Dugsiga Xaaxi oo la furay 17 sanadood ka hor waxaa uu bedelay nolosha dhalinyaro badan.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024
  • sunbulorganization@gmail.com xaaxiboarding.com 00252 634009005 00252634888855

Komentáře • 87

  • @Adalite1415
    @Adalite1415 Před 3 měsíci +9

    Mashallah waa arin farxadleh xaaxi daadmadheeh hore u socda inshalla

  • @AhmedNaajah
    @AhmedNaajah Před 3 měsíci +8

    Mashallah waa goob aad ufiican dhanka waxbarashada korna waxay uqaaday waxbarashadii dalka gaar ahaan gobolka daadmadheedh waan meeshii aan ka dhigtay dugsigaygii dhexe

  • @abdihakimhassan5907
    @abdihakimhassan5907 Před 3 měsíci +11

    Meshii aan kasoo aflaxay. 2014/2018
    Waxa kale oo farxad ah dhirtii aan beernay in maanta la hadhsanaayo.❤

    • @ahmedhazan5388
      @ahmedhazan5388 Před 3 měsíci

      qiiro jabaan ayaad haysaa soodigi caayi jiray meesha markaad joogtay😂😂😂

    • @abdihakimhassan5907
      @abdihakimhassan5907 Před 3 měsíci

      @@ahmedhazan5388 waligay ma caayin waligay neefow

  • @mutosalax2099
    @mutosalax2099 Před 3 měsíci +1

    Masha allah schoolka iyo ardaydaba alle ha barakeeyo dowladu na wa inay kalmada u laba jibaarta insha allah

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 3 měsíci

    ILAAHEY HA KARAAMEEYO TOBOBADA ILMA SHEEKH ISXAAQ MAANSHALAAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-mf1no1rb7z
    @user-mf1no1rb7z Před 3 měsíci +5

    wllhi wariye dhab ah c.salaan hereri weeye alle ha ku dhawro

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 3 měsíci +2

    Masha allah schoolka degmada xaaxi

  • @maahirmooraal8728
    @maahirmooraal8728 Před 3 měsíci +2

    Waa Maasha'Alaah laakiin mudada,17 sano Kun Arday baa soomaray Dugsigan waa Number aad uyar.Matayada Dugsigaa liita mise Caruur ama dhaliyara waxbarataa lalayahay,inkastoo Dadku iyo dhalinyaradu jecelyihiin in ay Magaalooyinka waawayn waxkubartaan,calaashaan duruufaha adag ee Nolosa.waa Dugsi sida Maamuluhu inoosheegay waxbarashadiisa tayo,fiicantahay hadana waa iska arday yarow..Good luck to you all.

  • @Ss-kl1hz
    @Ss-kl1hz Před 3 měsíci +11

    Allow dhowr wadankayga qaaliga ah ee Jamuuriyada Somaliland

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 3 měsíci +3

    Alle haydin barakeeyo Aamiin.

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Před 3 měsíci +5

    👋 Weriye C/Salaan Hereri &Xasan Qorane.

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan Před 3 měsíci +2

    Masha Allah.. Wa wax lagu farxo walee..

  • @adenmohammed2065
    @adenmohammed2065 Před 3 měsíci +5

    Hareri school Ka sheikh kuyaal ee boarding Ka ah isagana kasoodiyaari program Insha Allah

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Před 3 měsíci +2

    👋 Gudoomiye C/Raxmaan Sagal.

  • @Maxamedabdirixman-1234
    @Maxamedabdirixman-1234 Před 3 měsíci +1

    Masha allah❤❤❤

  • @user-vt6jg1sq4e
    @user-vt6jg1sq4e Před 3 měsíci +2

    Mashaaallah illahay habarakeeeyo

  • @Abdulkga
    @Abdulkga Před 3 měsíci +2

    Qurba jooga reer Daadmadheedh, hadal iyo maanshAllah looma baahna, wax tar iyo isku tashi ayaa loo bahanyahay. Isu taga oo Dugsiga $100,000 ugu yabooha, oo library iyo Hoolka cuntada loogu dhiso ardayda. Khadar Ambassador, iyo Colaadka Daalo oo labaduba kasoo jeeda Daadmadheedh ayaa ku filan, hadii dadnimo jirto.

