Muxaadaro Qalbiga Qoynaysa || Udiyaargaraw Aakhiro | Sh Maxamuud Xaliiki

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024
  • #subscribe​​​​​​​​​ #WarbaahintaNoloshaIslaamkaTv​​​​​ ​#like​​​​​ #Share

Komentáře • 433

  • @deeq.darajo
    @deeq.darajo Před rokem +52

    Allow Nagu deeq Cumri dheer , Cibaado suuban , Caafimaad taam ah , Camal Saalix ah , Khaatumo wanaaagsan Aamiin Aamiin Aamiin yaa Rabbi.

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 Před 8 měsíci +8

    Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer shiiq allow miisankaga kugu buuxi scw scw scw scw ❤❤❤

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 Před 2 lety +19

    Wlhi waano kadanbeysa oo iidhiman majirto jasakalahi kheyr sheikh Maxamud xaalike. Janada noo balan aah

  • @xafsamuuse3177
    @xafsamuuse3177 Před 5 měsíci +8

    اللهم اني اسألك الجنه
    اللهم اني اسألك عفوا عافيه في الدنيا والآخرة 😢❤

  • @abdimaliksuuley9577
    @abdimaliksuuley9577 Před 2 lety +30

    Ilaahow aduunyada intaan joogno naga dhig kuwo waqtigooda mareya & xuska rabbi afka kuhaya🤲🤲🤲

    • @moal-mado9929
      @moal-mado9929 Před rokem +2

      Aamin wllo🕋🤲💗

    • @FaaraxSugule
      @FaaraxSugule Před 2 měsíci

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bishaaroali7219
    @bishaaroali7219 Před 9 měsíci +4

    Iisoo duceeya asxabey cibadada iyo wanaaga wuu igu adag yahy oo sidaan ahan jiray waa iska badalay😢😢😢

    • @Abdow23
      @Abdow23 Před 9 dny

      Allaha kaa cafiyo dambiyadii aad gashay waxaan kugula talinayaa istigfaarta badi😢

  • @Muhamedi01
    @Muhamedi01 Před 2 lety +25

    Masha Allah sheikh maxamud Allah haku naxariisto aduun iyo akhiro baa

  • @hazzanahmed6133
    @hazzanahmed6133 Před 2 lety +8

    M.a allow jiidka wangsan nagu tuusi😥😥🤲

  • @kadersoliman842
    @kadersoliman842 Před 2 lety +16

    Rabiyaw adduunyo iyo aakhiraba naxariistaada ballaadhan nagu arsaaq, daciif ayaanu nahay awoodana adaa iska leh

    • @Samsamciisecabdi6058
      @Samsamciisecabdi6058 Před 3 měsíci

      Rabiyow adduunyo iyo aakhiraba naxariistada balaadhan nagu arsaaq

  • @cabdicasiiscismaan3727
    @cabdicasiiscismaan3727 Před rokem +8

    .جزاك الله خيرا اللهم إني أسألك العفو والعافيه

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před 3 měsíci +7

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-of3zg6pf9w
    @user-of3zg6pf9w Před rokem +7

    Masha allah sheekh allaha kubarakeeyo aduun iyo akhiraba

  • @ibrahimmursal7132
    @ibrahimmursal7132 Před 11 měsíci +5

    Ma shaa allah
    Mahadsanid sheekh maxamuud xaliike ❤ Allah cimriga kuu barakeeyo

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus5767 Před 2 lety +10

    Sh.xaliike ilaahay ha kaa abaal mariyo

  • @ismailwardiidleibrahim3788

    Jazakallahu khayran Akhi Barakallahu feekum Akhi sheikh Mohamud xaliiki

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 Před 2 lety +51

    Ilahayow barakeey aduun iyo akhiiro .🥰 Allahayoow anaguna naga dhig kuwo jidka wanaagsan u hogaasaan 🌹🥰

  • @yousufhamse
    @yousufhamse Před 8 měsíci +13

    اللهم إني أسألك خسن الخاتمة يارب العالمين😭🤲🏾😭

  • @iimanfaarax1082
    @iimanfaarax1082 Před 2 lety +7

    maansha allah skkiikh ilaahey hanookaaxifdiyo anagana hanagu anfaco wacdiga iyo waana da a hakubarakeeyo shiikh maxmuud xaliike

  • @Caaqibtube
    @Caaqibtube Před 2 lety +3

    Dunidaan Muhiim u arag raali ahaanshaha rabi taasi ayaa ah guusha dhabta ah ee aakhiro iyo aduun.

