ABUBAKAR OO LAWAYDIIYAY SU'AALO XASAASI AH, GOORTA UU GUURSANAYO IYO GABADHA UU GUURSAN DOONO??

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • WARAYSI XIISA GAAR LEH IYO FALAN-QAYNTA 2-BUUG OO NOOCOODA OO KALE HORAY LOO ARAG, DAAWASHO WACAN.

Komentáře • 481

  • @abdullahixaydar4937
    @abdullahixaydar4937 Před 3 lety +205

    Cawada Waa Jimco Wllyal An badino Saliga Nabigeena s.c.w☝️🥰

  • @idilahmed4484
    @idilahmed4484 Před 3 lety +7

    jazaka Allah sheikh faruq halkeen kaheleyna buqa jacalka thank you for this book

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 Před 3 lety +11

    Umada Somaliyeed hormarkuda waan kufarxaa 🥰🥰❤️🇸🇴🥰MashaAlaah MashaAlaah MashaAlaah

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 Před 3 lety +6

    Daawadda murugadda waa Quraanka karriim ah.

  • @nastehanuune2318
    @nastehanuune2318 Před 3 lety +44

    Madaxwenaha mustaqbalka Wan kusalamay Asc💞✋

  • @sadiamohamed6398
    @sadiamohamed6398 Před 3 lety +15

    Masha Allaha walaalo igu qaaliya Allaha idinbarakeeyo wilka asagoo gursaday gabar ujecelyahay ku kalsonyahay dhibka somalida kajira gabdhahiikale ismadhahayaan naagbuu qabaa haku mashqulin qarkood cagtey cagta usaarayaan waxaa lagayaabaa iney kafuran nagtiisa gabdhaha qaladkooda lofuraya badanaa lacagmaleyahay unbeydhahaan biri lacagtey sugeysay markey weyso weyniyad jabeysaa gabdhow haku mashqulina lacag iyo nin naagqaba waxaa lagayaba asagoo xolahaysta inudayacay naktiisa

  • @maryanhaji3960
    @maryanhaji3960 Před 3 lety +6

    Maa shaa Allah cabdixaafid iyo sheekhyadeena da,da yar aad baan idiin salaamayaa, waa dad ku dayasho mudan ilaahay ha idiin xafido .

  • @1Ilyasin.
    @1Ilyasin. Před 3 lety +7

    Abubakar Mohamed and Omar Al Faruq Waa laba dhalinyaro oo dadaal adag ugu jiro ineey wax weyn ka bedelaan xaalka ay dhalinyarada ku sugan yihiin.
    Jazaakumulahu kheyrul jazaa
    Illahey ha idiin Xifdiyo Aduun iyo aakhiro 🇸🇴🙏

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 3 lety +6

    Adeer qoyskad aad uga hadashaan guursada qofka guursaday baa kashekayn kara faaidada guurka waad mahadsantihiin JAzakalahu khayran all of you.

  • @simankeynaan5579
    @simankeynaan5579 Před 3 lety +3

    Maashaa Allah illaahay qeeyr ha ku siiyo hadiiba aad noo keentay culimadaan dhalinyarada ah aad ayaan uga helay mahadsanid

  • @Nuxur4477
    @Nuxur4477 Před 3 lety +6

    Masha'allah allaha idiinxafido dhamaantiin, Abdixafid waxaad inoosooqabataa,
    Mohamed Omar
    Mukhtar Hadi
    Shukran ebow

  • @fardoussaahmedhassanfardou4584

    Woww machallah ABUBAKAR iyo CUMAR need this book tolk as "love"

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim8179 Před 3 lety +3

    MashA Allah tabaraka Allah illhay ha ku xifadiyo c/xafiida

  • @alhudhaifi2761
    @alhudhaifi2761 Před 3 lety +5

    Swc inta nabiga jecel like dhac kusii

  • @InaHaldhaaQureex
    @InaHaldhaaQureex Před 3 lety +2

    Alle ha idin xafido ustaad abubakar and ustaad omar

  • @quruxdaqalbiga97
    @quruxdaqalbiga97 Před 3 lety +4

    Mashaallah, Abubakar iyo Omar Faruuq ilaahey ha’idin barakeeyo.
    Asxaabta ka faa’ideysta cunooyinka caalamka ee kala duwan
    👇🏾
    Quruxda Qalbiga 👍

