Muniira Wiilkeedi Yaraa Waa Uso Dhiciyey, Hal Usbuuc Ka Yar, Sharci Ba Shaqeeya,

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • #somalia #dirisle #maxkamada @Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official #muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k Hargeisa Ku Guursaday

Komentáře • 114

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis Před měsícem +11

    😢😢 subxanallaah ileen waa run waa ruufyiyaa hayaay naa hana naa illaahay kabaq oo ka dhex bax qooska

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 Před měsícem +21

    Waa jaajuusad shaydaan ah wax loo soo sheegay bay dad kudulminaysaa xasbunallaah wanicmal wakiil

    • @waqtiwanaagsan4232
      @waqtiwanaagsan4232 Před měsícem +3

      Hanna waa Somali Sujuu Kenyan ah. Somalida ayayna ka il heshay.

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      Teeda kale wax may baran waa saaqidad halkay assuaged faced ay PHD haystaan waxxay garan weyday kalmad carabiner ah oo ah
      Ĵaar/daris flow waxay utaqaan foolooow
      Subxaanalaah inbadan joogtay qurbaha alla ayaan daranaa
      Tii aaqiraa udheer

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 Před měsícem +9

    Jaajuusada cajuuso ah
    Jahanabo alle ku gee
    Maxaa qoosaska somalida
    Dabo dhigey😢

  • @saadoali5930
    @saadoali5930 Před měsícem +11

    ilaahay umaad ha kaa qabto reera ka dhexba

  • @ardoteyb946
    @ardoteyb946 Před měsícem +9

    Ilahay ka cabso subxaanalaah aakhiro waad ilowday Allah aakhiiro dhawaa

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 Před měsícem +6

    SubhanaAlah Naayaa rufiyaan ayaa tahay wallahi Hannaay mid ogow Rufiyaan jano iska dhaafee carafteeda ma arko qof masiibo somalida loo soo diray ayaa tahay maxaa Duco aqrisataa umadii Islamka ayaa kaa fakan la’

  • @Unusulthan
    @Unusulthan Před měsícem +9

    Cajuusad hosti qalashay oo caruuraha Islam lagu saliday Naan Allah ka baq oo cimrigaga qawani iyo lugooyo ha dhameysan

  • @shadowanim5700
    @shadowanim5700 Před měsícem +9

    Musiibo jiran xaasida ah mxaad kagalay umad afaarahooda qof. Dhiman baa that 😮😮😮😮😮😮 dulmi baatahay shaqo malihid miyaa

  • @redchamps3025
    @redchamps3025 Před měsícem +5

    Caruurtii Soomaalida mashruuc ayaa laguna soo qaatay .khatar cadiim !!!!!

  • @AshaCabdi
    @AshaCabdi Před měsícem

    Subaaxnalh ilhay kabqa hana

  • @SacdiyoMahamed-r6u
    @SacdiyoMahamed-r6u Před měsícem +6

    Ala Edebb darnidaaaaa Adiga Abo iyo Hoyo Wayna Isdiriraaaan Wayne Hashiyaaan. Hadey Polic Wacdo So Caruurtoda Galo iyo Cadaw Ma Qadanayaaaan Hoyadas wa Hoyo Caqli Badann Ilhay ha isku Cabidiyo Hoyadaaas Iyo Abahaaas

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Před měsícem +8

    Hanna aaqiro intee aadee waa yaab circa ayaa ku socotaa waa soo degee😂😂😂😂😂😂

  • @younusmahamoud9784
    @younusmahamoud9784 Před měsícem +5

    Sheeydaad Weeyn Oo Rufiyaan Ah Ma Rabto Qooys is Qabo umada Rabbi Hakaa Qabto😮

  • @ijabaluul4704
    @ijabaluul4704 Před měsícem +3

    Hello yaa baariis jooga

  • @khadraali2862
    @khadraali2862 Před měsícem +3

    Basaas nimada kadaa awlaada islaamka qof weeyn baatay tahaye

  • @sadiaaden8886
    @sadiaaden8886 Před měsícem +16

    Shaydaamad weyn Allah ha ka qabto umada

  • @user-df6hw9xr8e
    @user-df6hw9xr8e Před měsícem +1

    Asc wr wb hanay wala shey Masha Allah quruxdada qurux wey dhaftey cimri dheer & cafimad ku rajey na habo quruxey keep going

