HABENKI AQALGALKA IYO SHURUDIHII LAYABKA LAHA!!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 06. 2024
  • #qiso_cajiib_ah #sawdabillan#fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe

Komentáře • 493

  • @dr_safa512
    @dr_safa512 Před 6 dny +5

    Abayo macanto saliga nabiga scw scw iyo fataxada biyo kutufo wajiga kushaqo

  • @Ladanm
    @Ladanm Před 28 dny +32

    Nin reer magala raadi ayey is dhahdey markase reer baadiye kii ugu weyna u gacan gashey maskiinta illahey ha u barakeeyo reer keeda

  • @user-wk6um7yo2r
    @user-wk6um7yo2r Před 28 dny +46

    SCW SCW SCW Allaha idin xafido Adiga Drs Sawda Mohamud Qaalib Caruurtaada IYO Zeygaadaba Insha'allah Aamiin Aamiin Allaahuma Aamiin yaa Allaah ❤❤❤❤ Guul Guul Falastiin Insha'allah ❤️❤️❤️❤️

  • @NaaNa356
    @NaaNa356 Před 28 dny +27

    Marwadeena quruxda badan nolow abaayo aabo xaladiisa kwrn 😊❤ Sidaan baad ku qurux bdn thy Dr's ♥️

  • @Ramla-st2xr
    @Ramla-st2xr Před 28 dny +20

    Waa run sowdaay waad caatowday aniga waxaan is lahaa sowda ha ka nixini markaan maqlay inaad ku faraxsantahaan ku soo qoray

  • @aishaahmed5602
    @aishaahmed5602 Před 8 dny +3

    Yarabi guur xalala ino sahal yarabi 🤲🏻✨💝

  • @sophiamohamed8833
    @sophiamohamed8833 Před 26 dny +10

    Ontusan gursan muxuu ugu shegi wayey wuxuu neceb yahay & wuxuu jecel yahay 😊

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 Před 28 dny +14

    Allaha kucaafiyo saliid seeytuun waa dawo wijigana dhalaal ayeeyka dhitaa marso sister ❤❤❤

  • @user-gu2fd5ee1d
    @user-gu2fd5ee1d Před 3 dny +1

    Qli Dhaka yare shaah kadhigo habeenkii markaad seexanaysid iyo subixii insha allh waad ku caafimaadi

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Před 28 dny +6

    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤

  • @user-lp7qo8go2y
    @user-lp7qo8go2y Před 28 dny +19

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد أحبك يا رسول الله ❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Před 28 dny +3

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @FarahRayaleh-bf5nm
      @FarahRayaleh-bf5nm Před 26 dny +1

      A s c wll iskawaran mafiicatahay kawaran xalakaks wanku kan vll majotah 3:02

    • @SumayaRooble
      @SumayaRooble Před 22 dny

      8​@@FarahRayaleh-bf5nm

    • @user-yr2ey5qw8e
      @user-yr2ey5qw8e Před 19 dny

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @RaxmaCumar-fh5sq
      @RaxmaCumar-fh5sq Před 18 dny

      Wsc and Asc Wll Koko Zamora 😅the other side the the other side 😅the 😅😅the I 😅😅think have been in a 😅good bit of aa of 😅ofa of 😅ofa of ofa😅 of 😅ofa😅 of😅 ofa of of aa of 😅ofa of😅 of aa of ofa of ofa😅 of 😅ofa of 😅ofa😅 of 😅ofa of 😅of😅 😅of aa 😅of 😅ofa of ofa of ofa of😅 ofa of of 😅ofa of 😅ofa of ofa of😅 ofa of ofa😅 of ofa😅 of 😅ofa of ofa of ofa of 😅😅ofa of 😅of ofa😅 of ofa of ofa of ofa of 😢😮ofa of ofa of ofa of ofa of ofa of. ofa of ofa of ofa of ofa of of ofa of ofa of ofa of ofa of ofa of of ofa of of ofa of 😅😊😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @baribarixasn6106
    @baribarixasn6106 Před 28 dny +11

