Guri-Barwaaqo Riwaayad Cusub 2019

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Thnks Asxaabta qaaligaha
    ku xidhnaada Guri-Barwaaqo Tv
    Fadlan SUBSCRIBE SHARE AND LIKE thnks

Komentáře • 600

  • @abdirahmanfilmsvlogs9979
    @abdirahmanfilmsvlogs9979 Před 5 lety +35

    Ismaciil abdilahi Cali iyo
    Abdikarim Deeq Ahmed xaashi
    Madaxi isma Qariso
    Keep going ayan idin leyahay ., 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @yacquubseed9992
    @yacquubseed9992 Před 5 lety +97

    Inta HooYo mcN jeceL like

  • @bashiirafrica
    @bashiirafrica Před 5 lety +57

    Hadalada filmka iyo khaamamka la samaysanayo waa kuwii Guri Barwaaqo
    War ma ila fahanteen de😂😂😂

  • @ashosaid385
    @ashosaid385 Před 5 lety +24

    Rer xamar wxe dhahen war la unbeyo weykaca ka roon 😁😂😂guribarwaqo iga qoslisay
    I'm from xamar Cadey😙😍❤

  • @mustaphemanafezto1586
    @mustaphemanafezto1586 Před 5 lety +7

    *kulaha malin walaba sow halakna iguma dhaftid ma inan Gemm ciyarad iitaqanaa kkk guribarwaqo thanx ABWN*

    • @zakicabdi8886
      @zakicabdi8886 Před 5 lety

      Mustaphe MANA FEZTO hhhhhhh wale hadalka waka iga qosliyey

  • @mahaddiyaaro7648
    @mahaddiyaaro7648 Před 5 lety +9

    Gurow kacan paN kuTaGeY wlleH ano QosoLin pad iGa Qozliza Forme LazcaaNooD 🙋💋💋❤ Gurowe zHp HoRmar wcN ku RajeN apiD 💪💋💋💋❤❤❤❤❤

  • @salebanfarah8295
    @salebanfarah8295 Před 5 lety +4

    Ismaciil Kuna magac dheer Guri Barwaqo zhp aad ban ku salamaya

  • @azeirfamily1929
    @azeirfamily1929 Před 5 lety +8

    waa ninka qudhe ika qosliyaa guri barwaaqo______😘😘😘😙

    • @azeirfamily1929
      @azeirfamily1929 Před 5 lety +1

      @@guribarwaaqotvmahadsanid pro halkaas kaka si wad

  • @abdihamiid1235
    @abdihamiid1235 Před 5 lety +5

    Laban kudhuftoo waa intuu dhuftaye kwran kulaha guri barwaaqo ma qaclaa igu jira

  • @qhmethkahink9850
    @qhmethkahink9850 Před 5 lety +7

    Gid out guray waanin adag wllhy lkn saydhiye waaaaxanuunka lasheego

  • @hodanahmed262
    @hodanahmed262 Před 5 lety +1

    Inta nabiga jecel kusali scw😍

  • @daanimedia6301
    @daanimedia6301 Před 5 lety +13

    Ree burco rageediiH full respect

  • @cazhaqaygamaha8448
    @cazhaqaygamaha8448 Před 5 lety +216

    wlo qli ma like yar ayad ila dhaafi
    plz wlo like😔😔

    • @awilmohamed4110
      @awilmohamed4110 Před 5 lety +1

      cazhaqaYga maHa waaan ku saaray igu qabo anigan

    • @sahrafarah6734
      @sahrafarah6734 Před 5 lety

      cazhaqaYga maHa and then I will not give you a call when I'm not there at work and 😘😙😥😙😆

    • @salaadsicid5703
      @salaadsicid5703 Před 5 lety

      waanu kuu soornaye like iyo love

    • @sakijirid7970
      @sakijirid7970 Před 5 lety

      Gabdh hadey tiraahdo like isaara 2k ayaa like kula carari wiilashi no like kkkkkķk

    • @ayaanlemohamed1787
      @ayaanlemohamed1787 Před 5 lety

      Haha like tii ma waxay gadhay in la iska baryo mr habiqlayso

  • @osmanismail21
    @osmanismail21 Před 5 lety +5

    Codku okey maha ee hubsada inta aan lasoo gelin sida kale nice riwayad #guribarwaaqo

