Ismaciil Aarka - Adaa Ubax igu Dulbeeray Official Video 2021

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 01. 2021
  • Ismaciil Aarka
    Heesta Adaa Ubax igu Dulbeeray
    Erayada Ismahan Araweelo
    Laxanka Abdikarim Ali Shah
    Music Furinle
    Camera Idiris Dabcasar Liibaan Dahir iyo khadar waqal
    Editing Khadar Waqal
    Director Abdikarim Ali Shah
    suldaan, xariir, mursal muuse ugbaad aragsan somaliland
  • Hudba

Komentáře • 3K

  • @intisaardahir4345
    @intisaardahir4345 Před 3 lety +614

    Hargeysa ineey hooyga fanka tahay laiskuma heeysto walhi wiilkena Ismaciil Aarka nalka ayey u shideen😍 One love reer hargeysa from Muqdisho❤️🙌🏾

    • @hassanmohamed974
      @hassanmohamed974 Před 3 lety +49

      Isagaa leh hargaysa aarku siyaasada mooye muqdisho iyo hargaysaba waa dhulkiisi

    • @intisaardahir4345
      @intisaardahir4345 Před 3 lety +11

      @@hassanmohamed974 sax walal taas baa been eheeyn✊🏾

    • @fahadkasocdalka2672
      @fahadkasocdalka2672 Před 3 lety +18

      Aarka HARGAISA Cidiina Kama Xigto Anagaba Waxan Ula Dhaqana Sida Wiilkeena Ku Bashal Sxb

    • @intisaardahir4345
      @intisaardahir4345 Před 3 lety +10

      @@fahadkasocdalka2672 ilaheey amarkiisa badana wa laga xigaa miyaan idhi? Waxaan dhahay kaliya fankiisa wuu kala kacay markuu hargeysa tagay.🙄

    • @sagal447
      @sagal447 Před 3 lety +13

      @@intisaardahir4345 xbty hadalka ayanad fahmin ban filaya iyagana waxay kawadaan anagaba waa wiilkeeni marti maha

  • @mohamudmohamedahmed6686
    @mohamudmohamedahmed6686 Před 3 lety +256

    Inta nabigeena suuban jecel hal mar ku saliya nabigeena scw❤️❤️❤️❤️❤️

    • @najaahadam6795
      @najaahadam6795 Před 3 lety +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @farxiyoqalbi2942
      @farxiyoqalbi2942 Před 3 lety +1

      SCW SCW

    • @najaahadam6795
      @najaahadam6795 Před 3 lety +1

      @@farxiyoqalbi2942 اللهم صل وسلم علي نبينا محمد ❤ اللهم صل وسلم علي نبينا محمد❤ اللهم صل وسلم علي نبينا محمد ❤اللهم صل وسلم على نبينا محمد ❤
      اللهم صل وسلم على سيدنا ونبينا محمد ❤اللهم صل وسلم على سيدنا محمد ❤اللهم صل وسلم على سيدنا وحبيبنا محمد ❤❤❤❤اللهم صل ❤❤وسلم على نبينا وحبيبنا ونبينا محمد❤اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد❤اللهم صل وسلم علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤اللهم صل وسلم علي سيدنا وحبيبنا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @salmocabdiraxmaan8061
      @salmocabdiraxmaan8061 Před 3 lety

      Scwscs

    • @sakariemaschrano5248
      @sakariemaschrano5248 Před 3 lety +1

      Zcw zcw

  • @DayaxStudio2019
    @DayaxStudio2019 Před 3 lety +1605

    Wiilka yaga wuu shitay howgii fanka baravo ismail♥️

    • @apdizalan8745
      @apdizalan8745 Před 3 lety +30

      ninkaasi ma dayax rasiinbaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @secretdiamond2683
      @secretdiamond2683 Před 3 lety +75

      Waa loo shiday
      Farkaliyi fool ma dhaqdee
      Waxba muusan qabsadeen haday hargaysa qabyaaladi ka jirto

    • @user-il4vj5js7u
      @user-il4vj5js7u Před 3 lety +5

      @@apdizalan8745 😂😂😂

    • @mozil20
      @mozil20 Před 3 lety +3

      @@secretdiamond2683 ahaay wa sas

    • @fadumolula1022
      @fadumolula1022 Před 3 lety +1

      @@secretdiamond2683 jjj

  • @zakariyemohamed4100
    @zakariyemohamed4100 Před 3 lety +14

    Cabdikarin cali shah lageng laxamiste ah wllhi heesta marka maqlay inaa laxanka adiga ledahay waa fahmy cabdikarin cali shah fanaan+laxamiste keep going legend 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdalaki1787
    @hamdalaki1787 Před 3 lety +239

    Inta aminsan ismcil arka inuu hoyga fanka waxkle noqdey LiKe
    hamblyo waqal studio