  • @yahyemohamud1108
    @yahyemohamud1108 Před 3 lety +13

    Madaxweynaha mustaqbalka abdihafid mohamud jama wan ku salamay zxp

  • @sawdaamirofficial1884
    @sawdaamirofficial1884 Před 3 lety +4

    Jazakallah ale haydin xifdiyo

  • @shugrimaxamed3262
    @shugrimaxamed3262 Před 3 lety +1

    asc wllky halkeen ka heli karaa buugan dawada murugada aad ayaan ugu bahanhy wadankii hoyana waan jogaye

  • @zahradegan5038
    @zahradegan5038 Před 3 lety +12

    Ik hou van je omwille van Allaah

  • @اميوسف-ث1د
    @اميوسف-ث1د Před 3 lety +4

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    ماشاء الله نيازك الله .
    الله يحفظك .امين يارب .
    صلى الله عليه وسلم .

  • @koko83115
    @koko83115 Před 3 lety +3

    Wlhi sh abubarak i xasusiyay like inan u saro wllken qaaliga abdulhafiid alaha in xifdiyo dhamntiin 🌹🌹🌹

  • @xaqiiqomedia8137
    @xaqiiqomedia8137 Před 3 lety +59

    Walal mcn alalah dartiisa isoo booqo chennalkeyga aduunka ayaa walal lagu yhy aaqiro waxba la iskuma taraayo wll manta hadii aad icaawiso waxaa laga yabaa in uu allah kaa farxiyo blz icawi😭

  • @fadumocabdullahi5605
    @fadumocabdullahi5605 Před 3 lety +6

    Masha allah

  • @kowsaryare7682
    @kowsaryare7682 Před 3 lety +1

    Masha allah alle dartii ayaan ujeclahey walaaladan alle haxafido ALLAAHUMA AAAMIIN

  • @maryanmahamud2688
    @maryanmahamud2688 Před 3 lety +2

    Mashallaah Mashaallh Ha Allaha Ihddinxiifdiyo Aduun iyo Aaqiro Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Yaa Allaha Ihddinxiifdiyo Allaha Ha Haddanxiifidiyo Markasto Aduun iyo Aaqiro Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Yaa Yarbii

  • @absameosman9113
    @absameosman9113 Před 3 lety +1

    Manshallah Mr. Abdihafid for hosting this two legends

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 Před 3 lety +2

    Maashaa allah Allah hanoo xafido dhalinyaradaan diinta iyo wanaaga isku darsaday cabdi xafiid jazaakallah qayr

  • @nastahidig9313
    @nastahidig9313 Před 3 lety +7

    M.a dhamntin wan idin tagera illahy darti ban idin jeclahy allah nixifdiyo 🥰🤲✊🤲☝️👍

  • @idilosman4663
    @idilosman4663 Před 3 lety +12

    Inta sugaysa barna mujkii NASIIBKA ismu jiya👍👀😁

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před 3 lety +1

    Masha allah sheikhyada hano dayo wax fcn sameyeen kuwi kaqaybta sadaqa khayrka hanaga yeelo akhira wax fcn ushaqaysta hanaga yeelo

  • @mariammustaqem2940
    @mariammustaqem2940 Před 3 lety +11

    Haa sheekeygiyow dhaqtarkii naftow waan ku daawanoyaa abuubakar 😂

  • @umuabdirahmanchannel3169
    @umuabdirahmanchannel3169 Před 3 lety +2

    Masha allah mushaiqdena alle hano xafiido 🤲❤❤❤❤❤❤

  • @fartuumahmed0883
    @fartuumahmed0883 Před 3 lety +2

    Masha allah dad waxtarleh adinkokale alaha noo badiyo jixakumulahu kheryr arinta bushada aad u wadaan