  • @user-umuAli
    @user-umuAli Před měsícem +4

    Subxaana allaah naag xun ayaa tahay ilmo aabe Muslim ah oo hadana Somali ah oo cunigisa heesto ayaad gaalada gacanta ugalisey muniira hadee ilmo rabto jeceshahayna ma maahir kaligiis miyaa dunida ujoogo run hadii aad shegesan baxa ninki France ah oo gaalka ah ilmaha kasoo qaada alle haku cadaabo aduun iyo aakhira alle umada hakaa qabto insha'Allah

  • @user-zd5yt5fb9r
    @user-zd5yt5fb9r Před měsícem +6

    Shaydaamadan wax maysan dhalin dadka guryahooda iyo arimahooda lawadaagayo baa kadaran wasaqada

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah5862 Před měsícem +1

    War gabadha daaya,ilaah ka baqa,ha caayina.Wax eeydaan ogeen oonmali dadka ha ku caayina.

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Před měsícem +4

    waxa larabaa gabdhohono in ey belaayo kale gursadan wiilashuna belaayo kale guursadan waxaba ma ogidin ee weerar ba la inaguyahay wad ogeyden xaliye
    yaa ka quruxbadnaa amiro iyo maxmed buskut wa ujedan🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤚🤚

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 Před měsícem +8

    Ruufyaan islaamka kahar

    • @waqtiwanaagsan4232
      @waqtiwanaagsan4232 Před měsícem

      Rufiyaan nimada Kenyan ay u tahay. Hanna Somali maha waa Sujuu ka soo jeedo Kenya.

  • @user-df6hw9xr8e
    @user-df6hw9xr8e Před měsícem +1

    Hana dhibley sidad u acting gareyneyso good job

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 Před měsícem +3

    Calaamo ka soo iiftay ilahey idaankis

    • @falisa576
      @falisa576 Před měsícem

      @@chailatecookies7341
      Hala habaaro balayo qabtada
      Jaajuusad weye

  • @IlwadAli-f2g
    @IlwadAli-f2g Před měsícem +4

    Ma waxaad rabtaa in aad wax jaajuustid

  • @moogemooge3836
    @moogemooge3836 Před měsícem +1

    Naa ha,isu dirin dadka saaqidad yahay.

  • @falisa576
    @falisa576 Před měsícem +8

    Awalbaa la yiri qof an wax dhalin
    Gaal iyo muslim midna maahan.
    Shaydaamad yahay ilmaha somaliyeed
    Inad jaajuusto cocial worker ka
    Una dhiibto dhaqaalo ku qaadataa naa
    Umada amaansii aakhiro ka denbayso

    • @aminaawil8037
      @aminaawil8037 Před měsícem

      Walaalo hadalkaa waa gaf ilahaya ayaa dhasha bixiya naagtaan waa iblaysada ilahay dadka soomaaliyada ha ka qabto waa jaaajuusad aan xishon muslika ha ka qabto

  • @user-ci9ye8pw1h
    @user-ci9ye8pw1h Před měsícem +1

    Jaajuusad.caalaamo.alakaa.ifi.dadkaad.iibsataa

  • @maslah345
    @maslah345 Před měsícem +7

    Shukri horta dhabdheh runta waxaad lawaadwadayso waa cuqubadii iyo dulmigii aad kusamaysay sheekhii weynaa sheekh cumsr faruq RAXIMULAAH tan labaad dowlad sweden umashaqaysid umada been ha usheegin tab sadaxaad maxaad usheeganaysa maxamed buskud waxba kuma uusan oran matihid tan cunuga udhashay waad asaasaqday ee shaqa yeelo umadana haka dhex faidaysan

    • @shukrimahamed2146
      @shukrimahamed2146 Před měsícem +1

      @@maslah345 SubhanaAlah Shukri maa la dhahaa magaceeda tolaayeey magaceyga yaa iiga qaado masiibo heshada Rufiyaanta ah Aniga Hannah u aqaanaa wax ma dhashee

    • @ShamsoTarah
      @ShamsoTarah Před měsícem

      War adaahaya maxaay kusamaaysay shiikha

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 Před měsícem +1

    ilahaya ka baqa oo dadka guryahooda daa qabriga ma qadmo waxa kaa galay malaha kuwa kuu soo gudbiyay iyo adiguna ilahay guryaha ha idinka qabto waxaad tihiin maraadooyin ayaad tihiin

