Alamuniyamta Somalidu ku liibaaneen ee Angola

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 02. 2023
  • Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Komentáře • 43

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 Před rokem +21

    Masha Allah dadkeyga Soomaaliyeed waa Business oriented laakiin Qabyaalad ayaa hormarkeena hortaagan Ilaahey jidka toosan ha ina tusiyo.

  • @anfacwarsame
    @anfacwarsame Před rokem +9

    Weliba magac somaali baxsadeen " taran " Allaha u barakeeyo

  • @harun7450
    @harun7450 Před rokem +9

    Somalidu waa dad ku caan baxay ganacsiga hadii dalkooda u hagaagi lahaa waxeey ahaan lahayeen boqortooyada africa

  • @wardoonacademy
    @wardoonacademy Před rokem +3

    Masha,Allah, waa barbixin fiican, Sheikh Abdirisak Bile iyo ,Mudane Hereri, Allah ha idin dhowro.

  • @abdiazizselad
    @abdiazizselad Před rokem +4

    Abdisalaan hareeri Farxad inoo aheed nagu soo booqato xarunteeda shaqo waan ka Mahadcelineynaa hdi bahda TARAN Aluminios E Vidros 💯

    • @abdirahiim0899
      @abdirahiim0899 Před rokem +1

      sxp inan imaado ayan rabaa waxan ogahay angola iney tahay wadan ka africa ugu nolosha qaalisan
      marka waxa lagu shaqeeyo mawax bdn ,iya mise waa iska 400dollor
      nollsha wa qli wan ogahy

    • @ruuneyrelaxingmusic
      @ruuneyrelaxingmusic Před rokem +1

      Asc wll wx infmashin iga sii in imada rabyee

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Před rokem +4

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri&Cabdi Bile.

  • @user-lk2yd3jl4t
    @user-lk2yd3jl4t Před rokem +3

    مبدع ومتألق في تقديمك للضيوف اللذين تستظيفهم في الحلقات
    أسلوب متميز في تقديم الاسئله رغم أني أعرف القليل من اللغه الصومليه
    لك الشكر والتقدير على المجهود الرائع الذي تبذله

  • @mohamedyare3826
    @mohamedyare3826 Před 9 měsíci

    Sidee lagu tagaa wadankaan warbixin qofki ka haya ha igu caawiyo

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 Před rokem +1

    Mash allah tabaraaka raxman ilahay haydin barkeeyo aamin

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 Před rokem +3

    Haahee Haahee wanku salaamey

  • @kopend8638
    @kopend8638 Před rokem +1

    Mashalla well done

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 Před rokem +4

    Hareriyow iska daa heesaha iyo muusiqa

  • @haaruunaxmed2038
    @haaruunaxmed2038 Před rokem

    Masha Allah guuleysta

  • @husseinhussein466
    @husseinhussein466 Před rokem

    Mashallah.

  • @abdirizaakmohamed5050
    @abdirizaakmohamed5050 Před rokem +1

    Hareeri masul m.a ganacsiga waa qayb kamid ah hormarka

  • @khaledyusuf-bg7lb
    @khaledyusuf-bg7lb Před rokem

    Maaha Allah Alle Ha ubarakeeYo

  • @maajidmakeero7162
    @maajidmakeero7162 Před rokem +2

    Soomaali duu meel kazto aduunka jugta Guul idin rajenay

  • @zulthanayoutube357
    @zulthanayoutube357 Před rokem +1

    Ma ahaa Allah somali Haa nolato

  • @fahadmuhudiin6790
    @fahadmuhudiin6790 Před rokem

    Thanks

  • @libanahmed2269
    @libanahmed2269 Před rokem

    The business is our DNA. I proiud our peaple. Every where we live we cruited business inshalah we go back for our country

  • @tasfayehomerchigma1822

    Nice

  • @khadarxayd3277
    @khadarxayd3277 Před rokem +1

    Somali mohamed 9 sameele min siti,jabuuti,lughayo,berbara,xiss,maydh,laasqoray,bosaaso ilaa iyo xaafun silsilada golis laasoo baxa macdanta ceegaagta inshallah

  • @izackali2861
    @izackali2861 Před rokem

    Herari Congo imaw😂

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před rokem

    Masha allah alaha business haubarakeeyo

  • @nasrimohamed-op7jr
    @nasrimohamed-op7jr Před rokem

    MA JINBAAD TAHAY HADABA MALIN WALBA MEEL KASO HADLE

  • @gabijr5220
    @gabijr5220 Před rokem +2

    Ganacsigii dhulka somalida ka jiray umbay wadamadaa u rareen
    Waar ileen somalidu african ka way ka horaysaa dawlad la aan umbaa haysee 😀😀😀

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 Před rokem

    A população da capital de Angola não ultrapassa os dois milhões e meio

    • @yaabarag4366
      @yaabarag4366 Před rokem

      Angola war uma heesid xita waxa macquul ah in ay kabadanyihin 10milyan

    • @mahatfarah3697
      @mahatfarah3697 Před rokem

      @@yaabarag4366 nào Estou a falar em angola geral estou falar só moradores de luanda no capital
      Porfa vor leia meu comentário antes de responder

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme Před rokem

    Sxb nimankaan yey noo been guurin. Arimo kale ayey ku jiraan. Aluminum waa daaha(cover). Dheeman iyo macadan kale ayey ku uruursadaan. Marka sheekada been guurka naga yareeya.

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 Před rokem

    Somalidu waa juhalaa maangaaba. 20 company oo aluminum ah oo hal magaalo ku wada yaala.
    waxay taasi ku tusaysaa inaanay somalidu lahayn wax hal abuura oo gabigooduba wada yihiin
    Copy and Pest.

  • @wadaniga
    @wadaniga Před rokem

    Garacad maal gashada reer mudugoow

  • @abwaankadis2161
    @abwaankadis2161 Před 4 měsíci

    Angola ama Koongo waa meelahan u socdo haddiiba aan Afrika meel kale tagayo

    • @nimocli5456
      @nimocli5456 Před 4 měsíci

      Darawal hadad tahay Congo waad ka shaqaynasanaysa walaladay aya meshas joga

    • @izackali2861
      @izackali2861 Před 2 měsíci

      Darawal Kali maha wllo inaguba wanjogna😂😂​@@nimocli5456

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 Před rokem

    Dheemanta afrrica ayaba hodan ku ahee maxa chaina looga doonty

    • @wardoonacademy
      @wardoonacademy Před rokem +2

      DHEEMAN MA AHAN WALAAL WAA ALUMINIUM OO AH BIRO LOO ADEEGSADO DHISMAHA AMA SAMEEYNTA ALBAABADA, DAAQADAHA IWM.

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 Před rokem

    1 million dollar ila soo hariir