Sababta 0 followback Instagram Abubakar? :: Wareysi Omar & Abubakar

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 08. 2024
  • / abubakar_mohamed
    --------
    Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub.
    www.youtube.co...
    Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo _______________________________________________________
    Follow me on social Media.
    Facebook: brotherAbubakar
    Instagram: abubakar_mohamed
    twitter: BrotherAbubakar
    Snapchat: Abubakar-z
    MAHADSANID

Komentáře • 403

  • @thequeen-kn4bq
    @thequeen-kn4bq Před 4 lety +37

    Shirkadaha *lacagta* inooga qaad walalheena baahana wax ugu qabo
    Xayaysiinta yana faaidayaan anana wan u baahanahay alaabtooda oo wan faaidayna

  • @user-sg2vz5up9p
    @user-sg2vz5up9p Před 4 lety +31

    Wallahi wan jecelahaye Hadi Asxabata isu follow karyan love y’all😍

  •  Před 4 lety +22

    الف الف مبروووك اتمني لكم نجاح باذن الله🌹
    ❤ما شاء الله تبارك الله جزاكم الله خيرا يا❤ شيخان ابو بكر وعمر فاروق احسنتم موفقين😍 يارب و نحن فخورين فيكم والله 🤗
    إستمرو نحن معكم دائما إن شاء الله
    بالتوفيق للجميع يارب😘😘❤❤❤

  • @amrinetaali5205
    @amrinetaali5205 Před 4 lety +2

    Asc abubakar ilahi Ahiga iyo walalha haniixifdio cafimad iyo cimri deer cadhabta halakaxoreyo janafarowda hala kugalio Ameen

  • @kafiamijir849
    @kafiamijir849 Před 4 lety +28

    Sheekh ha ujoojin meel xun ayey wax ka fiirinayan
    Somali maafiyo🤣🤣

  • @bahjomursal2793
    @bahjomursal2793 Před 4 lety +10

    700k bad kaqay linaysaan
    Malintuu millions
    Gaaro mxad samaynaysan
    War wax haly ku quuro soomaali maxmdy
    Hory
    Usoco wll🙏❣

  • @hawochannel4361
    @hawochannel4361 Před 4 lety +2

    Habmaliyo habmaliyo walaalheyga qaaliga ah hori usocod walaalheyga qaaliga ah guul wacan Allah ha iidin hafido

  • @jannatjama9189
    @jannatjama9189 Před 4 lety +6

    Ilaahy ha badiyo kuwa sidaado kle u fikiraya 😍

  • @khadiijodaahir1835
    @khadiijodaahir1835 Před 4 lety +7

    ilahey dartiis kuwa ku jecel sidade kugu jecelyihin thank u bro allha ku karameyo ❤👏

  • @ayaanxasan8432
    @ayaanxasan8432 Před 4 lety +1

    Amiin yarabi wala laheega abuubakar iyo cumar waad mahadsan tihiin alaha ha idin xifdiyo amiin ya rabi

  • @anousar6957
    @anousar6957 Před 4 lety +2

    Masha allah wanku aminay wllkay qali dhib maleh wanku fahanay ilahay fikirkaga haku siyadiyo amin

  • @idmanfaysal321
    @idmanfaysal321 Před 4 lety +2

    Somali maryooley meel xun bay wax ka eegan sheikh ha u joojin jazakallah❣😘

  • @user-cb9nh6ky4k
    @user-cb9nh6ky4k Před 4 lety +2

    Mashaallh Alle Hiny Xafido Walalayal ⚘💝🤣🌹🥀🍓🤝💖🍇🙏🎁👏🤙🤲

  • @immaryama6193
    @immaryama6193 Před 4 lety +2

    Brothers🔥horey usoco Ani Mar Hore ayaa ogaa iney isla weyni kaa eheen(marka horey usoco💯) best brothers😍👍🏼

