GURI BARWAAQO TAXANAHA QAYBTII UDANBAYSAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 515

  • @xamsemaktal6807
    @xamsemaktal6807 Před 4 lety +219

    Ma ogi cidda akhrin doonta qoraalkan lkn waalidkaa jannada alle ha geeyo

  • @Travel_sanaag
    @Travel_sanaag Před 4 lety +87

    Qofkii 17kii Qaybood ila dhamaYstay like ha saaro

  • @aftaxkaraamahofficial2940
    @aftaxkaraamahofficial2940 Před 4 lety +157

    HADAAD ADOO DAAWANAYAA COMANTI AKHRINAYSO LIKE KU KAZBEE 😂💪

  • @sakariyejaamac4541
    @sakariyejaamac4541 Před 4 lety +60

    Guri barwaaqo wax-weliba wuu jili karaa,reer miyi,qurbo joog iyo nus-caqli.
    Hanbalyo ismaaciloow!💖🤣

  • @aarkamanta2561
    @aarkamanta2561 Před 4 lety +27

    Hooyo ilaahayow janadaa geee 😭😭

  • @a.risaqomar4792
    @a.risaqomar4792 Před 4 lety +38

    Anigoo ah Daawashadi Ku xidhnaa Taxanaha Waxaan u mahad celinayaa Alle (SW) inoo suurto galiyay Taxanahan iyo Dhamaan Kooxdi noo matalaysay Ruwaayadan Qiimaha lahayd,waxaan sii Gaar ah u Mahad celinayaa Mr,Guri-bArwaaqo oo ahaaa ninkii sida khaaska ah nooga Qoslinayay, Waa inoo iyo Taxanaha xiga iyo Anigoo Salaan Boqran idinku Sii Sabootinaya Team Guri-Barwaaqo✋ from hargeisa....

  • @somalimaviafacetoface5825
    @somalimaviafacetoface5825 Před 4 lety +49

    Anaa uhoreeya like

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 Před 4 lety +84

    Reer Burco Xadaarad weeye wllhi ilaahow hanoo waayin Wllheen.😁❤
    From Djioubti❤🇩🇯🇩🇯

  • @abdifatahjirde4446
    @abdifatahjirde4446 Před 4 lety +92

    Asc inta hargeysa ka daawanaysaa farta taag fdln mhdsnid

  • @sadaamxuseen8662
    @sadaamxuseen8662 Před 4 lety +14

    Guri Barwaaqo gar iyo gardaraba waan ku wataa jecliyaa inaan meel wada joogNo😁 hargeysa kaalay pro❤

  • @farhangacmadhere4982
    @farhangacmadhere4982 Před 4 lety +28

    😁😂✅ hooyadii suu ugu xaraabeeyan kayaabay guri barwaqo✅ nusbalodhkaygan kuu iibinya✅hooyo ma ninkaygii haaf pasta kaga baxsaday ✅ waa xaqiiq ilaahow hoyada noo daa

  • @awiljama4326
    @awiljama4326 Před 4 lety +36

    House barwaqo
    Waxan talo Ku siin
    Lahaaa inaad Qab labaad
    Samayso oo aad Yurub ka soo laabato markale
    Adigoo waayo arag ah experience oo Saxaya
    Khaladkii hore aad gashay hadad Ku talo jirtona
    Hawsha halkaas ka sii wad

  • @Kobcis
    @Kobcis Před 4 lety +13

    Wanaag bey ku dhamaatay riwaayadii aad ka u xiisaha badneyd ee la magac baxday "DADKU WAA KUMANAAN KUNBA NOOC YAHAY"
    Guri Barwaaqo Aad baad u mahadsantahy sxb sare waxaan rajeynayaa inaad taxane kale noo fikiri doontid insh Allh
    GUUL WACAN GURI BARWAAQO TEAM 🙏❤

  • @mohfilims5268
    @mohfilims5268 Před 4 lety +34

    Mothers all somali alle janada ha geeyo subscribe isaara walalayal

  • @siciidaxmed2963
    @siciidaxmed2963 Před 4 lety +4

    Guri barwaaqo walahi wad iskeentay mashallah director macal jilaa dhamaysa. Halka kaga hay talada film samaynta iyo soo saarida jilayaal mustaqbalka magac yeesha waanigi kugula taliyay maantana midhaheedi waad haysa. Acadeym sida hollywoodka ayad yeelan inshalaah si badi dadaalka 👏👏👏👏