  • @msfocb-log9071
    @msfocb-log9071 Před 2 lety +9

    Baraka Allah fiik wacdi qalbiga tabanaya

  • @shukridahir1120
    @shukridahir1120 Před 2 lety +13

    Marsha allah allaha hakubarakeeyo shiikh wanaga qayrka allaha nawaafajiyo

  • @queensaajida4918
    @queensaajida4918 Před měsícem +1

    Ilahayooow hanuunkaaga lagama maarmo wadaaadii hanaga leexin ilahayoow unaxriisto waalidiinteyda aduun iyo aaqiro ilahyoow arsaqdeena waasici ilahayoow qof kastoo xanuun sariir lasaaran kadulqaad ilahayow inta dhimatay unaxriiso😭😭

  • @maxamedkaysebaqarebaqare7206

    Masha allh alle haku danbi dhafo if iyo akhirab cimri dhareer iyo cafimad tam ah alle haku ziiyo

  • @ConfusedGoldenRetriever-yr1hr
    @ConfusedGoldenRetriever-yr1hr Před 3 měsíci +1

    Yarab dhamman musliminta unaxaruso adigu waxathy mid naxariis badan oo dambi dhaafbadan ❤❤❤

  • @oubahmohamed624
    @oubahmohamed624 Před rokem +4

    Masha Allah shoukran sheekh Mohamed

  • @hafsa8057
    @hafsa8057 Před 7 měsíci +35

    أللهم اغفر للمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات 🤲🥺

  • @user-yr2hr1gf9r
    @user-yr2hr1gf9r Před 5 měsíci +3

    Yarabi yarabi yarabi nodaambi dhaaf yarabi 😭😭😭😭😭😭

  • @suhuura6036
    @suhuura6036 Před rokem +14

    Ilahay ha barakeyo sheekha waxaan idinka codsanyya walalaha soo gudbiyay Waxa kadaba Riimayo sheekha codkiisa fadlan Kadamiya.

  • @fardosodiriye3074
    @fardosodiriye3074 Před 2 lety +11

    MashaAllaah shikh Allaaha kuxifdiyo

  • @oubahmohamed624
    @oubahmohamed624 Před rokem +3

    Caleyhi salatu wasalam allahuma sali cala Mohamed ❤❤❤

  • @aishanoor8062
    @aishanoor8062 Před rokem +3

    Shugaran shekh jazakallah qeyr. Allah qeyraa

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel Před rokem +6

    Mash allah Allahu yaxfidak yaa shiikhana❤

  • @ahmedjowhar1963
    @ahmedjowhar1963 Před 2 lety +6

    Masha allh sheikha allow barakey ankana kuwii ku dhaqma allow naga yeel

  • @KhadijoIsaakh
    @KhadijoIsaakh Před měsícem

    Alle haka Raalli noqdo sheikh maxamud xalaki wlhi wax bdn ka faaidey.❤

  • @Yarennn2
    @Yarennn2 Před rokem +8

    صلى الله عليه و سلم❤️

    • @FaaraxSugule
      @FaaraxSugule Před 2 měsíci

      ❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedamin4543
    @mohamedamin4543 Před 2 lety +14

    Manshaalh sheikh 🤲💓

  • @user-ei9hn2dd2s
    @user-ei9hn2dd2s Před 7 měsíci +3

    Maansha allaah ilaahoow natus saxaabadii

  • @user-bs5gk2nl3l
    @user-bs5gk2nl3l Před 2 měsíci +2

    Masha allah tabaraka llah allaha ku xafido shiiqow

  • @SacadaAyax
    @SacadaAyax Před 5 měsíci +3

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xalaalquute5027
    @xalaalquute5027 Před rokem +4

    Masha allah alla maxuu qlpigygu argagaxay maxan qof fcn isku hystay blse aan ogaaday inaan kow iyo laboba joogin😶 اللهم اني اسألك حسن الخاتمة 🤲

  • @sucadjanno4610
    @sucadjanno4610 Před rokem +2

    Illhy haku barakeeyo aduun iyo aakhiroba

  • @abdihirsiomer9469
    @abdihirsiomer9469 Před 2 lety +2

    Allah ha xifdiyo shekha sifiican ayuu no bararujiyay جزاك الله خيرا

  • @csalaamxasanindhooy6520
    @csalaamxasanindhooy6520 Před rokem +4

    Maashaa ALLAH ❤

  • @raxmodaahir5323
    @raxmodaahir5323 Před rokem +4

    بارك الله فيك يا شيخ

  • @HindoAbdinuur
    @HindoAbdinuur Před měsícem

    Ilahayo aduun iyo aakhirio khatumada nagu hanuuni🫒🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Aasiyayr277
    @Aasiyayr277 Před 5 měsíci +1

