NAAGTISA OO HANTIDEEDI U IBISAY SI U DHOOFO AYU DHACAY BIILKIINA KA JARTAY FURNIIN BAY RABTA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 114

  • @xaajiafrisom114
    @xaajiafrisom114 Před 2 měsíci +12

    Dahir Calasow walee sanadkaan wax fiican aad haaysaa

  • @XamdimohamedXamdi-h5g

    Asc
    Daahir calisow guul alaha kusiiyo aaqirana Jano nimankii qurbaha gabdhaha somaliyeed inta gursadan dhibateenjiray kuciyari jiray xal maxkamdeed loohelay waa guul intii dulmneed xaqoodii udhici dahirow

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 Před 2 měsíci +6

    Edo mcn ha ooyin waxa dahay gabar abgaal ismaan ah hore usoco 👍✌️🙏❤️❤️❤️💯💯💯

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e Před 2 měsíci +4

    Ummadda Qaarkoood waxaa ku dhacay Xanuun Isaaq la dhaho,wax kastaba waa la soo dhexgelinayaa,Bal nin iyo Xaaskiisa waxa ka dhex dhacay Maxaa ka saaray Reerka uu Afkiisa ku Taagayo,Acuudubillahi ,hadaad wax u Hiilinayso Ka hadal cida arrinta idin dhexmartay,Qiyaamah waa lays weydiinayaa Erayada aad sheegayso Yaa Allah

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase Před 2 měsíci +15

    I congratulate you. Dahir and your team, may God bless you ,ke

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Před 2 měsíci +2

    Nin hadu wax badan ka oohiyo hore uga soco xaqagana halaga qaado dacwad bu wax ku leyahay waa nimanka naagaha dhiiga ka Cabo ale ban ka magan gelnay $200 hada joogto waxba Tari meyso oo biil kuro heysato

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg Před 24 dny +1

    Mash.allah.dahir.ali.saw.walahi.maxakabadan.watu.wanagsan❤❤

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 Před 2 měsíci +3

    Edo mcn sorry guuleyso waliga hore usoco 👍❤️❤️❤️💯💯

  • @user-he3um5zv1k
    @user-he3um5zv1k Před měsícem +5

    Asc walaalkey daahir hawl fiican baad uhaysaa bulshada

  • @user-oh8jl7nr9q
    @user-oh8jl7nr9q Před 19 dny +1

    Amen YaaRabbi

  • @ManeMohamedBarkad
    @ManeMohamedBarkad Před měsícem +2

    Xukumkasii cadali uma arago ano hoyo somaliyeed oo réer Djibouti ah 200$ aya gabadha la qabo oo ilmo haysata guri malee biil malee lacagtedii mee ninka ay galisey ??? Dahir allosow waxan ugu cudurdaraya nolosha Djibouti inu san waxba ka garaneynin ee hadana 500inu xakuma ayey aheed

  • @AbdiAbdi-cc6im
    @AbdiAbdi-cc6im Před 2 měsíci +9

    QUEEN SO >>>ADOO DABADA RUXEYSO OO OGADEEN ISKA DHIGTO DAHHIR ALSOW KU DHAHAY ISKA DHIG

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před 2 měsíci +7

    Ninka wa bila dhaqan e ha laga furo gabadha

  • @user-oh8jl7nr9q
    @user-oh8jl7nr9q Před 19 dny +1

    Maanshaa Allah

  • @user-lf7wy9nb3x
    @user-lf7wy9nb3x Před měsícem +1

    Daahir calasoow maxkamad miyuu furtay ninculus mansha alaah tabarakah

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 Před 2 měsíci +4

    Gabadhan furniin maraaabto Mar haday dhahdo xaq iyo xaquuq ayan raabaa. Aqliiga dumarka niinkii yaaqanaa waa fahmaaya gabadh furniin dhab ah raabta xaq iyo xaquuq midna kaama raabo furniture bas raaba ayay dhahaan

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv Před 2 měsíci

      Haaa allah ha isku sikhiro

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 Před 2 měsíci +1

      Maxkamadan ma laga furo mamul gobaleedyada dalka iyo qaranka somaliland .,howl badan bey qabata . Bulshada ka farxisa wbt

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Před měsícem

      NIN LAANGAAB AH AYEY GUURSATEY. SORRY.

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Před měsícem

      GABAR HAWIYE AH ABGAAL AH OO LAANDHEERE AH AYAA SIDAAS LOO CIILEY. SORRY SORRY

    • @ManeMohamedBarkad
      @ManeMohamedBarkad Před měsícem

      Aad iyo aad aya Kugu racsanahay gabadha waxa dhibeysa ninkii ay garab sisey mantana madaxa ka dilaya wey jeceshahay

  • @dekaahmed3065
    @dekaahmed3065 Před měsícem +1

    Her brother 😢 such a supporter

    • @KPV-s4n
      @KPV-s4n Před 20 dny

      If that was my sister or a woman that it’s on my family meshaas ma imadeen I would calm him and say labo daran miid dooro xaqeeda sii iyona fur ama aniga ayaan is arkeena muda 48 sacadood kabacdi 😊

  • @raxmojowhar451
    @raxmojowhar451 Před 2 měsíci +1

    Ninkaan waa in laga arkaa mediaha.

