Waxaan filayaa in 14 sano ee Conservative-ku haystay Ingiriiska iyo 14 Kulmiye ay is raaci doonaan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Komentáře • 42

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před měsícem +8

    Waliba waxaa inta dheer kulmiye dib usoo laaban maayaan wadadii Udub buu hayaa

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 Před měsícem +4

    Dr. Maxamed Cabdilahi waa aqoonyahan dublamaasi ah oo wax badan adduunka ka og!....mashaa Allah.

    • @user-bp9rx5tz4x
      @user-bp9rx5tz4x Před měsícem

      Kee Maka faqashta ah iyo xasan gurguurte farmaajo iyo G20 soo dirteen ilaahay dalka gacanta idiinma galiyo ingiriiska waxay ku tartamayeen horumar iyo anaa waxfiican haya xisbiga wadani muxuu shacabka ka iibiyiy Cay iyo sool oo uu dagaalkariday iyagoo muuse ku xumaynayaa Wadani cidi dooramaysee hadaalin waa cadow iyo faqash urursade

  • @a.hakimsufi4910
    @a.hakimsufi4910 Před měsícem +2

    Xisbiga wadani 🧡 wa xisbiga kaliya ee aqoonsiga keeni kara because wa xisbiga ku oleleeya kaliya midnimada umada somaliland 💚💟❤️

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 Před měsícem

    Guul waddani inshalla

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 Před měsícem

    ❤❤❤❤ WADDANI XISBIGA RAJADA SHACABKA JSL

  • @user-mj6kq3eu2v
    @user-mj6kq3eu2v Před měsícem +2

    Asc war xishooda reer abagadhayow oo ninkaad shLay ku faanaysay waa basaas caqligayaad caayaysaaye numbarka xijista wA tagaysaane insha allaa dalkuna cayxina wuu ka raysanAYAA NINKANIwaa xulkii siilanyo hada masksxdaa shaqaynasa ka dib aqoon baaloo baahanyay dalka waxan ka saara

  • @ibrahimhassan7669
    @ibrahimhassan7669 Před měsícem

    Waa luserkii...

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Před měsícem +1

    Eega Saab maanta basaas dhukur bahaaj buu keenay kolkuu xisbigooda cadawga gudaha ku biiray maxamed A. Cumar waa ninkii isaga iyo Maxamuud Xaashi iyo xirsi suulcawro Somalia KMG ka saaray ee wadahadaladii adhaxda inagaga jabiyay intay lacag qaateen

    • @bilana289
      @bilana289 Před měsícem

      Markuu Kulmiye ku jirey nin wanaagsan ayuu ahaa
      Cadawga gudaha iyo dibadu waa muuse iyo taageerayashisa

  • @maxamedcabdi60
    @maxamedcabdi60 Před měsícem +1

    Ucid kaqadee
    Wadani kaqayl
    Codkana kulmiyaale
    Balanteenu waasidaas siyaasi meeqaamsare

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před měsícem

    Qaran Dumis Fashilmay Saabtv Ruux wax laga dhagaysto wax garad ah na hor keen Qaran jiraanu nahay shirt

  • @rimaaseey
    @rimaaseey Před měsícem

    Riyo kunool
    Waaka yaabanahay dadkaan bismillaahi war ingiriis xabad idiinma haayo waxaa raadinaysaana waa 00000

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan Před měsícem +1

    Aĺle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

    • @bilana289
      @bilana289 Před měsícem

      Hadalka jilicsan inta aad iska deysid sheeg si mucaaridku ciidanka u jabiyey si cilmiyaysana u sharax

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem +1

      Taani baasto ahaa jabiyay

  • @user-or7jd1my5d
    @user-or7jd1my5d Před měsícem

    NJO TUUG OROD MESHA KA TIMID KU NOOCO FOR SACAD MUUSE

  • @jaroosecumardheere8723
    @jaroosecumardheere8723 Před měsícem

    Meeqan sare waxaa na baray oo salanka siyaasada soo saray waa kulmiye waxan yaacay dhan waa ciyaal kulmiye markaa waa abaal awayaal

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Před měsícem

    Igiriiska maskaxdii yurub oo dhan baa taala Kuma waalan cadawga gudaha iyo Kan dabada wax miyir qabaa idin Kuma jiro iidoor

