Video není dostupné.
Omlouváme se.

CALI UWAA HEESTII GEELOO & NIIKO SHIDAN 2019

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 10. 2019
  • Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
    instagram faiza_amir_2019
    snapchat faisa132
    twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
    thanks my pp

Komentáře • 845

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 Před 3 lety +35

    Heesaha Xamariga waa Heesaha aan u jeclahay Koofurta Somalia Xushweyn ayaana Haayaa Reer Xamar

    • @amanomar804
      @amanomar804 Před rokem +2

      Sidokle pro❤😇✋

    • @user-oe1wt3zp3b
      @user-oe1wt3zp3b Před 2 měsíci +2

      What is the mean Ali isn't responsible them who they kan administrative his private isn't me l will see him if he wants my deal he kan ready his deid l am not responsible drug dealer alcoholer neibers ignoringes hear or any other where. Falaloga cabdi wahabiyada iyo samaalaynta jinka aad maleeg taa adiga ayuu ku googayn wax ba kaa ma reebee adaa joogi waayee jiidaale diidee hada ka aad jaajuska u tahay ku googo

    • @OmarKassim-j3c
      @OmarKassim-j3c Před 10 dny

      @@user-oe1wt3zp3b zzzxxźzzzzźzzzzzzzzźzzzzzzz

  • @smirailbir3931
    @smirailbir3931 Před 4 lety +101

    Geelow,heesaha reer xamarka wa is jeclahay ilah amarkis👌💃👏🏼

  • @abdishakuuraliciise1096
    @abdishakuuraliciise1096 Před 3 lety +8

    Queen Tasha intii kaheshay like yan leyla agmarin

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 Před 11 hodinami

    Woow 3.5 millions vieuws ilhan she from Djibouti I support all of them 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💜🌸💕

  • @filsancabduqadir3181
    @filsancabduqadir3181 Před 4 lety +16

    Queen taaasha wixiii ila arkay like dhac igu siiiiya

  • @fayzashiil
    @fayzashiil Před 4 lety +23

    Gabagabaan Goob ku Galaayee Geeloowaan ahayee, Hees Macno ween xambaarsan waye 👏🏼👏🏼 kista jacburka ugu danbeyso anbo ku heestaa ani👏🏼👌🏼👍🏼

    • @saidali5400
      @saidali5400 Před 4 lety +3

      Family First hhhhh intaaaz maxaa lga wada bal inooo fasir

    • @daahiromarduurgal855
      @daahiromarduurgal855 Před 2 lety

      @@saidali5400 wxa lga wadaa waxn nhy qoyski uga horeyay cml 🤗🤗

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 Před 3 lety +9

    Guusha adda goyoote garab buuxad tahe anna geestaydan kagabya eeshacal hees😎😳🤓👌👏😊

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 Před 4 lety +9

    Meel libaax soo galay Lo' majoogeeysee Waa lakala leexiyaa Liin iyo caanee! Leeloow leeloow yaa leelaa Wow 😘🇸🇴

  • @team..27
    @team..27 Před měsícem +5

    Any one 2024 ❔️😢

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 Před 19 dny

    Woow 3.4 millions vieuws I listening right now I hope this song going up to 1000000 millions 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍

  • @arawelomakufto8460
    @arawelomakufto8460 Před 4 lety +95

    Macalimadii laki xaji baa i muuqata naag an ka helo ciyarta rer koonfurka wn jecelahay from hargiesa 👏👏👏👏may dadkaygi

    • @user-jr1cz4nh6l
      @user-jr1cz4nh6l Před 4 lety

      👏🏽👏🏽👏🏽

    • @mohamedcabdi848
      @mohamedcabdi848 Před 3 lety +1

      1@1e%

    • @mohamedcabdi848
      @mohamedcabdi848 Před 3 lety

      2pac on ollut aika

    • @farhiaiamail605
      @farhiaiamail605 Před 3 lety +1

      Dharka qalinka ah mida wada sax u cayartay banadir vivo

    • @rosiina1120
      @rosiina1120 Před 2 lety +1

      @@farhiaiamail605 sax farax kaftan baa la dhahaa hoyadeed baa carab ah muwalad meshaas ka keentay dheesha saxda😄heer xamarkii cadcadka ahaay baa dhalay oo heesaha xamariga looga haray lakiin iyadu waa abgaal cismaan

