Ducada iyo Awooda Ay Qadarka Ku Badasho Iyo Qaabka Alleh Wax Loo Waydiisto Sh Abdirisaq Hashi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 11. 2023
  • ✔ Please Subscribe ✔ SHARE ✔ LIKE✔ ✔ Thank You ✔
    fadlan Ku Xidhnaw khayrka WACDI Islamic Channel ┇►
    / @wacdiislamicchannel
    ducada iyo qadarka
    #wacdi
    wacdi cusub sh abdirisaq hashi
    wacdi cusub sh abdirisaq xashi
    muxaadaro 2023 bosaaso
    muxaadaro 2023
    muxaadiro 2023

Komentáře • 177

  • @Dr-zj5uy
    @Dr-zj5uy Před 7 měsíci +75

    Illaahay waligay Duco aan waydistay iguma so çelin Alh wlhi wax kasta oo illahay baryo waan hela illaahay waxaan ka baryaya in jannatul fardowsa in ina galiyo illaahow mahada wax kasta oo mu waydistay waa isiisi ❤❤❤

    • @alisha-lo1bu
      @alisha-lo1bu Před 7 měsíci +2

      Maxa sameysaa wll ducada maxa ka hor marisaa

    • @rabiiconuur8549
      @rabiiconuur8549 Před 7 měsíci +1

      No sheek walal anagana aan samayno waxii aad samaysay.

    • @Dr-zj5uy
      @Dr-zj5uy Před 7 měsíci +9

      Wllo marka hore waxan aamina in illaahay ducadan iga aqbalayo waanan ku celceliya illaahay waxaan u sheega how much aan daciif ahay illaahay waa isku duleeya waxaanan amina in illaahay iga aqbalyo waanan arka ducadi oo layga aqbalay

    • @M_us-limah
      @M_us-limah Před 6 měsíci

      ​@@Dr-zj5uymasha Allah

    • @qalinajma2694
      @qalinajma2694 Před 6 měsíci +2

      Wlal ilaahay hakaa aqbalee iducee in waxan niyad ku hayo helo

  • @Kawther-fx2xf
    @Kawther-fx2xf Před 5 měsíci +9

    Rabiyow janadada ku waydiisanayaa😢🤲

  • @naftadaahir
    @naftadaahir Před 8 měsíci +25

    😢Allahayow! Ka cafi dembiyadaydii hore iyo kuwa dambe, oo aan si qarsoodi ah u galay iyo kuwa aan si cad u falay, oo aan cid kale ku xad-gudbay iyo kuwa aan gafay oo aad iga aqoon badan tahay. Adiga kaliya ayaa u diri kara qofkaad doonto Jannada, adigana kaligaa waxaad u diri kartaa naarta jahannama qofkaad doonto. Adiga mooyee cid kale xaq uma laha. [Kitaabka Saxiixul Muslim 16, Xadiis

  • @saabirmuriidi8583
    @saabirmuriidi8583 Před 8 měsíci +46

    لا اله الا أنت سبحانك اني كنت من الظالمين استغفر الله العظيم واتوب اليه لا حول ولا قوة الا باالله العلي العظيم

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy Před 7 měsíci +29

    أللهم إني أسألك العفو والعافية في الدنيا والآخرة 😢

  • @mizkiahmet8090
    @mizkiahmet8090 Před 7 měsíci +7

    Ilahayow iga aqbal ducadayda arimahygana isakhir qadirow awodada wx wlba igu sameey 😢❤

  • @user-yg2sv5kw4b
    @user-yg2sv5kw4b Před 6 měsíci +3

    Allow walalkaygan ibararujigay maca rasulka s.c.w. kayeel allahu akbar ilahow no xifti culumadayada dhamantod allahuma amiin yaa rabi 💚 🤍 ❤️