  • @ahmedAhmed-dk4iq
    @ahmedAhmed-dk4iq Před 3 měsíci

    Maasha alaah xaaxi waa istaraaji ah

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 Před 3 měsíci +4

    barnaamijkan oo kale aad buu u ficanyey in meelaha wax barashada ee baadiyaha laga soo sameeyo
    mahadsanid wariye

  • @abdirahmanmaxmud3947
    @abdirahmanmaxmud3947 Před 3 měsíci

    Maashaa allaah ilaahay habarakeeyo

  • @aiys11
    @aiys11 Před 3 měsíci

    Magaladii hooyoday macaan, awaagay Sheikh mouse❤❤❤

  • @shaficijama1251
    @shaficijama1251 Před 3 měsíci

    Msh alh herari wariye sre alle hku dhawro xaaxi waa deegaan aad iyo aad u ah virging land ama dhuldihin biyo leh iyo beraba

  • @khadarbiixi9509
    @khadarbiixi9509 Před 3 měsíci +9

    Students need to have physical exercise P. E

  • @keyowbinyareyare3859
    @keyowbinyareyare3859 Před 2 měsíci

    Skol tariq badhan leh oo Garissa High school ladaha jira Abdisalan ee sogar @hereri media

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 3 měsíci +1

    Maasha Allah maasha allah.

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před 3 měsíci +1

    Masha allah ❤❤❤

  • @umuiklaas5739
    @umuiklaas5739 Před 3 měsíci +1

    Mashallah tabarakallaah

  • @cmostech2765
    @cmostech2765 Před 3 měsíci

    Weligay hore Uma maqal, Dugsigan. Reer Barrigu maxay u caayaan ama uga hinaasaan Abaarso tech iyagoo haysta schoolo aad u fiican.

  • @mohamedali-aden9079
    @mohamedali-aden9079 Před 3 měsíci

    Mashaalah doing good
    Good job
    Physical exercise
    More sleep time

  • @MaxamedSiciid-jh3cw
    @MaxamedSiciid-jh3cw Před 3 měsíci +1

    Maasha'allah

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Před 3 měsíci

    Allah ha xafido ardayiida

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 Před 3 měsíci

    MAASHA,ALAAH GUULEYSTA WAA WAX LAGU FARXO

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi Před 3 měsíci +1

    MASHA ALLAH ❤❤❤❤❤

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 Před 3 měsíci +1

    Masshaallh

  • @user-mf1no1rb7z
    @user-mf1no1rb7z Před 3 měsíci +1

    maamule isha allah waxan ku keenayaa c.risaaq saleebaan xuseen

  • @cabdilaahimaxamed7698
    @cabdilaahimaxamed7698 Před 3 měsíci +1

    Masha alah waa machadkaygii❤

  • @ismailhussein9886
    @ismailhussein9886 Před 3 měsíci

    With enough water as stated,think of if they could have planted one tree for every month;1×12×17=204 trees.
    That environment could have been very conducive and motivating for the learners,it could have also acted as senstization for the community towards grenner environment.
    Geeda warabiyaa maamule

  • @user-mf1no1rb7z
    @user-mf1no1rb7z Před 3 měsíci +2

    wali ma arag se waa markii ugu horsay een maquul ahaan u arko

  • @MunalalaChanell
    @MunalalaChanell Před 3 měsíci

    manshallah aadbaan ugahelay schoolkan iyo waxbarashadiisa beerahan wey qoteen geedkaas na waa moringa

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Před 3 měsíci +1

    Xaaxi wa dhul barakaysan cunto berta adeer.

