Barbaar Ayaan Ahay Ee Ila Taliya?! Nolosha Ayaa Iga Qasan.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2020
  • Baraheena Bulshada:
    Facebook: / aadansahan
    Instagram: / aadan_sahan
    Teitter: / aadansahan
    Tik Tok: vm.tiktok.com/T2beUu/
    Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
    Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
    Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

Komentáře • 498

  • @dhibdiidofficial514
    @dhibdiidofficial514 Před 3 lety +93

    Waa aniga wiilka weydiiyey jazaka allah

  • @mahamedqadarabdulaahi7927
    @mahamedqadarabdulaahi7927 Před 3 lety +81

    Aqoon yahan aan cilmi iyo caqliba aan ka dhaxlay Alle ha iikaa daayo wllky aadan

  • @abdirahmankaarto315
    @abdirahmankaarto315 Před 3 lety +174

    *anigu Qodob ayaaN aad iyo aaD iidinku celcelinayaa kaasoo aadan ka dhawaajiyay oo ah wax akhri waan run wlhy anigu waxaan akhriska bilaabay 2018 ilaa maanta akhriste ayaan ahay heer wxaan gaadhay aan ogaaDay qof kastaba wxuu ku hadlaayo wxay yihiin iyo jawaabta uu u qalmo akhrisku waxa uu kaa caawinayaa kun wax yaabood wxaana kaloo ii raaca vedioyada dhiiri galinta ah*

    • @cilmicismaan4448
      @cilmicismaan4448 Před 3 lety +3

      Saaxiib ma PDF ayaa ku akhrisaa mise xaanshi?

    • @zamzamibrahem9658
      @zamzamibrahem9658 Před 3 lety +3

      Thnks wll sidaad noola wadaagtey taladaada👆

    • @abdikariimubeid5177
      @abdikariimubeid5177 Před 3 lety +2

      Sxb mahadsnid bishan ayan bilaabay wax akhris aadba umahadsantahy

    • @abdirahmankaarto315
      @abdirahmankaarto315 Před 3 lety +11

      @@cilmicismaan4448 wll waxaan u badan xaashida waayo hadii aan pdf akhri is idhaahdo waxaan arkayaa anoo Facebook galay ama watsap markaa badanaa waan ku yarahay pdfka inta badan waan iibsadaa buugaagta ama waxaan tagaa maktabadaha kireeya buugta

    • @Liban-17
      @Liban-17 Před 3 lety +3

      Haa walaahi walaal markaad wax aqriso wax badan baad ogaanaysaa

  • @amiishahasan3936
    @amiishahasan3936 Před 3 lety +35

    6:30 sh.mustafe xaaji Ismail sheekha Alle ha nodaaye cilmigan Ka bartey wllhi inaanay Dugsi aan xaadirey Ka baranin waa shaqsi nolosheyda saameyn weyn Ku leh Alle cimriga ha Ku barakeeYo ustaad.
    Aadan sahan jasaakallah akhi❤️🙋

  • @anabhajihalane5874
    @anabhajihalane5874 Před 3 lety +40

    Jzk laah Kheyr maahi gabar dayar waxaan ahey hooyo alle ku hadiyeeyey 4 kamida dhalinta adlahadleyso ku wakamida, man sha allaah tabarakallaah Kheyr allaha ku siiyo mamo ad ayan kula socdaa malin dhaweydana waxan arkey muuqaaga adoo lagu wareysanaayo alle haku sa idiyo dadnimadaada iyo kalsonidaada rabbi haku saqiro inta nolosha kagadhiman riyoyinkaagana alle hakurumeeyo anoo daninaayo in ey Kheyr wada yihiin aamiin.
    Mamo Buuga wanka sugeynaa engilish ahana haduu jiro nosoqor bi idnillaah amaba waxan ka codsan lahaa in ad somali iyo english ba nogu sosaarto, waxa laga yaabaa in dhalinta ama bulshada inteeda kale is dhahaan mamadan sebey yeelee Buuga dayarta bu kusocdaa eee!!! Waa run dayarta bu ku socdaa balse inta badan dhalinteena siiba kuwa qurbaha madhageystaan somalida iyo prorgram yadooda sidaa darteet ayan anigu klipkan manta iyo waxii fa ido u leh dhalinta ku weyga iyo kuwo kaloo badan uga fi ideynaa bi idnillaah, maka Dalayo in an ku mahad celiyo kuna duceyo mamo halkaa ka wad wanaaga dad waxaa ugu Kheyr badan kan tiisa waxtara dadkana anfaca eee Alle dartiis ku jeclahey Mamo🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 Před 3 lety +22

    Waxaanu kuugu duceynayaa in ALLe cimriga iyo aqoontaba kuusiyaadiyo , bi'idniLLaah.