  • @raysiyobarwaaqo3804
    @raysiyobarwaaqo3804 Před měsícem +1

    Atooraha filimka Daahir Alasow
    Atariishada filimka

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 Před měsícem +1

    Wallaahi walaal fiican buu ilaahay siiyay. Waa rag rag dhalay. Maashaa'Allaah.

  • @sagalgedi5682
    @sagalgedi5682 Před 2 měsíci +5

    Sorry sister

  • @user-oh8jl7nr9q
    @user-oh8jl7nr9q Před 19 dny +1

    Waliba waagabaraamusan

  • @Abdiaziizfarah-u6b
    @Abdiaziizfarah-u6b Před dnem

    Daahirow hawiye waaye cadaalad ayey ubaahantahey😊😅😅😅😅

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooi Před měsícem +2

    Sorry my sasta

  • @user-oh8jl7nr9q
    @user-oh8jl7nr9q Před 19 dny +1

    Warnimankii Halasgey nowdeen

  • @user-oh8jl7nr9q
    @user-oh8jl7nr9q Před 19 dny +1

    Haaa

  • @Abdiaziizfarah-u6b
    @Abdiaziizfarah-u6b Před dnem

    Gabadha xaqeeda hala siiyo😊😅😅😮

  • @randomin8390
    @randomin8390 Před 2 měsíci +1

    kjkkkkkkkkk ii soo ceeli alaabta gurig
    it was funny 😂😂😂😂😂😂

  • @user-oh8jl7nr9q
    @user-oh8jl7nr9q Před 19 dny +1

    Warbdhaa waaladhibaa markata

  • @user-oh8jl7nr9q
    @user-oh8jl7nr9q Před 19 dny +1

    Sax😊

  • @SagalCabdulahi-tw7wd
    @SagalCabdulahi-tw7wd Před 2 měsíci +2

    Ciilbay tirsanaysaa kafur gabadha

  • @mahdogurey7792
    @mahdogurey7792 Před měsícem

    aamiin

  • @Abdiaziizfarah-u6b
    @Abdiaziizfarah-u6b Před dnem

    Google ayuu kuheystaa😊😊😅😅

  • @Abdiaziizfarah-u6b
    @Abdiaziizfarah-u6b Před dnem

    Xoor waaye😊😊😅

  • @abdirashiidscid194
    @abdirashiidscid194 Před 2 měsíci +1

    Waalaatay daahor qalbi kulaha xamda canjeex

  • @Abdiaziizfarah-u6b
    @Abdiaziizfarah-u6b Před dnem

    Ciise waxjira ma aha😊😊😊😊😅

  • @user-oh8jl7nr9q
    @user-oh8jl7nr9q Před 19 dny +1

    Sax

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 Před měsícem

    Naag laandheere waceysle ah oo carabi dhashay oo reer jabuuti ah oo faransiis ku hadasha oo naloo kala turjubaanayo wlh dad badan ayaa naga maqan .tolow waceysle yeey ka tahay ma gali gaafbaa

  • @nimcoomar7611
    @nimcoomar7611 Před měsícem

    gabadhan wceysle yey ka tahey anaga caawi.imeyno rag waceysle joogta

  • @samiaaden9448
    @samiaaden9448 Před 2 měsíci +4

    Asc Dahir Fataxada iska sax insha Allah

    • @adensomali2053
      @adensomali2053 Před 2 měsíci +1

      Wcs wlh afkeyga kala baxday faataxada iska sax ku dheh

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 Před měsícem

      Boqol sanuu ku tukanayey😂😂😂😂 wallee waa war

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Před 2 měsíci +1

    200 doller waxba uma tareyso nin gabadha bahdiley rajo maleh

  • @Farxiyo-k4p
    @Farxiyo-k4p Před měsícem

    Maxkamada waa cusuriyada Naagaha

  • @user-oh8jl7nr9q
    @user-oh8jl7nr9q Před 19 dny

    Ameen

  • @user-oh8jl7nr9q
    @user-oh8jl7nr9q Před 19 dny +1

    Bakawarn

  • @xaajiafrisom114
    @xaajiafrisom114 Před 2 měsíci +2

    Maxkamad Online oo AI ah Waa loo bogay!