  • @Abuudi1738
    @Abuudi1738 Před 4 lety +11

    6:32
    Hooyo: Qalbigaa i Dilaacay
    Guri barwaaqo: Anaa Kuu Tolayaa Markaan Noqdo
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @samiiramohamed3592
    @samiiramohamed3592 Před 4 lety +6

    Alla hooyo qiima badanaa ilaahow hooyaday idaa intay dunida joogto ma ciishoonayo cadowga yada i dhaafisay❤️❤️❤️

  • @h-361ad7
    @h-361ad7 Před 4 lety +14

    Ruwayad wacan oo qosol badan. Part 2 mala sameeyn doona. Taageere from Djibouti 🇩🇯❤🇸🇴

  • @deigocosta7910
    @deigocosta7910 Před 4 lety +16

    Intee Germany 🇩🇪 beerka ujiifta like igu cimamada 😂

  • @mameromio2922
    @mameromio2922 Před 4 lety +19

    #1:35 Tom and Jerry ayan soo xasuustay 😂😂😂😂

  • @bashiirsaciid8221
    @bashiirsaciid8221 Před 4 lety +36

    Wll adigan qoraalkyga akhrinaya alle dartii subscribe iigu saar😢

  • @user-dt2fj2ez8d
    @user-dt2fj2ez8d Před 4 lety +1

    Taxanaha cawaro ban uxiiizay xagay kadhacday 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @abdibaasidcawil627
    @abdibaasidcawil627 Před 4 lety +7

    Guraw. Wllhy. Iska. Ka. Tagera. Inta. Hoyo. U. Noshahy. Like. Saar. Illhy. Hoyo. Ha. Daaye.

  • @shucayb939
    @shucayb939 Před 4 lety +11

    Waa mahad alle inaan daawado Qaybtii koowaad ilaa tan oo ah tii ugu danbaysay.

  • @yasingmg8180
    @yasingmg8180 Před 4 lety +13

    Guri Barqado Ana ugu horeeya Bila caleek like hayla dhafina wad mhd snd tahin dhmntin

  • @khalloweeye
    @khalloweeye Před 4 lety +10

    *GURIBARWAQO HORTA MAD MUCAARADBA LAHAYN GARACOW CID WALBA WAY KU TAABACSANTEE*
    😂😂😂

  • @zackvaandhe090
    @zackvaandhe090 Před 4 lety +41

    Inti taxanaHan uxisi donta like
    Guri parwaqo inta naga qoslisaY ilahaY haka qosliYo
    🤣💯🇸🇴

  • @aamiindjama5913
    @aamiindjama5913 Před 4 lety +11

    Sali calaa nabi scw ❤

  • @khaalidcarab2749
    @khaalidcarab2749 Před 4 lety +2

    idaa waxayga waa kaa Guri barwaaqo legend of legend Somalilander CZcamsr's

  • @abdirahmanjama8187
    @abdirahmanjama8187 Před 4 lety +17

    GUry Idin TGerAa QoFki igu Hory NoQDy❤❤❤

  • @abdiazizshaadali1911
    @abdiazizshaadali1911 Před 4 lety +10

    Waa Markii U Horeysay Ee Aan Number one noqdo 🤗

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 Před 4 lety +8

    🤣🤣🤣😂😂🤣🤣allh beerka tom and jerry ban soo xasuustey 🤣🤣😂😂

  • @idirisadde
    @idirisadde Před 4 lety +10

    Blaaahi calayk gurow ma like gurooow isaari laday

  • @qosolqosol5433
    @qosolqosol5433 Před 4 lety +17

    Guribarwaaqow al maxaad Tom and jeri Daawatay hhh 😂🤣

  • @Zulthan_Yarre
    @Zulthan_Yarre Před 4 lety +12

    Filimkan waxan ka Fahmay in Hadii Waalidkaaga Ad Adeeci waydid Wad Lumaysa Sida ku dhacdey Guri barwaaqo Allow Waalidken Noo Dhowr 😥😥😥😥😥😥😭🤲