  • @amranomar2724
    @amranomar2724 Před 4 lety +11

    Masha allah allah ha idiin jeclaado wallahyga sida ino jeclaateeyn

  • @naimahussein2695
    @naimahussein2695 Před 4 lety +5

    Masha allah ilaahay ha idin xafido sheikh abubakar iyo Omar ❤❤🌹🌹🌹🌹

  • @kowtherabdi4331
    @kowtherabdi4331 Před 4 lety +2

    Alle janad hanagu kulmiyo dhamaanteena Aamiin🤲

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 4 lety +1

    JazakAllah khayr wllo Abubakar iyo cumar, wad ku mahadsantihiin dadaalkiina Iyo wakhtigiina❤

  • @CaashaCabdi-rx4vj
    @CaashaCabdi-rx4vj Před 4 lety +1

    Mnsha Allah abubakar qofnimadada ka weyn iyo khayrka aad Nala wadaagtid jazakallahu khyr

  • @yasminyusuf6563
    @yasminyusuf6563 Před 4 lety +1

    Allahumma barik, Way to go, my little brother. May Allah SWT reward you with Jannah, aameen.

  • @nabadonibnurowte5305
    @nabadonibnurowte5305 Před 4 lety +1

    masha Allah wll Allah kuxafido wad nohurtay wakhtigaga qaliga ah wana kafaidaysana xaqiiqad walpa khayr kaad noshegtee jasakalaah wlll

  • @zamzammoha6572
    @zamzammoha6572 Před 4 lety +1

    Maasha allah waxa nagu filan faa'idada noo heysin jizakallahu kheyr lacagna waxa kaga fican ajirkad heleysan illahey haydin xifdiyo illahey dartis aysn idin jeclahay janada allaha nagu kulmiyo aaamiiin aamiin

  • @ubahnoor2383
    @ubahnoor2383 Před 4 lety +1

    Masha Allah ilahey hain xidfiyo janatul Fardowsa ilahey xisaab laan hain giliyo reerkinaa dhaman ilahey habarakeyo ilahey dartisa ayan idin jeclahy

  • @saxarlaelmi571
    @saxarlaelmi571 Před 4 lety +11

    Aniga inta ayaan subscribe kuu ahay lkn waligey follow kuma dhahayo instgram sababtana fikirka aad ka qabto ayaan anne ka qabaa. Qalaas.

  • @nejm55558
    @nejm55558 Před 4 lety +6

    Anigu mar hore ayaaan ku fakaray ineysan isla weyni ka aheyn eee aaad dadka ine ku sinadan aaad rapto😍😍

  • @asiakalib1236
    @asiakalib1236 Před 4 lety +3

    Masha Allah wlhi wn ogahay inaad inbadan ku mashquul santahay aniga si nooga farxin lahay oo hormar u gaadhilayan jasakallah khyr jasaa wllky qli ❤🎊🌹🎉

  • @iqrailyaas1039
    @iqrailyaas1039 Před 4 lety +1

    Masha allaah tabarakallaah alle hanii xifdiyo hambalyo hambalyo wll qali mahadsanidin ❤❤❤💖❤❤💖💖💖💗💕

  • @Hamdaofficial1
    @Hamdaofficial1 Před 4 lety +1

    Maasha allah allaha ku xafido aduun iyo aakhiro

  • @sahriinasiman320
    @sahriinasiman320 Před 4 lety +3

    Masha allah xafidahullah aqwaanii fillah Illhey dartiisan idin jeclhy😍😍

  • @ayanxusen7898
    @ayanxusen7898 Před 4 lety +1

    Walal ilah haku xafido adun iyo aqirba janda ale hangu kulan siyo walalkeyga dintow

  • @sanjina1433
    @sanjina1433 Před 4 lety +19

    wlh blhi tlhi hadayan kaligey is laha
    Abubakar intaso followe ayu hesta asna wali qof followback ma dhihin su rawa
    Markasan kalige niyada iska dhahay waliga doob ad ahaane shaqow wayo adiga in gabdhihi diday in ad follow dhahdo🤷‍♀️🤷‍♀️🤷‍♀️🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ilhanhassanmuse9658
    @ilhanhassanmuse9658 Před 4 lety +6