  • @user-oh8jl7nr9q
    @user-oh8jl7nr9q Před 19 dny +1

    Marlikasata dhiblersocdo

  • @SalebanHirsi
    @SalebanHirsi Před měsícem

    Kani waa nacas in uu reer dumiyo ayuu rabaa ee naga aamus dhaha

  • @sagalgedi5682
    @sagalgedi5682 Před 2 měsíci +1

    Aamiin yaarabe sorry sister ♥️ ♥️

  • @bisharbeledi2986
    @bisharbeledi2986 Před 25 dny

    Culayska gabadha saaran halaga qaado

  • @FaysaNeiman
    @FaysaNeiman Před 20 dny

    Au

  • @user-cy4ge1me3g
    @user-cy4ge1me3g Před měsícem

    Asc walshad muslimadahay horta shaydanka iska nar oo kacowdibilayso oo noqo marwo masul lag yahay adigo adego adecay hado xaqag golo isaga iyo karbigiis ale ayaa laxisabtamay ee ale talad saro han isku mash qulin ee karles kanoqo waxaw rabo ha isla sawiro han gursado hadow rabo ee naftad xasiloni ugu baq nsha alah

  • @mohamedmuuse-ck5gm
    @mohamedmuuse-ck5gm Před 2 měsíci +3

    Daahir calasow

  • @Abdiaziizfarah-u6b
    @Abdiaziizfarah-u6b Před dnem

    😊😅😅😅😮😮

  • @houseinbuluushe4815
    @houseinbuluushe4815 Před 2 měsíci

    Waa gabadh wanaagsan daacada halaga furo ayga aan abtiga unahay

  • @shukriali5770
    @shukriali5770 Před měsícem

    Qaata maxjamadda atinkeeda waayo todgoba adka suga dhiig joojinta qaata lacagta

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před 2 měsíci +1

    Alayasharafak maxkanada dahir alasow awowe grbsiya inanta wu maskaxdilay weyna idinsovabatay ahlu sharaf awowe❤❤dahir❤❤alasow❤jir❤❤❤oo joog❤❤abid❤

  • @user-un5ee6jb9w
    @user-un5ee6jb9w Před měsícem +1

    Amin yarbi

  • @user-oh8jl7nr9q
    @user-oh8jl7nr9q Před 19 dny +1

    Codkakoruqaad

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 Před měsícem +1

    Danyer weye wu ciilay gabadha ,mida kale xaq ayey uledahay iney iska fudho ,hadu bilka bixi wayey waliba bahdilad u geysatay!sorry!#

  • @qaliabdi290
    @qaliabdi290 Před 2 měsíci +1

    Daahir candho sowdiga intaa qabyaalada daarood iyo hawiye ka hadlaya wax laagaa qori maayo

  • @ApdiaziizHusein
    @ApdiaziizHusein Před měsícem

    ax meherkeeda iyo warqada si deg dega uga qaada war nio nimankii somaliyeed useless bay noqdeen markey helaan gabadh cidlo ah wey kasii daraan lkn qaar dad nimo leh wey jiraan lkn wey yar yihiin

  • @mohamedmuuse-ck5gm
    @mohamedmuuse-ck5gm Před 2 měsíci +2

    Garsoore daahir calasow tellkiisa isoo qora

  • @faraxabdiahmed6819
    @faraxabdiahmed6819 Před 12 dny

    Vediogaan daaci bilan hala gaarsiiyo

  • @KPV-s4n
    @KPV-s4n Před 20 dny

    Horta somalida maskaxda mee ladahy hal dacwo ii furto bas ayee uu bahanty niinka markaas wee uu dhamaty adiga iyo cunugaba German niila geena 🤔

  • @abdisamadabdullahi6720
    @abdisamadabdullahi6720 Před 2 měsíci +1

    Daahir ninka case ka dadaji si dhaqso ah walibo gabadha ha loo adeego mxakamada

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 Před 2 měsíci

      Asc walalayaloow habloow raga lacagtina hasinina idinka kudhofa ama lacagtina haysta nin awal malahan

    • @ManeMohamedBarkad
      @ManeMohamedBarkad Před měsícem

      ​@@faizaabdulla3604 aad iyo aad walal malinkasta gabadh aya nin lacagtedii galineysa hadhow kibir ayu qada shaqadedi ayey ugu so tagtey inantaa ciil aya haya

  • @ManeMohamedBarkad
    @ManeMohamedBarkad Před měsícem

    Gabadhanii ninka holahedii aya galey , shaqadedi ayey uga so tagtey siwalba wa u ciley hadana asaga oo qoxotii jooga ay raba inu madaxa ka dilo walal meel ka sameyso whl

  • @raxmojowhar451
    @raxmojowhar451 Před 2 měsíci

    War gabadha ha silcinina ee Illaahey ooga baqa.

