Fasiraada Riyada Guurka & Waxyaabaha Soo Raaco

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 174

  • @nuurasalad8190
    @nuurasalad8190 Před 3 dny +2

    Ajasheyda hadey soo dhawatey illahow danbigeyga dhaaf allow naxariis ayaa ku weydiistey🤲🤲🤲🤲🤲🤲comitigan hadaad aragtaa isoo duceya walaliyaal

  • @Mirna_Ali21
    @Mirna_Ali21 Před měsícem +4

    Wiiil aan 2018 jeclan jiray oo aan 2019 kala harney oona wali jeclahy ayaan ku riyoda inago is gursaneyna dhowr mar ayan ku riyoday xalay oo u danbeysay ban ku riyodey ilaahow ii rumeey😢❤

  • @safiyacabdi4333
    @safiyacabdi4333 Před rokem +35

    Waa layqapaa wnaan ku riyooda anoo aroosa oo kaligaY ah ilhyow ii naxariizo maalintaaN dhinTo😢😢oo danbigayga dhaaF🤲🤲🤲🤲🤲

  • @falhhad3900
    @falhhad3900 Před rokem +10

    walaliyalow ISOO ducaey inuu Ilahay ii fudideyo balse dhamantina isoo ducey guuur doon baan ahay waxan rabaaa in uuu ilahay isiiyo mid niydayda jcyl balse dhamantina isoo ducey Hadan nahay dad soomaali isla ah oo Hadane umada nabi muxamad sallahu caleyhi wasalam isla ah dartiiisa balse dhamantina isoo ducey

  • @HindaabdiXirsi
    @HindaabdiXirsi Před 7 dny

    Khayr Alle hakusiyo shiikh

  • @user-uw3ps8jb1p
    @user-uw3ps8jb1p Před 2 měsíci +5

    Waan ku. Riyoda walhi ilaHay ha ii naxriisto hadan dhinto lkiin salad ma tukado ee mantan lhaw khatumo fiocan igu dili yaa rabiH😢😢❤

    • @user-tx5wy6tc2s
      @user-tx5wy6tc2s Před 2 měsíci

      Ax Amin yarbi Allah salada haku fududeyo wll

    • @Misriiita
      @Misriiita Před 2 měsíci

      Wll maad dhimatay mise imika waad noshhay 😢😢

    • @Fatuushqurux-rx2hs
      @Fatuushqurux-rx2hs Před měsícem

      Ana cawa ku riyody Allah i naxaristo 😢

    • @BisharoAhmett
      @BisharoAhmett Před měsícem

      Ma nooshahay wll hdda hda dhimaty allha ku naxariisto 😢

    • @user-zb2zc7fe4v
      @user-zb2zc7fe4v Před měsícem

      ​@@Misriiita hhhh waa iga qoslisay😂😂

  • @hodanmuumin7515
    @hodanmuumin7515 Před rokem +5

    Macalin muuse allaha ku barakeyo xalay waxan ku riyoday hooyaday dhimatay allaha unaxaristo 2019 umul raacday xalay aniga hooyo ayeeyo 1guri kuwada jirno aaa diyaarad guriga nogu soo dul dhacday hooyaday ku dhacday anago arkayo dhimatay kadib naxdin la soo kacay plz iso fasir waan naxsanahay walah ilahaw hooyo mcn kuu naxariiso
    Shiikhow Aniga marwa ahay hada dhaw ilma iga saqiray

  • @mustafemohmud6356
    @mustafemohmud6356 Před rokem +2

    Macalin musse Allah ku xifdiyo waxa kacodsan inaa iifasortid riyo aan ku riyooday oo ah anoo xaafadayda usocda ayaa masas badan jidka iga xiray hadba meeshaa kasoolaabto masas baa buuxa oo midabkasta leh. Iifasir ustaad Allah yaxfidak

    • @hodanmuumin7515
      @hodanmuumin7515 Před rokem +1

      Maska cadow waaye fasirkiisa allaha kaa qabto cadowga anaga allaha naga qabto

  • @mssfarxan
    @mssfarxan Před rokem +15

    ALLOW khaatumada noo wanaaji dhmnteen 🤲😭

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 Před rokem +4

    Ina adeer muse cilmiga iyo cafimad qabka eebe haku badiyo waxa aan heystaa hal riyo oo aan mar hore ku riyoday waan waayay qof ii micneyo adiga oo iga raali ah ma iga saacidi kartaa midaas maadama uu alle ku baray fasirka riyooyinka waana riyo aad u gaaban waqti badan kaa cuni meyso mahadsanid walaalkay❤️👋