    Hambalyo hambalyo Mashaa Allah allaha idin xifdiyo wx fcn bad bulshada uhaysin siba shalinyarya follow inay zore ahato no problem anaka waxad noo faidayso baa noga qimo badan Allaha idin ka abalmariyo 🎊❤

    • @safiyadirsche3782
      @safiyadirsche3782 Před 4 lety +1

      MaanshaAllah tabaarakallaah Allah idin xifdiyo Aamiin ☝🌷

  • @kiinmohaa7227
    @kiinmohaa7227 Před 3 lety +1

    M.a keep going u did good to make everyone same

  • @mounaabiibmire1477
    @mounaabiibmire1477 Před 4 lety +2

    ماشاء لله تبارك الله حفظه الله أخي الكريم ABUBAKAR MOHAMED AND OMAR MOHAMED

  • @abaaas2101
    @abaaas2101 Před 4 lety +2

    M.a wllky allahaa kunuuriyo inaad tahay nin fiican aan waxbadan kafaa iday allahaa kuusiyaadiyo wllky

  • @nicmabile3339
    @nicmabile3339 Před 4 lety +4

    ماشاء لله تبارك الرحمن وجزاكم الله خيرا

  • @Naieturre
    @Naieturre Před 4 lety

    ajar bad ka helaysaa ee hadhihin waxba kama heli muhiim ma ahan inad lagac kahesho iyo inkale inkastoo mar walba aan ka eegno waxan lagac kahelayno Alle hanaga dhigo kuwo iimaankoodu buuxu aduunyaa raacnaye🤲🏽

  • @sacdiyohassan1959
    @sacdiyohassan1959 Před 4 lety +1

    Masha allh walalo qlpi fcn illhy haidn xifdiyo

  • @farxiyaganeychannel8761
    @farxiyaganeychannel8761 Před 4 lety +6

    Yuumo laa yanfaco maalon walaa banuun illaa man atallaha biqalbin salliim

  • @jannatjama9189
    @jannatjama9189 Před 4 lety +1

    عجز لسان عن الكلام ياخي
    ربنا يحفظك ويدخلك الجنات الفردوس الاعلي انا وكل من قال امين💚❤

  • @qamarkoffi2287
    @qamarkoffi2287 Před 2 lety

    hambalyo hambalyo masha,allah wllhi waan ognahay in islaweyni kaa heen marwalba waxad kumashqulsantahay sidad wax nooga faa,ideyni leheed farxad noosiin laheyd meeqa qof ayaad farxadooda sabab una qotay waaw lama sookobi karo abaalkaada magudi karno wll abaalkaada allah ayaa kudi karo mar walba waan kujecelnahay wll qali jzakallah shikh abubakar shikh omar mhdsnd

  • @canababuukar5767
    @canababuukar5767 Před 4 lety +1

    Masha Allah alaha idin barakey insha alaha

  • @nimcokoosnimco1683
    @nimcokoosnimco1683 Před 4 lety

    Waa run walal ilaahay wakhtiga hakuubarakeeyo miisanka xasanadkana hakuusaaro sidokale wllo waan kujecelnahay anaguna waanan kuuducaynaynaa

  • @xaawodaauud3421
    @xaawodaauud3421 Před 4 lety

    Masha allha masha allha hamblyo abuubakara allha ku xafido wlhi waxada kuugadha waa wanagaga allha ku barakeyo

  • @hibodayib9507
    @hibodayib9507 Před 4 lety

    MASHA ALLAH ABUBAKAR HORUMAR FIICAN AAN KU RAJAYNAYAA BARAKOOBA WALALO QURUXBADAN QALBI WANAGSN AYAAD TIHIIN 0 dhib maleh Abubakar 0 ku haysanaa