  • @warsamehanteen415
    @warsamehanteen415 Před 4 lety +5

    Respect for geeloow waligood iyagaa dhulka soo difaaci jiray markaa beeralayda iyo ganacsatada maseerka joojiya soomaaliya cidaan geel jir eheen kama talineyso

  • @macaloowify
    @macaloowify Před 3 lety +11

    Waa rageedii. Waayaqaanaan baashaal, macariirsanooyaan. Waayo waayo. Nostalgia 😍

  • @amirah4768
    @amirah4768 Před 3 lety +5

    dibi deysan maa dagaal lola galaa waku dilaa
    yuumbiyaa ahayd yaxaas yimidee yaaku yaqaan👌
    meel libaax so galay lo' ma joogeysee waala kala leexiyaa liin iyo caano

  • @Queentasha27
    @Queentasha27 Před 3 lety +24

    Habeen xasuuus mudan dad badan ayaa heestan igu yeeero masha allah ali uwa my bro guuleyso ❤️❤️❤️🙏🙏

  • @nasreenwhatdowedohavali1425

    Waaaw hees shidan macal cayaar saas ayaa raba ee sidii reer waqooyiga leyskama taagnado

  • @shushucadey5932
    @shushucadey5932 Před 4 lety +4

    Yaarabi jinika queen taasha kudhacay naka haay 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @taamer1
    @taamer1 Před 4 lety +13

    Yaa waaye ...Ani Lee waaye..xamari Lee waaye reer shingaani 😀

  • @mallikvlogs8788
    @mallikvlogs8788 Před 4 lety +10

    Never forget I'm the reasons this song getting all the air play first time I share this song to social media their was mention but soon after I shared now its all over snap chat n weddings

    • @dhegadheer2600
      @dhegadheer2600 Před 4 lety +8

      U mean this video not the song all reer xamars know this song Geelow 😍so no thanks for u 😂

    • @twahayassin8807
      @twahayassin8807 Před 2 lety

      Yh hyv٦از ر٥

  • @bayaanashamso4037
    @bayaanashamso4037 Před 4 lety +6

    Cali uway salaan sare heestan sacudigey isoo xasuusisay 😍😍😍😍😍

  • @idilaeey7456
    @idilaeey7456 Před 4 lety +2

    Alla tanaa queen tasha walee magaca mursade kaliya ma ahee hawiye oo dhan baad ceebaysay qandho yhy. Subxnlaah dadki sidaan u niikin jirey muqdisho ba horteda raagan iyaga yaaban artan xeey aheyd

  • @ohbohooo4650
    @ohbohooo4650 Před 4 lety +73

    Labada gabdhood EE Kale queen tasha Way ignore gareynayaan Yaa ila arkay they don’t wanna dance with her🤨

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 Před 4 lety +16

      Oh bo Hoo... Anigaa kula arkey, si xun bey gabadha u ignored gareeyeen, laakiin niikada wey ka badisaa labadoodana, waana ka jir qurxoontey labadoodaba sidaas ayey u ignorgareynayaan baan u maleyn.