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Před měsícem +1

    Iidoorku waxay ku waasheen gaal kaa futada cad waxay uhastaan inuu wax uhayo siinayo waxba idin ma siin Karo ilaa soomaaliya idin fasaxdo

  • @cumarbaaruud101
    @cumarbaaruud101 Před měsícem

    Kulmiyaa le xaaji

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 Před měsícem

    Miyu siisada ingiriiska galo Hadu wax yaqaaan

  • @user-gw7tq6zv7m
    @user-gw7tq6zv7m Před měsícem +1

    Waar kan wa tuug dilaala , wa ninki gacangaliyay isaga iyo xirsi futo gaab dalka. Maxaad ka waraysan ya malcuun ibna huwa???😂😂😂😂😂

  • @suberh8985
    @suberh8985 Před měsícem

    Xisbiga konservative prarty'gu ciidankii qaranka ee Uk intuu buuro u galay muu leyn oo cadaw umay soo raacin. Xisbi ku sheega wadani bal amarka ilaahay cid alla iyo ciddii Sland neceb sida Djibouti ama Somalia way la saftaan. Ma waxaasaa dalka lagu aaminayaa markaa

    • @VivaWNP143
      @VivaWNP143 Před měsícem

      Hhhhhhh arinkiinu buurba wuu ka dhamaan laayahay. Waar waddankii laydiin dhiibay mee

    • @suberh8985
      @suberh8985 Před měsícem

      @@VivaWNP143 wadankii laascaanood oo kaliya ayaa maqan iyadana dhawaan waa la soo celinayaaye bal reer wadinyoow idinku buurofuulka, qarandumisnimada iyo qabyaalda maydun iska dayn. Waynu ogeyn oo 7dii sanno ee la soo dhaafay Sland xasarad joogta ah ayaad ku hayseen mar aad buuraha iyo kaymaha gashaan sidii " Caare iyo Oofwareen " iyo mar aad cadawga u soo raacdaan dalka oo jabka inamadiina qaranka difaacayay ugu farxasyeen waa la wada arkayaye.

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 Před měsícem

    KAN KAADHKA KA GUBTAY WA. FAQASH

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Taani baast ahaa faqash taani=Morgan

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Před měsícem

    Waar dadku caqli buu ku shaqeeya maaha qabyaalad cunfi iyo waali waxaa in waalay qayaalad baa cudur idinku noqotay iidoor oo dhan

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 Před měsícem

    Kani Waa Tuug

  • @cabdicisman9023
    @cabdicisman9023 Před měsícem

    Waal waa Lateef xerada gala markii jabka ciidanka waxba laga way diin waayay cidii jabisay ayaad taabilaabteen , dadkan ciidanka sheeganaya ee tignikada istaadhankayaacay yaa yidhi waa ciidan

  • @abdiwahaababdoo1719
    @abdiwahaababdoo1719 Před měsícem

    saab tv kolayba dadka waddani ka tirsan ayaad waraysataan waayo waa tv dhinaca mucaaradka la shaqeeya, Waxaan filayaa inaad ifahantey.

  • @cabdicisman9023
    @cabdicisman9023 Před měsícem

    Waa dad lagu soodaaya ciidanka intii muuse biixi joogay meeshan

  • @user-or7jd1my5d
    @user-or7jd1my5d Před měsícem

    Waatuugi dalka ibiye na hos geyay somalia tug tug for SACAD MUUSE

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi Před měsícem

      Waligaa Somalia 🇸🇴 ku hoose nooleed 😂😂😂 miyaa adan ka xishood beenta maskiin iska daa Somaliland waligeed wey ku hoosenooleed 33 sano shacabka been Loo sheegayay khaatumo state iyo awdal state la aqoonsandey 😂😂😂😂

  • @mukhtaarclaahixasan3493
    @mukhtaarclaahixasan3493 Před měsícem

    beenaale
    beenasle
    keenay
    kkk

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Před měsícem

    BASAAS XASAN SHEEKH IYO XIRSI U SHAQEEYA WAA OGNAHAY EE QOF MUWAADIN LANDERSKA AH KEEN OO WAX SAXA NOO SHEEGA

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi Před měsícem

      Maskiin iska daa Somaliland waxee kamid tahay Somalia 🇸🇴 dowlada fedaraalka ayaa lacag siisa Somaliland 😂😂