“Caqli darrada waxa ka mid ah in Dastuurka Soomaaliya lagu qoray…”Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 147

  • @shadiyaharir1674
    @shadiyaharir1674 Před 2 lety +27

    الله يحفطك يا شيخ مصطفى ❤❤✍️✍️👍👍

    • @mariamismail993
      @mariamismail993 Před 2 lety +3

      اكتبيها صح الله يحفظك يا شيخ مصطفى ✍🏾🍃 جزيل الشكر

    • @shadiyaharir1674
      @shadiyaharir1674 Před 2 lety +3

      @@mariamismail993 شكرا 🤓

    • @mariamismail993
      @mariamismail993 Před 2 lety

      @@shadiyaharir1674
      العفوو 💐😊

    • @aabahakhibradda6128
      @aabahakhibradda6128 Před 2 lety +1

      @@mariamismail993 ismadhaantane aamusa 😄 😂

  • @MASHCITY
    @MASHCITY Před 2 lety +24

    I LOVE SHEEKH MUSTAFFA

  • @abdirahmansalah3461
    @abdirahmansalah3461 Před 2 lety +9

    mansha allah sheekh mustafe jasaka laah khayr

  • @mali9027
    @mali9027 Před 2 lety +32

    Ina xukmu ilaaliaah, xaqa sida uu yahay u sheega dastuurku & Dimuquraadiyaduba waa shuqul gaalaad ee xukuumada & umadaba u cadeeya hadii kale ogaada in aad xaqii qariseen

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 Před 2 lety +2

      Dowlad aan Dastuur lahayn majirto, Dastuurna Danbi ma aha wlle!

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 Před 2 lety

      Dastuurku waa caadi walaal, ee waxaa muhiim ah in Diinta la waafajiyo.
      Tusaale yar aan ku siiyo: inta gole parlaman ee dawladdu ay ka koobnaanayso, qaabkay u codeynayaan, muddada xukuumada lagu soo dhisayo iyo boqolaal kale oo shuruuc ah oo noocaan oo kale ah dee diinta kuma qorna!
      Marka waa inaan wixii sharci ah ee Ilaahay iyo Nabigu scw ay sugeen aan ku dhaqannaa, dastuurkeenana aan ku darsanaa inagoo waliba waafajinayna shareecada Islaamka.

    • @clsamedfaysal2660
      @clsamedfaysal2660 Před rokem

      ​@@ahmedqumbe3644 waa danbi 100%

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 Před rokem

      @@clsamedfaysal2660
      Dastuur danbi ma aha, waa wax bani aadam ku heshiiyay oy kala qorteen, dastuurku waaba qayb diinta ka mida.

    • @clsamedfaysal2660
      @clsamedfaysal2660 Před rokem

      @@ahmedqumbe3644 ok maxuma
      In qofku ku qaangaaro 18 waa diin miyaa?
      In Qofkii diinta caaya 2 sano lagu xukumo intii la dili lahaa waa diin sow maahan?
      In qofkii dila qof 18 sano kayar lagu xukumo 6 sano waa diin miyaa?
      In qofka somaliga uu qaadan karo diintuu rabo, cidnana aysan lahadli karin waa diin miyaa?
      May hadddey tahey jawaabtaadu intaasba waxey ku qoran yihiin dastuurka, si cad ayuuna uga hor imaanayaa diinta islaamka
      Ilaahey wuxuu yiri( ومن لم يحكم بما انزل الله فئلائك هم الكا فرون)
      Shareecada islaamka wax bedeli kara ma jiro.
      Khawaarij iyo kuwa dalka xukuma oo gaalada ushaqeeya allaha cadaabo.
      ALLAHU AKBAR.

  • @jaahiltirechannel9976
    @jaahiltirechannel9976 Před 2 lety +4

    Allah Ha Barakeeyo Shiikheena Wayn
    Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Aw Yuusuf.

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf4899 Před 2 lety +6

    Masha'allaah sh Mustafe

  • @walaalwaaniye
    @walaalwaaniye Před 2 měsíci

    Allaha ku xifdiyo Sheekh mustafa ❤

  • @saliimyare5511
    @saliimyare5511 Před 2 lety +1

    Maanshaa Allaah Alle Hanoo Kaa Xafido Shiikheenoow Runtii Tiirarka Soomaali Ku Taagantahaad Ka Mid Tahay Alle Labada Daaroodba Kor Hakaa Yeelo Macalin Aqoonyahan Shiikh Mustafe ❤❤❤❤❤❤❤❤
    Soomaalida Waxa Siyaasiyiinta U Ah Waa Cawaan Aan DIIN iyo DHAQAN Soomaaliyeed Toona Lahayn Allena Hasoo Hadeeyo

