SHAKI IYO WARXUMO DASHIIL AYAN KUFURAY XASKAYGA LKN WAN KASHALAYEY!@ Sawdaqaalib

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • #sawdamohamud #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Komentáře • 79

  • @aminoahmed9005
    @aminoahmed9005 Před 11 měsíci +8

    Wadmudantahay sowdo qali like ta, habo dhihin hadad kahelin walaga heli wa xaqiiq, sheekoyinkada maaha maalayacni ee wa duruus iyo cibro qaadasho, wadmahadsantahay Allah hakudhowro aniga balwad ba inoqotay mabosugikarayo intad maqantahay intaasoo jeer bn eegaa pagekada.

  • @NimoHashi-y4o
    @NimoHashi-y4o Před měsícem +2

    Subxaana allaah aduun waxkasta ka dhaca kheyr allaha kusiiyo wax weyn baan ka faaidey sababtoo ah waan maseer badanahay.

  • @aasiamaxamed7049
    @aasiamaxamed7049 Před 11 měsíci +2

    Ma shaa allah ukhtii qaaliya allaa yacissak ukhtii alle haku xifdiyo labada daaroodba dambigaga rabbi ha dhaafo runtii dadka aad kuugu xidhan ku jiraa qisadan waxaa iiga baxay runtii cibrooyin badan suubanaheenuna wuxuu yidhi صلى الله عليه وسلم ( العجلة من الشيطان) aadbuu u degdegay walaalkaasi Allena wuxuu yidhi سبحانه وتعالى (خلق الإنسان من عجل) markaa dadbaa jira u banbaxay isku dirka dadka is jecel kuna aakhiro seegay walahi alle ha ina ilaaliyo isagaa casiisee💖💖💖💖💞💞💞💞💕💕💕

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 Před 11 měsíci +4

    sawda salama Caleykum maasha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @saleebanmohammedmahamud4963
    @saleebanmohammedmahamud4963 Před 6 měsíci +1

    Asc , maasha allah sowda, run ahaanti aad baan u xiiseeyaa, qisooyinka aad soo gudbiso, waxaadna tahey gabar aqli badan oo af somali fisiix ah ku hadasha, waliba caalim baad tahey, qisooyinka aad soo xulato dhamaantood waa kuwo cilmi iyo cibaaro ku sugantahey, waan ku duceeyey ilaahey ha ku janeeyo adiga iyo waalidiinteen iyo muslimiinta dhamaan,.

  • @shukriali3911
    @shukriali3911 Před 11 měsíci +3

    Sawda Binti Qaalib Waan ku Salaamay Xaxibti Warkaan ku arkey inaad sogashey Aad iyo baan kugu farxay xataa wali madhageysan Qisada aad no sowatid laakiin Dar Alle ayaan ku Jeclahay Qisoyinkaagana waan jeclahay Allaha idin Xafido Adiga Qoyskago Dhan Qisooyinka Nosobadi Wa Talo Iyo Waano Iyo Ku Cimri Qaadasho Qof Yar iyo Qof Weynba Barakallah Fiikum

  • @AsmaQalbi-ru3tu
    @AsmaQalbi-ru3tu Před 20 dny

    Sawda markaan lacag ku shubto mopelka ayaan so dajiyaa qisooyinkaaga lkin like taada dhaxalkaa wanku sara ❤❤

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 Před 11 měsíci +3

    Salallahu calayhi wasalam jasakallahu khyr wll

  • @nastexa6091
    @nastexa6091 Před 11 měsíci +4

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 Před 11 měsíci +7

    Subxanallah Subxanallah qofka waxba muu hubsan ala dad qaar fudayd badana

  • @user-vb7ty1ne8g
    @user-vb7ty1ne8g Před 11 měsíci +2

    Caruru taydu xataa way ku barteen hoyo habo sowdo miyaa kushekenayso dhahaan ❤qli dumary alhaha haku bara keyo

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 Před 11 měsíci +1

    Hubsamo hal baa laa siista waa mahamaham Somalia ❤❤Shukran Abayo sawda qiso faaiido badan waaye ❤

  • @peela4069
    @peela4069 Před 11 měsíci +4

    Sowda meqa ku sugeyny wad so dahday anyway allah ku xafido❤

  • @aasiyoaasiyo3308
    @aasiyoaasiyo3308 Před 2 měsíci +2

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد ❤

  • @MonoKiin-ou7qc
    @MonoKiin-ou7qc Před 10 měsíci +1

    مبروك ماشاءالله ilaahay haku xifdiyo wan jeclahay qisooyinkaada❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @yusufawale4755
    @yusufawale4755 Před 11 měsíci +3

