Wararkii u Danbeeyey Somaliya Oo Yeeshay Saldhiga Somaliland Si Ciidamada Itoobiya u joogaan Koonfur

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 06. 2024

Komentáře • 54

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Před měsícem +11

    Subxaanallah. Ilaahay Aabahaa inankiisii ha u naxariisto. Ilaahay cafiskaa uu u fidiyey gacan ku dhiig laha ha ugu abaal gudi wax ka Kheyr badan if iyo aakhiraba

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d Před měsícem +4

    Ku saliya nabig❤

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou Před měsícem +3

    Ceebtii aduunka qeybtii neerfaha ee cisbitaalka hargeysa ceeb weyn alloo sahal amuuraha

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem +3

    Guuuuuuuuul somaliland🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 Před měsícem +2

    Daahir jimcaale dhegataag.
    Waxan dhahayaa wararka ethiopia iyo somalia waxba kama jirraan waana khuraafaad aan sal iyo raadtoona lahayn.

  • @Mohalo850
    @Mohalo850 Před měsícem +3

    Xashkiina makadilaacay magafe😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-ck6ed4vc6p
    @user-ck6ed4vc6p Před měsícem

    Asc suntii ayaa ku soo gpaadhay waa ayo warkaaga ayaa laga dhandhan sanaya.

  • @ropertoayanlediiriye6470
    @ropertoayanlediiriye6470 Před měsícem +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 Před měsícem +2

    Dhakhtarka wayn agaasimaha iyo ku xigeenka halaga qabto

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp Před měsícem

    Waa war weyn

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh Před měsícem

    Muslim xalaa ah alle haku janeeyo sidaad adonkaa usaamaxday alle hakuusaamoxo aamiin aamiin aamiin ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤🎉

  • @CabdiqaniCabdilahi-pv8bg
    @CabdiqaniCabdilahi-pv8bg Před měsícem +1

    😮

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 Před měsícem +2

    MANSHA ALLA. XAGA ILAHAY AYUU KA HELAYAA WALAHAY. WAA QOF IIMAAN LEH

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem

    Guuuuuuuuul guuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-lb4ub5nd3b
    @user-lb4ub5nd3b Před měsícem +1

    Waar ninyahaw wararka xiisaha leh ma soo dhigtid ee silic waxa aad boodhka soo dhigtid ee misna qaldan waa maxay

  • @Ugbaadkoshin
    @Ugbaadkoshin Před měsícem

    Kofurta somalia waa qalade iska sax Wariye Somali Italiano ayaa la yidhaa OO Italiano Inu gumaystey ayaa ku suntan Somaliland Waa Somaliland British protectorate

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před měsícem +1

    Guul somaliland

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 Před měsícem +1

    XAAR WEYNE XASAN SHIIKH.HADUU QASAB KU OGOLADAY

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 Před měsícem

      Mustafeyusuf
      Madaxwayne xassan sheekh ka xishood yaa og inaad adigu ka xaar wayntahay😅😅

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před měsícem

    Soomaalidu wax loo naxariisto

  • @mohamedhassanyey4826
    @mohamedhassanyey4826 Před měsícem +2

    KOONFURTA SOMALIA??? tawtawle mashruuc ku qaatay eray bixinta KOONFURTA SOMALIA

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před měsícem +1

    Geele iyo gurguurte naf bixi waydaybaa kujirta😅😅😅😅😅😅

  • @jaarxandulejaar9025
    @jaarxandulejaar9025 Před měsícem

    😭😭😭😭😭😭😭😔😔😔😔😔😔😔

  • @user-nq2nx3uh6l
    @user-nq2nx3uh6l Před měsícem +2

    Waa la tolay ollloshay kkk

  • @mohamedjama2426
    @mohamedjama2426 Před měsícem

    Kkkkkkkk
    Maashaa Allah warkaa aad baan uga helaa marka laga reebo inaad maamulka SSC loxos kutilmaanto.
    Kkkkkkk

  • @user-qy9go8bv8z
    @user-qy9go8bv8z Před měsícem +1

    😂😂😂 soomalia waa ruwaayad walaahi

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw Před měsícem +1

    XASSAN SHEEKH WAXA IS WEDIN LEH GORMU MIYIR QABA MISE WALAN YAHAY ISAGO MARNA LEH CIDAMADA ITOBIA HAKA BAXEEN SOMALIA MARNA LEH HA JOGGANE NA HEESHISIYA ANAKA IYO ITOBIA Waxan uu arka nin gidarada garaca oo waxba islahayn Hamigisina noqday madhaleys oo loga badiyay dhinici siyaasada ITOBIA NA ANAY KA NOQONAYN HEESHISKAY LA GASHAY SOMALILAND DHAWAN QALINKA KU DUGI DOONTO AQOONSAN DOONTO SOMALILAND XASSAN SHEEKH WAXA SI AD LO ARKA INU DAAD QADAY OO HUMBO CUGSANAYO

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Před měsícem +2

    Hadalkaaga sax ! Somalilaand qayb kama aha Somaalia. Wax la yidhaahdo somaalia inaku woqooyi uma nihin. Waxad u hadashay sidii Somaalia laysku keen wada yidhaahdo, taasina waa qalad.

  • @safia5954
    @safia5954 Před měsícem

    Waa wadan rogmadey xagee loo xidhaa dhaqtarka maa lacqgta laga dhimo odayaasha iska yuurura we xoolaha umada cunaya cudur ha ka qaadeen

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 Před měsícem

    Xiligan😂

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem

    AFKA NOOL DOWLDA XASSAN ITAAL BARANBRO XINKA SOMALILAND ISKALA TUURE

  • @aadammax9534
    @aadammax9534 Před měsícem

    Subcaan

  • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay
    @Aqoonsi_2024_Allah_keenay Před měsícem

    Ma jirto dawlad ama dal la yidhaa koonfur Somalia. Mise Somaliland ayaa magicii iska bedeshay oo la baxday jamhuuriyadda woqooyiga Somalia?