  • @bbenacnac
    @bbenacnac Před 3 lety +154

    Ayy ismaciil aarka another level 💯
    Hargeysa iyo fankeeda waxba malaga Qaban karo Quruxdi aduunka 💚🤍❤
    Waqal 800k wow 👏 hambalyo

    • @habonabdirahman663
      @habonabdirahman663 Před 3 lety +4

      Hargeysa wooow🟢🔴⚪

    • @bashirbashiirhawaarojaceylku
      @bashirbashiirhawaarojaceylku Před 3 lety +3

      Nac nac🍭 nanac nooca ugu mcn naag🤣 nanac midanana niici kariin bbè ñàç ñàc lòve ù źiź🙈🔥💍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @bbenacnac
      @bbenacnac Před 3 lety +1

      @@bashirbashiirhawaarojaceylku my wife 🙈♥ love you so much mcney 💋💋❤

    • @bashirbashiirhawaarojaceylku
      @bashirbashiirhawaarojaceylku Před 3 lety +3

      @@bbenacnac love u too mcnto adaa ubaax igu dul beray🥀
      Dadalki ada sameyaay 🏃‍♀️🔥
      Nacaabki adiiga duqeyaay😘👊
      Ìnàan duláña rumawdaý🥰😍

    • @bbenacnac
      @bbenacnac Před 3 lety +1

      @@bashirbashiirhawaarojaceylku mi world 🌎 ♥ thank you ❤💋

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 Před 3 lety +257

    Reer hrgysa gobonimada Waa Lagu Yaqaanay Wiilkii waa u kala kiciyeen wlhi Masha Allah

    • @muzcapfuad7604
      @muzcapfuad7604 Před 3 lety +4

      Wiilku wa wiilkayagi magaaladana cid kama xigto

    • @xamdiabdi2320
      @xamdiabdi2320 Před 3 lety +1

      awalba wu kala kacsana adeer manta miya la bartay awalba wa la yaqanay iska sax hadalka ish 😜😜😜

    • @waxgaradmediachannel1298
      @waxgaradmediachannel1298 Před 3 lety +5

      @@xamdiabdi2320 dumarka nus inaad tihiin haddalkaaga ayaa xaqiijin u ah😁

    • @xamdiabdi2320
      @xamdiabdi2320 Před 3 lety +1

      @@waxgaradmediachannel1298 dumarka o dhan afkaga xun ha ku so garin mida kle aniga adiga kulamaba hadlin marka xage igala qabsatay heedhe wxa aan shegayna wa wax jira been miyan shegi laha si aan idin amaano 😝😝

    • @waxgaradmediachannel1298
      @waxgaradmediachannel1298 Před 3 lety

      @@xamdiabdi2320 beenta iska qabta oo runta isku sheega hayskuna maaweelina khiyaaliga xaqiiqadda istusa kuna dhaqma bal eeg ninkan isMaciiL aar bal dib udaawo hesooyinkiida inta daawatay, ta kale fanaaniinta la joogta eeg.
      Aynu hadalno oo been isku sheegni khayrkeen ka hadhno ,khiyaalina aynu iskunmaaweelino waxa ka wacan aynu haddalno oo aynu runta isku sheegno, baadila,iyo beenta garafka aynu ku dhufano ileen dad isLaamk ah ayaynu nahaye. Xaqiraaduna ma fiicna.

  • @donib7225
    @donib7225 Před 3 lety +240

    This song is addiction 🔥go miles brother

  • @somalimanintheworld5090
    @somalimanintheworld5090 Před 3 lety +172

    لا أعرف من سيقرأ تعليقي..
    لكن أسأل الله أن يرزقك سعادة لا نهاية لها ♥︎

  • @queennaima7796
    @queennaima7796 Před 3 lety +481

    Hargeza ine tahay hoyga fanka iyo ilpaxnimada wlhi wan qire like sar hada qirte💚🤍♥️

  • @oneatatime4468
    @oneatatime4468 Před 3 lety +30

    Labo bilood kadib ninkan muuqiisa waa isbadalayaa hada wali ciyaalka xaafada ayuu la Style yahay bal 2 ama 4 ama 6 ama 8 amaba 1year kadib fiiri isagoo Update ah ba arki dhogortiisune isbadashay,. Xidigaha Geeska waagii horeba saan ayay ahaayeen. Viva Hargeisa hooyada Fanka 💖💖💖💖💖💖❤️❤️💗 keep going bro,

    • @fadumoahmedqali8166
      @fadumoahmedqali8166 Před 3 lety

      3c4

    • @farhiafarah6954
      @farhiafarah6954 Před rokem

      Xaa itiri waalagahorumaaraa tantan kahorumarayna qiimobadan iyo aaoon iyo caqli iiga badatay , dhigirta haa laakiin dhanka kale hadee dhhiigaa kusoo waalabarbaaraa yaa rabi tawbawaqti waxaa lagu jihaadaa aaakhiro iyo duni wax utabcadhoaqoon diiin yaa rabi tawbah meelnaloo soo jiro manaqaanee waaa khatraaaayfarxiyeeto gabadha yartdha gabay buraanbur haa iyo kalmado wax ku ool sh musig iyo duumaar iyo rag woow islaleh iyaaaaaaaa5👋