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 Před 8 měsíci +6

    Alxmdulilah 🤲🏼❤️❤️💞 aad bn ujeclhy in an alaah baryo sacad walbo

  • @aaminaomer5102
    @aaminaomer5102 Před 8 měsíci +6

    Maansh alaa jisakumlaa qalbigaa iigu dag sheekhaa ilahay ha barkeeyo ducadu waa wehlkayga

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b Před 8 měsíci +8

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❣️

  • @naciimamohamed4155
    @naciimamohamed4155 Před 8 měsíci +4

    Illahayow nogargar anaga iyo dhaman itii muslis ahba allahuma aaamiiin yaarabi Bidnillaah 🤲🤲🤲🤲

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 Před 6 měsíci +4

    Alle lof zij Allah , De Heer werelden❤️❤️❤️JazaqAllah khair Sheikh❤️

  • @MohamedcabdikarinAlanso
    @MohamedcabdikarinAlanso Před 3 měsíci +1

    Abiyoow Iga aqbal ducada aan mar waliba kugu ducesto rabiyoow Iga aqbal sharta aan mar waliba ducada kaga magan gallo rabiyoow Iga aqbal muraadka aan mar waliba ku weydiisyo rabiyoow waxad isiidana ha igu Hallen ee ii barakeey Aloow yaaraxiim yaa jabaar aamin yaarabi yaa raxiim

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru Před 8 měsíci +3

    Mashallah tabaarakalaah allha kuxafido aduun iyo aaqiro aaqirana janadaada barwaaqadaha kuirzaaaq shiiqna ❤

  • @XamdaCabdilahi-mg8oq
    @XamdaCabdilahi-mg8oq Před měsícem +1

    Barii ayaan ducayzthy wixii aanku ducayzathy waan helay ❤

    • @Jinan202
      @Jinan202 Před měsícem

      Maxa aqrisatay abayo 😢

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Před 8 měsíci +3

    MASHA ALLAH TABARAKA ALLAH SHEIKH JEZAKA ALLAH KHEYRAN ❤❤❤❤❤

  • @user-qp3cc9mw1s
    @user-qp3cc9mw1s Před 6 měsíci +1

    Shiikh anigu hadalka igu dhag dhaga markaa ilahy ban baryaaa in ale iga ka xeyo iso duceee shiikh ale haku xafido ❤

  • @ShamiCabdi-ij5uc
    @ShamiCabdi-ij5uc Před 4 měsíci +1

    Mash aallh ilaahy ha ku xifiyo ❤shiikh maxamed

  • @user-tl3re2fu5t
    @user-tl3re2fu5t Před 28 dny

    Rabiyow Jano ayn ku weydiisty

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 Před 8 měsíci +1

    Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi Yaarabi walaalaheen falastiin ugargaar

  • @Jinan202
    @Jinan202 Před měsícem

    Yarabi reyadeda xaqiiq Iga dhig kheyrna iga dhig yarabi inaxariso Murad keyga isahal yarabi 🤲😢

  • @user-gw2vm6vf4c
    @user-gw2vm6vf4c Před 8 měsíci +4

    Masha aalah

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 Před 7 měsíci +2

    Allahayoow naga badbaadi masiiboyinka dhacaya insha allah

  • @user-sk9gf2fo3x
    @user-sk9gf2fo3x Před 5 měsíci

    Maasha Allah sheekh, Allah ha ku barakeeyo, allah hanku xafido. Walaal.waan ku celceshaday, waan ka dhargi waayay. Jazaaka allah walaal. Allah aqoonta.ha kuu siyaadshu, mid ku anfacda if iyo aakhiro walaal