    Wcs waad mahadsanty dadaalkaga sawda qaalib

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Před 11 měsíci +1

    Mashaa Allah Walasheyn Allah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah

  • @sacdiyahabargidir6589
    @sacdiyahabargidir6589 Před 11 měsíci +2

    Sodhawaw abayo qaliya alaha kuxafido ❤

  • @nimcocadirashiid-gj5jt
    @nimcocadirashiid-gj5jt Před 11 měsíci +3

    أللهم صل على أشرف مولود وأكرم محمود وخير مافي الوجود صلى الله عليه وسلم ❤

  • @user-si7wg8zu3v
    @user-si7wg8zu3v Před 3 dny

    Scw ❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před 11 měsíci +1

    Wcs walaashey igu qaaliya sowda sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan allaha kubarakeeyo

  • @hodancabalahi7445
    @hodancabalahi7445 Před 11 měsíci +1

    Warunta walashi cidnalama amiina😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂wllo wllo sawday labartaada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sacdiyahabargidir6589
    @sacdiyahabargidir6589 Před 11 měsíci +7

    الهم صلي على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد ❤

    • @NeimaOmar-gk9lk
      @NeimaOmar-gk9lk Před 3 měsíci

      Swcswcswcswcswcqwcswcswcswcswcswc❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faizabella1580
    @faizabella1580 Před 11 měsíci +1

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد و على اهله واصحابه أجمعين

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 Před 11 měsíci +2

    Hubsiimo halba laa sista been mahaan 😢😢😢

  • @m.buraale3732
    @m.buraale3732 Před 11 měsíci +1

    Allahuma zali calaa zayidina muxamed ❤

  • @safiyasacad485
    @safiyasacad485 Před 11 měsíci +2

    Wcs wr wb Salallahu Calayhi wasalam ❤❤❤
    Waxaa lagu mahmaahaa hubasiimo halbaa lasiistaaa

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 Před 11 měsíci +1

    اللهم صل وسلم علي نبينا وحبيبنا محمد

  • @NasteexoBarkhad
    @NasteexoBarkhad Před 6 dny

    Waa laag😂❤

  • @caderrayale7744
    @caderrayale7744 Před 11 měsíci +1

    mashaa allah beautiful story ❤️

  • @camraomarsheikbilan438
    @camraomarsheikbilan438 Před 11 měsíci

    Wcs sowda nuura xbbti waan ku salaamay
    Scw scw scw

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Před 11 měsíci +1

    Masha Allah sister ❤

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 Před 6 měsíci

    Waa sheeko wax badan laga faaiidaayo,Ina tuseysa hubsiino la aanta dhibatada aykeeni karto.Weliba qoysaska iyo dadka saxiibka ah.

  • @FatimaMahad-ex5ug
    @FatimaMahad-ex5ug Před 11 měsíci +1

    Tnks xbbti❤

  • @zaynabali1556
    @zaynabali1556 Před 11 měsíci +2

    Asc byo alh haku amn sado waa ku dahsane

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 Před 11 měsíci +1

    Salallaahu caleyhi wasalam

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 Před 11 měsíci +1

    Scw scw scw scw scw

  • @ahmedmohamud1220
    @ahmedmohamud1220 Před 11 měsíci +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @AtiyaabdirahmanBuuwe
    @AtiyaabdirahmanBuuwe Před měsícem

    Xabaryar mcn ilaahkuxifdiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-wc9nz3qh5v
    @user-wc9nz3qh5v Před 24 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před 11 měsíci +1

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 Před 11 měsíci

    اللهم صل و سلم على سيدنا محمد

  • @fardowsamohamud9701
    @fardowsamohamud9701 Před 2 měsíci

    Hubsiimo hal baa la siistaa

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 Před 11 měsíci +1

    Wcs

  • @khadrasheekoxariiro
    @khadrasheekoxariiro Před 11 měsíci +1

    Asc asxabay nasoo boqda

  • @sucdicadood601
    @sucdicadood601 Před 11 měsíci +1

    Wcs swda wllo❤❤❤❤❤❤❤scw scw

  • @user-ym7ok2by8g
    @user-ym7ok2by8g Před 11 měsíci +1

    ❤❤

  • @rafiiif458
    @rafiiif458 Před 25 dny

    Asc wan kusalamay qaliyay qisa an dhagaysanayay baa iga luntay mamadii hospital ka jiftay e rerkii jarmlka uguuray markii aay aroorti ilmaha sowacdayy iyadoo warqadii sugaysa baan wayay bal isoo pin iguqabo mhdsnid wan xafidi wayay