  • @ayaankhadar3255
    @ayaankhadar3255 Před 3 lety +1

    ماشاء الله تبارك الله (الحمد كثير)

  • @nuraqueen3444
    @nuraqueen3444 Před 4 lety +3

    Ilaahy ha idin barakeeyo ماشا الله
    Walaalo is jecel

  • @ismahaanmohamed1605
    @ismahaanmohamed1605 Před 3 lety +1

    Maasha Allah Aamiin yaarabe

  • @hamdahamdaa178
    @hamdahamdaa178 Před 4 lety

    wcm walaalkey qaali abubakar Mohamed iyo walaalkey qaali Omar Mohamed masha allaah aad ayaa umahadsan tihiin sida wanaagsan aad marwalba noo dhiiri gilisaan aad ayaan oogu waraxsanahay sida aad noo jeceshihiin ayaan anagane idiin jecelnahay🌹💋😘👍❤

  • @xafsoxilkas2581
    @xafsoxilkas2581 Před 4 lety +2

    Masha allaha

  • @RaxmoRaxmoo
    @RaxmoRaxmoo Před 27 dny

    جزاك الله ألف خير wlhi alle dartiis kuujeclahy markaa ciil ciil dareemo kanaaladaada lafarxaa alxamdulilaah farxada aan heysano ugu wey ayadow eey thy alaaah inuu maceena yhy alx aad baad umahad santhy أخي البطل فل يرضى عنك 🤲🤲👑🤴

  • @bahjayusufkl1374
    @bahjayusufkl1374 Před 4 lety +1

    Masha Allah wllky oo maan ta gaaadhy waa nimcad 😘😍❤

  • @daganelmi1500
    @daganelmi1500 Před 4 lety +1

    Jazaaka allahu kheyr

  • @laylaacabdilaylaacabdi6369

    😢😢💖💖💖💖 wallhi waa qiirooday walaalkeen ilaahey ha kula garab galo wanaaga

  • @hannaabdi2420
    @hannaabdi2420 Před 4 lety

    mashlh tabarakalah guuleso abubakar somali warkeeda iska daa waakudaalay maqancaayaan

  • @aniizaahmed9488
    @aniizaahmed9488 Před rokem

    M.a wll omar iyo abubakar wllhi wa idin jecelnaye alle haydin jeclaado

  • @sacdiyaaxmed970
    @sacdiyaaxmed970 Před 4 lety +1

    Masha Allah Allf Allf Mabruka illahay ha idin xafido 🌻🌻🌻

  • @hooyohabiibo5477
    @hooyohabiibo5477 Před 4 lety +1

    ماشاء الله تبارك الله فيكم وجزاكم الله خيرا يا اخي

  • @OmarM24
    @OmarM24 Před 4 lety +3

    Jazaka allh muhimada ugu ween waxey tahay in wax un lagugu so kordhiyo aragtiyada bulshada yeesan kusaamen hana xanaaqin 🤣
    Waxan ku leeyahay horay usoco

  • @saharousmaanshwj4559
    @saharousmaanshwj4559 Před 4 lety

    Somalidaan wanaagmarabaa wexeyrabaan maalayacaniga Abubakar Mohamed nolosheen ayaa kadhigeyaa mida xagaagsan akhiro iyo aduunyo الله يفطها يارب العالمين جزاك الله خيرا Abubakar Mohamed 💝💝💝💝💝🇸🇴waakufaana anigafirsanaayo nin carab aha iso ag itaagey markaasa ayaa idhay maxadfirsaneyasaa markaasa dhahay sheekhen kan Somali ma ahan carbwaaye waxaan dhahay Somali waaye walhii wakufaan Abubakar Mohamed ilheeyow nodaa waxaa ideeqey dhiirigelintiise🇸🇴👏👏👏👏👏💝💝💝💝🥀🥀🥀🥀