  • @aminamohamed3588
    @aminamohamed3588 Před 2 měsíci +1

    asc macalin waxan kuriyoda anigoo guursaday walalkey oo aad faxsan

  • @munomaxameddhayib5759
    @munomaxameddhayib5759 Před 11 měsíci +2

    Masha allah sheeqow wan xanunsada marka an aroos ama dad bulsho ah dhaxgalo guriga marka an imadana wan fiicnana

  • @shaadiyaismail839
    @shaadiyaismail839 Před rokem +2

    Asc macalin muuse. illah alle haku barakeyo sheqow waxa isku dhacsanahay abtigey sixun bu ila dhaqmay Ana wan iskadayay hadalkisa aman siyay waxa kuriyoday abtigey oo meyd ah oo qeylinayo medkisa waxa iwacayo xaaskisa iyo caruurtisa waxeyna ileyihiin iska cafi Ana marka Hore wadida marka danbe wan cafina medka abtigey WUU amusaya dhinaca kale aya usexana asaga aya ihortagan wuna nolyahay sheqow ifasir wan kanaxsanahay

  • @Izmailacuna66
    @Izmailacuna66 Před rokem +3

    Maclin Meeq maalin ayaa ku weydina iga jawaa qeyr allah kusiiyo

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 Před 4 měsíci +2

    Riyada Guurga qeyr ma ahaan 😢

  • @hodansyl2022
    @hodansyl2022 Před rokem +2

    Waxaankuriyooday Anoo diblaymaherinayo ooninkayga meherkale iidhigayo ani iyo gabarkale oolaqabo iyadana ninkeeda maherinaayo markle balse waxaaan kudhibtooday diyaargarowgii saaan isudiyaarinayay waxaaan rabay inaan meherka kaqaybgalo waanhabsaamay meherkiina wuuigahordhacay marba shaybaanbadalaalaa madaxaa ixanuunay balse ugudanbayn waan is diyaariyey ugudanbayn anoofaraxsan siwaqti usoowada qaadano anagoojaamacobadan ah waxaanalasocotay gabartii laylamaherinaayey. Hooyaan ahay uurleh khayr insha Allah

  • @nimcomaxamed282
    @nimcomaxamed282 Před rokem +2

    Azc
    shekh illhay khyr ha ku siiyo waxad ii fasirta waxan ku riyoday anigo gurigayga ka so baxay gurigaygu meel uiga xigo aan garanyn Sidi qof zasuusto ka lunsan thy ahay caruurtayda ilma ka mida caruurtayda uu maz ku dhagzan yhy oo qanin San yhy oo iskugu jira casan iyo madow oon ka fujiiin lahay illhay khyr iyo xasnad ha ku siye

  • @roodaabdi4744
    @roodaabdi4744 Před rokem +2

    Waxan kuriyooday aniga oo socda alabna gacanta kusita inuu ay yar igusoo orday kadibna waan iska celceshay lkn wuxu iga qaniinay gacanta bidix wax xanuun ahna ma dareemin intaan kadib si xoogle ayaan iskaga tuuray oo wuxu ku dhacay wadada badhtankeeda igimanasoo noqon.
    Fadlan ii fasir riyadaa adoo raaliya.

  • @ilwaadindhadeeqa3718
    @ilwaadindhadeeqa3718 Před rokem +1

    ASC macalin muuse riyo igu so laab laabtay rabaa inan kagala hadlo si gaar alle haku karaameyo ii so jwb

  • @mohamedrashid4665
    @mohamedrashid4665 Před rokem +3

    Asc sheikh waxan kuriyodey dumashigey oo nag kale gursanayo ifasir sheikow

  • @Siciido-mt4wb
    @Siciido-mt4wb Před rokem +3

    Asc shiikh meel aan halkan ahyn iso sheeg aan kala so xidhidho suaalo aan ku waydiiyo please iso sheeg