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 Před 2 lety

    Jerza Allah Khair

  • @abdilaahihussein4597
    @abdilaahihussein4597 Před 2 lety +1

    Mandha allah

  • @mohammedsharif9411
    @mohammedsharif9411 Před 2 lety +1

    Mashalh shekh must3

  • @sali3492
    @sali3492 Před 2 lety +2

    Shiikha Allah ha xifdiyo

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 Před 2 lety +2

    Aad iyo aad, sheekhanaa

  • @Ezy15311
    @Ezy15311 Před 2 lety +5

    Mahadsanid sheekh mustafa 🥰🥰

    • @libaaxaafrika9259
      @libaaxaafrika9259 Před 2 lety

      Yaa ka shaqeeyey reer Hargeeysa in leesugu keeno saxaarahaa Hargeeysa ?

    • @Ezy15311
      @Ezy15311 Před 2 lety

      @@libaaxaafrika9259 moo giye ii faaiiday hadaa taqaan

    • @libaaxaafrika9259
      @libaaxaafrika9259 Před 2 lety

      @@Ezy15311
      Ibna Faqri.
      Jaajuuskii Amxaar ee kibista u dubayey SNM-ta ee Muuse Biixi, iyo Jaajuuskii Amxaar ee saqraankii Siilaanyo u garaacdeen Gurbaanka QABIIL.
      Ibna Sabool.
      maka sii fekerteen saxaarahaa Hargeeysa innaad ku soo urruuri doontaan ?

  • @hanuuniye7979
    @hanuuniye7979 Před 2 lety +1

    Shiikh Mustafa alle habarakeyo

  • @zarayou8560
    @zarayou8560 Před 2 lety +1

    SubhanAllah !Allow noo gargaar

  • @c.rahmaankayd4006
    @c.rahmaankayd4006 Před 2 lety +7

    qudubado dhamaysitran soo daa alle haku sharfee

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 Před 2 lety +14

    Somalida Dad xanuunsanayaa ku badan hadaad diidantiin in somaliya la soo hadal qaado dee idinkun daaya Somaliland tan aad ku hadaaqdaan siyaasiyintiina iyo shacabkiina, Culimadiina,

  • @mohamedamiin4789
    @mohamedamiin4789 Před 2 lety +4

    Jeclinaa jabka xamar mida kale dastuurkan waakuu qoray siyaad bare illaahay naarta ha geeyeee waxba laga badalin insha_allaah somalia sidaasay udunsan tahay

    • @najmagedi4519
      @najmagedi4519 Před 2 lety +3

      macnaha hadii aad jeceshahay jabka qof muslima inaad shaydaan caqli xun tahay wayo iblis wuxu ku farxaa jabka iyo halaaga cid kale markaa sifadiisa inad yelato sow wax aad u liidata mah yaa

    • @ibrahimabdighani9184
      @ibrahimabdighani9184 Před 2 lety

      Liibaani maysid adiguna ileen xasad ayaad tahaye bal cuqdada aad somalia uqabto meel haku gaadhsiiso

    • @deqacali7067
      @deqacali7067 Před 2 lety

      I Feel sorry for you wll ee wax baro indhaha hakuu furmaane

    • @kamal-hassan
      @kamal-hassan Před 2 lety

      Noloshada sidaasaad cidhiidh ugu jiri!

    • @munamuhumed7314
      @munamuhumed7314 Před rokem

      mohamed amiin kulamayaabayo waayo wad saxantahy qofkii kufarxa qofmuslim ah waa munaafaq hadii aakhiro la adan waa gal markaa allh 7 narood ayuu sameeyay inuu buuxinayan uu balan qaada markaa dadku waa inaya intaa fahaman
      allh meeshu kula damco haku geeyo inshaa allh

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 Před 2 lety

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @idilawad3233
    @idilawad3233 Před 2 lety +1

    Alllah hanokaadaayo beryo shiikh

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 Před 2 lety +6

    Subxnllh wallee iyo billee Alle hynoo sahlo wyo sidan wllhi bynaan aakhiro jannada ku galayn ifkna noloshu illhy ( swt ) ingu cidhiidhyayaa wliba ingu dulynyaa gaaladuna ingu bahdilysaa sidaa mntba ina hysta ee nahay qoomka siwlba u jabay hdna ku frxsn foolxumdooda iyo baaba'ooda rgg iyo dumrba ku ceebysnahy aduunka kgsii drnta wliba isu hysta iny yihiin dad shrfle iygoo ceebtodii cidwaliba lybantahay cawradoodii aduunwynaha dhex daadsantahay dalalkodii yihiin qaar u dulysan dwldo shisheeye Raggoodiina yihiin qaar ka fikira kliya wxy cunaan wxy fulaan wxy xidhaan tbta doofaarka bes dumarkodiina ajahanib wda raaceen subxnllh wllhi waa guul dariyo ciil kgu gubatay maradu ! Qofkii ka hdlna wy necebyihiin ileen runta xanun kulule lkiin hdy fahmyn runtu Rgga ma dishee wy dmqdaa way is hgjiyaan !!

