CODKA UBAX - Fan Iyo Fannaan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Cumar Seerbiya waa weriye wakhti badan geliyey baadhista fanka iyo fannaanka Soomaalida. Waxa aannu kala sheekaysannay waxa loogu yeedho fanka reer magaalka, bilowgiisii, aragtida bulshada iyo maanta halka uu marayo. Daawasho wacan!

Komentáře • 53

  • @xamzamaxamed2575
    @xamzamaxamed2575 Před 2 lety +22

    Codka ubax wllhi aad baan u taageraa markan hada arkey waan kusoo cararey
    Sxp wxaan kaaa codsanaa abwaanada sanadkan inaad noo keyntid
    Xamze xadaari
    Dab jacel
    C/shakur badmadow
    Xaaji
    Daaha gas
    Kobciye
    Bal intas nookeyn aan wax ka faaidneh 🥳🥳🥳

    • @alidiaz1933
      @alidiaz1933 Před 2 lety

      yea zaas wye wll wan rajey neena in la inoo keeno👍

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před 6 měsíci +1

    Cumar seerbiya wa wariye sare oo soo gudbiyo barnaamijyo xiisa badan oo cajiib ah bulshada oo dhan ayaa wada jecel guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuuxckaafi-su4iq
    @nuuxckaafi-su4iq Před rokem +2

    Ow halyey cumar seerbiye sxb qalbigaa kusalaamay uruuriye weyn

  • @cabdisamedsuldaanyuusuf8186

    Cumar seerbiya wariyaa keliya ee fahmay hibadiisa waana ta uu kaga duwanyay wriyaa sha kle
    Cumar waa cajilad taariikh badan duubay allle hakaa abaal mariyo zxpo wanaagaa aad soomaalida u gashay way warty inta fahmaysaaye

  • @Sahallife
    @Sahallife Před 2 lety +6

    I love this podcast!

  • @sakariyecartan1326
    @sakariyecartan1326 Před 2 lety +8

    CZcams-kan somalida kle waa ka duwan yahey wlee💯🥰

  • @fatimamohamed3610
    @fatimamohamed3610 Před 2 lety +6

    Ninku waydiin wanaagsana, sida wariyayasha maxiiqsana, mashallah .

  • @yusufhuseinyusufdaad9607
    @yusufhuseinyusufdaad9607 Před 2 lety +1

    Mashaa allaah omar seerbiya iyo ismail ubax allaah ha idin sharfo sida aad nooga u haqabtirten fan iyo sugaanta soomaliyed ee sii dabar go,aysa

  • @sadiayusuf151
    @sadiayusuf151 Před 2 lety +3

    Codka Ubax ♥😘 Fanku waa qeybta ugu weyn markii jaceylka lagaso tago aan xiiseyo iyago aan la kala saarikarinba ismacil iyo cumar oo la isku daray ayaaba fan ah 😂

  • @lifeaspectschannel9846
    @lifeaspectschannel9846 Před 2 lety +1

    Ayy cumar serbiya kali warye ma,ahn wa agasimaha astaan music wna ninka fanka somalida wx bdn kafahansan mahadsanid ustaad

  • @israosman1721
    @israosman1721 Před 2 lety +4

    Halkan ku nasan jiray masha allah ❤❤shukran Ismail

  • @sameerkhadar-zs6bv
    @sameerkhadar-zs6bv Před rokem +1

  • @GalowGobiye
    @GalowGobiye Před 2 lety

    Markaan Cumar iyo waxqabadkiisan waahore hartay baahideeda arko, waxaa si toosa iiga dhaadhacda Xikmadda Tiraahda ‘Qofiba qof intuu ka dheko ama madax ama Dhafoor weynyahay walibana Dheko yara meeris-e-eke ah lihi, waa garasho badanyahay dadka kale’. Si kale, haddaan u dheho qofka fud fudud ama garasho gedmi og ama dhugta yar la yiraahdo ‘Wuxuu ma maskax yaruu qabaa ama maskax falluuq (dhululubo) buu qabaa’.
    MashaAllah baan leeyahay Waayeel @Cumar Seerbiya, garashadii uu zemen kudhawaad kahor u helay inuu arko dhinacuu ka dunsanaa Fankeennu, haddana uusan ka labalabeyn ama ka cagajiidine, uu u gunti xirtay inuu dhinacaas bannaanaadey naga awdo nana tuso, waa tan uu maanta noo iba lisayo-Eebbe ha ka abaal mariyee.

  • @ahmedmoh403
    @ahmedmoh403 Před 2 lety +3

    Codka ubax ad bad u mahdsn thy soo saaristaada iyo qaabka aad barnaamijyada u soo diyaarsaaa way qurux badan yhn.
    Waxan codsan lahaaa inaad soo casuunto sadex abwaan/gabayaa
    1. Abdi wahid gama'did
    2. Weedhsame
    3. Sidiiq burmad

  • @genyada5984
    @genyada5984 Před 2 lety +5

    Omer serbiya💥

  • @shacirka7978
    @shacirka7978 Před 2 lety +1

    Weriye ka Cod macaan wan wayey wlhi M.a

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 Před 2 lety +1

    Fan iyo fanaan bookgaas qurbaha goormaad soogaadhsiinaysaan thanks 👍

  • @jannoomer7263
    @jannoomer7263 Před 2 lety

    Masha allah laba legend ba is helay
    Inanka Ismaaciil hab waraysigiisan ku haysta cid kasto uu waraystana waa hubaal in aan xiiseynayo

