4 Madaxweyne oo waalnaa inta ay xilka hayeen | HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Waa muuqaal ka hadlaya Madaxweynayaal soo maray caalamka oo lagu tuhmayo in ay qabaan nuuc kamida waalida.
    Fadlan Subscribe dheh channel-ka.

Komentáře • 77

  • @abdiaziizabdullahi3941
    @abdiaziizabdullahi3941 Před 3 lety +3

    Mnsha Allah ❤️ tanaad

  • @abdihakimjeego1959
    @abdihakimjeego1959 Před 5 lety +9

    Mahadsanid zhp magacaga ma aqaano.Tanaad waa kanalka aan ugu jecelahay Barta CZcams. GOForward

  • @xasanAliAhmed-ss6bb
    @xasanAliAhmed-ss6bb Před 4 měsíci +1

    Xasan dhiiqo ku dar madaxweynihii somaliya soo mara kii ugu tuugsanaa

  • @calidaahir8722
    @calidaahir8722 Před 5 lety +3

    Thanks muqaaladan FAA iidada leh

  • @husnim.7810
    @husnim.7810 Před 5 lety +7

    Keep going

  • @qurbotv9447
    @qurbotv9447 Před 5 lety +3

    Thanks

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 5 lety +3

    Intaasba waxa ku kalifay diin la,aanta Kaligi taliye inaad Tahay Ma xuma laakin waa inaad diintada iyo dhaqankaga xejisataa allah na Waynaysa

  • @cabdiqanimaxamuud3904
    @cabdiqanimaxamuud3904 Před 5 lety +7

    Waxaad ka ilawday tram madaxwaynaha maraykanka e walan

  • @raahaabdullahi1979
    @raahaabdullahi1979 Před 5 lety +5

    Yaaa kaas somaliya udhiba

  • @nasserjama5797
    @nasserjama5797 Před rokem

    Abdi maxamud cumar ayaa shan ku ah

  • @musemoalim845
    @musemoalim845 Před 5 lety +5

    Masha Allah
    Chenalal faaiido badan

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 Před 5 lety +14

    Cajiib Waa Ficilo Lala yaabo
    Lkn Shacabku Inay iska qabtaanbay Ahyd Mudo Hore Dadka noocaas Ah

  • @sacadmuusemohamed7622
    @sacadmuusemohamed7622 Před 4 lety

    Tanaad Casimadaha Dunida ku so dar marnamijyadada 👌 Hero

  • @khadarhassan5294
    @khadarhassan5294 Před 5 lety +3

    Aaway cabdi illay huuno

  • @saidalisaiddirie9369
    @saidalisaiddirie9369 Před 4 lety +6

    Siyaad bare ka ilawday 😂😂

    • @YackaBoy117
      @YackaBoy117 Před 2 lety

      1970ilaa 1980 raaax dadka ku jireen in somalia

  • @MohamedFarah-my7kx
    @MohamedFarah-my7kx Před 2 dny

    Ismail omar guelleh kaso hadal kaligi taliya Djibouti

  • @tuqo7470
    @tuqo7470 Před 5 lety +4

    This is very scary story kkk

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 Před rokem

    Kuwa waalan kuwa doqonta ah sida xasan buste oo kale ayaa ka xun

  • @saccdiyamahmed2975
    @saccdiyamahmed2975 Před 4 lety +3

    Dani ''iyo'''Farmajo''''Ahmad''''Madobe'''''''Abdi''''Ileyy'''''Hala''''Badho''''Somaliyey

  • @kasimahmed2835
    @kasimahmed2835 Před 4 lety +2

    Kkkk waali

  • @craxmaanaxmedcali9597
    @craxmaanaxmedcali9597 Před 3 lety

    Maxaad uga reebtay siyaad bare madaxwayneyaasha waalnaa

  • @axmadamiira2555
    @axmadamiira2555 Před 5 lety +4

    hhhhhhh siixir isku daawaya kulaha

  • @omarwardheere2721
    @omarwardheere2721 Před 5 lety +4

    Xasan shekh maxamud ma,ilowday o qaba,ilka Somalia isku diray

  • @SNUFFED2ROLLs
    @SNUFFED2ROLLs Před 5 lety +3

    Muse BIxii aweey walalayalow

    • @mohnazirm
      @mohnazirm Před 5 lety

      Xaasid

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs Před 5 lety

      kkkkkkkkk Muse Bixii soo kii terra yiri cudurka dimrka ayuu qaaba@@mohnazirm

    • @saccdiyamahmed2975
      @saccdiyamahmed2975 Před 4 lety

      Muse''''Bixi''''Wa'''islam''''din'''Lehh''''dhaqan''''Lehhh''''Hoyadaba'''''Walan

  • @seeraarbmchannel5623
    @seeraarbmchannel5623 Před 5 lety +6

    Siyad bare Ku dar isna wuu waalaaye oo Quraankuu Dafiree

  • @zakariaali6136
    @zakariaali6136 Před 4 lety +2

    Mahad sanid

  • @djao2212
    @djao2212 Před 5 lety +8

    Muuse bixi hala baro midha isna wa walan yahaye

    • @hamsecxb9569
      @hamsecxb9569 Před 5 lety

      Waar.farmaajo ku dar wuxuu moodayaa inuu somalia xukun military Ku qabsaday intuu tuute soo xidho

