gudbineysaa

  • @AbassIltirehomar
    @AbassIltirehomar Před měsícem

    Xuutiyintu maxay u sheki wayen

  • @cabdullahiaxmed8962
    @cabdullahiaxmed8962 Před 27 dny

    Dalkena kahadal hada holkale wadan

  • @kaaraamardha_tv
    @kaaraamardha_tv Před měsícem

    xuutiyintu sow ma shegeen in ay layeen askar maraykan ah haday run tahay?!

    • @user-pj2ht1sf8t
      @user-pj2ht1sf8t Před 29 dny

      Jimchi bay ahyd markaan maqlanay iyaga wayba dagaalamayan mxay sheegi karaan warkooda hada kabcdi lee waaye

  • @yahya14456
    @yahya14456 Před 29 dny

    Maraykanka hub ayu siya e dagalka kama maqana allaha jebiyo galada