    Wax kastoo i soo maray
    Hada waan ka noolahay❤️🙏🏻 sawd qaalib waan ku salaamay wllo

  • @dr_safa512
    @dr_safa512 Před 6 dny +1

    Walahi wa sheko faniya yarabi 🤲 ninka cadi mahan

  • @hafsaomar2364
    @hafsaomar2364 Před 27 dny +9

    Abyo biyo badan isticmaal xasaasiyadana alle haka yasiro

  • @AishaHassan-tm3cu
    @AishaHassan-tm3cu Před 28 dny +17

    Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Před 28 dny

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-kh7wr9nw8b
    @user-kh7wr9nw8b Před 21 dnem +4

    Illahy ha ku caafiyo wallo mcn
    Qalpigana kaga duceeyey walllhi,
    Samirkaa aad ku samirtayna alle ha kaaga abaliyo

  • @bashiirgeelle826
    @bashiirgeelle826 Před 28 dny +4

    Waqtiyada aan shaqada ku jiro qisoyinkada basan dhagaysta allha ku xafido abayo SAWDA

  • @riamcadeymyfarsti9533
    @riamcadeymyfarsti9533 Před 10 dny +4

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 Před 28 dny +9

    From baadiye to city yaab badnaa faarax somali is the best ❤❤❤❤

  • @maankadeeqa3046
    @maankadeeqa3046 Před 27 dny +6

    Alla caawa saan u qoslay sawda adaaba qosol leh qeyr Insha allh ma korontadaa maqan 😂😂😂😂😂

  • @Salmaqurxinta
    @Salmaqurxinta Před 27 dny +3

    Waba sheko qosol badan bani.adamka waa kala duwan yihiin ani adunka waxa unecbahay casho aad ninkeygana waa iga daran yahay alxm ❤❤❤

  • @user-hj5iw6yb5h
    @user-hj5iw6yb5h Před 27 dny +5

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zeiruqmohamed
    @zeiruqmohamed Před 28 dny +6

    The first day comment anqoro wlx qosolki adunke 😂😂😂😂thanks sowday walo

  • @moahmed3790
    @moahmed3790 Před 2 dny

    Sowda allah ha ku cafiyo

  • @sahraomar1039
    @sahraomar1039 Před 28 dny +6

    Scw Scw Scw Abaayo Alle haku caafi

  • @hodanmohamed4001
    @hodanmohamed4001 Před 27 dny +2

    Anigu asturan quruxbadan ayaan ku aqaana sawday allah ha kaa caafiyo ellergygaa yar❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před 28 dny +10

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MariamAhmed-st9tz
    @MariamAhmed-st9tz Před 27 dny +5

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️

  • @HooyoFartuun-q4y
    @HooyoFartuun-q4y Před 5 dny

    Alahkucaafiyo. Inshaallah🤲🤲🤲🤲🤲

  • @bilanmuse5698
    @bilanmuse5698 Před 28 dny +3

    Man sha Allaah tabarakallah waa iga qoslisay qaali 😂😂😂😂

  • @AbdiFataxcali-sy8be
    @AbdiFataxcali-sy8be Před 6 dny

    Alle hakuu cafiyo huuno qaali

  • @HafsaAbdirahman-ho6oy
    @HafsaAbdirahman-ho6oy Před 28 dny +6

    Wcs wrxm wbr abyo❤
    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد ❤❤

  • @user-tr6hw6mu2v
    @user-tr6hw6mu2v Před 3 dny

    ilaahay ha Ku caafiyo wllaasheena

  • @maxamedlaarsoon2062
    @maxamedlaarsoon2062 Před 28 dny +7

    Alla hoyadey aya saas ah wlh elergy qabta indhaha hoostoda madoow ka galo marna we fcnata😢illhey ha idiinka caaafiyo