  • @rijaaljr
    @rijaaljr Před 2 lety +1

    War Nin Legend Ah Bd Keentay Ismaaciilow Cwaan Daawaday Wlle Codka Ubax Channel Wax Ku Ool Ahh 🔥🔥🔥

  • @ruunibraahim3457
    @ruunibraahim3457 Před 2 lety

    Adan utageera codka ubax marka lagaso taga inan xiseyo suganta ismacilow dartaban udawada huno😍

  • @hassanegeh
    @hassanegeh Před 2 lety +2

    Well done guys 👏

  • @theironlady6009
    @theironlady6009 Před 2 lety

    100k Coming soon insha allh walal Ismaail Saaan ujeclahy Codka ubax walaahi wax kale ♥️❤💝

  • @abdirahmanabdullahi539

    Omar seerbiyo waa halyey garab istaagay kabanka io fankii horeba Noolow, Codka Ubax mahadsanidiin

  • @sahrinamukhtar382
    @sahrinamukhtar382 Před 2 lety

    Horay usocda bahda codka ubax ismaciil Mhdsnid wll

  • @najiibfargalofficial7912

    Macalin ki ugu fcna ee gedigaygii waxbarasho omar ali hassan serbiya 🙃

  • @issehussein963
    @issehussein963 Před 2 lety +2

    I m the first comment 💪

  • @asmaabdy6831
    @asmaabdy6831 Před 2 lety

    Ismail aad bu ucod mcn yhy masha allh ♥️🥺

  • @munamumtaas7351
    @munamumtaas7351 Před 2 lety

    Codka ubax favourite barnaamij

  • @abdihamidaden3106
    @abdihamidaden3106 Před 2 lety

    Nin dadaal iyo hedal galiyey fanka iyo hab dhaqanka soomaalida

  • @calaawiqude5103
    @calaawiqude5103 Před 2 lety

    Muqalka aad so bandhigtaan ad iyo ad ayuu u qurux badanyahay

  • @galladcalicabdulle1958
    @galladcalicabdulle1958 Před 2 lety +3

    waxaan jecenlahaa inaa qiso mashaan uga shekeyo lakin Janis uma hlin Mar uun wan ku hili lahaa

  • @yahyemadar7517
    @yahyemadar7517 Před 2 lety

    Ninkan fanka ayaa ku dhex bakhtiyey

  • @abshirhajimohamed3662
    @abshirhajimohamed3662 Před 2 lety +3

    Sxb wariye Serbia goormuu kuso guryo labty wxn oga isgo aha qurbajoga Mogadishu ahaa . Kkkkkk xigmad nn aan ku ogaa weyaan wariye serbia markii aan arki jiry new hargeisa...

  • @mustafehass7369
    @mustafehass7369 Před 2 lety +1

    CoDka Ubax 🙏🎁

  • @ismaythanuuraane4132
    @ismaythanuuraane4132 Před 2 lety

    Ustaad cumar seerbiyay

  • @tilmaamemedia4527
    @tilmaamemedia4527 Před 2 lety +1

    Please sxb ismacilow iyo cida mamulka haysa Ha la raadiyo gabyaa Abdiwahid gamadid waliba qaybo badan ka soo dhiga xog badan buu hayaa way nagu kala jaraan kuwa kale

  • @cabdiqanifanax5258
    @cabdiqanifanax5258 Před 2 lety

    Shaqo mudan oo milgaysan baad afka, fanka, dhaqanka, iyo sooyaalka ummada soomaaliga ah ba u haysaan

  • @ilyaazmaow4662
    @ilyaazmaow4662 Před 2 lety

    ustad cumar serbiya

  • @Wawareey
    @Wawareey Před 2 lety

    Abwaan dab-jacayl isna inoo balami ismail👍

  • @qaalisaid665
    @qaalisaid665 Před 2 lety

    Codka ubax👍

  • @badrihassen7527
    @badrihassen7527 Před 2 lety

    Marti mudan iyo codka ubah barnaamij cajiiba

  • @hamzeibrahim7288
    @hamzeibrahim7288 Před 2 lety

    wariye omer serbiya waxan ku xasustaa qisadii barigii jabouti markuu u safray

  • @afgooyebishe2236
    @afgooyebishe2236 Před 2 lety +1

    Sheekadi tufaaxi aan tirsaday umban soo xusuusta narkan cumar steroidal arko

  • @mustafabdisalam9119
    @mustafabdisalam9119 Před 2 lety +1

    Tufaaxii aan tirsadey .waa barnaamij hore ood ka diyaarisay cumar seerbiya. M.a
    Lkn inad waydiisana way qurxoonaan lahayd ;tufaaxii aad tirsatey dib ma u heshay ?
    Wariye seerbiya iyo ismail labadiinaba rag culus oo fanka qayb laxaadleh ka qaatay baa tihiin.

  • @hassanarab7873
    @hassanarab7873 Před 2 lety

    Khadiija balwo waxay ahayd gabadhii u horeysay ee heesta, waxaanay la heesi jirtey abdi silimoo oo ay qayb ka ahayd balwada.

  • @nesma5648
    @nesma5648 Před 2 lety

    Walaal halkee laga helayaa buugan siiba qof aan joogin wadanka gudihiisa?

  • @calidhamacxuseen6180
    @calidhamacxuseen6180 Před 2 lety

    Meshe aya laydinka so xidhiidhaya Number WhatsApp ayan u baaHna