  • @farhiyocani5215
    @farhiyocani5215 Před 3 lety +5

    Abdi xafiid waxan jaclanlaha in booka lagu qoro English dad badan ayaradinay oo luqado kala duban haysta book murugada

  • @saafiismaacil914
    @saafiismaacil914 Před 3 lety +4

    Masha allah walla qaali ah ayaa noo keen tey 🔥🔥👍

  • @sacdiyabahadoon5020
    @sacdiyabahadoon5020 Před 3 lety

    Mash allha walalo qaliya alle haa ini xafido abdixafida abubakra cumar keeep going

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Před 3 lety +1

    Mansha allah maanta yaa kaa fiican waxad keentay
    Ehelu khayrkiii

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 Před 3 lety

    Maashaalaah Tabaarakaallaah illaahay ha idin xafdiyo hbyar idinka iyo dhalinyarada muslimiinta dhamaantood. Allaahuma Aamiin Aamiin Aamiin.

  • @anisorigaax4423
    @anisorigaax4423 Před 3 lety +3

    M.a allha daa walyaalshen qli allha nii xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kinglojirow9399
    @kinglojirow9399 Před 3 lety +10

    the first one ☝️

  • @ISMOBeautyandCooking
    @ISMOBeautyandCooking Před 3 lety

    Mansha allah

  • @yusraawil7003
    @yusraawil7003 Před 3 lety +8

    My 2 fvt ppl😍M.a
    I love them for the sake of Allah 💯

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 Před 3 lety

    I love them waa Quraanka daawadda nafta guuleysta.

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 Před 2 lety

    Asc abdihaxfid guulesta horay usoco viva

  • @hodanahmed8897
    @hodanahmed8897 Před 3 lety

    Masha allah allah ha idin xafido

  • @siradaden5830
    @siradaden5830 Před 3 lety +2

    Masha Alaah Alle haidin shirfo dhamantiin ❤️✅❤️✅

  • @safiyoxaaji4719
    @safiyoxaaji4719 Před 3 lety +1

    Masha allah wllahay cabdixafid and cumar and abubakar mid wanagsan Allaha kugu soo beego wll abuu bakar meesha ka kac🤣🤣🤣

  • @anababdirizakali6431
    @anababdirizakali6431 Před 3 lety

    Masha allah illahay ha idin jeclaado walalahay abdihafid, Omar iyo Abubakar

  • @qalbifuranofficial2991

    Mash allh jasakallh xagen ka heli karo 2 book somaliya maso garasiiye Cabdi xafiidow

  • @maxamedsaciid9728
    @maxamedsaciid9728 Před 3 lety +2

    Mnsh allah rabi ha baraheeyo dhalintaas somaliyed

  • @zahradegan5038
    @zahradegan5038 Před 3 lety +8

    Nasiibkiisa ayuu sugaa

  • @samiramohammed4364
    @samiramohammed4364 Před 3 lety

    Mashallha allha haani xiifdiyoo

  • @banoramachannel1371
    @banoramachannel1371 Před 3 lety +1

    Mashalaah mashalaah

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 Před 3 lety

    Mashaallh dad shaarfleeh bakeentaay caawa ilahaay hakudaayo cabdi xafiid

  • @maxamedcade1234
    @maxamedcade1234 Před 3 lety +3

    Masha allah ❤😍💐🤴🤴🤴🤴🤴💕🌹⚘🥀👍👍👍👍

  • @user-jc3vs3bk6p
    @user-jc3vs3bk6p Před 3 lety +7

    M.a labadan wiil illahay dartiis ayaan ujeclahay

  • @user-mn1dl7jk6k
    @user-mn1dl7jk6k Před 3 lety +2

    ما شاء الله استمر رر
    الله يحفظكم 🥰🥰🥰

  • @mukhtaarmohammed5528
    @mukhtaarmohammed5528 Před 3 lety

    Mashalaah abdixafid wan ku salamaya

  • @dheymangaduudow1922
    @dheymangaduudow1922 Před 3 lety

    Mansha Allah shiiq abukar and cumar allaha idin xfdo

  • @umumohamed6097
    @umumohamed6097 Před 3 lety

    اللهم امين اللهم امين يا رب🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻💞

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 Před 2 lety

    Asc abubakar iyo cumar mashalh setihin wad barakeysn tihin sida umadda somaliya garab aad usisin jisakalah muslinkoo dhan wan idin salmay rabdam karimasc

  • @quruxleyqalanjo5485
    @quruxleyqalanjo5485 Před 3 lety +10

    Abubakar gabar diinleh aqlaaq leh dabecad qurxana ahay kolay intas kadib wax kuma sii shegi karo fahankagu hashaqeyo 😇🤣😎 malaga yaba inan noqdo caruurtada hoyadood 🥰

    • @nurarage967
      @nurarage967 Před 3 lety +4

      Siddaa dhan raqiis looma noqda,

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 Před 3 lety

      @@nurarage967 hadan ahay iyo hadikaleba adiga kumatalo baaye maxad igarabta anka jafjafte ninka😉

    • @shukriaomer186
      @shukriaomer186 Před 3 lety +2

      Hadad ubahantahy public haku weydiin sister 🤒

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 Před 3 lety

      @@shukriaomer186 😋baaye iga hor lexda aniga isaga imuqdee igabeyra de jah

    • @yaasiinali9357
      @yaasiinali9357 Před 3 lety

      @@quruxleyqalanjo5485 kkk libaaxad walee waad ismuujisay waxaan rajayn inuu comments kaaga arko arooskana aad ugu casumtaan.teeda kale inanku wuu qalmaa in inan walba ku hamiso matka riyo walbaa way rumowdaa ee haduu kheyr kuu yahay qalbigiina alle ha isku kiin Soo dhaweeyo.

  • @xamdaabdimahomed6166
    @xamdaabdimahomed6166 Před 3 lety +1

    Masha allah hore u socoda walalaha❤

  • @maryamaabdirahman3207
    @maryamaabdirahman3207 Před 3 lety

    Asc ustad abdixafid allaha kubarakeyo see kuhelikara wn ubahanahay wxn jog somalia

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 Před 3 lety

    Allah ha sharfo Ameen🤲🤲💯💯💯❤❤❤ masha allah tabarakAllah keep going and jazaqAllah qhair my dear br for the sharing❤

  • @fadumoapdi5179
    @fadumoapdi5179 Před 3 lety

    Man sha.allh walala ale ha idinxifdiyo bugagta somaliya malagahelaya

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 Před 3 lety

    🤩🤩🤩🤩 Masha Allah 💓💓 Abubakar biin sadiiqa Masha Allah iyo Omar you Ara family saxaa Ayatahay waaaaaaaw welcome to 💓💓💓💓

  • @user-pg6hw1of6y
    @user-pg6hw1of6y Před 3 lety

    Maashaa allaaah alle ha barkeeyo m.a 💞❣❣😍😍😍😍🤲🤲

  • @user-px8uz8mr5k
    @user-px8uz8mr5k Před 6 měsíci +1

    Ramaka🌜

  • @zakariayahye1
    @zakariayahye1 Před 2 lety

    Masha Allah, Guulaysta

  • @shukriwarsame9975
    @shukriwarsame9975 Před 3 lety

    Asc dhamanten Abukar habo waqtgaga Illaahay ayaa haye Illaahay hakuwaafajiyo Aamiin waxad tihin culimo adiga walaalka manshalah salan sare 3Dina

  • @ilhaanmaxamed1337
    @ilhaanmaxamed1337 Před 3 lety

    mash allah wlhi inamada yaryari waa inamo nool illahay ha ubarakeeyo cimriga iyo wakhtigaba