  • @user-ev3ny2kr7k
    @user-ev3ny2kr7k Před 21 dnem +3

    Sawda qaaliyey wll qisooyinka soomaalida ku soo dar waad mahadsantahy

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Před 28 dny +2

    Wcswbr Sawda Qalib. Allaha ku caafiyo Abayo mcn. Allergiga Allaha kaa caafiyo ❤❤❤❤❤

  • @hafsaibrahimhassan
    @hafsaibrahimhassan Před 27 dny +1

    Aad ayaad u qurux badan tahay
    Sawda qaaliyey wllshy mcn
    Ilahay ha ka cafiyo alarjida

  • @humayzahbintuzead9518
    @humayzahbintuzead9518 Před 28 dny +7

    Wlhi waad caatowday wlhi❤

  • @user-je8hq1fv4y
    @user-je8hq1fv4y Před 28 dny +3

    Haa walahi wad caatowdey walahey quruxbadan❤❤❤❤

  • @Sahra-bk5sk
    @Sahra-bk5sk Před 28 dny +4

    Sawda qaalib fani baatahy shukran hppt❤️❤️

  • @aasiyoaasiyo3308
    @aasiyoaasiyo3308 Před 27 dny +3

    صلى الله عليه وسلم ❤

  • @muscabcabdulahi79126
    @muscabcabdulahi79126 Před 27 dny +1

    Rabi haku caafiyo xanuunku waa imtixaan ee rabi dambi dhaaf hkaaga dhigo

  • @user-cf2wv9pw9h
    @user-cf2wv9pw9h Před 27 dny +2

    Maa.masha.Alaah.😂😂😂.wad.quruxu.badn.tahy❤❤❤❤.wahli

  • @IimanAli09
    @IimanAli09 Před 27 dny +4

    Sawday illhy hku cavio zxpy aniga xasasiyadeyda wxa waaye
    Carafta, Ukun, malaay, dooro, macmacaan,caano booro, timir, malab, hilib ari, qudaarta cagaaran, mooska, liinta,canbuulda
    waa idhibayan bariis io baasto lee cuni kra illhy dhibka ha nga dulqaado indhaha ani guduud inoqonayo lkn ima madobadan wx yar oo been ah lee madow noqdan

  • @Zihaameeyyyy
    @Zihaameeyyyy Před 16 dny +2

    Gabadhan iyo ani isku dabeecad nahay wxan jeclahay wxa musalsalka ka daawado inaan sameeyo romance ahay illahey ban ka magan galay reer baadiye sas cml😂🙄illahey haku caafiyo habo mcn🤲🏻❤

  • @xabiibacadceed7501
    @xabiibacadceed7501 Před 8 dny

    Sowdaay aniga shekadada howsha jikada ayaan kuqabsadaa wa kahelaa sheekadada ale hakubarakeyo

  • @igaraalinoqo9273
    @igaraalinoqo9273 Před 27 dny +2

    Murayadaha indhaha sababa in indhaha hoostoda iyo duushoda madobadan😊❤❤❤❤

  • @luulbaraale5253
    @luulbaraale5253 Před 27 dny +1

    Ascw maanshaa allaah Walaalshey sawda illaahey ha kaa raali noqdo gabar aam jecelnahaa tahey

  • @SahraMaxmud
    @SahraMaxmud Před 28 dny +4

    😂😂😂😂😂 miskiin waxbukudhigay wllhi

  • @Ashwaaq_Dhowrsan
    @Ashwaaq_Dhowrsan Před 25 dny +1

    Indha qurux badan ba ledahay MaashallaH way ka cawryeen 😢❤

  • @Ilhaanaxmed-gl4vm
    @Ilhaanaxmed-gl4vm Před 27 dny +2

    Abaayo quraan iska Saar❤❤❤

  • @user-ih5tx8vl4j
    @user-ih5tx8vl4j Před 28 dny +4

    Wcsm wrxm
    Scw scw scw ❤
    Qofta kaliye aan darted u sogalo CZcams ala mxan codkada jclahy abayo sowday alle haku xifdiyo❤❤