  • @sahraahmed5890
    @sahraahmed5890 Před měsícem

    Haber walan oo gablan ah waa walan naa ummada iska daq

  • @maryanmaryan7352
    @maryanmaryan7352 Před měsícem +3

    Ilahaya kabakha khabirigaa ubakha isikadaa dadaka hadaca weene khabarigu waa madoowo waa ciriiri waa kuleele waa cidilo waa ilahaya kabakha

  • @maslah345
    @maslah345 Před měsícem +2

    Jaarka

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 Před měsícem +2

    Naa dadku iyaga ikhtiyar leh qof walba siduu rabo ayuu unol yahay maxaa ku daba dhigay dadka aduu booliis u Waco oo hoostada wixii ka shaqeya ugu yeedh

  • @jawahirmohammed3619
    @jawahirmohammed3619 Před měsícem +1

    Masillled 🇨🇦🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @zahrakhaliif3809
    @zahrakhaliif3809 Před měsícem

    Waa habar ruufyaan ah bal maxa reraha iyo ilmahooda dhex gashey isla wareego umada allaha kaa qabto booliis arag booliis bay ku waalatay naa umada nabad gali cudur ku fariisiyo allaha kugu ridee

  • @user-bf7gs4lw6e
    @user-bf7gs4lw6e Před měsícem +1

    😂😂😂

  • @faizafaba7223
    @faizafaba7223 Před měsícem +5

    Hamdi home decor miyaa😅😅😅

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis Před měsícem +1

      😂😂😂😂 xamdi ninkeeda maba lasoo galo naag wax duubanaysan maaha waa naag adag

  • @abshirokeyr6418
    @abshirokeyr6418 Před měsícem +1

    Samira sheekadeeda maa wax cusub nooga dhigee maxamed buskud aa ku dhaga hadlee iyadaa noo sheektay yaa kaa aqli yar beenleey

  • @gfgufbhvyg3813
    @gfgufbhvyg3813 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤

  • @sahroabdi
    @sahroabdi Před měsícem +1

    Jaarka bey yiraahdn

  • @ZamzamCabdikariim
    @ZamzamCabdikariim Před měsícem

    Kkkkk❤ 😂😂😂😂 hanaya jini badatahay

  • @sahraahmed5890
    @sahraahmed5890 Před měsícem

    Dadra ceebahooda iska daa
    Qof muslim baatahee ituqullah hanna dhibleey

  • @shadowanim5700
    @shadowanim5700 Před měsícem +2

    Walle adna xisaab baa Ku sugaysah aduun iyo Akhiroba .😮😮😮😮oo adi akhiro mattaqaanaa?

  • @user-qp1mx3sz6n
    @user-qp1mx3sz6n Před měsícem +2

    Naagtan maxaa ka qadal acuuudu bilaaa

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm Před měsícem

    Ilaah umada hakaa horlexiyo waxa qosaska dumiyo ayaa kamitahay

  • @jawahirshugrimahamud4343
    @jawahirshugrimahamud4343 Před měsícem

    Naaa maxaaa kaaa galay uma daa namimayahey

  • @fahmaalii
    @fahmaalii Před měsícem +3

    No see waxaa raabto

  • @zahrafhfjjfscz7812
    @zahrafhfjjfscz7812 Před měsícem

    Shaqa yeela uma soomaaliyeedna ha kaa nabad gasha caasiyahay wax ku dilana waad ladahay

  • @user-ve1kh8cd5f
    @user-ve1kh8cd5f Před měsícem +3

    Masha maxa kaagalay

  • @user-ci9ye8pw1h
    @user-ci9ye8pw1h Před měsícem

    Kadhex.bax.reeraha.alakaadhexqabayna

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Před měsícem

    Shaydamad Ilaahay islaamaka haka qabto

  • @Moha2017-ij2jt
    @Moha2017-ij2jt Před měsícem +1

    Waa samiiro madaxay uu qabo la ada gabdho dhashay

  • @user-ci9ye8pw1h
    @user-ci9ye8pw1h Před měsícem

    Cid.kufalogaraynaysa..majirto

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc Před měsícem +1

    Naa maxaad tiri asharaafta ayaan wacayaa oo ma gaaladaad Asharaaf ku sheegaysaa afka ku go’ye doqon yahay dadka afaarahooda maxaa ku geliyey yahay MIND YOUR BUSINESS !