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 Před 3 lety +30

    Shiikh mustafe runtii waa qofka laga yaabo inaan ku daydo iyo abuu hurayra cabdiraxmaan assakhar addawsii
    Alaha ka raali noqdee labadoodaba

  • @amiinisman3706
    @amiinisman3706 Před 3 lety +20

    M.a ani xitaq dr zakir naik is my role model i have 20% of his knowledge alx as i think
    جزاك الله خير

  • @tayomouseh3383
    @tayomouseh3383 Před 3 lety +3

    Waa arrin xaqiiqiyan jirra dadkuna kolley waaqica wey ka wada ag dhowyhiin aniguh caawwa ayan doortey qofka aan ku dayanyo unzhlh wxan rajeynyaa inaan nolozha wax badan ka fahmu doono akhriska oo igu yar darteed aqligeygu ma weyna waanad mahadzantahey wll aadan alle kheir iyo barako haku ziiyi zidad dhalinyarnimda hankooda uzoo kicineyzo🌍🌍🌍🌍🤚

  • @ahmedhazzan673
    @ahmedhazzan673 Před 3 lety +5

    Hal qof baan ahee mooye 1M subs kusiin lahaa🥺🥰

  • @bilexaajixaaji1584
    @bilexaajixaaji1584 Před 3 lety +17

    War Facebook maan kuu ogeen
    Masha Allah
    Sxb sawirada ad videoga saareyso ka dhig kuwa Islanimo ka muqato sida inamo qamiis xidhan ama quran aqrinayo si qofka qalbigisa iskula dhacaan wax aqriska io diinteena
    Mahadsanid

    • @inaaxmad3369
      @inaaxmad3369 Před 3 lety +3

      Khamiisku diin maahan walaal. Waa labis kamida kuwa ay bini aadamku xirtaan. Qofkalena haku qasbin sidaad jeceshahay inuu wax udhigo

    • @ahmedseidhassan5147
      @ahmedseidhassan5147 Před 3 lety +5

      Sxb dhib maleh sawirka ha isku mashquulina mowduuca casharka fahan sawirada kuwo xuman ku jirto maahee see wax uwadaa

    • @inaaxmad3369
      @inaaxmad3369 Před 3 lety +1

      @@ahmedseidhassan5147 waa soomaali maryooleey wax walba wax xun bay kasii dhex raadinayaan. Yaab

    • @user-ej7rd7cb6x
      @user-ej7rd7cb6x Před 3 lety +2

      @@inaaxmad3369 wr wll wiilku wx xun maanu sheegin,waana runtii.

    • @somaliboy37
      @somaliboy37 Před 3 lety

      Ina axmad Subxaanallaah Maxaad dood u raadineeysaa

  • @hafsaali5108
    @hafsaali5108 Před 3 lety +7

    Sh mustafe x.ismacil haruun❤
    Markan ahaa 13jir ayaan bilabay dhagaysiga lectureska iyo muxadaroyinka uu soo joodiyo waxa uu gabi ahaanba badalay noloshaydu qaabkay u socon lahayd una fakari lahayd ilaa oon arkay anigoo ka duwan hablahan wax soo wada dhiganay haday noqoto marka classka lagu jiro iyo marka afkaar lays waydaarsanayo markasta waxan isu arkayay guud ahanba inan ka aragti duwanay meel kalena aan ka eegi jiray hadba wixii laga hadlayo,hadoon 20 sano madaxa kala sii baxayo ayay ii cadatay sababtan unique markasta u ahaa ee facaygu iila yabi jiray,xidhidhka raga iga imaadana waxan u arki jiray qalad wayn wanan la yaabi jiray markan arko inan ila da' ah oo inan yar habenkii u baxaysa waxan ku odhan jiray waxbaro wad yartee ama guursoba ileen waydinkan xaranta iyo xumahaba ku wada socdee oo inankan yari haduu ku rabo xafadayada igu imow ku dhe lkn way igu qosli jireen...hadooy wax badani ii kordheen waxan alle ka baryayaa inan wadadaa sii hayo➡️➡️