  • @nanogzan
    @nanogzan Před 27 dny +1

    mashaaaa Allah waa sheeko qurux badan, thanks aysawda

  • @user-rc2if5hr7salmq
    @user-rc2if5hr7salmq Před 28 dny +2

    Runta weye sawday xasasiyada waxay kaga kacayso un hadad ogtahay ad iska ilaliso wa ok sax dawo malaha kaxaysa dhakhatirtu waxay ku dhihi waxyabaha carafta leh iyo waxa ay kaga kacayso un iska ilali wllo qali ❤

  • @SahraMaxmud
    @SahraMaxmud Před 28 dny +2

    Scw scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey masha Allah wllo

  • @futdc624
    @futdc624 Před 28 dny +7

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @user-he3jp8re2h
    @user-he3jp8re2h Před 25 dny +1

    Scw walAal alla. Ha ku xafido

  • @user-kc7fc8qb5r
    @user-kc7fc8qb5r Před 6 dny

    صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @dr_safa512
    @dr_safa512 Před 6 dny

    Ha abayo macanto cajil faa'ido malahan sidada kuqurxontahay🎉🎉🎉

  • @nanogzan
    @nanogzan Před 27 dny +1

    aysawda xasasiya limo dhananta u u fican wax yar ku masaje hana iska badin Allah SWT haku cafiyo👍

  • @faraxmaxamud-gl1ok
    @faraxmaxamud-gl1ok Před 27 dny +1

    Walhi habo ma aqan wajigaga mudada naga maqna waxuyay ma aqan balse sidaadi hore farqi idin dhexeya catonimo tacban insha allah wad so laban safarka ayaa leh sida wayo qofka nasashadiisa waa hogiisa kaliya❤

  • @yusufwarsame3387
    @yusufwarsame3387 Před 28 dny +1

    Masha Allah Sawda salaan sharaf

  • @CabdiraxmanSayuun
    @CabdiraxmanSayuun Před 22 dny +1

    Masha allh gabadh aan barmaamijkeeda jclahay

  • @ifraxqaasim806
    @ifraxqaasim806 Před 28 dny +1

    Scw scw scw ❤Alla ku cafiyo abyo

  • @hodanyusuf5342
    @hodanyusuf5342 Před 27 dny +1

    Sowda qurux abayo macan allaha ku cafiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaadumoSalaad-xe9eo
    @FaadumoSalaad-xe9eo Před 28 dny +1

    Masha allah qof siyaado leh baat u egthy sowda ❤

  • @abdirahimali2871
    @abdirahimali2871 Před 21 dnem +1

    Abaaya Allaha kucaafiyo❤❤❤

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 Před 28 dny +1

    Jasakumullahu qayran jasaa ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fardusfardus4152
    @fardusfardus4152 Před 27 dny +1

    Hhhhh wllhi fani qisadi sawdaaay wali Allah ha ku caafiyo❤❤❤

  • @safiyomcnhussein5425
    @safiyomcnhussein5425 Před 28 dny +4

    Salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi

  • @nimconeyruusnimco
    @nimconeyruusnimco Před 27 dny +1

    Alla ani xitaa saasaa ahay inaacaatooboobo wankeclahay baasto iyo bariisna waan isku daldalaa

  • @user-sp8zv2zt9l
    @user-sp8zv2zt9l Před 28 dny +2

    Abaayo alle ha ku caafiyo

  • @lamafilaan6968
    @lamafilaan6968 Před 28 dny +1

    Allah ku cafiyo Abayo mcn
    Wnba iska ka jeclhay wlh❤❤

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 Před 28 dny +2

    Mashaallah tabarakallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před 28 dny +4

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn sowda bilaneey aadbaan kuusalaamay