  • @osmanismail21
    @osmanismail21 Před 4 lety +2

    Walahay aad baan uga xumahay inay dhamatay aktar guri barwaaqo iyo inta la matalaysa hawl badan baa idin ka martay Riwayad samayta lkn aad baad u mahad santihiin thanks inshalahna qabooyin kale oo cusub waad soo daynayaa #guribarwaaqo❤🔥

  • @masuulchanel8492
    @masuulchanel8492 Před 4 lety +1

    Reer laascaanod like isara

  • @dilaakhdilwam8579
    @dilaakhdilwam8579 Před 4 lety +2

    Allah walidka ha ino barakeeyo amen ta raaciya ❤

  • @khadarfaalo9234
    @khadarfaalo9234 Před 4 lety +13

    filmkan bilaw iyo dhamad hadad dawaty maxd ka fahantay ?? caqligaga ila wad ado raali ah wlalhayow

  • @abdullahimohamed2395
    @abdullahimohamed2395 Před 4 lety +8

    Inta somaland jecel jooni isu taaga like from muqdisho guuda

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied879 Před 4 lety +1

    Salan sare gure barwaqo iyo teamkisa hore usoco Ragedi Walahi gure Barwaqo Wa funny 😂 hooyo ka qosliya 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedabdrizack890
    @ahmedabdrizack890 Před 4 lety +3

    M. A guri barwaaqo sxb sare akan aad utaageero from cabudwaaq

  • @amiinabdirashiid3724
    @amiinabdirashiid3724 Před 4 lety +3

    Wlahi guri barwaaaqo waa madax jilida qosalka ayaa uu cawa iga dhameeyey wlahi kulahaa sidii macan jecesha ayaad igu Soo wada dhag dhagaysiin inaan wax hayo modaysiin Alla wlahi berteeda ayuu dhigay Allaha caqliga io maskaxda hakuu barakeeyo sxp #guri barwaaaqo keep going pro From 🇧🇪💪

  • @zackyare3498
    @zackyare3498 Před 4 lety +7

    first plz like guri barwaaqo legend

  • @mawelyarechannel7576
    @mawelyarechannel7576 Před 4 lety +2

    Gurayow zxp taxane danbe oo kan ka shidan kaa sugnaaa 😍😍😍😍😍😍😍

  • @maxamedmaaweel1871
    @maxamedmaaweel1871 Před 4 lety +2

    Iñta jiif jiif ku daawanaysa like hayla dhaafinA

  • @MARTISOOR
    @MARTISOOR Před 4 lety +3

    Wlhi daacad baan uqoslay😂😂 guribarwaaqo salama bro from muqdisho

  • @RTN42
    @RTN42 Před 4 lety +4

    first suulka dhac fhac iigu siii zhb👑👑💖

  • @abdiasiisahmed2582
    @abdiasiisahmed2582 Před 4 lety +6

    GuraYoow mD Noo Sii waDid keep Going 😍😎🤴💕

  • @mohamedabdirisaqsaid7278
    @mohamedabdirisaqsaid7278 Před 4 lety +1

    Rubayadaan hanaga dhamayn musalsal ahaan baan udaawanaa xataa waan ku maal galinaynaaa

  • @hebohashi8929
    @hebohashi8929 Před 4 lety +24

    Oh 😭😕inta ka xanunsathy inay dhamato dhac kusiiyw

  • @djbayaayo3135
    @djbayaayo3135 Před 4 lety +4

    Asc
    Oo hada ma waxaan sugnaa qaladaadka
    Qaybihii igu dambeeyey #guribarwaaqo keeping going bro

  • @tallasame7248
    @tallasame7248 Před 4 lety +1

    Kaliya waxa iga qosliya qaladadka iga soo bob sii ina noo soo qaba ninki ahaa mr huunle iyo shaah