    • @hananwarsame2143
      @hananwarsame2143 Před 4 lety +12

      Saaid ayada wa iska qalbi safi maskiinta

    • @samsammohamed5157
      @samsammohamed5157 Před 4 lety +6

      Oh bo Hooo waayo cayaartay ka badisaa

    • @ohbohooo4650
      @ohbohooo4650 Před 4 lety +1

      muna Ahmed
      Absolutely

    • @buulaxuubeyvediosproductio9241
      @buulaxuubeyvediosproductio9241 Před 4 lety +5

      Waa naaag walaan hala ignore gareeyo

  • @mallikvlogs8788
    @mallikvlogs8788 Před 4 lety +5

    Qofta tinta guduud iyo diric gadud she's a lot fun n smile laki xaaji caadi ma ahan

  • @salmaabdi4786
    @salmaabdi4786 Před 4 lety +21

    illahaygii reer koonfur iga dhigaan ku mahadiyaa dad iska hapy ah ayaan nahnay bashaal geelow aa nahayee, laki gabadheeda sida sharafta leh ay isaga tagan tahy axmed weyne agtiisa yaa ila arkay ay lakin oo hayadeed ahna ay u niikinoyso

    • @aaminamaxamed7713
      @aaminamaxamed7713 Před 4 lety

      gabadhee waye

    • @roodomohamed9871
      @roodomohamed9871 Před 3 lety

      Waxa laga yaba inee kaseen ciyarta

    • @apo4417
      @apo4417 Před 3 lety

      Kkkkk wr nagta waa izku team wxa inta la eg madhali karto inantana wxa eedo u ah ilhan xarago 😂😂👎🏻

    • @dullahiayoub2432
      @dullahiayoub2432 Před 3 lety

      Gabadha Laki lafteedha waaa taas Kuusatay oo kuunto Barlaaaran leh hhhhhh

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 Před rokem +2

    Woow 2.9 millions vieuws well done cali uwaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍💜🌸💕🌷

  • @najahmohamed3605
    @najahmohamed3605 Před 4 lety +53

    Alhamdulilla ilahay Queen tasha dabo u Yeelin a mahad iska leh ☝️😂

  • @munaabdi4435
    @munaabdi4435 Před 4 lety +10

    Laki boqortooyo 🏆🏆♥️

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 Před 4 lety +4

    Queen Tasha i love you so much and Lucky Hajji

  • @Qalafe
    @Qalafe Před 4 lety +5

    QUEEN TASHTI, QAS AYAAY WADAAYE AYAA DADKA KA DHEX SAARO, CAYAARNA MA TAQAANO DABANA MA HAAYSATEEE

  • @mohamedcirro4815
    @mohamedcirro4815 Před 4 lety +5

    Queen tasha is the best waxad ku nacdeen baan ku jeclaaday

  • @alexdnedc2023
    @alexdnedc2023 Před 4 lety +2

    anaa Tolaa iga dheh!!! wallee ciyaar ayaa ka dhacday!!! 💃🏽🕺🏽💃🏽🕺🏽💃🏽🕺🏽

  • @mudugfilms2639
    @mudugfilms2639 Před 4 lety +11

    Waraa maryooleey like igu caawiya intaasaa wax tar ii ahe Bakhiil nimada joojiya

  • @Abdirisakziito
    @Abdirisakziito Před 4 lety +5

    taageeraysha fanaaanta somaliyeed like

  • @ifrahmohamed8465
    @ifrahmohamed8465 Před 4 lety +27

    reer xamarka cayartooda jeclahay😚😍

  • @LuqmanAhmdkye-yw9gh
    @LuqmanAhmdkye-yw9gh Před 19 dny

    Xagaa Nikadaa Queen Tashaa ayee uhorysantaa🎉

  • @mohamedadan4914
    @mohamedadan4914 Před 4 lety +4

    Wow Thanks Faiza Amir weligey waa maqli jiry Yuumbi aad ahydee yaxaasaa yimid lkn inay hees ahyd caawa ogaaday😍 best Xamari plus fanaaniin aam wada jeclhy oo si xarago leh u dheelay.

