Qiso naxdin leh, gabadhi la la qabay wiil keedi bay riday 😭💔 Egypt 🇪🇬

Sdílet
Vložit

Komentáře • 34

  • @deeqo123
    @deeqo123 Před rokem +4

    Asc
    Anigu waxaan odhan lahaa inanta
    alle ayaa ku asturay,toobadana alle haka aqbalo ee aamu waxba sowjkaga ha usheegin

  • @riyanumuriyan-rh6lz
    @riyanumuriyan-rh6lz Před rokem +1

    Illahay wiilka wu dili karay maalinta lkn naxariistisa ayu ku badbaaday iyo qorshihiisa wuuna asturay ayadana ha iska ilowdo inbadana u istiqfaarsato rabigeed dhamaanteen Allah na astur

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs Před rokem +2

    Bisinka shaydanba qatay my ilahay barido ilmha saga Haye maxay udishay ilmaha yar ee nunuga qalbi adka 😢😢 inu sagu anfaco Aya laga yaba dadka waa sidaad ula dhaqanto ubadkana wanaag Aya lagashada😢

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 Před rokem +2

    Madama ey ilmahas hooyo utahay ha iska amusto waxa laga yaba in ow uqdad kakado kana fogado Alla cafis haweydisto wa sidey ilatahay

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 Před rokem

    Subhanalaah maseerka qaar ileen waaba waali ilmo yar hada dhashay inay disho ku talo gashah xaasid allaha sahlo ilaahey toobada ha ka aqbalo ilmaha yar marku qof weyn noqdo waa inay cafis weydiisato

  • @user-dg6ir3vv3d
    @user-dg6ir3vv3d Před rokem

    Xasbiyallah wanicmal wakiil

  • @salma3ahmed890
    @salma3ahmed890 Před rokem

    Sax. Allow na astur. Yarabi yaa raxmaan.

  • @salma3ahmed890
    @salma3ahmed890 Před rokem

    Ok. Abaayo. ❤❤❤❤❤

  • @sahramumine3727
    @sahramumine3727 Před rokem +1

    ASC fatima anigu waxaan gabadhaa odhan lahaa waxba ha sheegin adiga iyo Illaahay uun ha udhaxayso,haday gabadhaasi sheegto
    Ninkaasi aad buu uga xumaan waxayna u badantahay inuu furo oy ilmahana arki waydo ninkuna kaba tago oy cidlo ku soo baxdo markaa Illaahay ha waydiisato danbigay ilmahaa ka gashay inuu ka cafiyo Hana garato in uu illaahay arintaa wax uga jeeday oo gabadhaasi ma safarteen haduuna ilmahaasi dhibtaasi ku dhicin markaa reerkaaga iyo ilmaaha si wanaagsan u hayso Allaana talo saaro sidii khayrku ku jiro isagaa ok . Wasalaamu Calaykum wa Rahma-tullaahi fatima muna

  • @saediyoyalahow3352
    @saediyoyalahow3352 Před rokem

    Mashaallah tabarakallah ilaahey ayaa ceebteeda asturey

  • @manaabdulahi6715
    @manaabdulahi6715 Před rokem +1

    Asc wallasey faaduma muna

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Před rokem

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @salamkala14
    @salamkala14 Před rokem

    Haw sheegin taas ilahay kuda

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před rokem

    Wcs walaashey igu qaaliya faatima muna aadbaan kuu salaamay inbadan

  • @susumohamed7293
    @susumohamed7293 Před 11 měsíci

    ❤❤❤

  • @riyanumuriyan-rh6lz
    @riyanumuriyan-rh6lz Před rokem

    Abaayo jasaka allah kheeer

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 Před rokem

    Subhanallah

  • @salma3ahmed890
    @salma3ahmed890 Před rokem

    SubxanaAllah.

  • @safiyoabdullahi4223
    @safiyoabdullahi4223 Před rokem

    Asc walshey qaali aha ilahay haku karaameyo❤

  • @samsamibrahim3558
    @samsamibrahim3558 Před rokem

    Maya.yayna.usheegin.haqariso.

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Před rokem

    subxanallah

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před rokem

    Subxallah

  • @foozia426
    @foozia426 Před rokem

    Subxaanalaah

  • @fatimahodey
    @fatimahodey Před rokem

    Ilaahay ba uceeb asturay maxayba usheegaysa

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 Před rokem +1

    Waxaa fiicneyd hadey toobad kentey iney wiilka yarkaa cafis wydiisato inka aamusto

  • @ifraaxfaatule8705
    @ifraaxfaatule8705 Před rokem

    Asc walahi waan qitooday waa run ilahay baa asturay waa inay amusto ooysan is fashiln

  • @ayaansiciidayaanle
    @ayaansiciidayaanle Před rokem

    Armay marka ay u sheegto uu Ku dhahaa geerida xaaskaygi baad sabab u ahayd

  • @missjano8249
    @missjano8249 Před rokem

    Asc Fatma wad mahadsand tahay lakine waxa odhan laha raabi ba ku asturay ee ha iska shekin balse waxa gabadha ugu wacan sida waa hoyadi iyo famillkisa wilka ilahay ba bixiya ilmaha maxa logu dhaga hadli 😢dadka musliminti ah iney sida iskugu dhago hadlan ma ficna qof masersan ina sida lo gaalo ma ficna ilahay ha u naxaristo gabadhi dhimatey

  • @foozia426
    @foozia426 Před rokem

    Wcs

  • @Roda-rk5yt
    @Roda-rk5yt Před rokem

    Asc

  • @nihalbintusigale5813
    @nihalbintusigale5813 Před 11 měsíci

    Zc w zcw ❤❤❤

  • @furqanabidnoor6603
    @furqanabidnoor6603 Před rokem

    Subhanallha Subhanallha

    • @mustafeilyas5731
      @mustafeilyas5731 Před 11 měsíci

      6Wan .🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉3j

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 Před rokem

    ❤❤❤