  • @najmagedi4519
    @najmagedi4519 Před 2 lety +4

    sheikh allaha barakeyo waxaba ayaan codkiisa la soo jarjarin saca ku gawarac washu haku qusatee u jedada hadalku waa iniga markuu xamar so qadanaayo

  • @haykalmustafe6878
    @haykalmustafe6878 Před 2 lety +1

    Really

  • @muhanedhassanaliofficial955

    Sax waYe

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Před 2 lety

    Shekhaygi

  • @fartunalihashi2660
    @fartunalihashi2660 Před 2 lety +5

    Cilimadeenn soomaaliyeed waa in lagu soo daro. Waxka maamulidda waddanka waa muhiim culimada halugu daro inay hoggaamiyaan ummadda

    • @Kendndnd
      @Kendndnd Před rokem

      Waa mooryan diimed hada aynaba dhacaan

  • @ahmeddaahir1027
    @ahmeddaahir1027 Před 10 měsíci

    Ummul muttaxidah micnaheed yaa garanaya?

  • @hanadcishqi5902
    @hanadcishqi5902 Před 2 lety +2

    Dadka usheeg marka inau gaalo yihin kuwa sidaa samaynayaa akhiro waa lays waydiine

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 Před 2 lety +1

    Maxaad khudbada udhameystiri weydeen

  • @geri7490
    @geri7490 Před 2 lety

    Subaxna alaah ilaa sheekhyadina igushubo
    Marya salmaad

  • @blessingchanne1866
    @blessingchanne1866 Před 2 lety +1

    War tigree aya qortay xukumadaa somalia

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 Před 2 lety

    Isagoo dhan xagee ka helaa

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    Failed stateka somaliya waa la HAYSTAA SHEIKHOOW markaa way ku qasbanyihiin in loo yeedhiyo.

    • @najmagedi4519
      @najmagedi4519 Před 2 lety

      hadii cid la haysanayo amaa ajaanib jecel aw dhiiga racay waa iniga oo khanisiita laabta ku qabsada reer gaalo dabada u dhawo

  • @nabadoon3345
    @nabadoon3345 Před 2 lety

    UN iyada ayaa gacanta ku haysa layaab ma laha.

  • @Bishaar1
    @Bishaar1 Před 2 lety

    ninkaan halaga faa,ideysto

  • @bashman345
    @bashman345 Před 2 lety +3

    Calmaaniyiin xunxun oo aan aqoon diineed iyo kalsooni iimaan ku dhisan midna lahayn ayaa siyaasiyiin inoo noqday
    Waa taas sababta sababta sida shimbirta Babqaada (Parrot) looga dabahadaaqayo ferenjiga

  • @user-jr7eb1hd9b
    @user-jr7eb1hd9b Před 2 lety

    ههههههههههههههههه ههههههههههههههههه ههههههههههههههههه ههههههههههههههههه ههههههههههههههههه 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😅🤣🤣😅😅😅

  • @ibraahimaliaspro8334
    @ibraahimaliaspro8334 Před rokem

    Sheekh kuwaa waynu kala baxnay waxay doonaan haqortaan

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 Před 2 lety

    Maxa keenay umamu mataxid qaynuunkeeda. Yaab

  • @libankhalif5610
    @libankhalif5610 Před měsícem

    Sheikh UN dawladda Somalia ayadaa biisha marka waxey rabto waa in lagu qoraa hadii kale ilmaha biil la'aan ayaa nooga dhaceyso marka maxaa xal ah?
    Culumadiinuna hadal uunba heysaan hawsha meesha lagu hayo kaalaya si ficil ah usoo gala idinkaa yaabi oo ku waalan doona waa daruuri!