    Alloow Naga aqbal acmaasha wanaagsan Rabiyoow Aamiiin Yaa Rabbi🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭

  • @hamsesallah8433
    @hamsesallah8433 Před 2 lety +3

    ماشاء الله تبارك الله ربنا يسهل الأمور كلها

  • @faraxbiriq6883
    @faraxbiriq6883 Před 8 měsíci +1

    Manshallah Ilahayow musliminta udanbi dhaaf dhamaan

  • @marwomuuna7503
    @marwomuuna7503 Před 2 lety +3

    Mash allah alle haku barakeyo shekh maxamuud xaliike jazakallah

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 Před 2 lety +3

    Mansha allaaah ilaahy haku barkeeyo sheekh mohamud sheekh

  • @samaanalisa.5957
    @samaanalisa.5957 Před 2 lety +3

    Ilaahaw nasoo hanuuni yaaa rabbii

  • @najaxawc8083
    @najaxawc8083 Před 2 lety +4

    Mansha Alaah sh Alle ha kuxafido Alle hanagu Anfaco

  • @abdiomar7508
    @abdiomar7508 Před rokem +1

    Mansha allah shiikh maxamuud jazakallah khayr allah khaatumada khayr hanoogu Khaatimo insha allah

  • @hanadcabdi6495
    @hanadcabdi6495 Před rokem +3

    Allah ku barakeyo shiiq

  • @rayaanfaisal7361
    @rayaanfaisal7361 Před 8 měsíci +1

    Masha Allah sheekh alle ha ku barakeyo anagan alle ha nugu anfco ❤❤❤❤❤

  • @ismahanahmed3385
    @ismahanahmed3385 Před 2 lety +3

    Masha allah shekh allah kubarakeeyo

  • @hamzegaraadali135
    @hamzegaraadali135 Před 2 lety +5

    Masha allah, sheekh ilaahay hakaa abaal mariyo

  • @zakimuhammad4988
    @zakimuhammad4988 Před 4 měsíci +2

    Ilaheyow iso hanuni

  • @user-gr4qg5zm1d
    @user-gr4qg5zm1d Před rokem +5

    ALLAHU AKBAR ❤

    • @faadumosaleebancabdi-fv2bk
      @faadumosaleebancabdi-fv2bk Před 9 měsíci

      ❤⁰❤😊⁰❤😊⁰⁰😊😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😊😊😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @carafaatjeele2696
    @carafaatjeele2696 Před 2 lety +13

    Maasha allah

  • @zakariadahir8809
    @zakariadahir8809 Před rokem +3

    بارك الله فيك شيخ🤲🤲

  • @mustafexasan2260
    @mustafexasan2260 Před rokem +3

    Mansha Allah sheikh jasakallah

  • @mahdaaxmed6143
    @mahdaaxmed6143 Před 9 měsíci

    Allahu akbar alle haa ku barakeeyo shiikh maxamud maxamed xaliike

  • @user-qt5jr6jq3y
    @user-qt5jr6jq3y Před 10 měsíci

    Ilhyow rabigyow nagu arsaq cirmii dhareer iyo camal suban iyo calam salix ah iyo khatumo wangsan ya rabi rabigyow naaa wada cafi😢

  • @CabditaajirmaxamedDucaale
    @CabditaajirmaxamedDucaale Před 2 měsíci +2

    ❤ allaahu akbar

  • @maxamedcalifaarax3104
    @maxamedcalifaarax3104 Před rokem +42

    اللهم طهر قلوبنا ونور صدورنا وجنبنا الفواحش ما ظهر منها وما بطن 🤲🤲🤲🤲

  • @aslishiiqxasan2752
    @aslishiiqxasan2752 Před rokem +3

    Yaa rabi

  • @Efootball-zl8qp7ff4i
    @Efootball-zl8qp7ff4i Před 4 měsíci

    أللهم ربنا آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار

  • @hudeyfemohamedabdulkadir6462

    اللهم اني اسألك حسن الخاتمة

  • @aliahmed-rg8dr
    @aliahmed-rg8dr Před 2 lety +6

    JazakumuAllah Khayr🤲❤🕋

  • @cabdirisaqmaxamudyusuf2603

    ماشاءالله تبارك الله

  • @farhiaquen5402
    @farhiaquen5402 Před 2 lety +16

    Shekhan cod macaana😭

  • @deqoaxmed-dc6wh
    @deqoaxmed-dc6wh Před rokem +1

    Masha Allah sheeq alle hana waa fijiyo qeyrka aamiin

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 Před rokem +3

    جزاك لله خيرا شيخ الله يحفظك

  • @SafiyaCumar-oy3mn
    @SafiyaCumar-oy3mn Před měsícem

    اللهم إنّي أسألك الجنة ❤

  • @AbdikariimMubaarak
    @AbdikariimMubaarak Před 2 měsíci

    Alle ha barakeyo shiikheena inagana ilaahay jidka toosan ha ina gardsiiyo wllayaal😢