  • @ahmedcade3040
    @ahmedcade3040 Před 3 lety +50

    1 views kii oogu horeye ahay
    Like dhac igu isii ❤🤙

  • @aliabdiaziizjeilani3307
    @aliabdiaziizjeilani3307 Před 3 lety +5

    Walaalkey wax leesku jeclaado waxaa uugu qiima badan ilaahay dartiis waxaan kuu jeclahay ilaahay dartiis ilaahay haku xafido aduun iyo aaqiraba

  • @khadarkayd2917
    @khadarkayd2917 Před 3 lety +12

    Da,daas 15 Ilaa 20 ka waxaan dhaafay hada mudo 5 sano ah welina saaqid buuxa maan noqon oo wax barashadii dhana waan kaga niyad jabsanahay dhana waan kasii wadaa wll weli Maskaxdaydana wax badan oo daxal ah baa galay wll oo ku kari waayey inay wax akhrido ee sidee wax akhriska u jeclaysiiyaa wll aadan

    • @inaaxmad3369
      @inaaxmad3369 Před 3 lety

      Wax aad jeceshahay ma jiraan? Oo aad marwalba ku hamido inaad gaarto?

  • @mohamedjama6062
    @mohamedjama6062 Před 3 lety +7

    Weligey qofba anigu maan taageerin!

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575

    "Dadka Waxaa Ugu Kheyr badan, Kooda Anfaca".... Allaha Ku Sharfo Walaal Ustaad Aadam Soomaali/Aadam Sahan...

  • @faryaadabdulaziis4845
    @faryaadabdulaziis4845 Před 3 lety +22

    Mahad sanid wllo talo wnaagsanbaad na siisay anigu 17 ayan jiraa wxan maanta17 jir ku garan waayo 30 jirna ku gran mayo alxamdulilaah wakhtigan wax baranayo mooyaanee inta kale wxbaan akhriyaa social media kuma badni you tub iyo WhatsApp moyaanee

    • @abdihakimabdinor2932
      @abdihakimabdinor2932 Před 3 lety

      Nio bilo unban kaa weynahaye sxp sidee wax yeelaaa shahwada iwashay

    • @HothoHeego
      @HothoHeego Před 3 lety

      @@abdihakimabdinor2932
      توكل على الله ☝☝😥

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 Před 3 lety +3

    Thanks Adam , qof waliba intuu xog hayuu hadlaa, tallo iyo caqli-celin in weyn xanbaarsan ayad siisey dhalinta , waa inaad ogaataan in qof waliba uu wax ku yahay waxa uu heysto , aqoon-diineed ,aqoon-maadiya , tacab-aduun , (dunida aynu maanta nool nahay )

  • @cilmicismaan4448
    @cilmicismaan4448 Před 3 lety +1

    Wallaahi wax akhri waa talada ugu wanaagsan ee uu qof ku siiyo
    Ka hor wax akhriska nolosheeda waxba ma ahayn
    Aan akhrino waan hormaraynaa inShaaAllaah

  • @mahamedaidid1229
    @mahamedaidid1229 Před 3 lety +12

    *JANADA ilaahay haku geeyo hadaad janalkeyga booqato*

  • @geedixasan1523
    @geedixasan1523 Před 3 lety +25

    17 jir ahay anni pal farta taaga da' dayda

  • @abdibasidali9356
    @abdibasidali9356 Před 3 lety

    My best motivation channel 🥰🥰
    Noloshayda wax badan baa iska basashay inta aan ku daawanayay

  • @abdilahibershiyaofficial7283

    WlaaL Waxaad taHaY qof firfircoon noolow intaY nolole into Zhp hore u zoco zhp 🥰🥰🥰🥰