  • @siciidabdidhicis4101
    @siciidabdidhicis4101 Před 3 lety +100

    Ismacil lagend of the lagend
    Hdii aad jeef ku dawanyso
    Like isaar🤣🤣

  • @Tiinafareey
    @Tiinafareey Před 3 lety +1894

    Congratulations waqal studio 800k insha allh 1m 🙏

  • @abdishakurhashi5458
    @abdishakurhashi5458 Před 3 lety +1079

    Jaceyl nabigeena maxamed scw ayaa ka ficn waxkast wlhi😘😘

  • @Abdikaafimahamoud
    @Abdikaafimahamoud Před 2 měsíci +3

    Heestaan xasuus bay igu leedahay❤

  • @najaxaxmedabdi7105
    @najaxaxmedabdi7105 Před 3 lety +7

    ClkaRiiN CaLi SHaaH dhiiri galiyaha ismaaciil aarka🙏❤👀🥰

  • @hanadomarofficial7556
    @hanadomarofficial7556 Před 3 lety +1311

    Congrats waqal for 800k🔥

    • @bashirbashiirhawaarojaceylku
      @bashirbashiirhawaarojaceylku Před 3 lety +9

      Akhas shùpa ku ďhashe car waķase reply isoo gaal😡😡😡🤬🤬🤬🤬😠😠

    • @hibohibo9282
      @hibohibo9282 Před 3 lety +1

      wwwwwaw best song wqal

    • @aadamfanax7675
      @aadamfanax7675 Před 3 lety +3

      Boorsade lii caato 😂😂

    • @XOGTEENA
      @XOGTEENA Před 3 lety +1

      WALALAYAAL FANKII XUMAAY ALLAH SUBXAANU WATACALAA AYAA IGA MADOWEEYE ALXMDULLILAH EE CHANNEL KAAN AYAAN FURTE #SUBSCRIBE ISARA THANKS 1K PLZ 🙏

    • @ahmethgamer6687
      @ahmethgamer6687 Před 3 lety +1

      @@XOGTEENA beenalEH😂

  • @galplayfilms1270
    @galplayfilms1270 Před 3 lety +183

    Hees iyo badh another level 🥰🔥🤩

  • @sagalhassan3250
    @sagalhassan3250 Před 3 lety +71

    wiilku reer dhan buu inagala joogaa hala ilaaalyo libaaxa abgaal❤

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Před 3 lety +275

    Heestan uurka'ba loo saameyey malaa deee mid kasta calool weyn Bey iskaga soo duubeysaa dadaaLkii adaa sameyey nacabkey adaa duuqeyey😂😁wixii iga danbeya likE iska sar✊❤🔥 22 February 2021

  • @queenhumblegirl375
    @queenhumblegirl375 Před 3 lety +315

    walee reer hargeysa waa ukacdeen igaarkeena

  • @Tiinafareey
    @Tiinafareey Před 3 lety +817

    Waaaaw wax kale 🩸

    • @naciimamaxamed6129
      @naciimamaxamed6129 Před 3 lety +3

      Abaayo replay isoo gal aadban luck jecleheee

    • @Xidigaha.sevenka.7
      @Xidigaha.sevenka.7 Před 3 lety +2

      Kkkkkk Tina fareeey

    • @kistoboy4800
      @kistoboy4800 Před 3 lety +3

      @@naciimamaxamed6129 Ilahey darti igu sar wllo ha iga xasidin plz #subscribe

    • @kistoboy4800
      @kistoboy4800 Před 3 lety +1

      @@Xidigaha.sevenka.7 Ilahey darti igu sar wllo ha iga xasidin plz #subscribe

    • @saedalihassan5093
      @saedalihassan5093 Před 3 lety +3

      Shubaa Idin dhashee sida dadka canka eh reply ugu galeysin maa dadka kale ugu gashiin🤞

  • @zoomlucky2171
    @zoomlucky2171 Před 3 lety +2

    Ismail Aarka laxanka Abdikariin Ali shaah aad ayuu codkiisa ugu soo baxey waa wiil cod macaan mashaalah

  • @nasromohamud2625
    @nasromohamud2625 Před 3 lety +27

    Fanaankii reer Galmudug ahaa
    İsmaaciil Aarka ku raaxeeyso hooyga fanka👏🏻

  • @ahmedfal0py776
    @ahmedfal0py776 Před 3 lety +159

    Heestan way kala kacaysa waa hadan la xaqirin mida kle hadad aragtay commentikayga oo niyada ka aqrinaysid anigana niyadaan idinka salamay 😊😇