  • @Kendndnd
    @Kendndnd Před rokem

    Kan somaliland ka waran

  • @acazaam
    @acazaam Před 2 lety

    Kufrigii oo laba laabmay dheh sheikh raggaan kadaaya cudur daarka aad kadaba wadaan way neceene

  • @youngdahir
    @youngdahir Před 2 lety +1

    Dadkan diinta Islaamka ina lagu xukumo waa waxa kaliye ay ku bad baadayan sido kalena ay kaga bad baadayan inay noqdan ey gaalo daba socota

  • @LIBAAXKABEEYEE
    @LIBAAXKABEEYEE Před 2 lety +2

    Ninka kaliya ee hargeysa soomaaliya ku soo hadal qaadi karo

  • @zeidkeytoon
    @zeidkeytoon Před 2 lety

    Sheikhu sidaas musan odhane ee beenta kadaaya .
    ragiinan cunsuriyada ahow

  • @libaaxaafrika9259
    @libaaxaafrika9259 Před 2 lety

    Waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisey MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN

  • @American_patriot110
    @American_patriot110 Před 2 lety

    Dastuurka Somaliland sheekhu haku koobnaado kala dal baa la yahay. Masha Allah

    • @abdullahihussein2511
      @abdullahihussein2511 Před 2 lety +1

      Magicii nabigana waad sidata sidaasna waad u hadlaysaa. Wllkayow wax somaliya iyo somaliland ka wayn ba la isu yahay oo ah islaamnimo. Waxan u sheekhu sheegayana waa balaayo la inoo qarinayo hadaynaan ma hortagin

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 Před 2 lety

      Wa somali sheekha Somalia sharciga tigre aya idling qortaay truth hurt

    • @kamal-hassan
      @kamal-hassan Před 2 lety

      😂 😂 😂 Kala dal aa? Maamulkaa yari ee reerkaagana goormuu dal noqday? Cajiib war wuxu ma dhorraa 🤣🤣🤣

  • @libaaxaafrika9259
    @libaaxaafrika9259 Před 2 lety

    70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada asaasiga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.

    • @nabadoon3345
      @nabadoon3345 Před 2 lety

      Allah hayaay kii faashilka ahaa ayaa soo noqday.

    • @libaaxaafrika9259
      @libaaxaafrika9259 Před 2 lety

      @@nabadoon3345
      Ibna Faqri.
      Saxaarahaa Hargeeysa joogeeysaan ilaa QIYAAMAHA.
      Ibna Sabool.

    • @nabadoon3345
      @nabadoon3345 Před 2 lety

      @@libaaxaafrika9259
      Copy and paste. Faashil reer koonfureed ah oo cuqdad buuxisay ayaad tahay..faashil

    • @nabadoon3345
      @nabadoon3345 Před 2 lety

      @@libaaxaafrika9259
      Faashil kuwa shaqada kuu diray ayaa kaa liita.

    • @libaaxaafrika9259
      @libaaxaafrika9259 Před 2 lety

      @@nabadoon3345
      Ibna Faqri.
      Jaajuuskii Amxaar ee kibista u dubayey SNM-ta ee Muuse Biixi, iyo Jaajuuskii Amxaar ee saqraankii Siilaanyo u garaacdeen Gurbaanka QABIIL.
      maka sii fekerteen saxaarahaa Hargeeysa innaad ku soo urruuri doontaan ?
      Ibna Sabool.

  • @Hayatshali
    @Hayatshali Před 2 lety +1

    Khudbadi dhamayd ma waxay ujeedadadu noqotay in aad kaso qaado intu somaliya hadal qaaday waa sick kaso galiyay waayo sheekhu maskaxdisu ka hadlay

  • @gaaleef
    @gaaleef Před 2 lety +4

    Hadduu diinta kahadlayo, hakahadlo siyaasiyiinta reerkiisa ah ee maalin walba kaniisadda Hargeisa taagan, iyo Abaarso iyo Barqaaqo oo ay kaniisadi ku maamulaan Hargeisa, CHARITY STARTS AT HOME! diintaa faraysa inuu qaraabadiisa iyo degaankiisa kabilaabo wacdiga.

    • @khadramohame936
      @khadramohame936 Před 2 lety +5

      Silly questions hasn't answer your keep quiet

    • @abshirabdirahmaan6839
      @abshirabdirahmaan6839 Před 2 lety +4

      War Sheekhaan ma waxaad moodaa Sheekh Goboleed marka magac dilka ka daay sheekha anoo ah reer Muqdisho.

    • @m0stf33
      @m0stf33 Před 2 lety +1

      🤫🤡?