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 Před 3 lety +4

    M.a da,aadas ayaan ku jiraa nolosheydii shalay iyo tan maanta farqi ayaa u dhaxeysa Alxm waxaan aad u jeclahay ilaa yaraanteydi wax aqriska wuxuuna badaley alle ka sokow nolosheydi flim iyo ciyaar aan fiirsado waan iska xirey waxaana ku daydaa dadka wanaagsan alle ayey mahad u sugnaatey

  • @mahamedaidid1229
    @mahamedaidid1229 Před 3 lety +33

    ◆ *ALLOW KA FARXI* 😭😭😭
    ◆ *ALLOW JANADA GEE* 😭😭😭
    ★★ _QOFKII SUBSCRIBE ISAARA_ ★★

  • @Alqaanuuni798
    @Alqaanuuni798 Před 3 lety +1

    Mahadsanid
    AKHRI AAD AFLAXDIDE
    WAA KALMAD BUUG LAGA QORI KARO
    MAHADSANID AADAN SAHAN

  • @liibaanmohamed5466
    @liibaanmohamed5466 Před 3 lety +1

    Alle ha kaa jisaa'i siiyo sxb aadan waxa aan aaminsanahay in dhalinyarta intii barnaamijyadaada dhagaysata ama daawataa ay waxbadan noloshooda ka badali doonaan taasina waa mid aad sabab u tahay alle ha ku xafido aadan sahan

  • @sofiaabdi9184
    @sofiaabdi9184 Před 3 lety +13

    Masha Allah ❣️ Tabaraka Allah 😍 wax badan kaa fa'idnay

  • @abdirahmanmohamed5100
    @abdirahmanmohamed5100 Před 3 lety +5

    wll wcn jeclahy inaan Adi kugu daydo🥰🥰🥰

    • @safwandaib2524
      @safwandaib2524 Před 3 lety

      Zxp ana sidado kale ayaan jeclahay kawarn bal

  • @samater5209
    @samater5209 Před 3 lety +5

    Runtii aadan isku role model nahay mansha Allah.

  • @najmaahmed787
    @najmaahmed787 Před 3 lety +1

    Walahi waxad tahay qofka manta hadan qof ku dayan an tilmaami lahaa ilaahay meel walba Wu ka dhamaystiray wllo ilahay haku xafido

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 Před 3 lety +8

    DEEP WORK buugaas Oo Turjuman Mala Helayaa Walaal.

    • @maxamadsaciid5961
      @maxamadsaciid5961 Před 3 lety

      English isagoo ah ban hayaa

    • @ahmedmohammed3732
      @ahmedmohammed3732 Před 3 lety

      @@maxamadsaciid5961 isagoo lasoo turjumay meel maku garan.

    • @maxamadsaciid5961
      @maxamadsaciid5961 Před 3 lety +1

      @@ahmedmohammed3732 mhyo nio.lkin English ka mad rabtaa.Hadday luuqaddu kudhibyso waa laguu akhrinkara..mcnh qof luqadda yaqqaana ii macnee kudheh..

    • @maxamadsaciid5961
      @maxamadsaciid5961 Před 3 lety +2

      @@ahmedmohammed3732 sxb iskudy inaad English ka baratid waayo aqoon badan baad akhrinkartaa ..xligan buugta badankoodu waa English. Carbigan kudar hadad awoodid..waa ihtalo

    • @ahmedmohammed3732
      @ahmedmohammed3732 Před 3 lety

      @@maxamadsaciid5961 arday baan ahy walal oo waan aqaan englishka Lakin Buugu isagoo somali ah baan ka jeclaan lahaa waayo afsomaliga ayaan kabadiyaa af englisha

  • @RaadRaac6051
    @RaadRaac6051 Před 2 lety +2

    Caruurta aan awoowgeyga u noqon doono waxaan uga sheekeyn doonaa inaan dhalin yaranimadeydii aan daawan jirey kanaal ka sahanka xogaha,iyagana aan ku dhiirin doono incha Allah.