  • @sacduuabdulahi6861
    @sacduuabdulahi6861 Před 3 lety +258

    Wiilkena guuleyso gobta halkey dagto isaaq waa idin wataa from abgaal osman 💚💬❤💪💪💪

    • @shugriqali5248
      @shugriqali5248 Před 3 lety +20

      Sidoo kle hawiyo waa idin wadanaa dadkayaga💚💬❤🇸🇴🇸🇴🥰🥰

    • @fahadkasocdalka2672
      @fahadkasocdalka2672 Před 3 lety +15

      Wiilka Hargaisa Cidi Kama Laha Ku Bashaal Aarka Bro Mahu Waa Mahagi

    • @sacduuabdulahi6861
      @sacduuabdulahi6861 Před 3 lety +2

      @@fahadkasocdalka2672 haa wllo thank you bro❤💬💚💪

    • @sacduuabdulahi6861
      @sacduuabdulahi6861 Před 3 lety +1

      @@shugriqali5248 thank you abyo💚💬❤💪

    • @hamse8704
      @hamse8704 Před 3 lety +14

      Abgaal dadaan jecelnhy

  • @fatimabella1496
    @fatimabella1496 Před 3 lety +13

    Ismacil arka ❤ I love this song 🎵 ❤ wllhi😭😭😭 after 2mouth 2 million gadhayza

  • @nasraabdalla7770
    @nasraabdalla7770 Před 3 lety +8

    Ismaciil aarka legend 🙌 👏 ❤ ♥ 💙 horay usoco adaa ubax nagu dul beeratay anagana 🙈😂👌🔥

  • @xisaabiyosaynis8479
    @xisaabiyosaynis8479 Před 3 lety +708

    Heestan way qarxi doonta inta igu raacsan like ta xun kudhufo waligey like ma baryani 😂🤗

  • @feylanmohamet4990
    @feylanmohamet4990 Před 3 lety +34

    Ayy Somalind Iyo Quruxdeda Wax Kale Hargysa Iyo Fankina Lo Daaa ❤️❤️♥️

  • @sayidcalisayidcali7326
    @sayidcalisayidcali7326 Před 3 lety +14

    Aarka Fanaanka Kaliya ee Sida Layaabka leh Looga jecel yahay Gayiga somaliand Hore u soco Aarka

  • @eng.abdikanimohamedhussein6312

    All in All Abdikariim Ali shaah Heesta waxkale ka dhigay Amazing Hees waaa Laxan

  • @eroofficial7577
    @eroofficial7577 Před 3 lety +125

    Ismaaciil aarku wuxuu kasoo haajirey muqdisho markuu ka arkay inuusan fankiisu ku soconeen wuxuu yimid garoowe dhawr heesood buu ku qaaaday hadana waa ka yimid wuxuu yimid hargaisa hadeer wakaas hargaisa fankiisi iyo talentigiisi way soo saartay.
    Hargaisa wa hoyga fanka❤

    • @hunguridhubuq3275
      @hunguridhubuq3275 Před 3 lety +3

      absolutely

    • @eroofficial7577
      @eroofficial7577 Před 3 lety +8

      Reer hargaisa hoyga fanka❤ plz subscribe aan isku saarno oo is garab istaagno wlladay subscribe iisii❤🥰

    • @qiimobadan4681
      @qiimobadan4681 Před 3 lety +3

      Beenta jooji fankiisa rer mogdisho ku soconeynin ha dhihin wiilka anaa aqaano wax kle buu mogdisho ugu haajiray ee mogdisho boqol hargaisa Ka so carartaa buuxan fankoodana waa la dhagestaa Ismail aarka ha dhihin markuu arkay inuu fankiisa ku soconin beentu waa xaraaam qiso adag buu ugu so tag xitaa uu heees Ka sameyay mana sheegaayi marka beenta waa xaraaam

    • @ismailupdeirazhid153
      @ismailupdeirazhid153 Před 3 lety +1

      @@qiimobadan4681 wll maxaa ku dhacay adoo mahadsan

    • @abdilatif2068
      @abdilatif2068 Před 3 lety +3

      @@qiimobadan4681 lkn kuwa hargeisa kasoo cararay fan xumo umay soo cararin ee waa arimo siyaasadeed😅

