Gadhsiiya Maxamed buskud iyo naagata ciilan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 56

  • @libanofficialmedia5552
    @libanofficialmedia5552 Před 2 lety +6

    Sax ayaa sheegtay my sis. Woo bahdiilay gabdhaa waax baa kaa qaldaan weey xanuun saan tahay saan uu malenayo maxamed buskut gabaar xanuun saan ayoo sii bahdiilay

  • @fatumahusseinibrahin6422
    @fatumahusseinibrahin6422 Před 2 lety +7

    Yaasmiin wllo mrkd qofka wx usheegaso siimacrifa wx ugusheeg lkn caayda iskadaa iyo cananta wll

  • @sahrasalaad7931
    @sahrasalaad7931 Před 2 lety +7

    Caruurtii baa iigu daran aay cidlada kaga dhaqaaqday

  • @hodanali5744
    @hodanali5744 Před 54 minutami

    Hooyo macaan ❤ yaasmiin

  • @deqaabdi7446
    @deqaabdi7446 Před 2 lety +2

    Sax sax Sister runt u sheeg

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul Před 2 lety +6

    Wll gabadha iyadoo yar in la guursaday ayaa laga yaabaa naago waaween oo caqli leh ayaa niman gaalo ah guursada. Ninka waad la hadli kartaa lkn gabadha ha u gafin ayaan ku dhihi lahaa.

    • @camilarose2539
      @camilarose2539 Před 2 lety

      Warun iyaduna Caybay Diiraysa maxalba

    • @najahaddey5572
      @najahaddey5572 Před 2 lety +1

      Wll ayadoo yar hadu guursadey 14sano ma waqti yar baa oo intaas kuma weynaan karto miya mideda kle gabdhu dad islaama miyansan dhalin mrkii nin gaala u guurinayan wax caqliga laga gado karo ku hdl wll naagtu io ninkuma waxba ka qaldan

    • @umuraage8617
      @umuraage8617 Před 2 lety

      Yaraan ma jirtee naagtu iyadoo qaangaar ah bey ninka soo raacday cidna kuma qasbin ee iyadaa ninkaa keensatay waxaa hadal ka baranay armey yareyd wax yaraan la yiraah ma jirto mida kale 14 sano miyey ku caqliyeysan weysay waa naag eber ah naagtaa.

  • @3kidz_somalispedup183
    @3kidz_somalispedup183 Před 2 lety +3

    Anigu waan ku sita Masha Allah ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @safiahussein5981
    @safiahussein5981 Před 2 lety +1

    Subxaanalaah ilaahay kabaq walaalo malaa igbaa garbahaagasaaran waxqaldan hadaad kuaragtay siwacan wax ugusheeg walaalo

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q Před měsícem

    Yasmiineey ka warranbmaanta waxay shubayso.

  • @faisalmohamedgoohe4678
    @faisalmohamedgoohe4678 Před 2 lety +4

    Ninka ugu afdheer baa baa
    Dadka ugu akhlaaq daran
    Waxaan laga sugayn baa baa
    Tolaw heestan ma badalaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SaaroCali-xz4to
    @SaaroCali-xz4to Před měsícem

    Masha Allah abayo sax❤

  • @asmalivewithasma7643
    @asmalivewithasma7643 Před 2 lety +2

    Walahi runta baa gahadashay

  • @mohamedabdirahman5840
    @mohamedabdirahman5840 Před 2 lety +2

    😁😁😁😁😁😁😁😁😁hhhhh waan qoslay wlaahi

  • @NeimaBouraleh-es1dk
    @NeimaBouraleh-es1dk Před měsícem

    Ush yaahu

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 Před 2 lety +1

    *👉WAXAA INOO BILAAMBI DOONO SOONKII AYAAMU BAYTKA*
    *💚 ASALAAMU CALAYKUM IKHWAATII 💚*👉 INSHA ALLAH KHYRKA☝️ALLAH DRTIS IXASUUSI AAN KU XASUSIISAY*
    *👉 KU BEEGAN*
    *ISNIINTA 🌹13 /6 /22*
    *TALAADO🌹14 /6 /22*
    *ARBACO. 🌹15 /6/ 22*
    *👉IKHWAATII AAN KA FAA IIDAYSANO MAALMAHAN QIIMAHA BADAN*
    *WA BILAAHI TOOWFIIQ*

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 Před 2 lety +3

    🤣🤣🤣🤣waay la heshay walahi anigu ma saqransantay baan is idhi wayo geel baa 15 sano xaaran ku heeystay buu ka ag leeyay markasay ixii ku leeday waa ruunti Ku laha🤣🤣