    • @sabs3875
      @sabs3875 Před 2 lety +1

      🤡🤡🤡

    • @abdirahmanaidid1289
      @abdirahmanaidid1289 Před 2 lety +2

      Kani wa kuwii cilaniyiinta ahaa ee donaya inay dalka waxay donan dastur uga dhigan bal eeg kan shiikha wax kasheegaya ee leeh kalexo ama ha sheegin waxa ku quraan dasturka

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 Před 2 lety +2

    Jiritaanka dawladnimada Soomaalilaan waxa u fiican urur-diimeedka Salafiya, waayo in aan dawlad Islaam ah la ridin ayaa distoorkooda ugu mihiimsan. Ictisaamku hadday fursad helaan, xukunka iyaga ayaa markaba gacanta ku dhigaya, al shaab waxaa dhalay ictisaam.

    • @xamseofficial4111
      @xamseofficial4111 Před 2 lety +5

      warya waxan joji fariqoyinkan aad no kala dhig dhigayso cibadayso allaha ku ekow adigu dadka ka baxo

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 Před 2 lety +4

      Urur diimeedka salafiya ayaaba la isku heystaa. Salafiya maxad aheydeen. Adeer waqtigii nabigeena suuban csw Urur diimeed wax la yiraa ma jirin. Sidaa daradeed urur diimeed sidoodaba waa mooryaan.

    • @xamseofficial4111
      @xamseofficial4111 Před 2 lety +1

      @@baashaal6778 hal fariqo aya janada galaysa 70 fariqana way noqon donan
      ayn maqlay ta saxda ahna lama yaqan bro

    • @nuhliban3831
      @nuhliban3831 Před 2 lety

      Intaad kala gurayso dadka muslimiinta ah maad fahmin islaamka waxadna ka mid noqonaysaa cadawga islaam,muslimiintu waa mid,waase insaan oo waxa ka dhex jira khilaaf,khilaafkaas waxa eega cadawga iyo cadaw kalkaalka

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 Před 2 lety

      @@xamseofficial4111 waa sax. Qolo walba waxey leedahay anagaa number1. Salafiya ictisaam itixaad ahlusuna jinni oo dhan urur diimeedu sheeganaa anaga ma ahane dadka kale waa qaldanyihin e ku leeyihin

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub Před 2 lety

    Wadaad kan wax walba afkuu la gelayaa
    Distoorka iyo wadaad ka maxaa isku milay,
    Wadaadoow liibaane shaqadaada ku joog,

    • @mrdevicesomali5004
      @mrdevicesomali5004 Před 2 lety +3

      Jaahil baa thy 😂

    • @Adam-sq8ol
      @Adam-sq8ol Před 2 lety +1

      Jaahilnimada inaad ka baxdo isku day markaas ayaad ogaanaysaa shaqada culimadu waxay tahay (DIIN NIMAAN LAHAYNI DAMEER CAYNSAN WEEYE)

    • @sheekowadaag1234
      @sheekowadaag1234 Před 2 lety +1

      Shaqo maha sheekhnimadu ee waa in run usheeg sheekh uyahy

    • @cabdiraxmanmaxamed3093
      @cabdiraxmanmaxamed3093 Před 2 lety +1

      Xasaasiyada kugu kacday 😃🙆‍♂️diinta iyo nolosha lama kala saarayo waligaa xasaasiyadood

    • @hasanabdiqani5039
      @hasanabdiqani5039 Před 2 lety

      You inorganic

  • @gaaleef
    @gaaleef Před 2 lety +1

    Waxa reerkiisu ku haysto Hargeisa ee loogu yeedho Somaliland waligiis asagoo wax ka sheegaya maan arag, had iyo gooraale Somaliya unbuu haystaa, Waa faysal cali waraabe oo khamiis noosoo gashaday.

    • @bashman345
      @bashman345 Před 2 lety +1

      Soomaaliyada distoorkan loo samaystay way ku jirtaa Somaliland inkastoo aanu maamulka federaalku halkaas xukumin
      Sh Mustafe X Ismaaciil uuma kala duwana umada Muslimiinta ahi adna Somaliland ayaad ku soo meeraysanaysaa sxb

    • @mohamednimco7314
      @mohamednimco7314 Před 2 lety +1

      Ma runtaad diidaysaa waryaa shaydaanyow sheekh nabad gali

    • @muxiyoaarka8922
      @muxiyoaarka8922 Před 2 lety +2

      Somalia wuxu oga jidaa labada gobol ee konfir iyo waqooyi anbaad baad tahee inta anaad hadal hadalka maskaxda soo mari

    • @sheekowadaag1234
      @sheekowadaag1234 Před 2 lety +1

      Ninkan ma aminsana somaliland ee sidi hore ayu ku dhagayahn dalko mida marka xanuunka iska daa

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 Před 2 lety

      UN iyo tigree aya wa. Kuqoraay

  • @caanhaysteofficial8393

    Hadaa taqaan sida subscribe loo saaro fadlan isaar abaal waybaan kuu hayaa