  • @abdirahmanyassin6013
    @abdirahmanyassin6013 Před 5 lety +3

    Guri barwoqo halka kahay, horona usoco sonabadi lagana dargimayo

  • @qosolqosol5433
    @qosolqosol5433 Před 5 lety +13

    Wixii guri barwaaqo TV jacel iyo intii wanaaga jacel like ku dhufo 👍

  • @captainsanto5572
    @captainsanto5572 Před 5 lety +5

    ●inta qura'anka jecel like isaara wllyaal●

  • @xidigfarsamoflms6159
    @xidigfarsamoflms6159 Před 5 lety +3

    Gurey barwaaqo riwaayadaan qaladaadkeedaanu rabtaa wlhi waa qosol e mideeda kale zhb
    Gabadha kula dhigta riwaayadaha wlhi qf yaroo fani ah weye oo qosol badane maad isiisaan wlhi rer somaliland abaal ban uga hayn lahaaye qftaas

    • @xidigfarsamoflms6159
      @xidigfarsamoflms6159 Před 5 lety

      @@guribarwaaqotv lambar hosa ka hadashey lpx waxasi wa diyaar gabdhaha geel banu ka bixina anagu hadanu nahay rer puntland ama rer bari ama rer bosasod
      E gurey barwaaqo zhb gabadha ma isiisey lcg iguma yaree iyo hantiba marakibta dakadda bosaso mareysa barkood aniga lehe lknse lpx ama mesha leygu dilaa burco ah amnigedu ma sugne
      Koley qftan darted wa lo dhiman karaye lknse bila naxaris ama u dhibtaaana zhb intan gbr raadinayo kkkkkk

  • @abdirahmanmohamud523
    @abdirahmanmohamud523 Před 5 lety +29

    Waxan sugnoba rug cadaagi so rogal celi !
    Like isaar !💕💕❤️😂

  • @waxbaajirotv3938
    @waxbaajirotv3938 Před 5 lety +107

    kawaran maanta inti qoraalkayga aragto hadeey Subscribe ii saaran meeqa Boqol ayay noqonayaan hadaba walaal guushayda gacantaada ayay ku jirtaa ha ila dhaafin SUBSCRIBE WALAAL

  • @Xaliye2024
    @Xaliye2024 Před 5 lety +3

    Maxamed zuldaan iyo ismaacil hore usocda aptiyaal saydhiye dhamaantiinbe 👍👍👍👍❤❤❤❤

  • @khalitchibril6764
    @khalitchibril6764 Před 5 lety +1

    Guri barwaaQo io saydhiYe idin waTaa nio
    Keep going for ward

  • @nomanetstudioofficialchane5110

    Iam first guri ciyaal ciyaal dhaley

  • @qaadiroaman3685
    @qaadiroaman3685 Před 5 lety +4

    Woow diriyaddii saafiga ahayd guribarwaaqo iyo saydhiye

  • @ayubhassan9563
    @ayubhassan9563 Před 5 lety +4

    Flinku wuu fiicnaa lakin codka naga saxa. Sikale filinku waa wxkale.🔥🔥🔥😁😁😁

  • @maxamedcabdih.hussein8908

    Zxp guraw riwaayadihii reer miyi sooceli inta barwaaqoda lagu jiro

  • @nimcaanhillaac5326
    @nimcaanhillaac5326 Před 5 lety +6

    Gureyow riwaayada masax baa oomala hubaaa ........
    Abdikarin ali shaah odaygu madhintay oomala hubaaa

  • @hamseofficial
    @hamseofficial Před 5 lety +6

    Riwaayadihii reer miyiga soo celi sxb

  • @adnanztephan1691
    @adnanztephan1691 Před 5 lety +5

    Zxp Guri barwaaqo
    Sheekoyinki naga zoo yaci

  • @yasirinohofficial680
    @yasirinohofficial680 Před 5 lety +6

    Hhhhhhhhh ma caqlaa igu jirah wad itqanayeh war guroow soo badi shp riwydaha wlhi qosol ba kugu dhnhhhm hore usuco shp

  • @muzzeriin3975
    @muzzeriin3975 Před 5 lety +5

    Caan caan dhaallayb
    Kabawayne

  • @OnlySubscribe77
    @OnlySubscribe77 Před 5 lety +33

    Fanproj | Home of Hind Af somali

  • @ugaaskageesk4893
    @ugaaskageesk4893 Před 5 lety +13

    Inta fahanthy ruwaayadan in mansoor hotel burco lagu xayasiinayo

  • @mahamedahmedjcr7782
    @mahamedahmedjcr7782 Před 5 lety +6

    Dharka guri barwaqo wato
    Wan ka helayba 😁

  • @xmcchanal3362
    @xmcchanal3362 Před 5 lety +2

    best ruwadyadhii sanadkan 2019
    \
    '
    p;
    '
    ;
    ;
    ;
    l'l'

