Siyaasi Axmade Jaamac Muxumed Oo Ka Hadlay Arintii Xildhibaan Maxamed Abiib

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Siyaasi Axmade Jaamac Muxumed Oo Ka Hadlay Arintii Xildhibaan Maxamed Abiib
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavision...
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / bulsho-tv
    bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Komentáře • 31

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Před rokem

    M, abiiba calooshiisa u shaqayste dareenkiisi oo damiirkiisa

  • @hallesaale7554
    @hallesaale7554 Před 2 lety +2

    Waarun Qaran dumis baathiin

  • @hallesaale7554
    @hallesaale7554 Před 2 lety

    Ilahy kabaqo

  • @teedcade3747
    @teedcade3747 Před 2 lety

    MAXAMED ABIIB WAXAA LAGU HAYSTAA MAXAAD DEMBIYADA AAN GEYSANO UGA HADASHAA

    • @guleedguleed1873
      @guleedguleed1873 Před 2 lety

      Xaqiiqdu waa sidaa Taliayaha ciidanka Birmadka ayaa sabab u aha.

  • @tasfayehomerchigma1822

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه اجمعين

  • @ismailabdilahi1502
    @ismailabdilahi1502 Před 2 lety

    Safarkasu masaxaya abiib wanu uqdad hadla

  • @buufiyahaweyn7430
    @buufiyahaweyn7430 Před 2 lety

    ODEYGII SI FIICAN AYUU U HADLE LAKIN INU CADHESNA SI AY TAHEYBA ODEYAASHII RUQI LAGA SOO XIDHAY NA WUXUU YIDHI SOOMALILANDER MA TIHIIN BAA LA YIDHII IN YAR KHAL KHAL BA JIRA

  • @faizam523
    @faizam523 Před 2 lety

    Gunta meesha ka caytameysaay odeyga ka xishooda si fiican buu u hadley cid hadii hadal xun lagu yaqaan waa FUTOGALE iyo wixii la mida oo cuqdadeysan una baahan inaad runta u sheegtaan oo sharci la mariyo waa hadiiba meesha sharci ka jiro koley xumaantaad iskugu sacabo tuntaane runta isuma sheegi taqaanaane.

  • @hallesaale7554
    @hallesaale7554 Před 2 lety

    Narhafa

  • @cabdixasan1437
    @cabdixasan1437 Před 2 lety

    Abiib waa mumaadin dhaba waa halyey run sheega aamus ayaa laleyahay

  • @hamseomer3941
    @hamseomer3941 Před 2 lety

    Neefyahaw

  • @kalunyassin658
    @kalunyassin658 Před 2 lety +1

    Kkkkkk.waligiin baa calool xunthn.

  • @abdimohamoud7443
    @abdimohamoud7443 Před 2 lety

    Waar, xishoo ,beenta iskadaa,odayohow degdegayaa

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 Před rokem

    Xildhibaan Ooyaaye ma aaminsana qadiyada Somaliland, ee yaanu caanaha idin ka daadin, ha is moodina dhulbahante, Hal saac baa Boorame dhulka lala simi karaa, cid kuu soo gurmanaysa ama wax ku taraysaana ma jirto ee cagaha dhigta, Ooyaaye iyo 80 jirkan garaadkii soo ilaabey yaanay idin waalin.

  • @yusufmustafa5842
    @yusufmustafa5842 Před 2 lety

    War inta hakadigina hadal

  • @ismailabdilahi1502
    @ismailabdilahi1502 Před 2 lety

    Dadka lasoxaidhay taliyayalbay togten kumanad sodarin ujekana wala arkaye bukanka daya

    • @faizam523
      @faizam523 Před 2 lety

      Taliyuhu muxuu ka dooney danyarta guryahouda jooga tuuga tuugu dhey, waliba iney sodon idinka soo dilaan bey ahayd tuugyey caadul qaayaasha ahi, cuqdad waa waxaad u barooraneysaan 30 sano habeen iyo dharaar SIYAAD baraa na leyn jitey kuwan aad ku tumaneysaan xuquuqdooda eed cashuurtooda guraneysaan ma dhagax baa?? ha iska kiin cesheen hadey bilaabantey huurooy.

  • @naciimamaxamuud740
    @naciimamaxamuud740 Před 2 lety

    Raaliqo

  • @hallesaale7554
    @hallesaale7554 Před 2 lety

    Cadaw batihiin Been naale hanoqon

  • @ibrahimali2860
    @ibrahimali2860 Před 2 lety +2

    Heye heye, hadii maalintii wadanka aanu dib u qabsanay lagaa Aar goosan lahaa sidaa aad hadashan umeydaan hadasheen ee edeb ayaad yeelan lahaydeen.
    Waa waxa haday riyi ri hirdido koodi suldaanka sheeganaayey iyo siyaasiga ahaa iyo kii dhalinyarada ahaaba halkaa niic la soo fadhiisanaaya.
    Waar xishooda waxyaho.

    • @leabantwin7480
      @leabantwin7480 Před 2 lety +1

      hadii maalintii aad islaynayseen laysukijndaawan lahaa eraygaa igumaad tidhaahdeen

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 Před 2 lety +1

      @@leabantwin7480 GEESI JAWAAB FIICAN

  • @hamseomer3941
    @hamseomer3941 Před 2 lety

    Cuqdadiina ayaad hadlaysaa

  • @hallesaale7554
    @hallesaale7554 Před 2 lety

    Wuu noo jogayaa kaasi warkle sheeg

    • @faizam523
      @faizam523 Před 2 lety +1

      Wixii aad a cararteen 30 sano ka hor baad rabtaa inaad adigu kula dhaqanto kula dadka dalka u dhashey gunimadaada, hadii uu futogale sii joogo adigey maqaaxida LAND kaa dumeysaa ee la soco, rag walaal buu wax ku leeyey iidoorow.

  • @ismailabdilahi1502
    @ismailabdilahi1502 Před 2 lety

    Cilada adkuhadashaba abiibna kujirta wagi baryaba xukumada iyo shacabku iska horkena

    • @faizam523
      @faizam523 Před 2 lety

      Xukuumad ma jirtee afarta cuqdadeysan ee halka qabiil ka kooban adigey xukuumad ku tahay xaaraan quutayaasha danyarta ku tumaneysa iidoorow gun baad tihiin intaad kiina xin qaban lahaydeen baad hor boodeysaan waligiin baad xumaan isu raacdaan.