  • @user-ge4if3lo3t
    @user-ge4if3lo3t Před 3 měsíci

    اللهم اغفرلنا ذنوبنا وذنوب والدنا وذنوب اخواننا واخواتنا وذنوب المؤمنين اجمعين 😢😢😢😢

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 Před 2 lety +3

    Masha allah sheekh allaha ku barakeyo wll jasakallah kheir

  • @shakirxandulle7904
    @shakirxandulle7904 Před 2 lety +3

    Xayaakallah sh xaalike shukran ibnu saryan

  • @nuriamohamed1106
    @nuriamohamed1106 Před 2 lety +2

    Yaarbi nodaambi dhaaf yaarbi😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @ismosheekhawi312
    @ismosheekhawi312 Před 5 měsíci

    Maasha allh baarakallahu laka yaa sheikh xaliike alle miisanka xasanadka haku saaro anagana hanagu anfaco❤❤

  • @asadboqorka6334
    @asadboqorka6334 Před 2 lety +2

    Manshallah tabaarakalaah shekh ilaahay dartii ayaan kuujeclahay

  • @mohamedadanomar1979
    @mohamedadanomar1979 Před 2 lety +14

    Masha Allah

  • @cabduqaadirnuurcalicadoow8002

    اللهم اني اسألك العفو والعافيه في الدنيا والآخرة

    • @khaalidmaxamad4477
      @khaalidmaxamad4477 Před rokem +4

      جزاك الله خيرا خير الجزاء يا أخي الشيخ الواعظ محمود محمد حليكى الذي يذكرنا الآخرة.

    • @meesiten9410
      @meesiten9410 Před rokem

      M.a

    • @meesiten9410
      @meesiten9410 Před rokem

      Alle ha kuu naxariisto

  • @abdollahi6045
    @abdollahi6045 Před 2 lety +6

    Mashallah 🖤

  • @safiyadini9572
    @safiyadini9572 Před 7 měsíci +1

    ❤❤❤ilaawoow xifdi culumada dhamaantood

  • @abdiaziizok8421
    @abdiaziizok8421 Před 2 lety +1

    Yaa rabi 2waalid maclinmintina culmadina udanbi dhaaf yaa rabi qatumada no wanaji

  • @galmudugonline5855
    @galmudugonline5855 Před 2 lety +4

    Allaha ku xifdiyo sheikhii

  • @YahyeKhader
    @YahyeKhader Před 2 lety +8

    my favorite sheikh

  • @ahmeddaahir9749
    @ahmeddaahir9749 Před 2 lety +29

    Maasha allah yaa sheikh jazakallah 💗

  • @Avaan-c1n
    @Avaan-c1n Před rokem +1

    ILAHAyaw khatumadanosubi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jaamac-ow3dl
    @jaamac-ow3dl Před rokem +1

    Masha aalaah aalle hakubarakeeyy sheekh maxamuud xaaliki

  • @adonallah2302
    @adonallah2302 Před rokem +1

    الله بارك الله فيك يحفظك❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashalull
    @ashalull Před 2 lety +6

    Mashaallah 🥰

  • @ifraahali6438
    @ifraahali6438 Před 2 lety +2

    Jasakumulkhayrsheekh🥺🥺🥺🥺🥺🥺

  • @Kaboyare
    @Kaboyare Před 3 měsíci +5

    2024 inta daawanysa one like 😂

  • @LovelyWildHorse-yz8qk
    @LovelyWildHorse-yz8qk Před měsícem

    بارك الله فيك يا شيخنا

  • @halabshukri5657
    @halabshukri5657 Před 10 měsíci

    Mnsha allah ilahay akhiro io adunba haku barakeyo sheekh

  • @user-pp1uz6ww1i
    @user-pp1uz6ww1i Před 27 dny +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw 🎉❤❤

  • @AyAy-xp8zz
    @AyAy-xp8zz Před rokem +1

    Ma sha Allah