  • @asadduuni_topic
    @asadduuni_topic Před 3 lety +188

    Heestan Haday kugu socoto Ismuuji macnaha Xasidnama iskadaa 😂

  • @hibaaqmawlid4192
    @hibaaqmawlid4192 Před 3 lety +6

    Duuriyadi leeyag beeraya. Weewee kabax hargeeso deeyda hiirgashay 🦋🦋🦋🦋❤️

  • @lilzaakirgamer6695
    @lilzaakirgamer6695 Před 3 lety +14

    Siduu xamar ugu imi fankiisu waa landheereyay😂😂🙏

  • @subeerabdilahi7033
    @subeerabdilahi7033 Před 3 lety +359

    Waqal Wstudio Ninka Somalida 1m Ugu Horgaadhi Doona Weliba Somalilander ah💚⚪❤

  • @qalbidhaya3236
    @qalbidhaya3236 Před 3 lety +137

    Waxa aan ogahay in ay heestani at gaadhayso 1m ismuuji tem waqal like ii saar plz 🥰🥰🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @xikmadiyoxaraabo2555
    @xikmadiyoxaraabo2555 Před 3 lety +57

    Hargaysa waa beertii fanka itiii igu raacsan liketa igu soo tuura

  • @zakihilaac3569
    @zakihilaac3569 Před 3 lety +7

    Araweelo
    Ayan kaaba
    & NIMCO ABWAN QORANE
    MASKAXDA ALLAH HAYDIN BARAKEYO GABDHA QALIYA

  • @danorodezev88
    @danorodezev88 Před 3 lety +126

    Inti rer somaliland love dhag ku siya 😘

  • @mohamethasan8105
    @mohamethasan8105 Před 3 lety +173

    Hamplayo 800 waqal anather record
    🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹

    • @ikranabdi1564
      @ikranabdi1564 Před 3 lety

      🔥✌❤ hesta snadaka. Qalbiga adiga dugsiya.sidi.ubad idaryela.😜🌍✌🔥👈

    • @shugriosman956
      @shugriosman956 Před 3 lety

      Odihfiijnzshbvge and if you need anything please feel free to come and see

    • @brincehusein1912
      @brincehusein1912 Před 3 lety

      @@ikranabdi1564 i

    • @gulledsimba2831
      @gulledsimba2831 Před 3 lety

      @@ikranabdi1564 Qofka igu horeeyay noqo uu subscribe
      isaaara waa ibeer subscribe wllhi

    • @maxamedabdi5817
      @maxamedabdi5817 Před 3 lety

      Hye

  • @latb2790
    @latb2790 Před 3 lety +87

    I'm Oromo Sending love to my Somali family.

  • @Mohamednoordd
    @Mohamednoordd Před 3 lety +8

    Ismail Aarka MashaAllah Bravo Bro
    Cod Haalisi ah Leedahay Horay u soco 🙏🏾

  • @hossaindehossain6613
    @hossaindehossain6613 Před 3 lety +602

    REER SH ISXAAQ WAAD SHIDEEN WIILKEENA from habargidir xamar

  • @ajboy9738
    @ajboy9738 Před 3 lety +583

    ciyal xamr iyo ciyal hargisa like ta isara he✊🏻🥰

  • @ismailahmed4607
    @ismailahmed4607 Před 3 lety +3

    Adaa ubax 🥀igu dul beeray 🤎 dadalkii ada sameyey 😫 nacabkii 🙂 adiga dugeeyey 🔫 halkii dol dalol ka muuqda 👸sibad u daryeleysa 🥰 dibnaha ado ka shegin 🗣️ barteyda ada dabola 🤎 Much love Ismail Aarka . Best singer

  • @yassy.02
    @yassy.02 Před 3 lety +18

    Inamada reer sheikh isxaaq noolada oo jira meel walba aa jogtan madaxa ii sarantihin 🥰🥰

    • @fuaadcadde852
      @fuaadcadde852 Před 3 lety

      ka kac hurdada walaley
      hargeysa qofkii ka soo heeso ma isaaq baad modaa yarkaan waa Hawiye abgaal dadka ka baro huuno

    • @yassy.02
      @yassy.02 Před 3 lety +5

      @@fuaadcadde852 hahaha haa iska ahado aniga wilashena uu ducuye maa igu hesata mise abgaal aan caye aa commentigeyga kuu aragta 😂😂

    • @abdisalamismael9541
      @abdisalamismael9541 Před 3 lety +2

      thxn wllo nolow adiguna madaxad no sarantay

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 Před 3 lety

      @@yassy.02 wa nin dawakhsane hala yaabin

    • @yesboss4488
      @yesboss4488 Před 3 lety

      Allle hanoo dhaafo hablahayga duriyada

  • @abdirahmanfeedhacade
    @abdirahmanfeedhacade Před 3 lety +192

    Ismail Aarka faan somaliyeed 5 Star's Ku Bashal Dhulkaga hooyo Hargiesa Somaliland