  • @AbdirahmanMohamed12
    @AbdirahmanMohamed12 Před 8 měsíci +2

    Walaalayaal xoogaa culeys baa I haysta ii soo duceeya in ilaahay iga dulqaado

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Před 8 měsíci +5

    ما شاء الله الله اكبر جاك الخير شيخ ❤❤

  • @amiiramaxamed3334
    @amiiramaxamed3334 Před 7 měsíci +5

    جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم جميعا يارب العالمين ❤🎉

  • @sacdiyomuxudiin9518
    @sacdiyomuxudiin9518 Před 8 měsíci +3

    Sh crisaq allah janadtul firdowsa haku siiyo

  • @user-mx1cf8gs5x
    @user-mx1cf8gs5x Před 8 měsíci +3

    Rabi ha inoo naxariisto dhamanteen labada daaroodba

  • @user-yu2ed5gk1f
    @user-yu2ed5gk1f Před 5 měsíci

    Sallalahu caleyhi wasalim sallalahu caleyhi wasalim sallalahu caleyhi wasalim sallalahu caleyhi wasalim ❤❤❤

  • @mssnafyar
    @mssnafyar Před 5 měsíci +5

    الحمد الله 😢❤

    • @SitiinaDj
      @SitiinaDj Před 20 dny

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-xr7we9hh7m
    @user-xr7we9hh7m Před 8 měsíci +2

    Masha allah tabarak ducada aan ku dadaalno walalayaal

  • @BilankayseBilankayse-hu6qd
    @BilankayseBilankayse-hu6qd Před 7 měsíci +1

    Wa xaqiiq wlhi wanan arkay Alx Alle aya mahad leh😊

  • @ismailwardiidleibrahim3788
    @ismailwardiidleibrahim3788 Před 7 měsíci

    ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR
    SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW SAW
    Jazakallahu khayran Akhi Barakallahu feekum Akhi sheikh Abdirizaq haashi

  • @user-lq4dk7lg1i
    @user-lq4dk7lg1i Před 7 měsíci +1

    Scw scw scw scw scw scw ku saliya rasuulka scw scw scw

  • @user-wd6wc6ze2e
    @user-wd6wc6ze2e Před 8 měsíci +4

    Salalaahu caleeyhi wasalam

  • @user-sv3tq6bn8k
    @user-sv3tq6bn8k Před 6 měsíci +1

    Ilaahow kheyrkaaga na waaa fajji 😢🤲🏻

  • @Faysa-um6lr
    @Faysa-um6lr Před 5 měsíci

    Sheikh allah hakuudanbi dhaafo sheikh waxa I haysta ilawshiyo farabadan ee isoo duceeya Adiga asaxaabtaada jec el khayrķa Insh allah

  • @sweetyquruxsancali8394
    @sweetyquruxsancali8394 Před 8 měsíci +3

    Allaha kubarakeeyo shieq ❤❤

  • @malyuuncabdinaasir6261
    @malyuuncabdinaasir6261 Před 8 měsíci +3

    Sallallaahu callayhi wasallam

  • @Luckii3y21j
    @Luckii3y21j Před 8 měsíci +2

    استغفر الله العظيم واتوب اليه

  • @MunaAbdi-oi7je
    @MunaAbdi-oi7je Před 7 měsíci

    Masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah ❤❤❤❤❤❤❤masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah

  • @liibaanaxmed
    @liibaanaxmed Před 18 dny

    Masha Allah ❤

  • @RahoBashir-ks3np
    @RahoBashir-ks3np Před 7 měsíci

    Wacaafinii fii caafayn.watalayl.fii layl.wabaariklii fiihaa cadayn,aqinii sharanmaa qadayn

  • @mssnafyar
    @mssnafyar Před 5 měsíci +1

    صلي الله عليه وسلم ❤

  • @SitiinaDj
    @SitiinaDj Před 20 dny

    Amiinallah

  • @alisha-lo1bu
    @alisha-lo1bu Před 7 měsíci

    Allahumah dini fiman hadeyt wa cafini fii man cafeyt watawalani fiman tawaleyt wabariklii fima acdeyt waqini shara ma khadeyt❤

