Halkee Laga Keenay Gabdhaha Loo waday AS ee Maanta La so taagay Maxkamada Ciidamada?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 22

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf Před 21 dnem +2

    Waa in waaridka lasoo qaqabtaa oo la badbaadiyaa gabdhaha

  • @raghejama5125
    @raghejama5125 Před 21 dnem +2

    Dawladaa mabaa lahan Sharcii Argagaxiso

  • @oskajuud9500
    @oskajuud9500 Před 20 dny +1

    Raxweyn marna tuugsi marna umada soomaaliyeed laaya raxweyn

  • @cazkaosmaroble7397
    @cazkaosmaroble7397 Před 21 dnem +1

    Raxanweyn maxaa alshabaab ka wada dhigay ragooda iyo dumarkooda

  • @DhaxalDareen
    @DhaxalDareen Před 18 dny

    Walee Raxan weeyn iyo As lama Kala karo😂

  • @fatimamursal6342
    @fatimamursal6342 Před 21 dnem +1

    Waaa hablo yar yar hala bad baadiyo

  • @FilsanFatush
    @FilsanFatush Před 17 dny

    Raxanweyn oo soomaliya laga rafiin nolol ma taalo😂😂😂😂😂😂😂

  • @umutaajudiin592
    @umutaajudiin592 Před 21 dnem

    Gabdhaha yaryarka mxey eedeysane kunoqdeen war amni xumada taalo xmar ee kle kahortaga

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 Před 21 dnem

    Bal duligaan Arka ilahayow Na caawi

  • @Clkariimdaahir
    @Clkariimdaahir Před 21 dnem

    Gabdhaha yar yar dhaqan celil haloo sameeyo wax hala baro dadkii waday halagala xisaabtamo

  • @cazkaosmaroble7397
    @cazkaosmaroble7397 Před 21 dnem

    Kuwan caadi maaha haliisku dheelo ee wadaan xabsi haloodiro

  • @FadumoHassanFarah
    @FadumoHassanFarah Před 17 dny

    .

  • @bossman1024
    @bossman1024 Před 21 dnem

    Kan baban waa
    Shaydan beenta gabdhaha kada

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek Před 21 dnem

    Dhamaan adeer baa igu daray.sheeko Lo sheegay.been bey shegayaa weyna is garanayaa gabdhuhu

  • @sahraosman6818
    @sahraosman6818 Před 21 dnem

    Maskiin

  • @ngtech2421
    @ngtech2421 Před 21 dnem

    Maxakamada tujumaan af maay waa inee keenaan

  • @fandigafandiga3028
    @fandigafandiga3028 Před 21 dnem

    Lama dhihi karo w guurdon ee dad afduub lo waday hala badbadiyo

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Před 21 dnem

    walahi waa qalbi jab in la iibiyo gabdha yar yar xasbunallahu wal nimal wakeel waalidiinta waa in la xidhxidho walahi

    • @nadiifochanel9550
      @nadiifochanel9550 Před 21 dnem

      😂😂😂laibsho aa nimanka lch madhiban xoog kukursadan gabdhaha

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan7812 Před 20 dny

    Waa been waa is ogayhiin mey dowlada uso gudbiyan cida u hanjabeyso

  • @sahraosman6818
    @sahraosman6818 Před 21 dnem

    Ilmo yar waaye