  • @husseinhassan5367
    @husseinhassan5367 Před 11 měsíci +2

    Asc

  • @user-oz4yr2uo9p
    @user-oz4yr2uo9p Před 11 měsíci

    Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤

  • @user-vb7ty1ne8g
    @user-vb7ty1ne8g Před 11 měsíci +1

    Asc wllo sowda
    Waxda tahy qofka kaliya an si joogta ah u dhagaysto
    Xataa markan guriga ka
    shaqaynayo sida dadku hesaha ugu shaqeyan anigu Adiga qisooyinkaga walhy shaqadu igu baxadaaba
    Markan walhay wan kujecelnahy

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  Před 11 měsíci +1

      Mahadsanid qaali

    • @Ayanmohamed-xl9so
      @Ayanmohamed-xl9so Před měsícem

      Masha Allah waa qiso cimri qadasho midan wuu maseeyrey niinku ragu dumarka besa beey maseeyra ku sheegan iyaga baanaga daran suwda jzl kheer abayo ❤❤

  • @ubaxxusein
    @ubaxxusein Před 11 měsíci

    Salalaahu calayhi wasalam

  • @ruqiyaabdullahi4639
    @ruqiyaabdullahi4639 Před 11 měsíci

    Scw❤

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 Před 11 měsíci +2

    Cod maleh sowda

  • @AbdirahmanHassan-xr6jo
    @AbdirahmanHassan-xr6jo Před 10 měsíci

    qisaa. yab ax❤❤❤

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 Před 11 měsíci +3

    Sixun wax usheg sixir wu kadaran yahay

  • @UbaxxuseenSiciid
    @UbaxxuseenSiciid Před 3 měsíci

    Scw scw scw

  • @AaminoXasan-bu4ms
    @AaminoXasan-bu4ms Před 11 měsíci

    Suhanllah

  • @farduzomar6855
    @farduzomar6855 Před 12 dny

    Hadii aad argtona

  • @barliinbaashi5110
    @barliinbaashi5110 Před 28 dny

    Ani hada iheesataa arinkaan isoduceeya

  • @ayaanayma881
    @ayaanayma881 Před 11 měsíci +1

    Hubdiimo halba la siistaa aan maqli jiray fudedka ma fiicno

  • @user-yw4dn3jj7i
    @user-yw4dn3jj7i Před 8 měsíci

    Talo aan la guugin waa lagu.rafaadaa waa iska sidaa oo kale

  • @SalahadinKadarAhmed
    @SalahadinKadarAhmed Před 10 dny

    ❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Před 11 měsíci +1

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @umumuusaomaromar2440
    @umumuusaomaromar2440 Před 11 měsíci +2

    Hubsiino halbaa lasiistaa

  • @MaryanDagan
    @MaryanDagan Před 7 měsíci

    Ax wliga qof bindama lagama yelo inu kudhibo uu kudulysto ngtas gbdha wayba wdna goysay ilhy ba uqdaray lkn 😢 ax

  • @hadillaium
    @hadillaium Před 11 měsíci

    22:08 haha wlh maskiin ahyd ani booskeda hda joogi lahaa ibtizaam nolosheyda ninkaas kuma laaban lahyn wlh

  • @adarhassan2389
    @adarhassan2389 Před 11 měsíci

    Waa kusalaamay

  • @AbdirahmanHassan-xr6jo
    @AbdirahmanHassan-xr6jo Před 10 měsíci

    Waxbanka. fa,ide. Waa. in. an wax. Xubsado. Wixila. ishego. kum dedegayo. Wll

  • @ifraaxcabdi9255
    @ifraaxcabdi9255 Před 9 měsíci

    Xage rerka sugu diri ninku

  • @caishagrdali4288
    @caishagrdali4288 Před 10 měsíci

    Sowdoy madama ay ogaaty in hooyadeed sidaa loo dilay oo ay dambi gelin maxay u raadi weysay oo ay ugu sheegi weysay sida wax ugu dhaceen in ay hooyadeeed cafiifo aheeyd

  • @user-xc3uj2cs3k
    @user-xc3uj2cs3k Před 11 měsíci +1

    Wcs