  • @fatimahappy6107
    @fatimahappy6107 Před 3 lety +100

    Rer hargrysa fanka iyakaa iska leh Dad nasaba iga dheh 😍

    • @cazkajr
      @cazkajr Před 3 lety

      czcams.com/video/J9lKTR4j624/video.html
      Go wll

    • @xamdiabdi2320
      @xamdiabdi2320 Před 3 lety +1

      wax fcn kuma faanin koley

    • @ayansworld4307
      @ayansworld4307 Před 3 lety

      czcams.com/video/JQ2Q4Eejr_k/video.html

  • @queenqurux7604
    @queenqurux7604 Před 3 lety +15

    Heestan ninka garka wayn dartii bn u daawan wlhi qrxlow weeye msha allh🥰❤❤❤❤

  • @abdikarimsacad3016
    @abdikarimsacad3016 Před 3 lety +22

    Hargaysa hoyga fanka iyo quruxda ilbaxnimada walaahi la isma caasiyee reer hargasa iyagaa uugu ilbaxsan somali oo dhan dadka kale wadan anay lahayn ayey heesa ku soo diyaar sadaan ama ku soo qurxistaan laa.kiin reer
    S/land waa ka ahoreeyaan somali oo dhan waa dad dhistay dhulkodii oo wadaniyiin ah Masho Allah

  • @hunguridhubuq3275
    @hunguridhubuq3275 Před 3 lety +16

    wiilkan wan aaminsanahay inuu qaar badan booska kala wareegi doono I'm sure ismaaciil aaark❤❤❤❤💢💢💢💢💢😍😍😍😍😍😍🥺🥺🥺

  • @mohamedmaarey9638
    @mohamedmaarey9638 Před 3 lety +21

    C.kariin cali shaah
    Siduu laxanka ukala badala arag
    Legend qamar nin soo dhaweyaa adaa kaa haaya xaga laxanka

    • @Ibby_hashi
      @Ibby_hashi Před 3 lety +1

      Wuu dHaaFay pA kaaz 💯

    • @bbenacnac
      @bbenacnac Před 3 lety

      @@Ibby_hashi sow mha xidig 🎶🔥❤

    • @ahmethkaderofficial1639
      @ahmethkaderofficial1639 Před 3 lety

      Qamarku Kuwa Abdikariin Cali Zhaah Qaar Badan Yuu Laxanka ZaaraY Laftiisu Ma Hawl Yara Ali Zhaaha

    • @mohamedmaarey9638
      @mohamedmaarey9638 Před 3 lety

      @@Ibby_hashi
      C.kariin waa xul lkn qamar hadu ka laxan macan yahay heesu qamar laxameyay c.kariin ma qaadi laheen
      Taasi neceyb igama ahan quf libintiisa la siiya qamar fanan waa weyn wax u laxameya fananiinta waa weyn 1 oo laxanka c.kariin ku heesa ikeen lacag lee dahay

    • @mohamedmaarey9638
      @mohamedmaarey9638 Před 3 lety

      @@ahmethkaderofficial1639
      C.kariin ma how yara lkn dadka usheeg hees c.kariin cali shaah qaado qaar inuu qamar laxameeyo

  • @cuteanimalshorts6002
    @cuteanimalshorts6002 Před rokem +2

    Heesta musica iyo qaabka loo duubey sidoo kale codkiisa intaasa malab ka dhigtey ❤😍

  • @Hamzza2002
    @Hamzza2002 Před 3 lety +21

    Hadaad comments 1.9k ah igasoo dhex qabato legend baa tahy✌️

  • @zakivicpilot7834
    @zakivicpilot7834 Před 3 lety +1389

    Wlhi bilaahi like baan sarayaa commetigan
    Waad dhaaratee saar😂😂

  • @user-zs1tq6ey4k
    @user-zs1tq6ey4k Před 3 lety +10

    hormarka ilbaxaninada wa nalugu ogaa
    Reer hargaysa😎😎😎 like🌹🌸
    Waqal congrulation 800k🤯🤯

  • @Arafat_1148
    @Arafat_1148 Před 3 lety +72

    Im from Rwanda I love somali songs ❤

  • @hafsa3333
    @hafsa3333 Před 3 lety +6

    wuxuu helay 1 million oo aragti ah hal bil gudaheed❤️🎉🎉🎉

  • @abdikadirfarey5394
    @abdikadirfarey5394 Před 3 lety +266

    Aboooow abooow aboooow
    Heeees waa dhaaftay tani
    Codka: aarka
    Eryadda: ismahaan caraweelo
    Laxanka: cabdikariim ali shaah
    Music: furinle
    Waqal: muuqaalka
    Anagana: fiirsiga iyo falcelinta
    Waqal hanblyo 800k
    Pin ku qabo comments kaan hadaan mudanahay wax dhanbaan meshaan faalo ku qoree 1 million dhawaan insha allah.