  • @user-rj8kc9le7i
    @user-rj8kc9le7i Před 3 měsíci +1

    M.a

  • @lailaalihaid8506
    @lailaalihaid8506 Před 3 měsíci

    Abdizalaam Hereri maanta degaankiisii ayuu Booqday mashaallah

  • @ZiciithinaBatuun
    @ZiciithinaBatuun Před 3 měsíci

    Macha alllah

  • @abdulahabdi8164
    @abdulahabdi8164 Před 3 měsíci

    Xaaxi degaan ugaadh cumar 😊

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 Před 3 měsíci +1

    Xaaxi waa xaruntii dariiqada iyo magaalo qaddiimi ah.

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Před 3 měsíci

    VIVA CABDALSALAAM HERERIY

  • @abdiomer71
    @abdiomer71 Před 3 měsíci

    Msha allh

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics Před 3 měsíci

    School ka waa in la xoojiya waaxda beeraha iyo farsamada gacanta.

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn Před 3 měsíci

    Allah Akbar

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 Před 3 měsíci

    😊Iskuulka dhaqaale dib looguma celiyo darxumo ayaa ka muuqata dhir xitaa kumay beerin

  • @funy194
    @funy194 Před 3 měsíci +1

    Somalida dhibta haysta waxaa wye war halagu soo daro manhalka beerashadaa qudarta iyo farsamada somali gaajo ayey u dhimatay iyo shaqo la aan

  • @dahirrage3679
    @dahirrage3679 Před 3 měsíci

    Good jop. Anagana. Mar. Uun. Baanu. Ka. Qayb. Qaadan. Doonaa. Hadii. Eebe. Caafimaad. Nagu. Gaadhsiiyo

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l Před 3 měsíci

    Hereri❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 Před 3 měsíci

    Axmadiya maha muslim kuwa hindia iyo pakislan ku nool

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 3 měsíci +2

    Haddii si fiican loo beero Wadankaba waxa ku filan Xaaxi iyo beer Iyo sanaag.

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Před 3 měsíci

    Sool is nolonger Somaliland Sir

  • @SaynabCabdalle-jj9gn
    @SaynabCabdalle-jj9gn Před 3 měsíci +1

    Dhirta aad ubeera deganka school ka

  • @AsadNoor-pu9uz
    @AsadNoor-pu9uz Před 3 měsíci

    Fadlan waxaan u baahanahay lambarka iskuulka lagala sooxiriirikaro eesoogaliya

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 3 měsíci

    Wll schoolka dhir badan ku beera haddaad awoodi kartaan.

  • @matmat735
    @matmat735 Před 3 měsíci

    Barmaamij wannagsan, hambalyo Hereri!

  • @gacanlibaaxchannel4710
    @gacanlibaaxchannel4710 Před 3 měsíci

    Dugsiga hoyga ah ee Xaaxi, Gobolka Daadhmadheedh. Cabdisalaan carrabka ayaa ka xaday ee halka uu yidhi "Gobolka Togdheer" waxa uu illaabay in uu yidhaahdo "Gobolka Daadmadheedh".

  • @afshiinkhadarahmed8512
    @afshiinkhadarahmed8512 Před 3 měsíci

    Fariin ku socoto schoolka 17 sono dhir badan maý beerin dhirta ku beera hadhka leh meeshu biyo wayledahaye iga gaadhsii

  • @MunalalaChanell
    @MunalalaChanell Před 3 měsíci

    geedkan waa muringa huus joogtaan

  • @maameyare7004
    @maameyare7004 Před 3 měsíci

    Asc su’aal ayaan idin waydiinayaa dadka daawanaya vediogan 10kun oo dollar ayaa kubaxa bishii ayuu yidhi ninka suitka madaw xidhan, hadana waxay ku leeyihiin ardaydu hool ay wax kucunaan malaha dirta hoosteeda ayay wax ku cunaan goob caafimaad na malaha 17da sano ee uu jiray.
    Soomaalida maxaa horumar ka habaaray mise xoola’hooda aboor ayaa cuna?