  • @cabdifataax5316
    @cabdifataax5316 Před 5 lety +5

    Guri barwaaqo mudo ayaan sugaynay geeesi noolow

  • @husseinsidiiqhamshari5819

    *hhhhhhhhhh guri barwaaqo sxb please soo gali riwaayadan khaladaadkeedii waan hubaa waa beer casaad e*

  • @halabuurhibomohamed4827
    @halabuurhibomohamed4827 Před 5 lety +5

    Kaneecadu waa guri barwaaqo 😂😂😂

  • @ismialjirrdedhiibsane7850

    Ninkii guri barwaqo hablaha muu dili jirine😂😂😭

  • @apdurahmannsaed801
    @apdurahmannsaed801 Před 5 lety +5

    Wlhi dar alle ayan ujeclahy oo utagera #ismacil_cabdilahi😍

  • @khadartokyo4469
    @khadartokyo4469 Před 5 lety +1

    Guru barwaaqo waan Ku tageeraa zxb

  • @majiidshabshir3444
    @majiidshabshir3444 Před 5 lety +2

    Guri barwaaqooy Wxn izka reep seydiye la dhaho wlhi maraaN Sac sac Akhas kan izka reeep

    • @fadumoismail9831
      @fadumoismail9831 Před 5 lety

      Biska Waali xalki u danbaysay qof in ad iska caydo waa wali iyo nacasnimo adiga iyo saga tona garan maayo lkn hadalada ad qorayso ayaa iga yabayay🤗🤗🤗

    • @sacdiyaluula4329
      @sacdiyaluula4329 Před 5 lety

      saydhiye laftiisa reply kuso gelaysa😂😂

  • @abdulrahmanabib7123
    @abdulrahmanabib7123 Před 5 lety +9

    imisa iLa mida aniga oo Hlkan joga
    Xabiibi gurigina ayan hor jogaaye so bax
    Hablaha xfda jarka aH kusO saRay 😂😂❤️👸

  • @yazn7978
    @yazn7978 Před 5 lety +49

    Reer burao hdaad taagertid ❤like saar
    👇 ❤

  • @Arizaakfaras
    @Arizaakfaras Před 5 lety +71

    Hadii Aad sugaysay Riwaayadan in Badan Ood Taagere U tahay Guri Barwaaqo HitLike 💪

    • @Arizaakfaras
      @Arizaakfaras Před 5 lety +2

      Aad Baad u mahad santahay Guri Barwaaqo Marwalipa Waanu ku xidhanahay Channelkaga ❤

  • @Daud_dadki_hore
    @Daud_dadki_hore Před 5 lety +14

    Inta guri Barwaqo tageerta like igu qaBta

  • @sawdasabnaa1188
    @sawdasabnaa1188 Před 5 lety +2

    Guri barwaawo nink kaliye IGA qosliya😂😍😍❤

  • @mohozman1013
    @mohozman1013 Před 5 lety +8

    Hhh burco marka cuntada la dalbanayo maxa la idhaahda insha allah waxad iikeentaaa

  • @ilkacase8282
    @ilkacase8282 Před 5 lety

    Adiga qudhaada Talaata ayaam baxaye😂😂😂😂 guribarwaqo hore usoco

  • @calizakiofficial7591
    @calizakiofficial7591 Před 5 lety +13

    GuRi baRwaaQo RiwaaYada haaGii waaD nGa RaaGtee ma MaZhQuulKaa KuGu BadNaa
    InaDer NooZoo BaDi BahalaGa ku TaaGeeRaa pRo 😂😂😂😂😂😂😂 Qaladaadkana noo zoo Gali inader😍😍

  • @nasirhariir9758
    @nasirhariir9758 Před 5 lety +3

    *hhh guribarwaqo wa nin rageed dumarka wa Ku wajib in LA dhirbaaxo*

    • @nasirhariir9758
      @nasirhariir9758 Před 5 lety +1

      @@guribarwaaqotv hhh my zhp maanta xaaski ba IGA xanaajisy mrka nasiib wng ruwayadan ba iso dhacday hhh

    • @nasirhariir9758
      @nasirhariir9758 Před 5 lety +1

      Lkn hda wxn noqon laha qofki ugu horeyey eed pinned love sii so lkn wd igala laabaty

  • @kramovic6771
    @kramovic6771 Před 5 lety +3

    Guri barwaaqo zxp marka hu dhaylka ay joogan waxay ku leyihiin kwrn jawiga caawa waana aroor hlka qaladka iska saxa wixii danbe waa iga talo