  • @kevserkevser4520
    @kevserkevser4520 Před 3 lety +4

    Masha Allah runtii waan ubahna wanadan inbadan Alle hakaa abaal mariyo wllken aadan sahan Runtii waan ka faaidey waxbadan kanalkaagan jaka Allahu khayar

  • @barlinhabiba2464
    @barlinhabiba2464 Před 3 lety +2

    Mashaallh shugran my dear brother we really need

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo Před 3 lety +1

    Masha allah allow kubarakee adan sahan

  • @abdihafid5840
    @abdihafid5840 Před 3 lety +4

    Wll malintad buuga soo tur jumtid nala soo socodsii waa
    wllkaa oo kula jooga burco
    Da ahaana jira 17

  • @abaganaabagana5828
    @abaganaabagana5828 Před 3 lety +1

    Maashaa Allah. Aad & Aad AyaanUbogaadinayaaa. Barnaamijkaaga.

  • @jeybozz4232
    @jeybozz4232 Před 3 lety +6

    Waxaa tageeri jiray CR7 waxaa aad ugu xumahay inaan waqti aan giliyey inaad asiga si waali ah u tageera maanta alx waxaa noqday mid neceb gabi.ahaan ciyaaraha maanta waxaa tageeraa aadan sahan waxaan rajayn inaan noqon doonaa sida asiga oo kale ❣️🎈
    ALX . WAX AQRISKA AYAA IIGA SAARAY MUGDIGII 15 SANO JIR ILAA 16 JIRKA HADDA OO AAN JIRO 18 JIR WAXAA AHAY MID AAD U WGZN MASKAXIYAN WAR YAR AYAA II DHIMAN INUU ALLE II DHAMAYSTO AYAA RAJAYN

  • @enghamdiabdirisak4866
    @enghamdiabdirisak4866 Před 3 lety +5

    woow mashallah much love wlo adan

  • @ipraahimmohammed1548
    @ipraahimmohammed1548 Před 3 lety +1

    MASHA ALLAH wll hore uu soco

  • @ahmedothman9791
    @ahmedothman9791 Před 3 lety +1

    Masha Allah illahay ajar ha ka siiyo... shp

  • @zerzayid9836
    @zerzayid9836 Před 3 lety +1

    jasaka laah khyr wllo wax badan kaa fa ide

  • @reallylive4467
    @reallylive4467 Před 3 lety +5

    Talo wangsan ayaad nasiisay walal aaden allah hakusharfo ❤️❤️❤️💯

  • @najmaabdullahi4087
    @najmaabdullahi4087 Před 3 lety

    Masha allah wxn kaa faa iday fikeado badan aad iyo aad ayaad u mahad santhy wll guuuuuleyso

  • @abdifatahhahmed5350
    @abdifatahhahmed5350 Před 3 lety

    Allaha ku dhowro walal waadna ku mahadsan tahay talada aad na siisey shukran walal........

  • @abdinafic26
    @abdinafic26 Před 3 lety +2

    Mahadsanid wll aadan🙏✋

  • @abdulleabdulle3143
    @abdulleabdulle3143 Před 3 lety +2

    Thanks Bro Wanaaga Iyo wax tarka aad u lee dahay Bulshada somaliueed Ilahay Haka Abaalmariyo

  • @yayaawil3156
    @yayaawil3156 Před 3 lety

    Alle ha ka Jisaa siiyo wll 💯 wax badan ayan ka faa ifay barnamijkan

  • @abubakarabdiwarsame8249
    @abubakarabdiwarsame8249 Před 3 lety +2

    Mashlaaah sxb Aadan sahan wlh isku Role model ayan nahey waa labada qof oo ad shegtey
    1:sh mustafe xaji ismail
    2: sh dr zakir abdul karim naik

  • @apdusametawil5716
    @apdusametawil5716 Před 3 lety +2

    Allaya cisak wll indhahad noo furtay alle caqliga haku barakeyo

  • @Beesjeel
    @Beesjeel Před 3 lety

    Masha allaah ustaad si fiican oo deggan baa mowduucan u dhuuxay, aadna wuu ii taabtay, waxaan rajeynaa Buuggaagta inay isoo gaari doonaan. Inshaa allaah.
    Miisaanka Aakhiro ilaah hakugu kabo sxb.
    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @engbandarjb1750
    @engbandarjb1750 Před 3 lety

    waa runtaa akhii aadan sahan wadadii heekh mustafe ayad haysaa waanad ku mahadsanthy dadaalka aad ku bixineyso u hiilinta islaamka we love you from djibouti hore u soco akhii

  • @ciribtireofficial1008
    @ciribtireofficial1008 Před 3 lety +2

    Thanks my bruh Aadan❤ 🙏

  • @carayspro7470
    @carayspro7470 Před 3 lety

    Mahadsanid wllo alle haku sharfo.