  • @faa5352
    @faa5352 Před měsícem

    Waarun❤❤❤❤❤❤❤

  • @zamzambasay32
    @zamzambasay32 Před 2 lety +3

    ❤❤👏👌

  • @farahkhayre7838
    @farahkhayre7838 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤

  • @nadiifoyusuf1949
    @nadiifoyusuf1949 Před měsícem

    Qofkan ayada qooq laso doonatay,nag wa lashukansan jiray e nag ayada leh aniga shukansaday,

  • @bilanmaxamed5112
    @bilanmaxamed5112 Před 2 lety +1

    Wwww mnsh allh qliy dumr ilhy ado kli hno bdn mcno

  • @hibaaqmohamed5839
    @hibaaqmohamed5839 Před 2 lety +2

    Yaasmiiney karbashka qoyanta noosoo badi

  • @sayidmohamed3908
    @sayidmohamed3908 Před 2 lety

    Hadii ad ka naxayso wllo mad luuqa wax ugusheegtid wllo

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 2 lety +2

    Kkkkkkkk yasiin walashii miyaa naa gabadha daa waad dhali kartaye illah baa ka soo saaray qalbi egegiiye gaalkaad garbaynasan ee lagu maqashiyey maad u hiili u tahay ka xishoo busket ayeydiisa ayaad ku factahee kula caytami maayo laguma soo korine gabdhada siiso gaalkan aad la kartay

  • @rayannuura1904
    @rayannuura1904 Před 2 lety +2

    Walaahi inaan is ogayan baad mooda sidaaso kalan u fikiray meel uun baanan ka sheegine waxaan is waydiiyaya markaad qofkale sharaftiisa dhawrayso eed leeday waa ii xalaal adna taadi ad leeday xaranbbaan ku jiray
    ma adna gaalada ahayad oo imikaad islaamtay
    Seed nin gaala u guursata markii horaba ee uu kuu qabay takale markanad baryayasay miyaad iska furtid bal waxaya na leeday daya

    • @najahaddey5572
      @najahaddey5572 Před 2 lety

      Nin gaaal ah kuma xiranto dalaaqadana ogama baahna banaan bey ka mari kartaa waa haduu dib ka gaalobey hadey gaalnimada ku gasheyna waa baab kle anigu naagtaas io ninkaba wax caqliga laga gadi karo dadka uma sheegin

  • @faisalmohamedgoohe4678
    @faisalmohamedgoohe4678 Před 2 lety +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @rodajimale6549
    @rodajimale6549 Před 2 lety +1

    Well done 👏

  • @ladanluul9421
    @ladanluul9421 Před 2 lety +1

    Asc habo ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sahrasalaad7931
    @sahrasalaad7931 Před 2 lety +2

    😍😍🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘😘

  • @fardus5305
    @fardus5305 Před 2 lety +1

    hooyadeed baloog Bay saartay

  • @salaxxabiib2266
    @salaxxabiib2266 Před 2 lety +2

    Sidee Adoo Qof Muslim 17 sano ula nooleed Qof kaafir oo Gal ah ilaahay iyo Diintisa ayaad Dambi ka gashay Aa cuudu bilaahi minal shayaadiin rajiim

  • @hibatv5031
    @hibatv5031 Před 2 lety +1

    💚🧡

  • @somalilandpatriots2484
    @somalilandpatriots2484 Před 2 lety +1

    Tina😘😘😘

  • @faizam523
    @faizam523 Před 2 lety +4

    Odeygaa ilkaha dhaadheeri kuu ahaa tolow wuu i dhaafaye🐗 KKK😂🤣🤣

  • @muwaarakgroup655
    @muwaarakgroup655 Před 2 lety

    Maseerka daa buskud ma gaareysidee

  • @lulgane3290
    @lulgane3290 Před 2 lety +1

    Views raadis leewaye.

  • @saraabdullah8608
    @saraabdullah8608 Před 2 lety +1

    Adigana nahaabat kalay baa tahay an waxba ka ruunin u see

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂❤

  • @lulgane3290
    @lulgane3290 Před 2 lety +1

    Barqadii bay daaqdaa uff 😳😡

  • @hodanhalane4288
    @hodanhalane4288 Před 2 lety

    adiga maxaa hada ku daba dhigaya

  • @hamdaaden2246
    @hamdaaden2246 Před 2 lety

    Acuudu bilaah naagtan wajiga yaa sidaan uga dilay koleey afdheeri deeda looga googooyey wajigii

  • @somalilandpatriots2484
    @somalilandpatriots2484 Před 2 lety +1

    Tina😘😘😘