  • @sharmakehersi534
    @sharmakehersi534 Před 4 lety +15

    Queen tasha Dabo qatara usoo baxday

  • @hanadabdirahman4201
    @hanadabdirahman4201 Před 4 lety +46

    Queen Tasha is the qamar harawo of this century 🤣🤣🤣🤣 the way she behaves 😂😂😂 anyway I like it

    • @umuraage2984
      @umuraage2984 Před 3 lety +2

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @user-ou3vx6uv3f
      @user-ou3vx6uv3f Před 3 lety

      @@umuraage2984 kuunto saas cml maqabtaa

    • @minaabdulle-hagimo8409
      @minaabdulle-hagimo8409 Před 11 měsíci

      Q

    • @khadra4555
      @khadra4555 Před 11 měsíci

      yes I can see that the time 😜 have to go 😭 iioo have a nice day in India and it to go to JFK you sign Rudi run run to rub do Sun moon and you are not filtered and concentrated to be able to be in touch 🙏 to go to go to go to go you are you doing 😊 have a nice weekend and I will find the attachments for your help in touch 🙏🥺 have to go 😞 the energy sector in India that has to be able to do the same day 😘 the time to do the time to be in touch 🙏 to go to go to go to a good time 😜 t to go to a good time 😜 t have a great weekend and I will have a good time for you to be easier if hired by have a great weekend and I will be easier if we can get a chance 😄 have to go to go 😞 the time 😔 have to go 😞 the energy sector and the needful you have to be easier for you will find a different one 🕐 have to go 😞💔 have to go

  • @ashkirabdi2238
    @ashkirabdi2238 Před 4 lety +8

    meel libaax soo galay lo ma joogeeyso waa lakala leexiyaa liin iyo caano,
    ninaa muufo lee maqaayo mudaayo,
    waa lii xamahaa xoog ma lii helaayo,
    labo malin love laciif waaye libintii jeceylka adaa leh.

  • @maquustemedia1486
    @maquustemedia1486 Před 4 lety +7

    Ogaada Aakhiro xittaa waad ku sineeyan doontaan sababtuna waa muuqaalkaan ninkii daawado adinkoo dhintay sino ayaa laydiin qorayaa innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuunxisaabtama habloow

  • @abditahribha6445
    @abditahribha6445 Před 4 lety +9

    Qoooqaa saneheee hada 2020 dawaneyso like

  • @thegalabs
    @thegalabs Před 4 lety +1

    Laki haji wacays diplomaciyadeeda iyo kartideeda waan jeclahay walhi. Waa gabadh karti leh oo dadka si yar maskaxda uga qabsata.... power ayay leedahay walhi...

  • @weeewchaweeewcha
    @weeewchaweeewcha Před 4 lety +5

    Queen Tasha Najma meelkasto maku jirtaa aqwaan maxaa dirac kudiidey narkaan foolxumo ka dhigey Dirac ku qurxoonyd la aanteed meesha boorin waaye hala daayo (queen Tasha Najma) dadkii hore waaye qoftaan viva queen Tasha Najma

  • @amalkhalif2989
    @amalkhalif2989 Před 4 lety +98

    Lol who ran to the comments 😂😂 just to see if anyone saying shit about queen Tasha 🤣🤣🤣🤣

  • @hudacute782
    @hudacute782 Před 4 lety +4

    Wah wah warkasa I marayo ala jaceliya rer tolkey ❤️

  • @ishqyboy
    @ishqyboy Před 3 lety +3

    Inta ku haysata xabada dhexda kaligeed ka niikineysa love iyo like ha isku muujiyena dee 👍🤙

  • @ayuubxaraf
    @ayuubxaraf Před 4 lety +7

    Queen Taasha The Best Girl

  • @daadirmeeteofficialchannel874

    Ali uwa abti qali salaan qaali ah👈😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @sabariinxuseen2448
    @sabariinxuseen2448 Před 3 lety +5

    Geelow nahnay Viva Gaaljecel 😘💉💉💉💪

  • @omarmunye6290
    @omarmunye6290 Před 4 lety +28

    Abaa see camal meeshaan aniga lee ka maqan war haleeygeeyo nooh………..