  • @awalekassim2953
    @awalekassim2953 Před 3 lety +1

    Waad ku mahadsantahey 100% wll Qli

  • @galasaxmed9437
    @galasaxmed9437 Před 2 lety

    Mazha allaah alle hakuu siyaadiyo aadan khadar cali

  • @faisalmohamed6548
    @faisalmohamed6548 Před 3 lety

    Mahadsanid walaal wax badan waan kaa faaidnay❤❤

  • @1-ilaa-8
    @1-ilaa-8 Před 3 lety +2

    جزاك الله خير

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 Před 3 lety +2

    2 Talo ayaan Idinkula Walalayaal Inta Uu Qofku Kujiro Marxaladaas Waxa Ugu Muhiimsan ee Aad Kaga Faa'ideysan karto Waa Inaad Akhriska Is barto , iyo Inaad ka fogaato Xidhiidha Jacayl Ee Aan Noloshaada Waxba kusoo kordhinayn inaad Wakhtigu Kaaga dayacmo Mooyee...🙌

  • @fardowsafilsan1280
    @fardowsafilsan1280 Před 3 lety

    Mashallah Allah ku xafido my dear bro

  • @iqramumin7574
    @iqramumin7574 Před 3 lety

    اخي جزاك الله خير الجزاء ✋

  • @sahraaadan4146
    @sahraaadan4146 Před 3 lety +1

    Mahadsanid walalo 😊

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 Před 3 lety

    masha allah jazaaka laah kheyr allah ku cizeeyo adun iyo akhiro wll

  • @ayaana1456
    @ayaana1456 Před 3 lety

    Wanaagii oo qof ah🙏Ilaahey haku sharfo Aadanow Waxbadan baad dunida iga bartay Jizakallah🙏

  • @zamzamibrahem9658
    @zamzamibrahem9658 Před 3 lety

    I dont know how to thank you just I pray waana muuqaal runtii aad loogu baahnaaa
    جزاك الله خير wll

  • @mohaabdikadir9931
    @mohaabdikadir9931 Před 3 lety

    Boe Mahdsanid Inzhallah Khayr Baan Kuu rajayn From Puntland

  • @daahirwacaysciisedaahirwac3913

    Mahadsanid wllo aadan🥀🥀🥀🥀🌹🧡🧡💙💙💕

  • @nasrifuaad9739
    @nasrifuaad9739 Před 3 lety

    Mn sha Allh wllhi xaqiqda wad noshegtay Adan khadr Alle hamigagu oo khayr ah haku siyo

  • @queenhayat5684
    @queenhayat5684 Před 3 lety

    Thankz pro allah keeping you👍👍

  • @ishakibrahim5494
    @ishakibrahim5494 Před 3 lety

    Shukran wall aadan 👏👏👍🏻💐

  • @shuwaykar4053
    @shuwaykar4053 Před 2 lety +1

    Jasakalaahu Alfa Alfa khyr abti adam

  • @mahdimmed7272
    @mahdimmed7272 Před 3 lety

    Masha Allah Allah Ha ku dhawro wll Aad baa u mahadsantahay

  • @abdirihinmohamed77
    @abdirihinmohamed77 Před 3 lety

    جزاك الله خيرا جزا اخي العزيز

  • @suhaybaniiska7765
    @suhaybaniiska7765 Před 3 lety

    Thanks wllo alle haku xifdiyo

  • @MTrades_edu
    @MTrades_edu Před 3 lety +1

    Masha allh wll allaha ku sharfo xaqiqdi waxa thy ruux mudan ku dayasho dhalin fara bdnne nolashooda wad badashaY ✍️
    Xikmad carbed aya aheyd
    "خذ من علمي و لا تأخذ من عملي"
    "Qaado cilmigeyga haqadan camalkega✍️