  • @najmaaskar5687
    @najmaaskar5687 Před 3 lety +10

    Walhi waan garty cabdikariin cali shaah inuu laxanka leeyhy ninka kliyeen jecelahy go forward ❤❤❤❤❤🥰🤴

  • @ayaannaabdi3253
    @ayaannaabdi3253 Před 3 lety +2

    Gabadha heesta samaysay. Ismahaan araweelo wan ku salamay wll hadaad qoraalkayga aragto waxn noolbaa thy caawan ogaaday inay adiga thy abawaanada heesta. One ❤️ from hargeisa

  • @rodaismail8537
    @rodaismail8537 Před 3 lety +6

    WALLAHAY HARGEISI WAY HORMARTAY VIV SOOMALILAND💚💬❤

  • @mumtazmohamet5758
    @mumtazmohamet5758 Před 3 lety +37

    Director ka heesta cabdikariin cali shaah king of voice dhuun ku malablihiii 😍💞❤

  • @Abdirizackmahdi434.
    @Abdirizackmahdi434. Před 3 lety +63

    😂 War wan soconeY wllhie viva Somaliland ♥️

  • @clraxmaangaasofficial2589

    Ismiel aarka fankii Wuu la wareegay inta ila aragtey like ii saara

  • @elyahyelaaskawi1814
    @elyahyelaaskawi1814 Před 3 lety +54

    Waxan Modey in Uu dj kalet Uu Hargeisa Yimaadey😂😂
    Kiip going ismail Aarka✊

  • @hamzemarcoz1327
    @hamzemarcoz1327 Před 3 lety +15

    Inta Aaminsan in Legend Waqal 1Million Gaadhayo wlipa dhaafayO Hayla Dhaafina 👍

  • @xusencabdi5991
    @xusencabdi5991 Před 3 lety +8

    Congratulations Hargeysa Hoyga fanka inay tahay yaa illah Arkay

  • @asmasireed1700
    @asmasireed1700 Před 3 lety +1

    Wiilka adeerkay hore u soco wa kugu wataaaa

  • @muniizessa9031
    @muniizessa9031 Před 3 lety +6

    Waqalka tagy 🙋‍♀️🙋‍♀️🥰🥰🥰🥰🥰1m coming soon 🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎥📷

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 Před 3 lety +29

    Wala yaaabay #Waqal SOMALILAND 💚💬❤🙂

  • @apdallehqurbo3317
    @apdallehqurbo3317 Před 3 lety +152

    Team Waqal Studio Go Forward Brothers🔥

  • @rahmaaadam1234
    @rahmaaadam1234 Před 3 lety +3

    Inta il aragtay inay abdikariin Ali shaah isku cod eg yihiin liketa dhac kusii🥰😊

  • @Nobody-xl6gt
    @Nobody-xl6gt Před 3 lety +10

    🥰 hestan i do not know more than 5 times bn dawaday i just like it 😗😗

  • @dekahashi5278
    @dekahashi5278 Před 3 lety +100

    Somaliland fanniintaas bey leedahay aan kala dhicin heer sare😍 waar Like igu booba Reer Somalilandow 💚💌❤

    • @muuseboodhe9017
      @muuseboodhe9017 Před 3 lety +8

      Ismail aarka waa rer muqdisho lasoco INA adeer hooyga fanka waye hargeisa

    • @issanm2493
      @issanm2493 Před 3 lety +7

      Wiilkan waa abgal walalo see wax u wada 😅😂😂

    • @ayansworld4307
      @ayansworld4307 Před 3 lety

      czcams.com/video/JQ2Q4Eejr_k/video.html

    • @fullafulla4102
      @fullafulla4102 Před 2 lety +1

      Wiilka waa abgaal ee somaliland haku sheegin haduu ilaahey idma 😛

  • @Aadancabdixared
    @Aadancabdixared Před 3 lety +13

    Walhi heestaan wee iga gadantahy mash allh ish calaaa hees inta ee qancisay ismuujiya❤❤😍

  • @din8wofficial503
    @din8wofficial503 Před 3 lety +7

    Inuu sidhi Qamar Suugani uu codka badalanayo yaa ila maqlaay. Qamar wlhi waa niin lagu dheeydo 🔥🔥🥰

  • @alahmadosman7387
    @alahmadosman7387 Před 3 lety +2

    Fanka hooyga hargeisa Cadeey viva I am from muqadisho

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi Před 3 lety +21

    Laxankii Abdikarem ALi sHaaH 🙆‍♂️🎵🖤
    Mucjisada Fanka QarniGan weeye ninkazi
    #EsmaiL_aarka Awood sHegasHo 🎵

  • @abdiasiisahmed2582
    @abdiasiisahmed2582 Před 3 lety +28

    izmaiL aarkaH keep going inTa sugayzay vedio geda Like ta adeer mcn🤪🥰

  • @THAt_HIJABIGIRL
    @THAt_HIJABIGIRL Před 3 lety +6

    FURUNLE Musiga isagaa u aabo iyo hooyaba ah 😅💯

  • @Girlboss1.
    @Girlboss1. Před 3 lety +1

    Sanadkan 2021
    heestan Jan 4 ba lasoosaarey ila manta o 23-Feb tahy inta jeeren Een dhageystay 1000 ka way ku dhawdahay 🥺❤️❤️❤️❤️❤️♥️🔥 aadbn uga helay heestan Abwaan ismahaan Inanta heesta sameysy ilahy caqliga hakudaayo❤️