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před měsícem

    Beentii xàsan garguurteh qac wayn baa ka yeedhy munaafaqadii way soo dhamaty Wlee

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před měsícem

    HARTI WUXUU KEENAY SHEEKO CUSUB OO QOF GACAN KU DHIIGLE AH LAGA FIRAYO XADHIGII WAA MUJTAMAC WADA GACAN KU DHIIGLE AH

  • @aaminaaxmed9375
    @aaminaaxmed9375 Před měsícem

    Sixunwa usheeg

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi Před měsícem

    ARRIMAHA XAJKA
    YAAN LAGU DAGDAGIN,
    ILAA LAFAHMO GOOBAHA XUJEEYDA LADAJIYO.
    INTABADANBA
    XUJEEYDA
    #MINA AYAA LADAJIYAA
    #TEENDHOOYIN
    AYAANA LOODHISAA
    #DADKUNA WAXAY BILAABAAN "GUDASHADA
    #CIBAADADAH ALLAAH
    OO MAALINWALBA WAXAY ISAGA DABANOQDAAN MEELO KALA DUWAN OO
    #DAWAAF LEH,
    #SAFA IYO MARWO LEH
    OO
    #DHAGAXTUURKA LEH IYO
    MEELOKALE OO FARABADAN,
    SIDA RUNTA AH DADKU WAXAY MARAAYAAN MARXALADO KALADUWAN OO CIBAADO HAAWLBADAN WEEYE.

  • @abdulkadirdirie6146
    @abdulkadirdirie6146 Před měsícem

    ??????????????????????.
    Xajku waa isbaaro lagu furto dadka Muslimka ah ee taga wadanka Saudi Arabia

  • @user-ve7ze1cs2e
    @user-ve7ze1cs2e Před měsícem

    kol hadaad dayn wayday erayga KOONFURTA SOMALIA aniguna wakhti dambe iskaga kaa limin maayo. wixii Somaliland aaminsanow joojiya dhagaysiga TAAR.

    • @ohsaragfii137
      @ohsaragfii137 Před měsícem

      Weger!! oo xagee loo joojiya intay doorashada S/L soo dhowaatay sowtan subscribers ki(dadka ku xidhan)ee dhegaysta TaarTv sii laba jibaarmeen. Adigu hadaanad dhegaysan wa yeelkada cidkale ma xukumi karid, waxaan kala garan waayey hadaba sedexdan nin midkaad tahay:
      1-Nin Af Soomaaliga meeshan kasocda aan garanayn
      2-Nin Af Somaaliga baxar ku ah laakin cugdadaysan
      3-Nin Ahabal ah اهبل yacni kuwa golaha la aamusiyo ee la yidhaahdo hebel u kaadi halkaas arrintu ma joogte. Waxaan filaya inaad No.3 tahay mustaqbal fiican baan ku rajeynaya.

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 Před měsícem

    Daahir jimcaale dhegataag.
    Waxan dhahayaa waxa ku jira tuugga xun ee sacad cali shire.

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před měsícem

    Inuu ka furo may ahyn dad cunka looma baahna dhiigyacab maaha nin ee waa dugaag dadka cuna noocaas oo miidhan ayaa umada lagu soo dhex daynayaa

  • @asjaahme4985
    @asjaahme4985 Před měsícem

    Taar TV mahadsanid sxb

  • @SOMBOYDSHIRE
    @SOMBOYDSHIRE Před měsícem

    Somalidu kama korto tuug baroko ah iyo tuug siyasi ah xita beyd ka allena wa kalogu baranaya mana iska qabtan nooh

  • @hanalander
    @hanalander Před měsícem

    Maxaa soo kordhay ee iskaa bedelay? waxaad adna ku biirtay kuwii Somaliland gobol ku sheegi jiray? Marna arimeheeda buunbuunin jiray?
    jooji munaafaqnimada waa lagula socdaaye!
    wax koonfur somalia la yiraahdo majiro waa SOMALIA-ITALIA

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 Před měsícem

    Been quute

  • @cirsankayeer7464
    @cirsankayeer7464 Před měsícem

    tuug benaale ah.hadal dfs been ayad kasheegta marwalba oromo somaliyowday oo waxismody ayad tahy ..

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u Před měsícem

    Malaayiinta Ethiopianka gaajeesan dhexdooda dagalamaya ayaad kumartiqaadaysan dhulkiina hadii ay burburaan barta laga jecelyahay oo ay u soo qixi doonan waa hargeysa ku tashada

    • @AmEin-Dimaria8
      @AmEin-Dimaria8 Před měsícem

      Tii ku dhashay u sheeg 😂

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u Před měsícem

      @@AmEin-Dimaria8 hargeysa ayay joogtaa lafaaheeda ayay lacarari doontaa manta ayayba dhib ku hayaan magalada kusoo qulqulayaan

    • @AbdiWarsame-gw7oq
      @AbdiWarsame-gw7oq Před měsícem

      @@user-ov2wz5eh9u maxaa ka galay hargaysa haday imaadaan adeer waa dhulkoodi adigu ka saar dalkaaga gudihiisa
      Maamul goboleedadii muqdisho hoos tegi jiray itobia loga arimiyaa ciidankii aad lahayd habaxaana wa joogan

  • @ropertoayanlediiriye6470
    @ropertoayanlediiriye6470 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 Před měsícem

    Xiligan😂