  • @user-ni1yx5py1v
    @user-ni1yx5py1v Před měsícem +1

    Maxaa kaa galay wajigeeda ma adiguu kugu yaal ilmahaas ha kaa nabad galeen hoog oo ba

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Před měsícem

    Yaa kuu dirsaday adigaba laga shakisanyahaye

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Před měsícem +3

    Naayaa hadii ladilo shaqo kumalahida blaster shak shuuku shanninleeyguumees duqoowdey qof aan ilmodhalin axariis malaha adiga iyo muniiro gaber aya idinka fadhinaa😂😂😂😂

    • @Beingme541
      @Beingme541 Před měsícem

      Adiga inlagu dilo kawaran buskut walashis matahy walee buskut baan yareyn meshan Cid yar maleh walah macal ani ee itaqullAllah qofkaa tahay sheg ma adon Ilahey inla Iska dila maxa kgalay eh ya ubaneyay misne xaq usiyy

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 Před měsícem

    Kenyati ayad tahay maxad Somali iskugu dhiibty Hana adaaubahan bolis

  • @rahmo3653
    @rahmo3653 Před měsícem +2

    Qumayo. Galnimo kudhimo

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 Před měsícem +2

    Adiga naagaha afokaato miyaad u tahay

  • @homboytradingcompanyltd.2383
    @homboytradingcompanyltd.2383 Před měsícem +1

    Fidnada iska da itakhilah

  • @fadumoomar5280
    @fadumoomar5280 Před měsícem

    Musiibo alle kugu rid

  • @fabu2526
    @fabu2526 Před měsícem +1

    maxaa badaas ku geliyey

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Před měsícem

    Naataan waxay hada sharuuc kalekusooqatay Somaaliya faamiilada sooshalmiidiyah oo isjecel in ey kaladaadiso si dhalinyayarda somaliyed niyad logadilo wax is amina lowayo iyo wax isjecelad marka nag tan haleyaskaqabto☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @IlwadAli-f2g
    @IlwadAli-f2g Před měsícem +1

    Maxaa kaa galay adiga

  • @maslah345
    @maslah345 Před měsícem +2

    Naagtaan waa naag kenyaan ah oo kenya kudhalatay basabor kenyan ah leh sweden been bey usheegtay interview geedii been bey sheegtay waxay sheegatay inay somali katimi

  • @nadifodirir309
    @nadifodirir309 Před měsícem +1

    Maxaa kaagaly adiga hadaysan iyaba dacwoon

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 Před měsícem

    Walaan la idileen madam ayaa loo dhaqmayaa ama waa lakala tegayaa

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 Před měsícem +1

    Hooyo somaliyed ma tihin gudafad dhimatay oo nolosha ka dhacdeey aya tahay basaasad qoysaaska somaliyed adiga aya burburiiya oo galada basas uu ah gabadha somaliyed amaan iska sii bila edebeed yahay

  • @Aisha_lifes
    @Aisha_lifes Před měsícem +2

    Adna. Iyo saxaaf miya

    • @falisa576
      @falisa576 Před měsícem +1

      @@Aisha_lifes Adna iyo saxaaf ma jogan
      Yurub se cml adi

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm Před měsícem +4

    Mashallah hana well done

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Před měsícem

    Maxaa kaa quseeyo

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Před měsícem +1

    Mey hadasho muniirowaa beenilamaha ma heesto ilamaha meel ayaa lageeye maahir gaalada ayaa qaadatey markey daahir lahadleesay su aal uu weydiiye wey ka mer meeryey waa arki doontii ilamaha waxaa lawareegey gaalada .uniirouur malaha waa beenuurka dadood wax yare suga waad armk doontii😂😂😂😂😂😂

  • @hawoali120
    @hawoali120 Před měsícem

    Maxad karab tiin familka sirtoda qarsada sirdon miyatin mise lacag ayad kuqada tiin wax nosheda

  • @user-zc4fp6su9z
    @user-zc4fp6su9z Před měsícem

    Adiiga maxa deebiiga ku geeliiye hadeey iiyaadu ku soo dacawon oo reerka islamka ah galada ugu waceesa nin iyo nagii weliigo baay isdiririi jiren maxa ka macano ah maxase adiiga iyo kuwa kaga soo waramay iniika galay riisaqad kale ma weeday an aheen dad islaamaha inaad gal uu shirqolesiid moye mad riisaqad xalah raad satiid hadad Muslim tahay waa adiig musliinka galka uu shirqoolaye xaage aadees maliintaa qiiyaame ee illahay laa hor tagan yahay adiiga iyo kuwa kaga soo waramay