  • @cawlmedia281
    @cawlmedia281 Před 5 lety +7

    inti Guri parwaqo TaGerta like Ha ii sarto👈

  • @Humaag275
    @Humaag275 Před 5 lety +5

    From hargeysa🙋‍♂️🙅‍♂️

  • @idersdacadinho1948
    @idersdacadinho1948 Před 5 lety +8

    Aar il buu ka tuuray guri barwaaqo 😂😂

  • @falissaid9507
    @falissaid9507 Před 5 lety +1

    Hhh wlhi wan qosly sifican Bad lojily manshl hory usoco abwe 💘💘💘

  • @princesshoodo105
    @princesshoodo105 Před 5 lety +1

    Maalinkan is barany eed xidhnayd kabaha ila muranta iyo diraca bac waynaha iyo shalmada wilka ah😀😀😀 qarac sanaaa ninku

  • @cwaaxidjaamac1202
    @cwaaxidjaamac1202 Před 5 lety

    Ruwaayad aan in badan sugayey guri barwaaqo keep going bro

  • @mursalmuuse1685
    @mursalmuuse1685 Před 5 lety +11

    Ma Caqlaa igu Jira waad i taqanaye Guri ParwaaQo Nin TagaY😂😂👏👏👏

    • @hamzahhawadle9440
      @hamzahhawadle9440 Před 5 lety

      Madaxa Commentka Hahaha

    • @mursalmuuse1685
      @mursalmuuse1685 Před 5 lety +1

      @@hamzahhawadle9440 Halkana madaa gudoomiye ka ah😂😂 indha dheerida aduu

    • @hamzahhawadle9440
      @hamzahhawadle9440 Před 5 lety

      Waar Kaa Caaan caan dhalYbaan Egyey Wxu wadee😂😂

    • @mursalmuuse1685
      @mursalmuuse1685 Před 5 lety

      @@hamzahhawadle9440 qudhaada caan caan dhalaye😂😂

    • @hamzahhawadle9440
      @hamzahhawadle9440 Před 5 lety

      Waar KolaY waa Halka Gureye Caqli Iguma Jiree Safarko soo diyaar garow oo InTi Yaryd Hablaha U dir Ha Ila Yaabine😂

  • @halabuurhibomohamed4827
    @halabuurhibomohamed4827 Před 5 lety +5

    Ka dhaqaaq mesha kulaha 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedsidiiq3742
    @mohamedsidiiq3742 Před 4 lety

    Kkk inta Ila AragtaY ninka tukaanku ishu tuuranaYo like saara

  • @apdirahmannuhfarah2598
    @apdirahmannuhfarah2598 Před 5 lety +1

    G.BarwaaQo nin iz Qariyey Wan ka Haynaa mnta Top Video waayeH 💯💯✔🙏🙏

  • @amiinabdirashiid3724
    @amiinabdirashiid3724 Před 5 lety +5

    Inta guri barwaaaqo tageerta like isara naclaa shaydaan KU Yale

  • @indhodahable398
    @indhodahable398 Před 5 lety +1

    Guri barwaqo hore u soco

  • @salmaobsiiye9935
    @salmaobsiiye9935 Před 4 lety

    Guri barwaaqo iska ka tageera inadeer 🔥

  • @mubarigshucayb1574
    @mubarigshucayb1574 Před 5 lety +3

    Wanku tageera guray keep going pro

  • @fariin_aakhiro9830
    @fariin_aakhiro9830 Před 5 lety

    Guri barwaaqiyo wllhi waan qoslay markaad dhirbaaxday 😅😅😅😅😅

  • @maestro1439
    @maestro1439 Před 5 lety +5

    Guri barwaaqo go forward pro❤

  • @ghhjjfmjjhggui3878
    @ghhjjfmjjhggui3878 Před 5 lety +1

    guri barwaaqow isoo wac nio. ruwayd cusub oo kle kuu hayaaaaa

  • @wadadyare9822
    @wadadyare9822 Před 5 lety +7

    Guribarwaaqo Wxu NOQDAY shaaruhkhan KiraN Naago laaYe😂😂😂👏👏👏

    • @wadadyare9822
      @wadadyare9822 Před 5 lety

      @@guribarwaaqotv Guri Nin adag 😂😂👏👏

    • @nastehanalka874
      @nastehanalka874 Před 4 lety

      kal io lap uqosly marku kaga so jry🤣🤣🤣🤣 Gurley ladar igadheh

  • @chapirzhakur3930
    @chapirzhakur3930 Před 5 lety +4

    As always,reading the commments ferst before i watch it🤣🤣home barwaqo madax ilaahay🤣