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Před 3 lety +6

    Weldone young generation best niiko

  • @safapea6637
    @safapea6637 Před 4 lety +7

    ku jirto ali miyaa queen tashaa bismilaaah kkkkkkk

    • @shukrideeriye774
      @shukrideeriye774 Před 4 lety +1

      Kkkkkkk anigaba waan latahay waan Ku qosoley dabo la weerjiyo xadan Kuma taalo cali cali oo kale u so labisitay saxiibeey heestan maxaaa Lagu heesoya ii sheeg walhi Maan Karan Lucky xaaji igu labis quruxoon mashaallah she have stayle

    • @naima3415
      @naima3415 Před 4 lety

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maancabaas6343
    @maancabaas6343 Před 4 lety +4

    Queen Tasha Yaa naga qabsado, qaatibillaahi .

  • @Gu7ed
    @Gu7ed Před 3 lety +3

    Queen tashaa legend 😁😁😁

  • @zeinabibrahim6750
    @zeinabibrahim6750 Před 4 lety +10

    Ilhaan xarago meel miska fadhiisitidoo walaley xaamilaaba taheee

  • @maxamedbeyle2661
    @maxamedbeyle2661 Před 5 měsíci

    Banaadiri heeso shidan iga dheh vor my life maanta soo boqday oon dhagaystay waa kahelay wlhy funny ❤❤

  • @sidowqaasim9335
    @sidowqaasim9335 Před 4 lety +1

    Woooow woooow habada doolaha wareejineyso xalkee la helaa waa dooqeyga waaye 🤣🤣🙆‍♀️🙋‍♂️

  • @rasta4974
    @rasta4974 Před 4 lety +1

    Inta queen natasha ciyaarteda kuhaysato like ta hee

  • @mohamuudrooble7715
    @mohamuudrooble7715 Před rokem +1

    Reer xamar like dhac ku siiya rer xamaweyne❤

  • @walalahevents7628
    @walalahevents7628 Před 4 lety +19

    Hesta wa shidantahy geelow manta kahor ma maqlin

    • @dullahiayoub2432
      @dullahiayoub2432 Před 3 lety

      Geeelo Sxby jiido koosto jiido sheikh bashiir jiido nageeye ayaaa iska laheed original heesta 1985 ayay soo baxdhay

  • @queenlubna2435
    @queenlubna2435 Před 4 lety +3

    queen tasha kistoo wa cayishay mise indhaheyga waye tolow

  • @amorevalogs
    @amorevalogs Před 4 lety +4

    Inta Niikada kaheshay like isaar

  • @bundukiman1949
    @bundukiman1949 Před 3 lety

    Sii siii siii siii siii abaaba dheel iga dheh awoo awoo❤❤❤💯😱

  • @dontstresscalljessdontstre8110

    Love tasha 👑👑👑

  • @yonisali2162
    @yonisali2162 Před 4 lety +2

    ar quen tasha dabada ma duratay inta ila aragtay inee dabo deesatay queen tasha likta

  • @intisaardahir4345
    @intisaardahir4345 Před 4 lety +8

    Walhi xishoodka iyo diinta waa muhiim meeshe ragii tagan yihin sidaxdan habro xaa fadhiga u diiday bood bood badana ilaheey hana wada hanuunsho subxanallah

    • @delimajr5856
      @delimajr5856 Před 4 lety +1

      Adi maxaa kasoo dontay

    • @ashkirabdi2238
      @ashkirabdi2238 Před 4 lety

      allaha na hanuunsho dhamaanteen. adi lkn wasoo qaldantaa umaleyaa

    • @intisaardahir4345
      @intisaardahir4345 Před 4 lety

      ashkir abdi aniga maxa kusoo qaldamay?

    • @intisaardahir4345
      @intisaardahir4345 Před 4 lety

      Delima Jr inaan heesta dhageesto aan soo doontay iyagana waan u duceeye ana waan isku duceeye qoraalkeyga dib u raac ado mahadsan.