  • @maxamedcabdiraxmaan6398
    @maxamedcabdiraxmaan6398 Před 3 lety +2

    adan sxp wlhi anaa hada 21 jiro mar kasto waan ilmeyaaa markaa arko dalalkaan hormaray sidee u dhaldhalayan xitaa sucuudi oo muslim ah anago somalia ah maxaa inoo diiday inaaa aduunkaan lacag ku yeeshano😢😢😭

  • @abdishakuuryoussef5604
    @abdishakuuryoussef5604 Před 3 lety +1

    mahad haku sugnaato idan eebe kadib
    ustaad wax badan baan kaa faa iday

  • @mahmuudmahmdabdalle3328

    Masha Allah walle illaah xifdiyo❤️❤️👍👍

  • @gabrieladam1361
    @gabrieladam1361 Před 3 lety +4

    I miss you so much friend thank you

  • @yusufsamedo523
    @yusufsamedo523 Před 3 lety

    Mahadsanid walal Aadan

  • @amiinabdirahman8602
    @amiinabdirahman8602 Před 3 lety

    Alle hakaa abaal mariyo wll #Aadan_khadar_cali_rooble dambiga waalidkaa & kaagaba Alle ha dhaafo cilmiga & cimrigaba Alle hakuu barakeeyo. Mahadsanid wllky

  • @waracms1577
    @waracms1577 Před 3 lety +1

    Insha allah ustaat buuka waakaa sukeenaaa ustaaat 🙏🙏🙏

  • @ahmozziyo4961
    @ahmozziyo4961 Před 3 lety +2

    Kanaalka kaliya een sida tooska ah ugu xidhanhy @sahanka xogaha🙏👑❤

  • @muktarcadde6413
    @muktarcadde6413 Před 3 lety

    Maasha Allah ustaad waa hadal xikmadeysan

  • @Mk-dw1sb
    @Mk-dw1sb Před 3 lety +1

    الله يعطيك جزاء ما قمة به والله إمبسة في هاذ مقطع والله

  • @calicilmi702
    @calicilmi702 Před 3 lety

    Ustad mahadsanid

  • @cabdisalaanadan4061
    @cabdisalaanadan4061 Před 3 lety +6

    Masha allahe zxpH aadan hore usoco

  • @user-nz5lk6pz6k
    @user-nz5lk6pz6k Před 3 lety

    Shukran wll ilahay haku karameyo

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 Před 3 lety +1

    Mahadsanid macalin

  • @aamiinmuxumed4959
    @aamiinmuxumed4959 Před 3 lety +1

    mahadsanid wllo su,asha aad hada nooga jawaabtay waxay in badan ka dhax guuxaysay garadkayga alla ku sharfo zxp

  • @iftiinkasahanka8242
    @iftiinkasahanka8242 Před 3 lety

    Manchalah Ustaada AadaN wllkey
    Waxaad tahay ___ Macalinkaga kowaad alle haku barakeeyo wll marskata maskaxdad kobciso

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 Před 3 lety +1

    Mahad sanid wall kay qaaliya ilaahay hanaga dhigo dad waana daaada ku hagaaga oo inta wanaagsan ka qaata🤩😘😍

  • @caanomawaaye9257
    @caanomawaaye9257 Před 3 lety

    Aaad baan kaaga mhad celinaynaa jazaaka laah khyr wllo qali 💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @mohamedhassan5590
    @mohamedhassan5590 Před 3 lety

    Masha Allah hore u soco walloh

  • @cabdijawase5889
    @cabdijawase5889 Před 3 lety

    mahadsanid aadan

  • @ubaxeeytooxow3105
    @ubaxeeytooxow3105 Před 3 lety +2

    Jazakallah walal ❤

  • @sakariyekhadar.ibrahim986

    Masha allh wllo ilahay hakubarakeyo

  • @KB-short_01
    @KB-short_01 Před 2 lety

    Ma shall AADAN wax badn OO Talaa isiisay😍