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 Před 3 lety

    Masha alah wiilal aan jecelnahay ayaa waraysatay ilaahay haidin xafdiyo kuligiin

  • @umaaxabsaumaaxabsa4005

    Masha allh walalo yin aan jeclahay c/xafiid iyo abuu bakar iyo cumar

  • @jamafaahar2076
    @jamafaahar2076 Před 3 lety +1

    Maashaha ahallaaha 🤲🇸🇴♥️🤝🤲♥️👍👍

  • @fardoussaahmedhassanfardou4584

    And all of you ramadan Karim

  • @zahradegan5038
    @zahradegan5038 Před 3 lety +31

    Illahy dartii aan ku jecalahy

  • @farhoabdulahi9310
    @farhoabdulahi9310 Před 3 lety

    Mansha alllah Barakalah illaahay ha idiin illaahay ha idiin xafido dhamantin barakalah

  • @farhoabdulahi9310
    @farhoabdulahi9310 Před 3 lety

    Abdifatax Wll Mansh allah Mahadsanid buugan wan raba

  • @MohamedYussuf-h8l
    @MohamedYussuf-h8l Před měsícem

    Abubakar walal❤❤❤❤

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 Před 3 lety

    Masha allh aad bn ugu bahanahy

  • @makkahmohamedhassan801

    M.a sheik Abubakar iyo omar Allah haxafithoo iyo athigaawo abdixafid

  • @bashirareys6273
    @bashirareys6273 Před 3 lety

    Maasha allh allha ku xafido c xafid adiga iyo walaalha sharafta leh

  • @mahdiqumane7336
    @mahdiqumane7336 Před 3 lety

    Sheekha dookha ka qasan Allah mid wacan ha udooro

  • @xilwalove716
    @xilwalove716 Před 3 lety

    Wiilashii culimada sheekhaal ka dhashay walle 2 karaamo alle idin siiyey inaa ka dhalateen ehlu culimo iyo inaa idinku tihiin culumo👏

  • @aniisoomar8898
    @aniisoomar8898 Před 3 lety

    Masha Allah xafidullah jizakallahu kheeyr 🤲🤲♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @MohamedYussuf-h8l
    @MohamedYussuf-h8l Před měsícem

    Mashaallah❤❤

  • @halimaabdirashid
    @halimaabdirashid Před 6 měsíci

    Walaal bookga daawada murugada moqdisho malagahelaa

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 Před 3 lety

    Mashallah tabarakallah wiilashan alle haydin barakeeyo

  • @nimcomohamud1609
    @nimcomohamud1609 Před 3 lety

    Masha allh ilaahey ha barakeeyo wiilashaan dar ilaahey u jeclahay

  • @farxiyafaarax5803
    @farxiyafaarax5803 Před 3 lety

    Mn sha Allah ilahy haidin xafido xagelagahelaya

  • @banoramachannel1371
    @banoramachannel1371 Před 3 lety +1

    Wan rawaa buugaas xagee kahelaa

  • @umaaxabsaumaaxabsa4005
    @umaaxabsaumaaxabsa4005 Před 3 lety +8

    Wll waraysiga wiilsheena wad nagu yaaraysay wakhtiga

  • @nimcohodan2350
    @nimcohodan2350 Před 3 lety +5

    Wiil shidan iyo gabar qurux badan 90kaba waa single yaa aaminaayo dee weeye questionku

    • @asmaofficial1375
      @asmaofficial1375 Před 3 lety

      say isu leeyihii kan kuuma Qal kan kuuma Qalmo ayay ku raagan singalnimada

  • @umumunachannel263
    @umumunachannel263 Před 3 lety

    Maashaalah rabi noxafiid

  • @AAdam-rc3nu
    @AAdam-rc3nu Před 3 lety +6

    Abdihafiid you haven't entered yet🤔🤔

  • @istaahilabdullah5084
    @istaahilabdullah5084 Před 3 lety

    ماشاء الله تبارك الرحمن

  • @natazhaahmed3134
    @natazhaahmed3134 Před 3 lety

    ماشاء الله بارك الله فيكم إخواني في سبيل الله

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 Před 3 lety

    Maasha Allaah kuwa wanaaga usaxibka ah Allaah hanoo badiyo hana noo xafido.