  • @Izmailacuna66
    @Izmailacuna66 Před rokem +5

    Sheeq waxaan ku riyoodi anigo jooga saudi waxaan arkay laba Qof oo saxibade ah oo ugu jira qamiis waxa ay usocdeen kacbada waxa aan Isuk qamiiske ayaan gashana Waan israacena marka qamiis gashti dhamaad❤

  • @laylaahmedmudey7606
    @laylaahmedmudey7606 Před rokem +14

    ماشاء الله نورك الله وجهك حبيبي وجزاك الله خيرا وبارك فيك

  • @CayniCali-t1b
    @CayniCali-t1b Před měsícem +2

    Subxnllah sheeq anoo wiil igursanayo kuriyoday ninkana wajigisa limatusin bis maherka intaa rabtit sheego idhahay asiga iyo hoyadeyy mxa lagu fisiraa mrka arosna maheen oo guriga jogay yacni dharka aroska maxirnen isheeg bal mxa lagu fisiraa😢

    • @RahmaAbdiaziz-nb8dx
      @RahmaAbdiaziz-nb8dx Před 27 dny +1

      Walaal khayr ayaa wax kasta loo fasirtaa lamana sii baarbaaro
      Ee insha Allah wax wanaagsan kuu soo socdo guur khayr qabo oo fiican oo Ilaahay ayaa kuu hadyeeyay uniyoo .

  • @indianamohamedsheikh7923

    Maasha allaah

  • @abdisamedhassan9315
    @abdisamedhassan9315 Před 3 měsíci

    Hadii uu qof igu riyoodo anoo guursanaayana 😢😢

  • @hamdiabdirizaak3309
    @hamdiabdirizaak3309 Před rokem +3

    Shiqow Waxa ku riyoodey anigo arooskeyga ka adeegayo hada oo isheegayo ninka Rashinka kariinayo oo sheegayo Nikaxi in oo dhacay adiibna an Farxaayo ka dib Waxa igu so dhacayo wil Xarir guur an leenahay aya Qalbi iga so dhacaayo in aa saga yahay Wali ma guursaanin Waxa ahay Gabar iso fasiir

  • @Fardoussainamoussamoussa-yn1yv
    @Fardoussainamoussamoussa-yn1yv Před 8 měsíci +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن الله عزاك😊❤

  • @ShamsoElmi
    @ShamsoElmi Před měsícem

    Waxan kuriyoday anigo laisodonay wiil an garanyo welipa an isjacelnahy😢😢😢

  • @umulkheirabdulkadir9993
    @umulkheirabdulkadir9993 Před rokem +2

    Aniga waxan ahey gabar urleh o la furey hadana waxan ku riyodey anigu in kale gorsanayo. Marka Shek iso fasir❤

  • @deeqocali1815
    @deeqocali1815 Před rokem +2

    Asc shiiq alaha kubarakeyo odageyga ayaa wuxuku riyoday asaga waa reera macduur ah dhaqtar ayuu utagay dhaqatarki wuxu madaxa you farta sadaxmar sidi qof fartalagu tagayo okale sidaa kuyelay wuxuyiri aniga wandhacey hadana sideburns igu celshy wansotosy marka dhaqtarki wuxu igu yiri adiga reer aduunyo matihid ifisr shiiq alaha kuxafido insha alaah

    • @aisha6661
      @aisha6661 Před 10 měsíci

      odyga hada manoolyahay😭😭

  • @fygalove8774
    @fygalove8774 Před rokem +2

    Wlhii waad iga varxisey

  • @user-dh5ck5zb6z
    @user-dh5ck5zb6z Před 7 měsíci

    Alle haku xiftiyo sheekh

  • @SabaaxXasan-ex1mw
    @SabaaxXasan-ex1mw Před 10 měsíci +3

    Vediogan waxaan soo raadiyay markaan ku riyooday anoo xaasa balse ninkale iguursanyo meher dadbadan joogana lay sameeyay ii fasir sheekh

    • @Dedaalgaaridoontide
      @Dedaalgaaridoontide Před 26 dny

      Wuuba kuu fasirey wll, wiil ayaad dhali dontaa Bi'idnilaaah, waaba sure hada inaad dhashaYe