  • @Haphza__abdi
    @Haphza__abdi Před 21 dnem +1

    Wallahi sowdo fani ba tha 😂😂😂❤

  • @XabiiboIbraahim-wo1xc
    @XabiiboIbraahim-wo1xc Před 27 dny +1

    Abaayo ilaahey ha ku caafiyo

  • @zuhuurxusen3659
    @zuhuurxusen3659 Před 17 dny

    Scw scw scw.mansha allaah tabaaraka rahmaan walashy dar alle ayaan kujecladey❤

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 Před 28 dny +1

    ❤❤❤❤ maashaalaa Maashaalaa Alle baarig walaal

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 Před 28 dny +14

    Nin kaas anigoo naag ah ayaan isku dabeecad nahay wlhi😂😂😂

  • @user-kg2ps4dq7i
    @user-kg2ps4dq7i Před 10 dny

    Kkkkkkkk😅😅😅😂😂 maskiin wlhi waa intixan aduun wlhi qosolka iga dhamadi ❤❤ wlhi nimanka qer waa iska sidas

  • @Nujuuma
    @Nujuuma Před 28 dny +5

    صلي الله عليه وسلم ❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Před 28 dny

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AsfiyoMuse
    @AsfiyoMuse Před 28 dny +4

    Anaa xanuunkaas qaba sowdooy baalashu wey iga gurmayan indhahey iga dhex gelayan hadan mesha baalashu kasoo baxan wax cadcad oo wasakh dadku modan ba kasoo baxa energygaas wlhi dhibatan ku qaba 😢

    • @maqsuudchannel4888
      @maqsuudchannel4888 Před 18 dny +1

      Ala abayo Ana saas ah xta mararka qaar waxan dareema in inadaha wax iiga jiran hadana waxba iigama jiro😢

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 23 dny +1

    Wcs walshey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh Masha allhhh Masha allhhh ❤

  • @DeeqodaganMaxamed
    @DeeqodaganMaxamed Před 27 dny +1

    Allh ku cafiiyo abayo ❤❤❤

  • @QunyarSocod-ry2ef
    @QunyarSocod-ry2ef Před 17 dny

    Alla shekadan wee iga qoslisey wlhi 😂😂😂😂😂😂😂

  • @hooyoayaanle548
    @hooyoayaanle548 Před 4 dny

    Scw saw

  • @user-pz2ff6ee5i
    @user-pz2ff6ee5i Před 19 dny +1

    Alllhu haku caafiyo

  • @CaliAdan-zi2xt
    @CaliAdan-zi2xt Před 28 dny +1

    M,a allha ku xifdiyo sowdo ❤❤

  • @user-my9id3ke8k
    @user-my9id3ke8k Před 28 dny +1

    Ilahay caafimaad hakusiiyo

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 Před 28 dny +1

    Laga yabaa in uu ilmo yar o habo u ahay soo socdo❤❤❤❤

  • @fardowsaxaaji-pn4gq
    @fardowsaxaaji-pn4gq Před 28 dny +1

    Haa sowda wejigaaga laga arkaa inad caatowday❤❤

  • @SafuraHalac
    @SafuraHalac Před 25 dny +1

    صل الله عليه وسلم

  • @user-oo7jp6zd1s
    @user-oo7jp6zd1s Před 20 dny +1

    Sheekooyin xiiso badan baad noo keentaa ❤❤

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 Před 28 dny +1

    Duco aa ku bogsanaysid ayan ku soo diraaya inshaaallaah❤❤❤❤

  • @futdc624
    @futdc624 Před 28 dny +2

    ماشاء الله ❤

  • @user-pz1ty4pm1o
    @user-pz1ty4pm1o Před 25 dny +1

    Wllhi waan qoslay😂😂😂

  • @NasraMahmed
    @NasraMahmed Před 16 dny

    ❤❤mashalaaa mashlaa

  • @user-ol7ny1ux4c
    @user-ol7ny1ux4c Před 28 dny +2

    Sawda aadba uqurbadantahay xapipti horay usoco 😊❤🦋🙏

  • @HafsaAbdirahman-ho6oy
    @HafsaAbdirahman-ho6oy Před 28 dny +2

    Cawa Qosolka iga dhamaday runtii😂 Nura waxba helaay