  • @ahmedobsiye5625
    @ahmedobsiye5625 Před 5 lety +3

    Amazing

  • @mahdiabdallah206
    @mahdiabdallah206 Před 5 lety

    Waawa wada shidan tihina dhamana asxqmta.qali

  • @kingjokercadood4127
    @kingjokercadood4127 Před 5 lety +5

    Guroow Zhp PeryaHan naga raagte maxa isbedelay😢😢😢
    Aad paan kuu zlame like iLa gaadH🙏🙏🙏

  • @zhaficicadde9073
    @zhaficicadde9073 Před 5 lety +1

    So nice also I give the advice this video something is wron .dhinca maqAlka tashuushba ku jira ha laga Saro wixi dame #guribarwaqo good comdian hhhh

  • @apdirahmnkolompia6214
    @apdirahmnkolompia6214 Před 5 lety +3

    HHHh goooD weeeyeH

  • @zhaktaman7686
    @zhaktaman7686 Před 5 lety

    Abdirkariin cali shaahbaad sharaf u haysataa iyo tuulada burco

  • @calimaxamuud2958
    @calimaxamuud2958 Před 5 lety +4

    anaa uhoreya fadlan like isaar

  • @kingfuaadjabane
    @kingfuaadjabane Před 5 lety

    Hhh malin ma la cxasheey 🙌🙌🙌baadiya ninkani mansoor nagu dawakhiyay

  • @ducoqapeofficial4829
    @ducoqapeofficial4829 Před 5 lety +2

    Ninka guri barwaaqo aabihii kumatalaya dhegaha muraayadaha mid baa jaban yaa ila arky

  • @princabdirahmanlovrboy7345

    ✔ Guri Barwaaqo
    Keep going ZHp
    QLiH

  • @ashligalde539
    @ashligalde539 Před 5 lety

    Wallahi walashy baaan mooday waxaa walaysku dilaaa gabdhaha hala ilaaliyo.dhalinta somaaaliyeed iyaga la aantood.layma arkeenbeee

  • @DugsigaIQraonline
    @DugsigaIQraonline Před 5 lety +2

    First today Hore u soco guray barwaqo

  • @amiinayaanle4745
    @amiinayaanle4745 Před 5 lety +3

    Gurey barwaaqo best comedian in Somalia keep going brother

  • @ahmedmhamoudabdiaziiz366
    @ahmedmhamoudabdiaziiz366 Před 5 lety +1

    wy so dheereyey mantah guri barwaqqo zxpow

  • @warsamecabdi5613
    @warsamecabdi5613 Před 5 lety +1

    Kkkkkkkkkkkk wan jclhy waan nacay ayaa hada ka dambayndoonta

  • @abdihakinxako3
    @abdihakinxako3 Před 5 lety +3

    Guroow riwayada codka maxaa ka hayzta aar aniga igama gadna nio waa celise la noqo nio 😂😂😂

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před 5 lety

    Reer burco hablihii waay gumaadeen

  • @mowlidhassan882
    @mowlidhassan882 Před 5 lety +1

    Guray riwaaayad uusoo dhigay maala dhaafi karaa,sln sare zhb

  • @qhmethkahink9850
    @qhmethkahink9850 Před 5 lety +1

    walaal liketa hayla dhaafina yuhuudbaan latartamayaa

  • @katiitaofficial8212
    @katiitaofficial8212 Před 5 lety +1

    Hore U zOCo guri barWaaQo

  • @zhuuzhuapdi810
    @zhuuzhuapdi810 Před 5 lety +3

    ana ugu horeeya gurow😍

  • @sagalburco5103
    @sagalburco5103 Před 5 lety

    👍maaansh alllaaaah dhamaantiin❤️

  • @saedqozta5386
    @saedqozta5386 Před 5 lety

    😂😂😂😂😂 ar guri barwaqoy yartii dhabanadaad casaysay, zxp dar alle u qoslaa markan ku arko full respect

  • @adnaanmohe1290
    @adnaanmohe1290 Před 5 lety

    Ciyaal yahaw ciyaalku dhalay naga hagaji codka mesha waxba noma adan kenin e🤟

  • @faracadeyare6560
    @faracadeyare6560 Před 5 lety

    Izmaaciil abdilaahi ali alle haku dhawro

  • @lamajofficial2446
    @lamajofficial2446 Před 5 lety

    Ismail updilahi Ali 🏠 house barwaaqo lipaH hore u soco khaladaadkedina degdeg Dee hhhh

  • @camaajyare2658
    @camaajyare2658 Před 5 lety +1

    Guri ma inan game ciyara ii taqaana

  • @mk-9302
    @mk-9302 Před 5 lety

    Wali man aarag hal film oo gurig barwaaqo u dhigo habeen yado ah .

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 Před 5 lety +3

    Saydhiye iyo guray barwaaqo 👏👏👈