  • @awaalemohamed105
    @awaalemohamed105 Před 4 lety +9

    See you again bro 👋🏻

  • @khaalidkhadar3615
    @khaalidkhadar3615 Před 4 lety +3

    Inta jiifka ku daawanaysa like iigu qabo

  • @HEES_CUSUB
    @HEES_CUSUB Před 4 lety +1

    Hhhhhh Team Guri barwaqo hala soo noqdo waqal studio 3

  • @ubahahmed6061
    @ubahahmed6061 Před 4 lety +2

    Nin aad dhashy kuma dhalin , Alle hooyinkeen ha ino daaayo

  • @wanglei6259
    @wanglei6259 Před 4 lety +2

    hooyo waa beer alle hay noo daayo hoyooyinken kuwii aykadhinteen alle haw naxaristo 😭😭❤🥀

  • @zadikofficial9067
    @zadikofficial9067 Před 4 lety +6

    guray ahaaa dadkiisi meee like dee

  • @sakariyemaxamud7270
    @sakariyemaxamud7270 Před 4 lety +3

    Ale kabaq zxp like sar

  • @mrqambiyoz1382
    @mrqambiyoz1382 Před 4 lety +3

    Guraw qaybtani ma iga geebaa qaladaad badanbaad kusoo darteene ma wey iga dhaamaataaa kkkkkkkkk

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 Před 4 lety +1

    Aar muuu nagga dhamaaday taxanihi😩😩 xaaaa sugee gurow riwaayad kale kaaa sugaynna oo taxane ah❤🔥✌

  • @caliyarecali4505
    @caliyarecali4505 Před 4 lety +3

    Mashallh Taxane aaan inaba caadi ahyn zxb gury nin culuz nazooqbo sifcn uula zocony Taxanha respect kuuhya zxb qaalih dhmn kooxdanh zlmyh

  • @nabiilosmaan2000
    @nabiilosmaan2000 Před 4 lety +1

    Wllo Guri Barwaaqo Qeyb Kale Mnd Bilaabaynin Bro الله يحفظك 😍🖒 sharafi korgaaga bro

  • @khadarabdirahman2161
    @khadarabdirahman2161 Před 4 lety +7

    Guribarwaaqo liph waan kaa hilaaa
    Walhi 👌

  • @mohamedkhadar4460
    @mohamedkhadar4460 Před 4 lety +1

    Anigu waxan odhan lahaa taxanaha playlist usame oo halkaa wada gali si dadka daawan doona ugu fududaato hadhow

  • @ibrahmmohamed5871
    @ibrahmmohamed5871 Před 4 lety +11

    Ilma litir cuqubana kamabaqa yaa 😂🤣🤣😂😂😂

  • @zhantazomali6139
    @zhantazomali6139 Před 4 lety +1

    Riwaayadan wn la bilawday waana la dhamayztay wn ka helay wlhi💋😭❤💯🤣🥰😘😍

  • @mawaahipaadan2807
    @mawaahipaadan2807 Před 4 lety +2

    Hhhhhh,hhhh waygu ciyaarayaan waygu ciyaaranayaan!! Tom and Jerry
    Am so glad home barwaaqo
    Go forward bro

  • @fariixakulmiye9820
    @fariixakulmiye9820 Před 4 lety +1

    Tom and jerry wlhi qosolka iga dhamaaday🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hdsport2523
    @hdsport2523 Před 4 lety +1

    Team guri barwaaqo thanks zhp
    Taxanahan waan dhamaysaty

  • @abdirahmannacho4832
    @abdirahmannacho4832 Před 4 lety +3

    inta og inay xalqadani tii udambaysay Like bac kasii

  • @animeempire141
    @animeempire141 Před 4 lety

    Zaaxiib guri please riwaayad cusub noo soo matal please😇

  • @asmaaxmed6691
    @asmaaxmed6691 Před 4 lety +1

    Waxan soo xasuustay tom and jery🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥰🤣🤣

  • @mohamedarashiid2203
    @mohamedarashiid2203 Před 4 lety

    Waad mahad santihidiin dhamaantiinba
    Bahdii filmkaa cajiibka ah noosoo matashay
    Waxaanan rajaynayaa inaydun midkale noo bilaabi sida ugu dhaw
    Inshallah