  • @CC_ayub
    @CC_ayub Před 3 lety +2

    Very good Somali musics

  • @duvacandy5673
    @duvacandy5673 Před 4 lety +11

    Queen tasha meeqa dhalo akumaqan

  • @ahadihamadou7352
    @ahadihamadou7352 Před rokem +1

    Iska bashaala❤

  • @morrissamatar3315
    @morrissamatar3315 Před 9 měsíci

    Come on that’s the way it is walalahey reer benadir ❤Hala bashalo 🎉

  • @walaaldeeqoow3106
    @walaaldeeqoow3106 Před 2 lety +1

    Wooooow waa sheeko kale

  • @khadroclaahi3428
    @khadroclaahi3428 Před 4 lety

    Queen tasha mulimuli miyaaa goobta dhan ku dheeshay bala kula orod badan

  • @idrianbaian4841
    @idrianbaian4841 Před 4 lety +3

    Waa Hees Shidan wll

  • @libanofficialmedia5552
    @libanofficialmedia5552 Před 4 lety +1

    Meeshaa gabdho qurxaan aa iskugu imadaay

  • @abdiazizadese1418
    @abdiazizadese1418 Před rokem

    Waah! Eeshcalaa baashaal!

  • @xaawomacalin3113
    @xaawomacalin3113 Před 4 lety +3

    waaw heesteydi ahaa

  • @AliKhan-sq9iz
    @AliKhan-sq9iz Před 3 lety +1

    Thanks 👍👍👍 faiso ku aaway

  • @sabrinaabdimohamed615

    Galabtan geeri gar wye yaa gabsan karaa ❤

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 Před 4 lety +6

    DHEESHA DHAXAL WAAYO DHAAFI MAAYO DHIIGEYGO DHAN WAA DHALAALA kkkkk MEEL LIBAAX SOO GALAY LO.A MAJOOGTE WAA LAKALA LEEXIYA INTAA LE KA FAHAMAY ANIGU HEESTA FROM HARGEYSA NAGA CILMI BADAN

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 Před 4 lety

      Adigaaba shidan walal. Maalinmaalin baan soo galaa heestan inta danbe waam ka helay laakiin halkii fahamka waa Zero 😂

    • @amirah4768
      @amirah4768 Před 3 lety

      @@dhuuxo5547yuumbiya ahayd yaxaasa yimide yaaku yaqaan
      meel libaax soo galay lo' ma joogeyso waala kala leexiyaa liin iyo caano laba maalin love laciif waaye libintii jaceylka adaa leh wa sidaas

  • @user-og1cw3qh6u
    @user-og1cw3qh6u Před 4 lety

    Sas waye issiiii🤩

  • @godblessallofus4233
    @godblessallofus4233 Před 4 lety +1

    Good our Somali girls nice

  • @rayanrasmi1796
    @rayanrasmi1796 Před 4 lety +3

    gabadha kaaf iyo kala dheeri ku jirta oo min yarada muunye ah way xishonrsaa m.a

    • @shamsacadeeymarkacadeeyshu8505
      @shamsacadeeymarkacadeeyshu8505 Před 4 lety

      hhhhhhh naciiiima filinmkabo way xishoonysi ma arki nh qof xishoonaayo waaye

    • @gbvfggg8676
      @gbvfggg8676 Před 4 lety

      waa ka baxsateen natasha iyo laki waa kabaxsateen

    • @gbvfggg8676
      @gbvfggg8676 Před 4 lety

      cali uwaa wax masoo reebanin iyo xulka kula baashaalooyo geeloow aa nahay

  • @nimcocali1371
    @nimcocali1371 Před 4 lety +76

    wallee naartuba shaqey rabta marki laleyahay wasidan okle 😢😢😢😢😢mamoyinkan warin hababay alle haidinso hanunaho

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 Před 2 lety +5

    I truly enjoy the Music though the Southern Somali is a little bit hard to crack.