    • @saccdiyamahmed2975
      @saccdiyamahmed2975 Před 4 lety +1

      Dj'Ao'''''Hoyada''''Hala''''badho'''''Ma'''Muse''''bixi''''wa''''Nin''''Muslim''''Ahh''''Oo''''Muslim'''Ah''''Adiga''''Waalo

  • @skyblackholles5403
    @skyblackholles5403 Před 3 lety

    Ninka sheegtay ilaah nimo sixirka na la isku daweeyo oo miisaska la sheekaysan jiray waxaa laga fahmi karaa in uu la shaqeen jiray shaydiinta oo uuna caabudi jiray

  • @saalaxdheere4486
    @saalaxdheere4486 Před 5 lety

    Sxb wadankeena ayaba laga yaabanyahay maxawadama kale kayaayabnaa

  • @ibrahimmohamed8665
    @ibrahimmohamed8665 Před 5 lety +3

    Madaxwaynayaashan muuse biixi ayaad ka ilawday wll kusoo dar

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 Před 3 lety

    Waalida nuucaas ah hadda waxay haysaa fa......

  • @abdim.m.q3127
    @abdim.m.q3127 Před 5 lety +12

    Ma iska qabtaan muuse biixi baa hada looga baqayaa inuu waasho

    • @saccdiyamahmed2975
      @saccdiyamahmed2975 Před 5 lety +1

      Adiga Walo" Ma muse wa Nin Diinta Islamka haysta.oo ale ka cabsada' Caqli" iyo gesinimo" Alle kumanaystay

    • @maareyebugsiiye8615
      @maareyebugsiiye8615 Před 5 lety +1

      Kkkkk abdiqani wad iga qoslisay sxb inuu muuse biixi waasho laga baqayaa sida kuwaa hore

    • @saccdiyamahmed2975
      @saccdiyamahmed2975 Před 4 lety +1

      Adiga'''''Iyo''''Ruxad''''Jaceshahay'''washa''''M''Muse''''Wa''''Nin''''Muslim'''Ahh''''Oo''''Din''''Leh''''

    • @maxamudmuxyadiin3481
      @maxamudmuxyadiin3481 Před 4 lety

      Channelka kabadal magacaa oo ubixi wax ka baro madaxwaynayaasha adduunka

  • @abdihaliimawil2489
    @abdihaliimawil2489 Před 3 lety

    Waxaad ka iloowaday Dola trump waa waalan yahay kaas

  • @niin128
    @niin128 Před 5 lety +2

    Musiga badal

    • @Tanaad
      @Tanaad  Před 5 lety +3

      ok mahadsanid madaama muuqaalka intiisa badan gabood falo iyo xasuuq laga sheekeynayo baan u saaray waad ku mahadsan tahay taladaada qurxoon

  • @xamsehagoog4268
    @xamsehagoog4268 Před 4 lety

    Equatorial Guinea kuma taallo africa wlal ee waxay ku taallaa america
    Malaa waxd u jeddaa Guinea bissau ama canakry

    • @Tanaad
      @Tanaad  Před 4 lety

      Walaal waa Dal dhaca xeebta Galbeed ee Africa waad google gareyn kartaa

    • @xamsehagoog4268
      @xamsehagoog4268 Před 4 lety

      @@Tanaad 3 Guinea ayaa jira laba africay ku yaallaan midna america
      Equatorial central America miyany dhici jirin

    • @Tanaad
      @Tanaad  Před 4 lety

      @@xamsehagoog4268 waxaad ku qaldeysaa French Guiana oo dhacda koofurta america islamarkaana hoostagta France

    • @xamsehagoog4268
      @xamsehagoog4268 Před 4 lety

      @@Tanaad exactly wlal

    • @salmacadey824
      @salmacadey824 Před 4 lety

      Waaa africa wll

  • @zalmiita5623
    @zalmiita5623 Před 5 lety +3

    Oo muuse biiixi kuma jiree....😂😂

  • @salmanabdi5293
    @salmanabdi5293 Před 4 lety

    Chanelka magacaa ka badal

    • @Tanaad
      @Tanaad  Před 4 lety +1

      Sababta bal raaci

  • @abuunawaal
    @abuunawaal Před 4 lety

    Afysfe

  • @jamachasan8410
    @jamachasan8410 Před 4 lety

    Muuse biixi allow naga qabo.

  • @mss_zu7184
    @mss_zu7184 Před 5 lety +1

    Siyaad barre maxd ugu dari wyday😀😁😂😃

    • @khadarwadani5798
      @khadarwadani5798 Před 5 lety

      Siyad bare Allaha ha u naxariste
      Mxa cawantan ugu so qabaneysa wa Nin
      Dadkisa iyo dalkisa homariyey
      Tariqda geliyey

    • @mss_zu7184
      @mss_zu7184 Před 5 lety

      @@khadarwadani5798 poqolaal kun ayuu gumaaday oon wxpa galabsan yuu horumarka gaadhsiiyay daalin buu ahaaye

  • @arooosshow5039
    @arooosshow5039 Před 4 lety

    Muuse biixi ku dar..... Madaxda waalan

  • @islaqabwaynchenal2456
    @islaqabwaynchenal2456 Před 5 lety

    waxaad inoo soo turjuntay waxaan ka fahamay madax waynayaal aan diin islaam wax ku xukmin oo shayaadiinta caabuda sixirkuna sameeya waana gaal gaal dhalay weeye intuba qof kuna haduusan diin islaam wax ku xukin umaduu baa bi'anayaa

  • @libanali9710
    @libanali9710 Před 4 lety

    Siyaad bare mxd uga reebtay