  • @sumadqaran
    @sumadqaran Před měsícem

    Oo adiga maxaa kaa galay wixii is dilaayo iyageey u taal yaa kusoo wacwooday

  • @Ahmedwadani931
    @Ahmedwadani931 Před měsícem +1

    Adiga habar walan ayaad tahay maxaa kagalay famlida iska qabo ka dhex bax dadka

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 Před měsícem

    Hanna adaa ubahan booliis in lagugu Waco waayo dadka yaa kuu dirty shaqo aan laguu diran ayad ku jirta booliska iskugu wac afkaga dheer waa in laxidho booliska maada dhalaya tuugo nabibiye

  • @marimhaschi5478
    @marimhaschi5478 Před měsícem

    hana haku danbaabina waxay ka shaqeyso sax waa soshiyal laakiin dadka kuma gardaroto cayda waa danbi

  • @aminamohamoud4591
    @aminamohamoud4591 Před měsícem

    Tani waa dadqato ee umumada halaqabto

  • @IlwadAli-f2g
    @IlwadAli-f2g Před měsícem +1

    Naa maxaad dadka u caaysaa horta waxaad tahay naagtii nolasha array ee cadaanka ku jiray oo qaawaneyd

  • @abshirokeyr6418
    @abshirokeyr6418 Před měsícem +1

    Ruufyaan yahay edeb yeelo beenlay hadaad wax hayso mar hore ayaad sheegi lahayd

  • @haweyamohammed4124
    @haweyamohammed4124 Před měsícem +1

    Naagtaan waxba sooma dhine kilyaha wiilka yar ayey gadaneysaa ilaahey ku Soo khabay balaayo afka baakhuliga ah naagtaan somaliya ayaa ley keeni lahaa nacad ha ku dhacdee

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm Před měsícem

    Cajuuso minak

  • @HiboAli-sl8bu
    @HiboAli-sl8bu Před měsícem +1

    Bal maxa kagalay ayadan nacalada 😏

  • @samiaelmi
    @samiaelmi Před měsícem +1

    Maxa ka galay adiga masibo yahay? Videogan inu marqati yahay ma ogatay in aad reer iis qaba cyberbullying and online harassment ku sameeysiid iinu u
    Sharciigu ku qabaan karo ma ogid miya subaxanallah joogi naya dhibka aad reeraha islamska ku haysid

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Před měsícem

    Somaliyey idhihiin kalafuro waxa la inokenay in ey wiilsha iyo gabdhaha la iskudiro wa ogeyden shekadi maroko jiritanka somalinimo baa dagal lagulajira
    in wilsha iyo gabdhaha duurka lokaladiro

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 Před měsícem +1

    Adna iyo saxaaf 😂😂

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm Před měsícem

    Qas quruney halkas miyaa ubedelatay cajuuso ahlul naar ayaa tahay

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r Před měsícem

    Ruufiyaan Gaboowdey Dhilo 🖕Guumeesa Orod Raadso Wacasha Aad Dhashey Ee Bilaa Aabahaa
    Duliyad 🖕😭.

  • @shukriahmed352
    @shukriahmed352 Před měsícem

    Sangoror aa ku dhacay

  • @nasrot2604
    @nasrot2604 Před měsícem +3

    Oo maxa kaa quseso qoftan waalana waa rufiyanad wax dila alle ha u keeno

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Před měsícem

    qabrigu kugu gubay dheh tusbax been ah Ilaahay kusoo qabay hana

  • @qqaran9846
    @qqaran9846 Před měsícem

    Munira wilkeda ya ka qatay iyada ka tagtay o ilmaheda kala a uga so carartay hanay munafaqnimada dhaf maxamad buskud waa Åbo fican haysta wilki så munira ilma ma haysato wey dayacday kuwedi faransiska jognay adiguna waxad tahay jajusad galada u shaqeyso narta jahanaba alah ha kugu fogeyo shame on you

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Před měsícem +3

    Naayaa tusbax waxkama taqaanid eedibigaiskaadhaaf naa mahamed ilmo aya soomaaliya ujoogo uma baahnocuniga lamaya yaqaano wuxuu ku dhashey bilaa sharci maahirmeeshee rabto halaaado😂😂😂😂😂

    • @Beingme541
      @Beingme541 Před měsícem

      Magac nin so qadane melkasta kaso ceyne familka Ka mid tahay Hadu sharci kudhalin walee danbigaas wuku jiraa walalka wuxu Isugu dhajinayay intan u hub oga dhiganayay qalad ahaa hadn hoyadisa hesta

  • @Lluul68
    @Lluul68 Před měsícem

    Hello baariis yaa jooga