  • @anfacciina4534
    @anfacciina4534 Před rokem +1

    Shiiq 14 baan jira waxan ku riyoday Ani oo nin Iga weyn laygu daraayo meher lee dhacaayo aqoona umalihi waana ku faraxsanaa marka ii fasir 😢

    • @ashafarah8493
      @ashafarah8493 Před rokem

      Sido 14 jir ahey wxa ku riyooday nin reer baadiye ah oo la igu qasbay 😓

  • @user-rc1ce9qf4k
    @user-rc1ce9qf4k Před 5 měsíci

    Sh riyo rabaaa inaan kuu sheego halkee kle soo xidhiidhaa😢

  • @xabiibabayle978
    @xabiibabayle978 Před rokem +3

    Shiikh gabadha lafuray kasoo hadal riyada qoyska

  • @nimaomohamed8294
    @nimaomohamed8294 Před 10 měsíci

    Hadii lagugu riyoodo kawran shiikhow

  • @suusuukhalif1209
    @suusuukhalif1209 Před rokem +3

    Aniga waxan kuriyado anoo arosa wiilka igursanayana ma aqonin lkn waan arke waxuna kashaqeynaye harqan gurkiisana wan ogolade dhar cusubna waa liisiiye wll iifasir maamaa isiise dharka 😪

  • @zamzamabdirizak
    @zamzamabdirizak Před rokem +1

    Ilahow iii rumeee rapooow 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ahmadbabdi2297
    @ahmadbabdi2297 Před rokem +2

    Riyoo.hadad.ku.riyoto adoo.rorle..gabadh..kale.aykutimato.riyoo.

  • @iidofficailchannel3551
    @iidofficailchannel3551 Před 4 měsíci

    waxaan kuriyooday gabar abgal ah anigoo guursadey oo an kasaayo 🎉 alle qeerka nagu hago

  • @jaweriamohasalah966
    @jaweriamohasalah966 Před rokem +2

    Hadii qofkii oo joogana ku riyootidna

  • @Abhrd
    @Abhrd Před rokem +5

    Adigu ma Caalimu qayab ba thy dadka buufis ha ku ridin geerida allah ba haya Adeer

    • @anisacismaan9661
      @anisacismaan9661 Před rokem +1

      asc macalin nin aan qarabonahay ayaan kuriyoday oo wiil yar dhabta kuhayo aniqanah aan u adeegaayo iisoo fasir

    • @bahjomaxamed5512
      @bahjomaxamed5512 Před rokem +1

      Asc sheekh waxan ku riyoday ano ninkaya ifurin oo ninkale igursanayo oo in an lajifto diyarinayo askari itimid ninki igursaday laxiray ifasir

  • @user-ve6jf6vk3m
    @user-ve6jf6vk3m Před 2 měsíci

    Sheikhow aniga wan soguursaday hadaan waxan kuriyooday anigo guur saday markale bls igaso jawaab

  • @aswaanyasiin8225
    @aswaanyasiin8225 Před 11 měsíci

    Sheekh waxan ku riyoday anigo nin laygu qasbayo marki kobad wuxu aha nin ajanib ah marki labadna nin somaliya marki sadexadna Aabahay please iso fasir Sheekh 😢😢

  • @user-bm5ee6dr3x
    @user-bm5ee6dr3x Před rokem +2

    M.a

  • @ibrahimeta5628
    @ibrahimeta5628 Před 6 měsíci

    Jazakalah kheery

  • @LeilaAhmed-uf6ks
    @LeilaAhmed-uf6ks Před 3 měsíci

    Asc sheikh waxan ku riyoday wiil iyo gabar kale oo aros ah oo oo gabadhii wiilka dishay dadkas is arosayane
    Mahen dad an garanayo bal iso jawab anigane waxan ahay xaas

  • @user-lp8po2yb4t
    @user-lp8po2yb4t Před 10 měsíci

    Jazakalah shikh anigu wahan kuriyodi ano nin kale gursana ninkan magaranay

  • @Fadxiyaapdi24
    @Fadxiyaapdi24 Před 7 měsíci

    Asc wll qofka kuusoo qoraya masegka waa gabadh waxaa ahay garoob markaa macalinkayga ayaa i dhahy waxaa ku riyoo day adigoo reerkadii hore illahay kuu soo celiyey ii fasir sheekh