  • @FaadumonuurRaage
    @FaadumonuurRaage Před měsícem

    Waa guduudane midka riyaha ceejiya

  • @user-oh8jl7nr9q
    @user-oh8jl7nr9q Před 19 dny +1

    Waarun

  • @Farxiyo-k4p
    @Farxiyo-k4p Před měsícem

    Maxkamada

  • @CabdirsaaqMaxamed-t9e
    @CabdirsaaqMaxamed-t9e Před měsícem

    Hablayow..wllahay..oo..qali..ah..ayaatii..dhamatii...wan..sacad.walba..wax..layaab.leh.baan..arkayaa..inan.soomaaliyee..oo..laga.oohinayo..hadaba..wan..sidan.ugelaya..hablihii...ma.aha...soomaali...dadyow...waa.dagaal.kale..inagu..socda...nimankaa..daalimiin..aynu..iskaqabano...soomaalini..habloow...ale...ayaan.ku.dhaarshee..wax..wa😢lba.haguur.sanina..hubun.aad..ah.
    Ku.samiya..dadka.nuucana

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 Před 2 měsíci

    Reer jabouti iyo hadal juleec maxaa kala haysta

  • @shukriali5770
    @shukriali5770 Před měsícem

    Faddllan suga todobaadka maxkamadu u qabatay yarta yaan la cabudhinin ninku ha la xidhiidho hana raali geliyo

  • @nadajama1223
    @nadajama1223 Před měsícem

    Umadii isaaq baa lagu salidey

  • @MohamedHaji-ul4ht
    @MohamedHaji-ul4ht Před 2 měsíci

    Asc

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Před měsícem

    Tuugadu waa badantahey

  • @chainedenadiaquali625
    @chainedenadiaquali625 Před měsícem

    Kinif wa musgul bu ujeda

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 Před 2 měsíci

    maxaa arin famly iyo jabuuti dadka maamula maxaa isku keenay

  • @hassahilowle-nh7nj3ru5s
    @hassahilowle-nh7nj3ru5s Před 2 měsíci

    Dadkii Naga Dhumay.

  • @mahdogurey7792
    @mahdogurey7792 Před měsícem

    dab cadeeye

  • @safiyahussen9466
    @safiyahussen9466 Před měsícem

    Kani dhibna

  • @AbdikhadirAbdiBarre
    @AbdikhadirAbdiBarre Před 2 měsíci

    Boodo kulahaa kkkkk Fox waa dacawo eedo kkkkk

  • @Sullb22
    @Sullb22 Před 2 měsíci +1

    Waa been

  • @Aniga-qn9iv
    @Aniga-qn9iv Před 2 měsíci +2

    Waa nin bilaa dhaqan ah oo xun waliba walaalo ha fura doqonka xun

  • @SomaliaQueen-fm5rd
    @SomaliaQueen-fm5rd Před 2 měsíci +2

    Abti daahir faataxada iga sax bisinkee

  • @marwohawaarab
    @marwohawaarab Před měsícem

    hooyada ba tacbana doqon

  • @maxamedcabdullaahi6907
    @maxamedcabdullaahi6907 Před měsícem

    Waa beenta way kuledahay meherka wana sharci

  • @mohamedabdulkarim5764
    @mohamedabdulkarim5764 Před měsícem

    Rerjkahakaladirin

  • @user-oh8jl7nr9q
    @user-oh8jl7nr9q Před 19 dny +1

    Ceeb

  • @AbdikhadirAbdiBarre
    @AbdikhadirAbdiBarre Před 2 měsíci

    Naago waalwaalan baa ka qeeylinayo meesha sheydaaman waaweeyn baa ku jira

  • @safiyahussen9466
    @safiyahussen9466 Před měsícem

    Fashil

  • @AbdiAbdi-cc6im
    @AbdiAbdi-cc6im Před 2 měsíci +1

    DAHIR IYO SAY NO MORE QOF SOMALI HA U TAGINA DAHIT ALSOW

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv Před 2 měsíci

      Maxaaa ceeb ah dee ninku haduu dhibay sow laga furi maayo

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i Před měsícem

    Dahir calaasow xoow qaba kata

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 Před 2 měsíci +2

    Maxkamada sacad lee u furantahay u maleyna naa wacesle radso wacesla lama ciilo rer xamar ma taqaniin nagaha abayosaan dahar cadalad uma hadloyo

  • @hodanali285
    @hodanali285 Před 2 měsíci

    Ninkan sida naagaha u xintamaya, waaba isku dire

  • @user-oh8jl7nr9q
    @user-oh8jl7nr9q Před 19 dny

    Amen YaaRabbi

  • @Abdiaziizfarah-u6b
    @Abdiaziizfarah-u6b Před dnem

    😊😅😮😮😮

  • @user-oh8jl7nr9q
    @user-oh8jl7nr9q Před 19 dny +1

    Ceeb