  • @masteringpowerwithin8583
    @masteringpowerwithin8583 Před 4 lety +1

    Mashallah tabarakallah waa hadalo xigmad kusalaysan, Allah ha idin ziyaadiyo

  • @sacdiaabdalla9415
    @sacdiaabdalla9415 Před 4 lety

    Masha allh abubakar wllkeeen waaan kuu ognahay dadaalka iyo dhipta aaa umarto wllaalhaaga saa wax ugu faaidayso ani 1kaahy mar shaqa qurux bdn oo aaad ufcn noo haysaaa caaadi following 0 yahy dadka qaar khalad iska fahansan wllkeeen wlhy waan kyjecnalhy wiilka kaliya oo wisheena somaliyeed nooga soobaxay ayaaa tahy hdana inagoo is aqoon iswalshanay jasaakumullaah khayr jasaaaa sharaf ayaaa kuu haynaaa guuulayso inshallaah

  • @ibrahimmursal8423
    @ibrahimmursal8423 Před 4 lety +1

    M.a 3 bil kadib 1M in shaa Allah

  • @hanihassen6686
    @hanihassen6686 Před 4 lety +1

    Mashallah hanpalyo hanpalyo waxaan kugu hanpalyeenaya inaa alle kugaarsiiyey 700k hadaa follow nasoo dhahdeed iyo hadi kale maka lajecley waa isku key mid horey usoco walaal abubakar iyo omar farooq 🤗

  • @maryanaxmed2852
    @maryanaxmed2852 Před 4 lety

    Sheikh Abubakar Alle haku xifdiyo Aqrio Aduun

  • @WarbaahintaIslaamka
    @WarbaahintaIslaamka Před 4 lety

    Sh Abuubakar Matihid Qof Islaweyn Oo Anaa Marqaati Ka Ah taa Waxaad tahay Daaci Allah Dartiis Wax Inoogu Sheega Aduun & Aakhirapa Guuleyso Walaalkeyga 🌎🌎🌎

  • @hooyosaman
    @hooyosaman Před rokem

    ماشاء الله تبارك الرحمن وجزاكم الله خيرا 🥰

  • @cayshoaadan5197
    @cayshoaadan5197 Před 4 lety +6

    Wlhi hadlkaga qalbigaygu tabtay .❤shugran wll sida💖 wangsan ee aad farxadena ☺️uga fakarayso. Ablkag magudikaro🙏ilhy ablkaga jano hakadhigo adiyo wll omar ❤ilhy mesha kogtan haynigu amansado

  • @nazrahsalepan6708
    @nazrahsalepan6708 Před 4 lety

    Msha Allah wllhy Abubakar Maxamed iyo Cumar Maxamed aad ayaad ugu mahad San tihiin sida aad wakhtigiina noogu huurteen

  • @zahidahassan9535
    @zahidahassan9535 Před 4 lety +2

    Masha allah hore usoco dadka warkoda ha ubixin barakallah🙏❤

  • @sucadaabdilahi9704
    @sucadaabdilahi9704 Před 4 lety

    Mash allh abuukar iyo Cumar allh idin xfdo idm alle

  • @farxiyaganeychannel8761

    Adigoo caan noqda oo wanag ku soo caan baxo ayaa faido anoo wada ah miisanka xassanad allaha kuugo daro inshaa allah anaga allaha anago anfaco khayrka

  • @faatimamuhudiinaraale8495

    Muhiim maaha wllky horay U Saco ha isku Mashquulin Si xun ayeey wax U Fahmeen Sidaad Noo Jeceshahay kuu jecel nahay meshaada ka sii Wad🥰🥰🥰