  • @hannacheh5149
    @hannacheh5149 Před 8 měsíci +5

    Asc wwb walalyal iso duceya murad ayan leyhy inu ilhy idhib yareyo🙏🙏

    • @FatimaAli-hc2zy
      @FatimaAli-hc2zy Před 7 měsíci

      Muradkaga oon macsiyo lahayn Rabbi midigta ha kaa saaro

  • @IkraanBintuamaan-iz6uq
    @IkraanBintuamaan-iz6uq Před 7 měsíci +1

    Alx mahadsanid shiikh❤

  • @user-lq4dk7lg1i
    @user-lq4dk7lg1i Před 7 měsíci

    Allaahu akbar alxm ilaahay baa Mahadi u sugnaatay oo Muslim iga dhigay

  • @user-yd3qt8qs4h
    @user-yd3qt8qs4h Před 8 měsíci +1

    Masha'alah'alah'adamahadkusugnatay'scw'scw'scw

  • @user-jg8sy6kw9q
    @user-jg8sy6kw9q Před 7 měsíci +3

    qiso wacan ilaahay waan weydisanay inuu masiibooyinka iyo faqriba naga nabad geliyo

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy Před 7 měsíci +2

    بارك الله فيك يا أخي شيخ عبد رزاق وجزاك الله خير الجزاء

  • @user-vo9pb4ij9r
    @user-vo9pb4ij9r Před 6 měsíci

    sallallahu celeyhi wasalam sallallahu celeyhi wasalam sallallahu celeyhi wasalam sallallahu celeyhi wasalam ❤❤❤❤

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm Před 8 měsíci +3

    SHEEKH ALLAAH HA KU BARAKEYO WAA RUN ANIGAA
    MUCJISO ARKAY WAX AAN MOODI JIREY INAY II WACANYIHIIN MARKAAN LAASIMAY DUCOOYINKA
    WXAN OGAADAY IN ALLAAH MASIIBOOYIN ADUUN SIDUU IIGA BADBAADIYEY ALLAAH AYAA MAHAD ISKA LLEH ALLXAMDULILAA🖐✋

  • @user-en9ch5zj3j
    @user-en9ch5zj3j Před 8 měsíci

    Jazakalah khayr❤

  • @haweeyabudul4346
    @haweeyabudul4346 Před 7 měsíci

    Mansha alah sheekhkhayr badan alaha Ku siiyo 🥰🥰🥰

  • @sucadahmedismail9218
    @sucadahmedismail9218 Před 8 měsíci +3

    sheekh ale haku xiftiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdiabdirahman5702
    @hamdiabdirahman5702 Před 4 měsíci

    آللهم افتح لي أبواب رزقك

  • @naciimomaxamuud8316
    @naciimomaxamuud8316 Před 6 měsíci +1

    الله اكبر❤

  • @mustafefarah1450
    @mustafefarah1450 Před 7 měsíci

    Jasaakal laahu khayr shiikh

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Před 7 měsíci +1

    Masha Allah shiikh

  • @user-kq5sv4df4c
    @user-kq5sv4df4c Před 8 měsíci +1

    جزاك الله خيرا

  • @user-py4on8jj9h
    @user-py4on8jj9h Před 8 měsíci +1

    Mash allh.alle hakuxiftiyo

  • @user-rv5pl4wt6j
    @user-rv5pl4wt6j Před 8 měsíci +2

    صل الله عليه وسلم

  • @caydaruuscabdilaahi7981
    @caydaruuscabdilaahi7981 Před 8 měsíci +2

    Salallaahu calayhi wasalam

  • @niisaahayaatii4199
    @niisaahayaatii4199 Před 6 měsíci

    جزاك الله خير يا شيخنا الفاضل

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy Před 7 měsíci +2

    الحمدلله رب العالمين ❤

  • @Nafiso20
    @Nafiso20 Před 7 měsíci +3

    Alxamduliilah 🤲

  • @siciidfaaraxqawaacid7893
    @siciidfaaraxqawaacid7893 Před 6 měsíci

    Masha'alh waa kalmad qima badan .