  • @user-hr4km9jp4m
    @user-hr4km9jp4m Před 3 měsíci +1

    Wax yar ayaan maamulka u sheegi'lahaa waa wax eey ogyihiin.
    Waxaad dhehdeen ceelasha aad been u dhowyihiin maadaama eey dhowyihiin beerta maad labo ceel ama sadex ama afar ceel oo waa weyn ka'qodataan ama hadeey ilo biyo'ah idiin dhowyihiin kanal soo jiida oo aad beeraha ku'waraabsataan beerahane aad u weeyneeyna gaarsiiya ilaa boqol hektar beer xoogaa weyn oo aad xili'walba dhowr dalag ku'beertaan.
    Marka dadka oo dhan iyo magaalada aad degentihiin macal idinka waxaa loo baahan'yahay kaalmo guud lacag fiican oo beerta biyo loogu helo iyo beerta oo la'weeyneeyo.
    Kaalmadaan aad hada dibadda ka'heshaan sida yurub iyo ameerika waligeeg ma'soconeeyso weey sii daciifi marka danbane weey go'eeysaa.
    Hadaad markii hore heli'jirteen 10 kun oo doolar ama wax ka'badan sidii uun ma'ahaaneeyso weey soo yar yaraani'kaalmada ilaa marka danbe dhowr boqol oo dollar eey tagto kadib marka danbe konton ama labaatan ayey noqoneeysaa kadibne ooooooooooooooo eber ayey noqon.
    Marka hada ka'faa'ideeysta kaalmo weyn dalbada arimahaas aan soo sheegey sameeysta si'aad isku filnaasho u gaartaan.
    Beeraha hadaad ku'dadaashaan waxaa laga'yaabaa in aad bilwalba ka'heshaan dhowr kun oo dollar.
    Ardeyda beerta subixii hore hal'saac ama labo saac haka'soo shaqeeyaan, galabkiine markeey qoraxda qaboowdo sidaas oo kale labo'saac beertooda haka'soo shaqeeystaan oo cunta'dooda ha'soo saartaan.
    Si'eey xaaxi college u siijirto sidaas sameeya waa talo fiican idinka isku'tashada marka danbe idinkaa kaalmo u diraayo meelaha kale, hadaad da'daashaan.
    Dhul fiican oo siman oo nafaqo'leh oo fresh'ah ilaaheey waana'siiyey laakiin marabno in aan waxaan cuni'laheyn ka'soo saarano, gaalada cadaanka'ah beeraha weey fashaan oo anaga maxaan beeraha ooga'shaqeeysan la'nahey, gacmo malihin miyaa hadaanaan gacmo laheyn beeraha kama'shaqeeysan karo.
    Inshaa'allaahu aan dadaalno.

  • @abdirahmanii
    @abdirahmanii Před 3 měsíci

    waar herari hal milyan gaadh siiya kuwa heesa soo galiya iyo qudhun kaba waa gaadh siisaane

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před 3 měsíci

    OODWEYNE LABO BOQOL OO SANADOOD AYEY BURCO KA WEYN TAHAY MAXAA SIDAA KA DHIGEY WAA XAASIDKA IYO NACAYBKA AAD U QABTAAN REER SHEEKH ISXAAQ

  • @axmed3975
    @axmed3975 Před 3 měsíci

    Aaway culumadii joogi jirtay?

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 Před 3 měsíci

    Somalilanta maxaad uga jeedaa waddanka ma xaad u dhanwayday

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Před 3 měsíci

    waar waa too much ka dhima caruurta wakhti siiyo ha kadeedinee please

  • @abdillahibasheabdi4904
    @abdillahibasheabdi4904 Před 3 měsíci

    meesha dhir iskaga bera librarina u samaeeya

  • @Safiya-lm3kr
    @Safiya-lm3kr Před 3 měsíci

    Runtii waa goob waqaf oowaalidiinta loogu bixin karo

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 Před 3 měsíci

    Ani skole kaas ma jecli