  • @ahmedibrahim366
    @ahmedibrahim366 Před 4 lety +1

    Aad baan ugu faraxsanahey walal Abubakar maxamed mashalah

  • @NoName-uq3vh
    @NoName-uq3vh Před 4 lety

    Masha allaah alle ha ku xifdiyo walaaal

  • @marwabintiyee9057
    @marwabintiyee9057 Před 4 lety +1

    MashaAllah tabarakallah sheikh Abubakar♥️♥️♥️💋

  • @istaahilabdullah5084
    @istaahilabdullah5084 Před 3 lety

    الف مبروك الف مبروووووك الف مبروووووك

  • @safiyasacad485
    @safiyasacad485 Před 4 lety +1

    WCS Maashaa Allah tabaaraka Allah jasaakallu khayare ♥️♥️♥️♥️ Allah idiin xafido walaalo qaali ah

  • @safiyaabukar
    @safiyaabukar Před 4 lety +1

    Maasha Allah ilaahay haku xifdiyo ❤❤

  • @fahmocabdinuur4132
    @fahmocabdinuur4132 Před 4 lety +1

    Masha Allah

  • @djpolo687
    @djpolo687 Před 4 lety +7

    Wll ilahbaan kugu dhaarshe sha mustafe add ➕ dheh wllo iskaba xidig macalaa😍

  • @asmahassan5226
    @asmahassan5226 Před 4 lety

    Msha Alla jasakalahu khyr Alle haydin xiftiyo
    Idinkoo kalena hanoo badiyo

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 Před 4 lety +1

    Masha Allah tabrakallaah ilaahay ha iidiin xafido ⛤

  • @momloveu9389
    @momloveu9389 Před 4 lety +1

    Mash Allah

  • @hafsayurub9392
    @hafsayurub9392 Před 4 lety

    Maasha allaah alle ha idin xiftiyo

  • @nasra7
    @nasra7 Před 4 lety +3

    ❤👋

  • @shugrisharaf9630
    @shugrisharaf9630 Před 4 lety

    Congratulations walalo igu qaali ah

  • @nafisomaxamed7877
    @nafisomaxamed7877 Před 4 lety +1

    Masha aallah 🥰👌👌👌👌👌

  • @mounaabiibmire1477
    @mounaabiibmire1477 Před 4 lety +1

    ALLAH HA IDIN XIFDIYO WALAALAHAYGA QAALIGAA

  • @zohanadiamond8026
    @zohanadiamond8026 Před 4 lety

    Sheiq abubakar horey usoco wll somali san le wye wx kuma qorayan weligodna hormar magarayan san hdy sii wdan

  • @saharadayib5497
    @saharadayib5497 Před 4 lety +1

    MashaAllah anagaba wankujeclanaxay

  • @sahragaraad4387
    @sahragaraad4387 Před 4 lety

    Maasha allah kheyr allaha ku siiyo

  • @aishacadey3909
    @aishacadey3909 Před 4 lety +1

    masha allaah ilaheey hani xafido wllheyga ❤❤

  • @xaliimomaxamed8301
    @xaliimomaxamed8301 Před 4 lety

    Masha allah jazakumullaahu qer

  • @laylahassan-nc9fh
    @laylahassan-nc9fh Před rokem +1

    Mashaallaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faisodegnwow6293
    @faisodegnwow6293 Před 4 lety

    Jisakumulh qeyr wll keey an jecelhy my wlbo fidiogin wan kufarxaa allh jintul fardowsa nagu kulmiyo dhamaaan musalimiinta 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭

  • @suhurhirsi4671
    @suhurhirsi4671 Před 4 lety

    Wll ilhay ha idin xafido abkor iyo cusman wan idin jecel nahay

  • @ahmedhirsi978
    @ahmedhirsi978 Před 3 lety +1

    Waaku salaamay wll

  • @diiriyediiriye3996
    @diiriyediiriye3996 Před 4 lety

    Masha allah 100% wax tar kiina umad oo dhan bey deeq day ilaahey ha idin xafido masha allah

  • @wanaagsamemedia2532
    @wanaagsamemedia2532 Před 3 lety

    Mashallah wllo allah ha ku xifdiyo mashallah