  • @user-mx1cf8gs5x
    @user-mx1cf8gs5x Před 8 měsíci +2

    M.a Allah ❤

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 Před 6 měsíci

    Jasakallaahu khayr sheikh

  • @malyuuncabdinaasir6261
    @malyuuncabdinaasir6261 Před 8 měsíci

    All mar kasta waan ducaysta waxn is dhihi jiray lagaama aqbalo lkin markn xasuusto waxu alle dhibaato iga badbaadshay in ducada layga aqbalan ogaaday allow ada mahadle

  • @user-wd6wc6ze2e
    @user-wd6wc6ze2e Před 8 měsíci +1

    Alxamdulilaahi rabil caalamiin

  • @safiabdilahi
    @safiabdilahi Před 8 měsíci +4

    Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Jinan202
    @Jinan202 Před měsícem

    Iso duceya Murad Ayan leyahay ino illhay isahlo walalayal 😢

  • @ju4965
    @ju4965 Před 6 měsíci

    جزك الله خير

  • @mustafefarah1450
    @mustafefarah1450 Před 7 měsíci

    Allahu akbar maansha Allah

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 Před 8 měsíci +1

    Mnsha allah

  • @khadarshukri2830
    @khadarshukri2830 Před 8 měsíci +2

    Amiin

  • @nashaadmaxmd5943
    @nashaadmaxmd5943 Před 7 měsíci +1

    الحمد لله🤲🏻❤️

  • @SabiirinXafaa-ed4zh
    @SabiirinXafaa-ed4zh Před 8 měsíci +3

    Illhw aduun iyo aqro nacfi❤

  • @khadijamusa2838
    @khadijamusa2838 Před 8 měsíci +1

    ALHamdullillah

  • @user-cr3qs7zd6r
    @user-cr3qs7zd6r Před 7 měsíci

    ilahyo idabi dhafa yarba adigan kubarye yarbi 🤲🤲🤲🤲

  • @suhaybcabdi360
    @suhaybcabdi360 Před 8 měsíci

    Mn sha allah

  • @RahoBashir-ks3np
    @RahoBashir-ks3np Před 7 měsíci

    Allahu akbar alaahu kariim almalik arxmaan alqawiya 😊

  • @user-is5tb5ce6p
    @user-is5tb5ce6p Před 7 měsíci

    Jasaaka laah khayran

  • @asliaden427
    @asliaden427 Před 8 měsíci

    Mansha alah

  • @abdinurabasaliganey5485
    @abdinurabasaliganey5485 Před 7 měsíci

    Masha Allah

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano Před 8 měsíci +1

    Scw😊

  • @RahoBashir-ks3np
    @RahoBashir-ks3np Před 7 měsíci +1

    Scw scw scw

  • @qaliabdullahi4882
    @qaliabdullahi4882 Před 7 měsíci

    يالله عدن رحمتك🤲🏼

  • @user-fc7oo4pl7m
    @user-fc7oo4pl7m Před 7 měsíci

    Mansh allh

  • @saynabcali6288
    @saynabcali6288 Před 8 měsíci +4

    😍😍😍😍

  • @hanaahm1951
    @hanaahm1951 Před 8 měsíci

    AllahAllah

  • @user-wd6wc6ze2e
    @user-wd6wc6ze2e Před 8 měsíci

    Alaahu akbar

  • @user-cr3qs7zd6r
    @user-cr3qs7zd6r Před 7 měsíci

    yarbi 🤲

  • @Faysa-um6lr
    @Faysa-um6lr Před 5 měsíci

    Mnsh allah

  • @faisahussein1231
    @faisahussein1231 Před 7 měsíci

    Haaa qali ❤❤❤

  • @jamiiloraage8107
    @jamiiloraage8107 Před 8 měsíci +1

    Mash a
    ❤❤❤❤❤❤❤