  • @abdinasiryare951
    @abdinasiryare951 Před 4 lety +4

    Gurow zhp Taxanaha Noosii wad Blz😥❤

  • @cabdicade9294
    @cabdicade9294 Před 4 lety +3

    Soo dhacay tagero buxda guri barwaqo ✅✅✅👍🙏

  • @khadaraamin6696
    @khadaraamin6696 Před 4 lety +4

    Wan kaxumahay in taxanihii dhamaday Waxn kamid ahaa malaayinka qof ee kuxidhna Taxane kLe oo booskiiza buxinkara zoo badi

  • @nabiilgoets3152
    @nabiilgoets3152 Před 4 lety +1

    Jilaa dhamays tiran slma adi asxabatda up next wxan kasugnaa next program #Guribarwaqo💯👌👏

  • @dadkuuictirafkuhwaalay4246

    War langadhadi pan cawa ku arkay
    Wlhi hargaysa

  • @hamseabdi7764
    @hamseabdi7764 Před 4 lety +1

    Riwaayadani Muuse Litir ayay ku socotaa Muuse Hanbaraab Liin ayaan uga baqayaa Guri barwaaqo 😁😁😁

  • @EarningOdyssey
    @EarningOdyssey Před 4 lety +1

    Ilaahban idinku dhaarshe soonalinimo iigu saara sbscribeta siiba mr GB iyo team Gb

  • @indheergaradchannel3269
    @indheergaradchannel3269 Před 4 lety +5

    Guri barwaaqo sxp taxane kale inoo. Bilaw

  • @zakariyemahad4570
    @zakariyemahad4570 Před 4 lety +1

    Runtii adban ugu xiranhy taxanaha

  • @zuperzme1663
    @zuperzme1663 Před 4 lety +3

    Like iguH abta an uguH horeeyey guraw hora usoco xarabd tee😃😃😃

  • @sacadabdirahman1409
    @sacadabdirahman1409 Před 4 lety +1

    Guray sxb mad taxanha wadid

  • @after4years378
    @after4years378 Před 4 lety +5

    *ILMA LITIRAW ILAAHAY KA BAQA*

  • @siciidaxmed2963
    @siciidaxmed2963 Před 4 lety +4

    😂😂😂😂😂😂 TOM AND JERRY 😂😂😂😂😂 guri barwaaqo

  • @abdiaziizmo2235
    @abdiaziizmo2235 Před 4 lety +4

    Inta jarmalka ka dawanysa like isar 🤩🤩

  • @x-tttabdi50cent62
    @x-tttabdi50cent62 Před 4 lety +8

    😂😂 Inalilah qosolba iguma hadhine

  • @marwaali878
    @marwaali878 Před 4 lety +1

    Alla walayga soo horeeye azxpta

  • @yasingmg8180
    @yasingmg8180 Před 4 lety +19

    War islanta sidi ciyalka hawla ciyarin ka qoslidu MA sidasa 😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedabdirashid8235
    @mohamedabdirashid8235 Před 4 lety +6

    Team guri barwaaqo ♥️

  • @marwanyare6453
    @marwanyare6453 Před 4 lety +2

    Like ta qidhidhcada iskaga biisya
    Team of guray

  • @iamsomalilander5485
    @iamsomalilander5485 Před 4 lety +2

    House Barwaaqo wax waalan siduu u or ordaayo waaku qoslay wlhi😂😂😂😂

  • @clraxmaansiciid3533
    @clraxmaansiciid3533 Před 4 lety +7

    House barwaaqo✊✊😍😍

  • @suhaibabdimouse4761
    @suhaibabdimouse4761 Před 4 lety +5

    #meelu saydhiye ka #maqan yahay waad dareemaysa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢xita markaad eegto dhanka #camerada yaa ila arka😢😢😢😢😢😢😢😢😢👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥

  • @tokiyaproductionstudio8063

    MaNta AniGa UGu HoreeYa GuriBarQo RaGii lacgta ka cunaY HadaD kamid AhaYd like zaar

  • @edirisyusssof7089
    @edirisyusssof7089 Před 4 lety +4

    GURI BARWAQO KEP GOING PROTHER

  • @zamofficial4896
    @zamofficial4896 Před 4 lety +1

    Inta iskula socota taxanayaasha kala ah
    Guri barwaaqo
    Hob films
    Fathia obsie
    Ismuujiya