  • @wllashkajr6289
    @wllashkajr6289 Před 3 lety +9

    Rer somaliand wan idin salamay from Kenya one love ❣️

  • @mohan_bashe19
    @mohan_bashe19 Před 3 lety +68

    Wllo wax la dhagysto waxa ugu khayr badan quranka aleh
    Pls subscarib

  • @bashirshaah7920
    @bashirshaah7920 Před 3 lety +3

    Abgaalku waa dad ilbax ah meel walba ay tagaan oo soomaali ku nooshahay way ka muuqdaan, Ismaaciil Aarka libaax horay u soco, heesta sanadka 2021🏌️‍♂️

    • @abdinaserjafar8539
      @abdinaserjafar8539 Před 3 lety

      Wxba hays kala gurine hawiye wa hawiye unba u aqaan noolada ❤️ from sheikh isxaaq

  • @bachafarhan8750
    @bachafarhan8750 Před 3 lety +4

    Adaa Ubax igu Dulbeeray 💯🔥❤
    Realy this 's a great song msh allah

  • @marwoabdimohamed6843
    @marwoabdimohamed6843 Před 3 lety +3

    cabdikariin cali shaah fanka halaga qabto ninkas😱marba laxan ayu ku turaya🙏arka nin codkisa dhagaha ka daleynin🥰furunle musician faraha loga gobtay🙏waqal dubis an inaba laga shekeynkarin🙏all in all heesta inaba cadi mahan🥰🥰

  • @qaaliquman5898
    @qaaliquman5898 Před 3 lety +10

    ismaciil aarka ✔🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼❣ wiilkena mansha allah reer hageysa waa nasab iyo gob 🙏🏼✔

  • @queensuuban7477
    @queensuuban7477 Před 3 lety +17

    Fanan Ismail arka 💯 ✔️❤️👑

  • @minestermubaarikbunni5671
    @minestermubaarikbunni5671 Před 3 lety +15

    Cod Halaziya aarka fanaan sookacaya waqal Hawshu Hasocoto🔥❤ caasimada ismuujiya💙🗯❤

  • @zainapabdukadir729
    @zainapabdukadir729 Před 3 lety +50

    😂Ya iLa arkey Heesaha gbdhuhu smeyan Inay ka macn yhin Kuwa nimnku smeyan hestana gbrba smeysy Heesti ugbaad Argsna gbr kle smeysay✌😘❤😂

    • @sakimohamed2319
      @sakimohamed2319 Před 3 lety +1

      wlhi dheh gabdhaasi yey ahyd markaaa

    • @itsamouna1548
      @itsamouna1548 Před 3 lety

      @@sakimohamed2319 Ayaan kaabaa samaysay heesta ugbaad tana ismahaan araweelo inan ladhaho wll😍

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 Před 3 lety +3

      Halkii DaldaLooLka Muuqda Waa Halkay Ka TiMi🤣🤣🤣Ninku Ma DaLooLee

  • @ilwaadsiciid9174
    @ilwaadsiciid9174 Před 2 lety +2

    Boqorkii Codka isMaaCiL.. heesTaN XaaFada dhan igu naCdaY wllhi..😁😩 Fv song 💜🎧🔥

  • @Sagal320
    @Sagal320 Před 3 lety +2

    Wow aarka eshcala hees iyo cod huno qaali wanku taaganahay hadan nahay reer hargeisa ♥️🤍💚

  • @hamdishujac9147
    @hamdishujac9147 Před 3 lety +17

    Wlhi marka arky hestan wan daremy inuu leyhy laxnka Abdikariim Ali shah 😂🥰🙏🥀inta ila arkty like dhac dhac igu siiii

    • @somalilandpresstv
      @somalilandpresstv Před 3 lety

      Markn saa u maqlay ayan gartay inu laxanka saray abdikarin cali shaaah

  • @suheybofficial6769
    @suheybofficial6769 Před 3 lety +21

    Aarka fanka Somaliyed one of my favourite singers 😎🔥✌🏿

  • @HaldoorTube
    @HaldoorTube Před 3 lety +2

    Wow amazing really heestii ugu horeysay miraheeda qof dumar ah iska leh aan arko wye Ismahan Araweelo qof tagtey.
    TEAM WAQAL STUDIO 800K CONGRATS 😍🙏
    #Igu soo yaaca anna team waqal

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 Před 3 lety +2

    CABDI KARIIN CALI SHAAH HEES UU LAXANKA SAARAY OO QARXI WAYDA LAMA ARAG LEGAND🙏

  • @hanadahmed956
    @hanadahmed956 Před 3 lety +46

    DJ khalid baa hargeisa kasoo baxay wlee 😂😂🤣