  • @user-uv1jo9lb5p
    @user-uv1jo9lb5p Před 29 dny

    Sheekh waxad isheegtaa riyada arooska dad aad taqaano oo is guursaday

  • @user-wg4kp4fx7f
    @user-wg4kp4fx7f Před 4 měsíci

    Asc shiqow waxa maqabasan karay mashaqey maqaban karay timaha maa shaley karay culeys aya iga saran

  • @user-hf2st3on2m
    @user-hf2st3on2m Před 4 měsíci

    Sheikh waxan ku riyoday anoo gabadh gursaday lkn oma gal mana ana aqoonin Wana arakay oo wala idiyariyay tafsir

  • @deeqoaxmed-zm1cx
    @deeqoaxmed-zm1cx Před rokem +1

    Shiiqow waxaan kuriyooday jirkayga meelkamida oo ilcaadiya kasoobaxday oo ishayda camala😢😢😢😢😢😢

  • @fygalove8774
    @fygalove8774 Před rokem +3

    Mashlh ❤❤❤❤❤❤

  • @haniabdi938
    @haniabdi938 Před rokem +3

    Hadaa kuriyoto adhoo aros jogto qof aad taqanit😂

  • @shmsa-ic7zn
    @shmsa-ic7zn Před rokem +2

    M,a

  • @samiromuuse4282
    @samiromuuse4282 Před rokem +2

    Shiiq anika waxaan kuriyooday ninkeeka walaal kiis halxaas uuqabaa asikoo naakale kuursaayo iisoofasir

  • @sadiaadan2304
    @sadiaadan2304 Před 11 měsíci +2

    Masha Allah jazakallahu qeyr 😊

  • @niciimaxaaji2343
    @niciimaxaaji2343 Před 10 měsíci

    Alla ilahow idalacsii masha Allah 😊

  • @user-uh5hc8ei5g
    @user-uh5hc8ei5g Před 4 měsíci

    Xalay waxaan ku riyooday anoo gabar aroosayo markii gabadha la ii so galbiyey ana aan u sii socdo baa soo toosay kkk qolka anoo sii gali rabo aa soo toosay

  • @Amouchy
    @Amouchy Před rokem +1

    Macalin saxiibtey ayaa igu riyoote anoo ley aroosayo oo uur yeshay oo wiil dhlyo iiga soo jwb
    Anigan wxn ku riyoode wiiil school isla dhgn jirne oo imnyo gri igu qdyo hooydiisa iigeynyo oo idhahayo inan gursda rba sheikh ilhey dartis igu so fasir wn ubhny

  • @UmuMascud
    @UmuMascud Před rokem +2

    Wala I qabaa waxana kuriyoday ayado nin igursanayo uur an leyahy mere thy wan layabay

    • @Nawaal12
      @Nawaal12 Před 2 měsíci

      Ma dhashay hada mase cafimad qabta abayo😢

    • @Nawaal12
      @Nawaal12 Před 2 měsíci

      Riyadas o kale ayan ku riyoday urna wan leyahay

  • @user-cw6hz3do5p
    @user-cw6hz3do5p Před 11 měsíci

    Shaikh wxan ku riyoday anigo guriga an ku jiro ay mukulal ka buuxan kadibna Wan bixiyey lkn iyaga marabin in ay baxan oo aniga ayaa albabka kasoo xirtay ayaga oo rabo iney soo labtan

  • @user-qn9hh8zw9t
    @user-qn9hh8zw9t Před 8 měsíci +1

    Sh,wllshey Aya waxa ku riyotay iyado nin qabo oo hadana nin kale guursanayo😢

    • @user-ul3yj3bn2s
      @user-ul3yj3bn2s Před 6 měsíci

      Masha ALLAH 🥹🥹 wiil bay dhalaysa buu dhahay

  • @abdallasuldaan6880
    @abdallasuldaan6880 Před rokem +3

    Asc sheikh waxan ahay will waxan wada soconay gabar 2 sano weey ila dagashay kadibna wan kala amusnay. Aadna wan ujclhy waxan ku riyooday anago heshineno aadna ufaraxsan. Marka sheikh taas micnaheda ma noqon kara ina dib u midowi doono gabadhas

    • @aamina864
      @aamina864 Před rokem

      Insha allh kheer beey idinkugu dhamaan brother ma heshiiseen hada mise?