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 Před 11 měsíci +4

    Woow I never tiering with this song mashallah well done 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇧🇬🇧🇬🇧🌸💕👍

  • @mohamedqadarcadde7445
    @mohamedqadarcadde7445 Před 4 lety +6

    queen tasha ma la dhaha xasbiyalah
    Allh haku so hanuuniyo wlshe aduun wa laba malin alla xasuusnow waqti walba cafimdkaa hesati qof aan hesanin ayaa jira ee allh u tooba keen adigo mahdsan abayo kheerka aya kula jclahy

    • @axmedmohamed9499
      @axmedmohamed9499 Před 4 lety +2

      Inta aad ka bogatay oo aad ku raaxeysatay ayaad xasbiyallaah leedahay,diinta soomaalida waa taas,ma idiinla yaabeeyno,

    • @chocobella2407
      @chocobella2407 Před 4 lety

      @@axmedmohamed9499 💯💯💯

  • @nefertaryminato788
    @nefertaryminato788 Před 2 lety +1

    Qu’en tasha masha Allah

  • @sacido1721
    @sacido1721 Před 4 lety +3

    War meesha wax baa ka dhacey alow noo daa gabdhaheenA quruxda badan

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 Před 4 lety +2

    Saas waaye wallhi queen tasha she kiiled it 😅😅😅😅😅😅😂

  • @ahmedsharifahmed8595
    @ahmedsharifahmed8595 Před 4 lety +2

    Waa la ilbaxey, what goes around, comes around

  • @ilwaadqurux8563
    @ilwaadqurux8563 Před 4 lety +1

    Acuudu bilaah allaow xushoodka hanaga qaadi bal eeg siday nimanka hortood ugu niikinayaaan yahuuuuuu

    • @alfaalfa3165
      @alfaalfa3165 Před 4 lety

      hhh xishodki wayso isticmalen wu ka dhamaday

  • @ubaxmohamed4223
    @ubaxmohamed4223 Před 4 lety +1

    Naagta surweelka qabto
    Heesta maaha niiko waa shir
    Dhaqameed uf haceebeen heesta

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri1812 Před 4 lety

    _Sii sii malaboow sanjab sanjab_ iga dheh.

  • @samsammohamed5157
    @samsammohamed5157 Před 4 lety +4

    Amazing

  • @maandeeqcabdullahi6898
    @maandeeqcabdullahi6898 Před 4 lety +2

    Faisa kacan taada alaa ku barakeeyo

  • @farhiyaali238
    @farhiyaali238 Před 4 lety +3

    Aalkuluustadaan yaa na ga ceshto

    • @ciisecqaadir7034
      @ciisecqaadir7034 Před 4 lety

      kkkkkkkkkkkkkkkkkl waaad ila aragtay ala qosol badnidaaa

  • @xaliiimamahad8084
    @xaliiimamahad8084 Před 3 lety +4

    Farah kaftan laki inay la ciyaartay jeceshahay yaa ila arkay hee

  • @ubahkahie
    @ubahkahie Před 4 lety +6

    Laki xaaji waceys.... ciyaar way dhameysay,,,, especial dance from south ahaaaaa kkkkkk

  • @mahamedbilal1932
    @mahamedbilal1932 Před rokem

    Walahi somalida jidkeda sirad wa kofur ama rer xamar inaba ma xishodan cirole iyo carurba waxay ku dhahan bashala kkkkk from djibouti

  • @yaxyemuumin9376
    @yaxyemuumin9376 Před 4 lety +160

    Inta ila neceb quwn tasha lke hasrto

    • @rahmohassan131
      @rahmohassan131 Před 4 lety +3

      Suba anallaah
      inta naceeso maa uu duceesiid

    • @qurxdumar6100
      @qurxdumar6100 Před 4 lety +1

      Subxanallah alle haso hauniyo qawanta waxa fcn ma aha waa waxa la naco

    • @hindaomar1725
      @hindaomar1725 Před 4 lety +1

      Ma necebi laskiin ciyaar oo dhanbaan unacaa

    • @EMMAO0
      @EMMAO0 Před 4 lety +1

      Ku sry kkk

    • @qurxdumar6100
      @qurxdumar6100 Před 4 lety +3

      @@hindaomar1725 🤣kkk maxa uu fersaneysa kabax mesha