  • @xawoluul7117
    @xawoluul7117 Před 7 měsíci

    Asc she muuse waxaiguso noqonoqotq riyada anigoo laigursanaayo reer ayana leyahay oo walaiqabaa isofasir

  • @ikranfaysal7867
    @ikranfaysal7867 Před 6 dny

    Aniga 3 dumara ayaa igu idhi waxn ku riyoonay adiga oo
    Guursanya ama aroosaya maxa tahy

  • @SumayaSagal1212
    @SumayaSagal1212 Před 2 měsíci

    Sheikh wankuriyody❤

  • @fardawsaalifarah4587
    @fardawsaalifarah4587 Před rokem +1

    Waa lai qabaa anigoo nin aan garanayne i gursanayo ayaan ku riyooday

  • @abdiabdilahi427
    @abdiabdilahi427 Před rokem

    Wxn ku riyodye ninkyega oo nag gursadye

  • @fadumabile1252
    @fadumabile1252 Před rokem +2

    Waxan kuriyooday aniga oo oynaayah

  • @AxnmedSicid
    @AxnmedSicid Před 4 měsíci

    Shekhe muuse waxankuriyooday anigo janada jooga maro tobnan laitolayo nartin shedbanka arkayay riyada1 habenki kalan waxan kuriyodaye anigo joga xajka ifasir sheke khayra rabi hakusiyo 0:15

  • @abdirizackmacalin1810
    @abdirizackmacalin1810 Před rokem +1

    Sheq waxan kuriyoday anigoo arosaya ma aqan gabadhii arosay oo aroskeyga laga ciyaarayo ii sodasir sheq adoo rali ah

  • @NasraAhmed-px5nk
    @NasraAhmed-px5nk Před 2 měsíci

    Waxan ku riyooday gabar saaxibtay ah oo laqabo oo markale guurkè ii iyo galbiskeedii ladiyaarinaayo aniga oo iyada ku dhahayo cida laguu galbindoono qurux daaba ay lafajicidoonaan🎉 kadib riyada dhexdeeda ayaa laygu dhahayaa aabahaa ayaa dhintay kadib waxaan dhahayaa mawaxaan raacaa tacsida aabahay mise arooska walaashay jwb

    • @NasraAhmed-px5nk
      @NasraAhmed-px5nk Před 2 měsíci

      Gabadha dharka loogu labisaayo waa midab gaduud ah xitaa cilaan gaduud ah suniyaha gaduud aa looga dhigaa

  • @ismahaancabdullahi1147
    @ismahaancabdullahi1147 Před rokem +6

    Alla wllshy kuriyote Malin dhow walibo labo jer 😭hada mey dhiman rabta 🥺

    • @moe895
      @moe895 Před rokem +3

      Abaayo marbey ritadu sidaad ugu riyootey u dhacdaa qasab maaha iney badelanto teeda kale marbaad maxad jeceshahay ama kuseexatey lagu riyoodaa alaah baa wax og ibniadamka tiisa qiyaas lee waaye hanixin

    • @rahimafaisal2291
      @rahimafaisal2291 Před rokem

      May dhimatay wll

    • @adoontiiALLE-jp2pi
      @adoontiiALLE-jp2pi Před rokem

      abYo hada gbdhii kawrn😢

    • @ayuushiftin6416
      @ayuushiftin6416 Před měsícem

      😢😂​@@adoontiiALLE-jp2pi

    • @ayuushiftin6416
      @ayuushiftin6416 Před měsícem

      ​@@adoontiiALLE-jp2pimay may😢😅

  • @user-fv9eg5rz5c
    @user-fv9eg5rz5c Před 10 měsíci

    Anigu waxan ku riyooday aniga oo la i guursanyo walba aniga oo la i qabo isla riyda dhexe deedii ayaan ninkii ku diiday oon iska furay aniga oon la aqalglina

  • @user-ul3yj3bn2s
    @user-ul3yj3bn2s Před 6 měsíci

    Sheikh hadii adoo gabar yar ah aad ku riyooto Adoo aroosaya lakin ninka ma taqanid xata madan arkin Maxa waye please sheik Noo sheeg😢 xata riyada ma xasuusto qaar

  • @NimcoAbdiwahab-hq5el
    @NimcoAbdiwahab-hq5el Před 7 měsíci

    Shq hadi u ninka mido yaqano iyo mido aqonin kuwada riyodo kwrn

  • @honeymohamed4142
    @honeymohamed4142 Před rokem

    As shiqow mesha ku riyoday ayaa jifa waxan ahaay xas ano nin kale iqawo oo xas kale leh ifur dhahayo ladagalayo ayaa ku riyoday wane malin 11 sac iyo 40 ninkana waa nin an aqano oo jila somaliyed niyadana kuma hen mudo hal sano markin wajigisa xita iso fasir ado mahadan

  • @asmaabdi1987
    @asmaabdi1987 Před měsícem

    Inte kla soxariira sheikh wakubahnye😢

  • @user-uw3ps8jb1p
    @user-uw3ps8jb1p Před 2 měsíci

    Qofka ii arsooyay ee aan ku riday waa wiil waklyay oo guriga nal gala weyihi aano kaas o gursaday

  • @mustafemaxamed9774
    @mustafemaxamed9774 Před rokem +1

    Ilaahow khaatumada noohagaaji

  • @sadiomohamed6338
    @sadiomohamed6338 Před 11 měsíci

    Asc Macalin muse nin ifuray Aya habeen Kasta igu riyoda wu isowcaa ane maku riyoda majecli jbw

  • @MuhiimCali-hj1pm
    @MuhiimCali-hj1pm Před 3 měsíci

    Ilhaw riyooyin kayaga no rumeee😢

  • @user-gh8ch6uh2v
    @user-gh8ch6uh2v Před 5 měsíci

    Nin iqabo ninkale oo aqqno iguursanayo ayaan ku riyoday

  • @nimcocraxmaan7927
    @nimcocraxmaan7927 Před 5 měsíci

    Sheekh Mar ayaad riyo ii fasirtay sidad iigu fasirtay ayaana ku arkay hadana waxan ku riyoday walaashey oo aroosa ayadon aroski dhamn ayan hurdada ka kace maxey noqon karta😢

  • @HasaanAbdi-tv8ri
    @HasaanAbdi-tv8ri Před rokem

    Mshllah shiekhow

  • @user-bw9bd8ep4c
    @user-bw9bd8ep4c Před 11 měsíci

    Yaaarabi khatumada khyr nogadhig

  • @kevindebruyne1735
    @kevindebruyne1735 Před 8 měsíci

    Riyoyinka naagaha kaliya miya arka

  • @indhodeeq5800
    @indhodeeq5800 Před 5 měsíci

    Sheekha namberkiisa igu caawiya

  • @user-yr3nn2ff8o
    @user-yr3nn2ff8o Před 2 měsíci

    Asc shekow wxan ku riyodi anigo wili an aad u jclhy u igursadi o an uur u lhey Ayan sadxa jir ku riyodi Marna laba mar on aros haniy o guriga ligu Diba tinayo o gabdho an garanyo o an ihel haniy igu dhbyn I ka sowrn

  • @SacdiaSahal
    @SacdiaSahal Před 2 měsíci

    illahayow inaxariso haadi eyy teydi sogashe 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭

  • @user-ki8kz3op4d
    @user-ki8kz3op4d Před 4 měsíci

    Shekh maxaa marna waad iga nixise marna waad iga farxise aniga waxaan ahay xaas waxaana kuriyoode anigoo nin Kale I aroosoyo MAna aqaano ninka kale

  • @SharifIbrahim-zb9wr
    @SharifIbrahim-zb9wr Před 4 měsíci

    Waxan kuriyoday xas sixun ankukalatagnay ayada lagursaday qof kala soomali an ahen gursaday Ayan kuriyoday

  • @queninahaji3285
    @queninahaji3285 Před 4 měsíci

    War wa been riyada arooska wa farxd

  • @zeytunyare2394
    @zeytunyare2394 Před rokem +1

    Dumashikey wax xun ikusamenayo kuriyoda

  • @AnnoyedDriftwood-oc8hc
    @AnnoyedDriftwood-oc8hc Před 7 měsíci

    Naxtin igu dili rabta 😢😢

  • @mehdibarre4003
    @mehdibarre4003 Před 11 měsíci

    Waxaan ku riyooday 3gabdhood oo qabiilkayga ah oo laysiiyay